Тёмный

FULL DAY ROUTINE SABARA KU FIRSATAN ALLAHA IDINSIIYO🤲🤣🫶 

somturk family
Подписаться 142 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 181   
@marikafarah761
@marikafarah761 7 месяцев назад
Manshallah. Adaban. Kugu. Haysta. Garahayn In. Ad. Cuurta. Afkaga. Kulahadasho. Aallah. Haydin. Xafiido
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 9 месяцев назад
Maashalaah waxad tahay fariid soomaaliyeed runtii karti baad leedahay guulayso walaal
@RahmaRobleh-ds6qh
@RahmaRobleh-ds6qh 6 месяцев назад
Mashalha wlsahy qurux ❤❤❤
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 8 месяцев назад
ءااميين ءااميين ءااميين يارب
@jawaahircabdirahman8679
@jawaahircabdirahman8679 9 месяцев назад
M. a quruxay anago three sisters ayaaan ku jclnhay hani wax soo dhigtay dhanhaa ilaahay Haku deesto mcny family kaaaga quruxda badan❤❤❤❤❤
@munacabdiyusuf5472
@munacabdiyusuf5472 5 месяцев назад
Xidiyo Markle mansh Allah mansh Allah mansh 🌹🌹🌹
@munacabdiyusuf5472
@munacabdiyusuf5472 5 месяцев назад
Abaayo mansh Allah mansh Allah mansh Allah mansh 🌹🌹♥️♥️🥰🥰🥰🎉
@AhlaamMohomed
@AhlaamMohomed 9 месяцев назад
ASC wllo qaali aad ayaan kudaa wada waan sugaa muqaladaada hadan qar Cusub waayo kuwii horaan daawada xitaa halsano kahor ayaan xitaa daawada marka qaarkod Alle haku dhaawro qaali Alle haku barakeeyo reerkaagana gulaayso qaali adun iyo akhiraba
@Somturkfamily233
@Somturkfamily233 9 месяцев назад
🙏🥰
@hibaaqmohamed2426
@hibaaqmohamed2426 9 месяцев назад
Manshaa Allah keep going sister ❤
@munacabdiyusuf5472
@munacabdiyusuf5472 5 месяцев назад
Asc walashay mansh Allah mansh Allah mansh Allah mansh 🌹🌹♥️🌹♥️🌹♥️🌹♥️🌹 ilaahay reekaag Ha kuu
@idil7991
@idil7991 9 месяцев назад
Mashaallah tabaaraka raxmaan
@AyaanAyush-m4w
@AyaanAyush-m4w 9 месяцев назад
Welcome back hani sharaf masha alah
@assiaali1031
@assiaali1031 8 месяцев назад
Masha allah Habo qaali Allah ha idin barakeeyo
@ZuhayraAhmed
@ZuhayraAhmed 7 месяцев назад
Asc xabiibti Maasha alaah tabaarka alaha alaha
@halimasacdia.
@halimasacdia. 9 месяцев назад
Masha allah keep going hani❤
@Mohamedxamze
@Mohamedxamze 9 месяцев назад
Mashaalah qali
@hamzahoyoo7702
@hamzahoyoo7702 9 месяцев назад
Mancha Allah tabarkalah hafidullaah wall safirka somalida u fadhiya ayad tahay waxad naga giijsay walhi illahay ha ku barakeyo wall adiga iyo awladadaba❤❤❤❤❤
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 9 месяцев назад
Masha Allah ❤
@zahradini502
@zahradini502 9 месяцев назад
Msha allh gabadhan raashin diyariskeda wa jecllhy guuleyso wll❤❤
@rowda318
@rowda318 9 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الله
@caashoaxmed9577
@caashoaxmed9577 8 месяцев назад
Masha alaah uqtii alaaah
@falisa576
@falisa576 9 месяцев назад
Masha Allaah tabarakallaah waxan Kugu amaanayaa inad tahah hooyo Gaariya girigaga iyo family ga dhan Bay ka muuqata.hooyada gaarida Xaajigedu wu jecel yahay Allaha isku Kiin barakeeyo
@nasraabdullahi4409
@nasraabdullahi4409 9 месяцев назад
Maansha Allaah yaa nadiifa nafisa keep en going baaraka allaah❤👍👍
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 9 месяцев назад
Alahmdulilah Ugu Dambeyn Waan Dhameystay WAN baxa wn so labta MashQuulka Adunka Ku jiry ku dhahay Alahmdulilah❤😂
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 8 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 9 месяцев назад
Abaayo makuugu caajisin maasha Allaah ayey aheyd waana dhameysay.
@zamuumakeup5438
@zamuumakeup5438 9 месяцев назад
Masha allah abayo qalbigaa kajeclahy allha nagu kulmiyo janada
@awohassan
@awohassan 9 месяцев назад
maasha allaah hpipti alle haydin dhowro❤
@RiimRia-jb5cv
@RiimRia-jb5cv 9 месяцев назад
Mansha allah qali illahey garabkada allah galo is giji wax walbo wey dhamandonan ilmaha wey kugorayan
@Farhia_ali
@Farhia_ali 9 месяцев назад
MAASJA Alaah. SHAQAA Sharaf leh😊
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 8 месяцев назад
Abaayo haniyeey intaas o cunaa o kaladuwan hadaan kariyo wlh waan suuxaa takale haniyeey bishii waxaan iskucelcelinaayay mahal maalinaan dadka siinaa kkkk masha allaah ilaahay hakuubarakeeyo
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 9 месяцев назад
mash allah abyo
@AragsanIbrahim-m4b
@AragsanIbrahim-m4b 9 месяцев назад
Haniyey allaha ku barakeyo awlaada
@nuroducale7302
@nuroducale7302 9 месяцев назад
Masha allah.
@enghamdiabdirisak4866
@enghamdiabdirisak4866 7 месяцев назад
❤mashallah
@NimcoFarah-c8j
@NimcoFarah-c8j 8 месяцев назад
Manshalaah ❤🎉 gabadheena iyo qoyskeedah🎉
@nimcoizmail7753
@nimcoizmail7753 9 месяцев назад
Msha allah ❤
@SacdiyoQurux-n3b
@SacdiyoQurux-n3b Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 9 месяцев назад
Maasha Allaah. Gabar adag ayaa tahay
@sahroahmed73
@sahroahmed73 7 месяцев назад
Fariid ilaahay haku caafiyo
@ayaannor7797
@ayaannor7797 9 месяцев назад
Masha allah
@SafaAxmed-tw9rv
@SafaAxmed-tw9rv 9 месяцев назад
Illahay kheyr ha ku siiyo wllo from somaliland wlhi mar kasta wa ku fiirsadaa waa iska kaa jeclahay❤😊
@ashaoali8020
@ashaoali8020 9 месяцев назад
Waa gabar gaari ah
@habonofficial8531
@habonofficial8531 9 месяцев назад
Alxmdulilaah abaayo rerkina adiga iyo xajigaga alaha idinla dhaqa
@maymuunsheybi1212
@maymuunsheybi1212 9 месяцев назад
Maasha allaah maasha allaah
@ubaxcumar197
@ubaxcumar197 8 месяцев назад
Masha allah rabbi ha idin xifdiyo I am new subscriber i like you routine ❤🎉
@yasminali74
@yasminali74 9 месяцев назад
Mashallah Qaali Allaha idin xafido❤
@HodonMohamed-w1r
@HodonMohamed-w1r 9 месяцев назад
Bariiskiina waan kaa sugaynaa mcney gacan dahabeey ha iliibin uyo basta mkaroondi quexany iyo saldyadii
@Ubahabass
@Ubahabass 9 месяцев назад
Asxabta iso duceya ino Allah owlda isii 🤲🤲
@miskiin236
@miskiin236 9 месяцев назад
Habo,caruur caafimaad qabta.baariyiin ah illaahay ha ku siiyo adiga iyo intaan haysan aamiin.
@Ubahabass
@Ubahabass 9 месяцев назад
@@miskiin236 amiin amiin YA rabii
@fadowsoabdulahi8454
@fadowsoabdulahi8454 9 месяцев назад
ilaahay haku siyo owlad bari ah adiga iyo inta kale okula midka ah wll
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 9 месяцев назад
Masha allah hani love u ❤❤❤
@RumaadAli
@RumaadAli 9 месяцев назад
Mashallah wn ka heenaa xabbti mahadsnid ❤
@qamarqali238
@qamarqali238 9 месяцев назад
Ma, keep going xbti alle ha idiin xafido
@Ftima-d4f
@Ftima-d4f 9 месяцев назад
Hormar wacan hani❤❤❤
@marwaanofficial9707
@marwaanofficial9707 6 месяцев назад
6:03 6:05 6:06 6:06 6:07
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 9 месяцев назад
Mashaa Allah abayo illahay garabkada hagalo inshaaa Allah ❤❤❤❤❤❤
@KadraismaelAbdillahi
@KadraismaelAbdillahi 8 месяцев назад
Hani.wankujecelnhy.macanto❤❤❤❤..waxnrabnaa.inakuu.imaano.wakusosiyaranynaa❤❤
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 9 месяцев назад
Maashaa alaah uqti yaaba kaa daalo maastoon dhan waxan ku haynaa Hani❤❤❤❤ mujaahit muna malik alaha ha nii deysto.
@awohassan
@awohassan 9 месяцев назад
caajisku halkuu sòo maray waaban ku goanay wlhi kama caajisno video❤ayadaada
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 9 месяцев назад
Masha alah
@izthahil8133
@izthahil8133 9 месяцев назад
M.allah Marwlba soo badi qli
@SamsamAbdi-f7k
@SamsamAbdi-f7k 8 месяцев назад
Masha alaah abaayo waawada daawaday waa ubogay isooducee abaayo
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 9 месяцев назад
masha allah honey qurux ❤❤❤
@umuelias
@umuelias 9 месяцев назад
Thanks hani tv kadawada markaste halka like kama saari karo lkn intan so aada saankugu saaro BarakaAllah adiga iyo familygaga mcnt macmacanka fudud noso badi please Mahadsanid
@hodanabdikadir2951
@hodanabdikadir2951 9 месяцев назад
M.a abyo ❤
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 9 месяцев назад
Masha Allah 🎉❤
@AdnaNuur-z4b
@AdnaNuur-z4b 9 месяцев назад
Adi ajnabi kuqabo lkn anaga.soomali nahy maalinkuu shiido adoo ofeen lagaalabaxaaaa😂😂😂😂😂😂😂 hadaa dumarnahy dhibane aamusan nahy😢😢😢😢😢😢
@saharwafa7539
@saharwafa7539 9 месяцев назад
Maasha Allaah abaayo wey fiicantahay inaad ka tegtid gurigaa oo nadiif ah. Guri wasaq ah ka tag waa wax xun ilaahaa ka magan galay.
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 9 месяцев назад
Abaayo mcn iso ducey murad ayan leyahay gabar walashey ah iga xanunsan qof wanagsan ayad tahay abayo iso ducey iyo asxabtada
@luuzanhaji2191
@luuzanhaji2191 9 месяцев назад
Salatu leyl duko duceso abyo isaqfarta badi wa hele isdaji
@Faadumohassanmohamuud
@Faadumohassanmohamuud 9 месяцев назад
Abyo hani videoyadada wn jclhy wlh illaahy hku xfido xpptiii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v 9 месяцев назад
Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲
@RahmaRobleh-ds6qh
@RahmaRobleh-ds6qh 6 месяцев назад
Family qurux badan ❤
@XabiibaAbdi-v8d
@XabiibaAbdi-v8d 9 месяцев назад
Masha Allah keep going hani😂😂❤❤❤😅😅
@izabeella0232
@izabeella0232 9 месяцев назад
Wanku jiraa ayuuto mana ka qarsho Asabaa ila xisabiyo igana dhiibo hadaan qaato waligey intaa geysaay leyma dhihin Adi ku gartahaay waxa rabto ku qabso marka dumarka raga wax haka qarinaa asna wa ku naxarisana markaas😊❤❤❤
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 9 месяцев назад
Masha Allah ani waligey hal mar galay markasna asaga wuu ila ogaa anana cunay 😂
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 месяцев назад
Walee waan ku jiraa mana oga 😂😂😂😂😂
@Rayaan277
@Rayaan277 9 месяцев назад
‏ما شاء الله❤❤❤
@Gachaishereforyou
@Gachaishereforyou 9 месяцев назад
Mansha alaah
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 9 месяцев назад
Mashlaah family qurux badan ilahay haidin barakeeyo
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 9 месяцев назад
MaanshaAllaah 🌺
@shamsacilmi5154
@shamsacilmi5154 9 месяцев назад
Masha allh I like your malawax❤❤
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 9 месяцев назад
Mashaa allaah abaayo allaah kuxifdiyo ❤❤❤🎉❤❤🎉🎉🎉❤
@HoodoKhadar-jj8bi
@HoodoKhadar-jj8bi 9 месяцев назад
❤❤
@ayanismaiel
@ayanismaiel 9 месяцев назад
Aamiin yaa allaah
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 9 месяцев назад
Haniyeey indhawayd videoyadada ma daawan because of nalki ama laydhkii sad utaqano ayaa lanaka goostay kadip phone dhan waan naga damensanayen sorry lkn manta ayan nasib uyeshay inan kan dawado inta sodabaystay🥺
@fartunahmad7054
@fartunahmad7054 9 месяцев назад
ilah haku barakeeyo rerkaga ❤
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 9 месяцев назад
M. A Tabaaraka Laah❤ Teda kale Ma dhameysaninne 😂😂😂Amiin yaa rabi Sabara ku dhamaysto Illaahy hana Siiyo😂😂
@Somturkfamily233
@Somturkfamily233 9 месяцев назад
🤲🙏🥰
@bushracadeey4355
@bushracadeey4355 9 месяцев назад
Masha alah abyo amiin❤❤
@hallayusuf-tz6gb
@hallayusuf-tz6gb 9 месяцев назад
manshallah
@hiboahmed6548
@hiboahmed6548 9 месяцев назад
Abayo videoyayada wan jeclahay wlhi haday shan saacadod soconayan xata wan dawana sabar waynaaday ayan u lenahy xbbti haka baqan❤❤❤❤
@FarhiyoAbdi99
@FarhiyoAbdi99 9 месяцев назад
Wallhi wakusuga rotinkaga ❤
@sacdiyomaxamuud-kg9gd
@sacdiyomaxamuud-kg9gd 9 месяцев назад
Maasha allh
@hannainnagelle2432
@hannainnagelle2432 9 месяцев назад
wllhi maba kugu caajiso wan dhameystay caruurta alllha kuu dhowro allha kula koriyo abyo
@aaminozahro4517
@aaminozahro4517 9 месяцев назад
Masha Allah haniyey wxa thy gabdha kliya an routine keda dawado ❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 9 месяцев назад
Asc mashallh shukrn
@Cayuuniyahye-ez7gn
@Cayuuniyahye-ez7gn 9 месяцев назад
Haniitaa Masha alah ❤
@um.samiir3755
@um.samiir3755 9 месяцев назад
Masha alaah❤❤❤
@MulkiOmar-u9s
@MulkiOmar-u9s 9 месяцев назад
M.a abyo ❤❤❤
@fatmaaden6136
@fatmaaden6136 9 месяцев назад
MashAllah abayo
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 9 месяцев назад
Routine kaan waxba uma arko mid 30 daqiiqo lee waye kam weenka 😂
@Somturkfamily233
@Somturkfamily233 9 месяцев назад
😂😂🙏
@Halima-h2y
@Halima-h2y 9 месяцев назад
Masha Allah abaayo allaah ku siyaadiyo nicmadaada ayaan aa turkiga joogijirey luqadooda xooga wey fududahy lkin mabqran wax yar lee ka aqaana sida marxaba tamaam hayir ilaahey ha idin ku nabad yeelo
@WardaAbdulaahi-bg2mn
@WardaAbdulaahi-bg2mn 9 месяцев назад
Waa waxa fiican in aad uu sheegtid ninkaaga wlhy waligay waxaba kama qarsan
@ruun565y
@ruun565y 9 месяцев назад
Sas fcn se loga qarina lacagta asaba laga rabaye
@hamdayasiin6866
@hamdayasiin6866 9 месяцев назад
😂😂😂wlhyy hani wan yabay wll markii hore ayuuto wan garan laa marka xigtana wan fahmay hagbad inay tahy lkn hagabad cunto lofadhisto hadana kayaby hadan fahmay wan amusy marki hore hadan fahmay😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@aishamahamed-bt8yt
@aishamahamed-bt8yt 9 месяцев назад
M.a❤
Далее
MY ROUTINE{JADWALKEYGA MAALMEED♥️
20:22
Просмотров 31 тыс.
SIDAA U SO DHAWEYAY MARTIDA REER AYUUTO👋❤️
20:48
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
Ugaali ama soor iyo maraqeda please subscribe
9:35
Просмотров 6 тыс.
JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE
15:53
Просмотров 35 тыс.
MY ROUTINE CUNO KARİN AND NADAFAD💕🩸
18:26
Просмотров 17 тыс.
RAMAADN 23DAYS IYO CASUMAAD🤗☪️💕
19:55
Просмотров 33 тыс.