Тёмный

FULL ROUTINE SUBIXII ILAA HAWEENKII UMUSHA 

Atarisho badiyo official
Подписаться 649 тыс.
Просмотров 148 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 522   
@hodanali5595
@hodanali5595 9 месяцев назад
Umul udgoo, umushii is xambaarata ALLE hakaa dhigo🤲🏾
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 месяцев назад
Manshaallah nuradin kl is the best husband 💕 ❤️
@tsf405
@tsf405 9 месяцев назад
Mashalh allah
@Mustalifadahir64
@Mustalifadahir64 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@Mustalifadahir64
@Mustalifadahir64 9 месяцев назад
🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌👌
@Dunida191
@Dunida191 9 месяцев назад
Masha Allah ❤ RU-vid ka si xoog ah ayuu ku socda malmahaan ee malin walba hal video soo geliya 600k wax yar ayaa ka dhiman 😊
@zulekhajama2894
@zulekhajama2894 9 месяцев назад
Well done Nuriddeen...saas ayaa larabaa! May Allah protect your family guys!
@Somaligamer2
@Somaligamer2 9 месяцев назад
Masha allah isha nacabka ilaahay hakaa hayo atarisho maadiyo ninkaaga nuradiin kl ilaahay cadowga ha idinka hayo aamiin masha allah❤🎉
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 9 месяцев назад
Masha Alah ilahy ha idin barakeeyo qurbaha umusha wax caawinaaya maleh miyaa 🫡🥰ilahy ha idin siyaadiyo faraxad iyo xasilooni iyo baraaro😘hoyoyinken ilahy ha liibaano aduun iyo aakhiraba dhib badn ayay nagaso maren 🤲hoyo walba ilahy ha ugargaaro❤
@hanaadiahmed9930
@hanaadiahmed9930 9 месяцев назад
Cidna ma cawiso meshas
@imanmohamed3526
@imanmohamed3526 9 месяцев назад
Mansha Allah Man baa tahay iyo ragii illaahy quranka ku sheegay oo masuulka uu uga dhigay umbadka iyo haweenka reerka Allah kuu barakeeyo ❤ plz share iyo fellow isku dara family quruxda badan ❤❤❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 9 месяцев назад
Maasha Allah beautiful family. Cabitaanka sokorta badan ka ilaaliya iyo caagaga dhoor jeer la isticmalayo iska dhaafa caafimaad ka ima fiicno.❤❤❤❤❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 9 месяцев назад
Asc isoo booqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks ♥️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 9 месяцев назад
أُعِيذُكُمَا بِكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّةِ مِنْ كُلِّ شَيْطَانٍ وَهَامَّةٍ وَمِنْ كُلِّ عَيْنٍ لَامَّةٍ🤲🤲🤲اللهم امين يا ربي🤲🤲🤲🤲
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 9 месяцев назад
aamiin
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 9 месяцев назад
​@@Hiildumarchnel --- ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲✊️
@quruxoday533
@quruxoday533 9 месяцев назад
Maasha Allah ha isku kiin barakeeyo umushu markay ninkeedu baari uu u yahay umul dhan ma dareemayso umulina waa caafimaad Allah caafimaadka ha kuugu wado amiin
@shukricaday3121
@shukricaday3121 9 месяцев назад
Masha alah xaq weye inu xajiyadisa cawiya abyo moska qalinka umaficna iyo cambaha iyo kalunka iska ilali
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 9 месяцев назад
Masha Allah Isha xaasidka ilaah haydiinka haayo haydina barakeeyo adna umul udgoon oo isqadata barakowa walalayaal waan idinku faraxsanahay❤🎉
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 9 месяцев назад
Masha allh Nuura diin aboowe plz xaaskaga sas iyo si ka ficaan u caawi wa garan kartaa qof qaalan weeye hadana matanay nuujinaysaa ❤❤❤ we love you
@Anzaliita
@Anzaliita 9 месяцев назад
Mansha Allah ilahay cafimad dag dag ah hakusiiyo nasiinada badso inta jirkaga iska soqabsanayo kacafimaadesa socod jooji 🥰🥰🥰
@salmasacad1976
@salmasacad1976 9 месяцев назад
Masha allah alle haku siyadiyo wall farxda iyo cafimaadka awladana haku xifdiyo
@marwojanno6316
@marwojanno6316 9 месяцев назад
Sasa laga Raba hooyo adaga atarisho hakala jojin muqalada abyo aadna walugu dawana like halugu dadalo asxabta 600k aan gadhsiino quruxsantan ilahow barake familkan ya ilmahodaba i love you❤❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 месяцев назад
Masha allh allha idin barakeeyo abayo malmahan fadhiga badan iyo foorfoorarsi iska ilaali aniga ilma badan laigu qalay marka labadaas Lee dr iiga digaan ilahay umushii is xsmbaarato allha kaa dhigo
@husniaftah2707
@husniaftah2707 9 месяцев назад
Mshalah Alle ha ku xifdiyo carrurta iyo reerkaba Xbbti is ilali wad qalantaye
@hoodoayaansacad1153
@hoodoayaansacad1153 9 месяцев назад
MaashaAllH Tabaraka Allh Allhuma Baarik ❤
@mupazhirafi2296
@mupazhirafi2296 9 месяцев назад
M.a allaha Idin barakeyo dumarka dhan nuradin oo kale ayay dhahayan ilahay Isha ha Idinka qabto markasta ku akhrista adkarta
@zuzuqalanjocookingdecorati4886
@zuzuqalanjocookingdecorati4886 9 месяцев назад
Mash.allh xp atoorahaaga kalgaceel oo kugu soo diyariyay ❤cunto sas loo soo diyariyay qasab wuu macyahay guuleysta my family 💞💞
@Farhia_ali
@Farhia_ali 9 месяцев назад
Maasha Alaah NUURIDIIN. Xaaji. Rasvan. Wasye ILAAH. Iskuunbarakeeyo❤❤
@shukricaday3121
@shukricaday3121 9 месяцев назад
Qaliin dhowjerban maray madaxanunka dawada dhabarka lagaqata kenta intabadan ilahay haku csfiyo abyo umul cafimadqabta ilahay haka dhigo
@jasonhimothytatum4439
@jasonhimothytatum4439 9 месяцев назад
illah haniga dhigo abuulan kuwi isku waro o guushoda karumeyo haniga dhigo sabar jamilan illah hanisiyo lawadina adariisho i iyo nuradin waxi nafdina rabto waxa kahoresa o kamihimsan waa ilmahas illah idinku amanestay waa ina usabartan o hooyo kaliya ama abo kaliya korinin calaf waa meshisa lakiin dadala illah hani garab kalo l❤l❤❤❤❤❤
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 9 месяцев назад
masha allaah cafimaad iyo farxad kuwadanolaada caruurtana baryaal allaha idiinkadhigo aamiin
@BosteyoCiise
@BosteyoCiise 9 месяцев назад
Ilahey ha idin barakeyo abyo madax xanun iyo qof qalad wxba kala heystaa rabi hku cafiyo xanunka wan kula.daremenaye 😢
@degelkhayr
@degelkhayr 9 месяцев назад
Abaayey intaad umusha tahay waxba ha qaban seexo inta ilmaha kaa hurdaan hadii kale mustaqbalka bay adiga iyo ilmaha kajarantahay waxba hawl haqaban
@aslahusein5148
@aslahusein5148 9 месяцев назад
Illahey ha,iskukin barakeyo abyo qoys walbo oo Muslim ah wixi isku waaro oo ubad qeyr qabo kale helo illahey haka dhigo
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 9 месяцев назад
Maasha Allah nin wanaagsan bad haystaa allah ha idiin barakeeyo
@samraanAli8122
@samraanAli8122 9 месяцев назад
Mnsha Allah Alle hagu dhaafo Caruurta Il Xun idin Ma Aragto Baayo mcn Alle Dartiis baan idin jeclahai ❤😊🫀
@hanihashi5265
@hanihashi5265 9 месяцев назад
Mash allah qli dumar illah ha ku fududeyo umsha ilamah illah ha kula goriye iso duceye umsha ducdeyda aqabal waye ani illah ifududeyo foosha ❤❤
@AsmaAbdikadirMohamed
@AsmaAbdikadirMohamed 9 месяцев назад
Masha Allah xabiibtii Alle ha idin xafido dhamantii umul cafimad qabta Alle hakaa dhigo caruurtane Alle hanoo xafido
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 9 месяцев назад
Abaay time qaado umulaa tahay neebso sociaal media is ka daa muda saas ku dhihi lahaa fadamina😘👍
@TuneyMaxamed
@TuneyMaxamed 9 месяцев назад
Masha Allah beautiful family is not easy 🫡❤️ LOVE ❤️💪
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 9 месяцев назад
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@hodanabdinuur368
@hodanabdinuur368 9 месяцев назад
Masha allah .fadumo.habalyo. illahay ilmaha. hakulakoriyo ilmaha tahaanaha mosna hacunin.iyo malay iyo digir mesha dhaqso mabogsonayso anikaa ilma lay qalay
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 9 месяцев назад
Masalh paayo Dircaa lugta yusan kugal mcntu kor uqadowaaa Qalanthy
@MohamedJimcale-i9t
@MohamedJimcale-i9t 9 месяцев назад
Biyo badan cab hurdada iyo nasiinada badi insha alaah beebiyaasha waykadhargaayaan ulis xataa
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 9 месяцев назад
Waad qalantahay ee is ilaali qaliin Masalana ❤️❤️♥️🇸🇴💘💘🇸🇴🇸🇴
@sacdiyacusman348
@sacdiyacusman348 9 месяцев назад
Masha alh family qurux badan ❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 9 месяцев назад
Asc walal isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 9 месяцев назад
Mashaa Allah walashay fadumiina, Alle hakuu xifdiyo xajiga iyo caruurta quruxda badan, guuleysta, umul fiyow xbbti, Aamiin Aamiin ya Rabb❤❤😃
@faadumoxasan6958
@faadumoxasan6958 9 месяцев назад
mansha allaah tabarakalah abyo ilahay haku haydin xafido insha allaah horey usoco
@najmosuusan3357
@najmosuusan3357 9 месяцев назад
Msha allah alle ha kuu barakeeyo abaayo reerkaaga
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 9 месяцев назад
Masha allah illahay hani xafido dhamantin
@han47722
@han47722 9 месяцев назад
Mashaa Allah allaha kuu barakeeyo xppti ragaas oo kale allaha noo badiyo
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 9 месяцев назад
MashaAllah tawarakAllah nuurdin farxat uu nolow ❤❤❤❤
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 9 месяцев назад
Mashallah tabarakallah Ilahay haisku deeyo ameen
@SafiaAbdirahman-m1u
@SafiaAbdirahman-m1u 9 месяцев назад
Allow idin da walashy adiga nh umul fiyow alle haka dhigo family an jeclahy ba tihine guulesta waligin❤❤❤❤
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 9 месяцев назад
Umul fiyow allah ha ka dhigo abaayo cunto badan in aad cunto waaye ilmo ku nuugayo oo labo eh weliba cun waxi ka so horbaxo isha allah
@hamdabilan838
@hamdabilan838 9 месяцев назад
M.a Lamanegeyga barakoba idim Alle ❤
@aaminarooble6909
@aaminarooble6909 9 месяцев назад
Masha alaah alaah haku dayo xajijaga iskuwaro insha alaah
@IkraanXuseen-u5g
@IkraanXuseen-u5g 9 месяцев назад
Masha Allah Atarishoy Nin ku fahmaya heysata ilahey haku deysto Xajigaga Nurdin kl ❤❤❤❤❤❤
@sowdocudoon7910
@sowdocudoon7910 9 месяцев назад
Masha allah atarisho iska ilaali xul bada qaliinka wey fur fureysaa
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 9 месяцев назад
Masham Allah Allah infinite barakayo❤❤
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 9 месяцев назад
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my family ❤
@Madridista686
@Madridista686 9 месяцев назад
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@haniaden2700
@haniaden2700 9 месяцев назад
Mansha alah Ayan in leyahay Ana iso duceya owlad bari ah in ale isiyo
@Canabibrahi
@Canabibrahi 9 месяцев назад
Abaayo alle hakadhigo umushii isxanbaarato oo caafimaad qabto adi iyo ilmahaaga tankale muscab kadaa tv ma ufiicno ilmaha hadalka ayaa kadaaha
@caaliyacqadir6730
@caaliyacqadir6730 9 месяцев назад
Maasha allh isha bxrka il cadaw nima argto bes abayo sonkortale iska yaree xooga abaayo
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 9 месяцев назад
Maasha Alah habo mcn Aniga 3 leygu sameeyay C-Section galay micnaha leygu qaley my 3 kids kuligood in USA anaa weydiiyay Banana or moos ma cuni karaa waxey igu dhaheyn why not maxaa kuu diidaa waana 3 doctor oo deference ayay ahaayeen macnaha waxey igu dhaheen waad cuni kartaa waa sheeko Somali ee cun and it’s healthy but still ha badsan Habo mcn umul caafimaad qabto
@fatimasahra2991
@fatimasahra2991 9 месяцев назад
Masha allah allaha kudhafo kuwi isgarabsada allaha idinka dhigo
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 9 месяцев назад
Masha alaah tabaaraka laah walashey iyo walaalkwy muslinta ahoow
@caaishacuud7901
@caaishacuud7901 9 месяцев назад
Masha allah allah kuu barakeeyo xajigaga abyo
@badriamohamed3562
@badriamohamed3562 9 месяцев назад
Dawada wye abyo biyaha cad si fcn u cab allaha cafimat taam ah haku siiyee
@maryamaabdulaahi4929
@maryamaabdulaahi4929 9 месяцев назад
Masha alllh allow isku barkeey hanakala wadin yaa rappi🤲🤲🥺❤❤
@shugrimohammed9499
@shugrimohammed9499 9 месяцев назад
Masha Allah illahay ha ku barakeeyo family qurux badan amina yarabi abayo ❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 9 месяцев назад
Asc walal isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks
@foozmuqtaar8502
@foozmuqtaar8502 9 месяцев назад
M.a ina ader Allah isku dayo isha cadow idinka ilmaha hawar u ahay Allah I xifdiyo madax xanun sunta waye barkin haku sexan abayo sunta si ay kaga bxda biyo badan cab soc soco canjerada qamada ama bur qamadi cun canbulada cun kostada aniga basta maba cuni ilaa 6 bil abayo muscat xita ha qadin ilmaha Allah kula koriyo is dhowr qaliin Sahal ma ahan 2 yrs and month qalanahay darad korton biya so qaday xanun I hayay 3 days marka qaliin sahal. Ma ahan ina ader ilhay cfmd Tam haku siyo barkinta haba jifan 6 bil uga haray dhbr madaxa lugaha sonka kaga Hari ❤
@iftinmohamed1930
@iftinmohamed1930 9 месяцев назад
Msha allah baraka allah
@daryeelkitchen
@daryeelkitchen 8 месяцев назад
Masha’Allah Tabaraka’Allaah 👏🏾👏🏾👏🏾
@raxmataali8598
@raxmataali8598 9 месяцев назад
Mashallah Alkuudaayo ninkaada Aaaamiiin 😊
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 9 месяцев назад
Masha Allah Nurdiin kl best husband Allah xafido isku waara nolol tan ka sii qurux badan idin rajeya i.a umul fiyoob Allah ka dhigo abayo
@hawaali2760
@hawaali2760 9 месяцев назад
maasha Allaah eebe weyne haydin barakeeyo
@ilahaanOmar
@ilahaanOmar 9 месяцев назад
m.a atariisho ilhy caafimad taam ah haku siiyo ❤❤
@qadromaxamad8881
@qadromaxamad8881 9 месяцев назад
Atirisho abaayo anagaabo duco kulagarabtaane ha iga cayuumina maxawaaye gaf maahanoo xabibti anyway masha allah ❤
@Inaineciyaaroge
@Inaineciyaaroge 9 месяцев назад
Mansha allh abayo allle haku barakeyo awladada io xajigaagaba family lagudayda tihin alle ha idinka dhigo kuwi inta noloshoda kahadhy wada jir kudhamesta io farxad kollay nolol caqabado wa imanoyan noqda kuwi wada jir kaga gudbo adigana abayo cafimada kugu so duceyna 🙏🏼we love you ❤️ atrisho and her husband
@faadumocabdimalik7614
@faadumocabdimalik7614 9 месяцев назад
Masha allha aleha isukibarakeya abyo❤
@shamafamily123
@shamafamily123 9 месяцев назад
Mashalaah alah hambalyo abayo qali waxan ahay yutubar cusub iso beqda walalyalow ❤❤❤❤
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 9 месяцев назад
War nurudiin sonkarta kayarey cabitanka. Great job and keep going!
@Haadiyo
@Haadiyo 9 месяцев назад
Masha Allah allaha idin xafido
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 9 месяцев назад
Umul Caafimad hesato allah ka dhigo imahana kiwi Caafimad ku koro inshaa allah qeer badan ee naso gedheda
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 9 месяцев назад
Manshallah walaal alle hasukiindaayo amiin wllo mataana alle hadiin daayo aamin qaali ana igu so duceeya inaan dhalo
@tufah8623
@tufah8623 9 месяцев назад
Mashaallah tabarakalah Allah ha kubarakeyo
@FahmaAbduqadir
@FahmaAbduqadir 9 месяцев назад
Cirbida gawawiyaha waye madax xanunka badan kento aniga so argay madax xanunka saidka ah abyo illah hakucafiyo anagana Allah nacafiyo dhamanten
@AzmaLove
@AzmaLove 9 месяцев назад
Msh allh alle hay din barakeyo walaalhay
@FarxiyoCabdulaahishariif
@FarxiyoCabdulaahishariif 9 месяцев назад
Mash allh aabayo hooray usoco da
@HodanAbdirahmaan
@HodanAbdirahmaan 9 месяцев назад
Allaa kuudhib yareeyo abaayo m.a❤❤❤
@shukribiilaal928
@shukribiilaal928 9 месяцев назад
Masha allha family aad u qurux badan allha Idina xafido my family ❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 9 месяцев назад
Asc walal isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks
@ayaanibrahim3119
@ayaanibrahim3119 9 месяцев назад
Ana foosha Alle ha ii Dhib yareeyo ii soo duceeya sxpta
@FadxiyaYaquub
@FadxiyaYaquub 9 месяцев назад
Masha allaha tabarakala abaayo Allaha ku cafiyo nunuyashi kaqaran makasexdan habeenki mise nacnac ayay kadhan
@hodanmohamed6128
@hodanmohamed6128 9 месяцев назад
Masha allah alha haid barakeeyo umul cafimaad qabto allaha kadhigo
@Ebiyanita
@Ebiyanita 9 месяцев назад
Mashallah tabarakallah lkn aabayo sokorta iskadaf badalkedq timir ama malab kudarso maba kuficno cafimad ahan
@Nani-abdalla
@Nani-abdalla 9 месяцев назад
Wn idin jeclahy Allah idin xifdiyo Abyo❤
@umumuminchannel7460
@umumuminchannel7460 9 месяцев назад
Masha allha beautiful family
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 9 месяцев назад
Asc walal sabiskaraayb igu sharaf thanks
@umumuminchannel7460
@umumuminchannel7460 9 месяцев назад
@@Najma12-o8e wcs okay wll
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 9 месяцев назад
@@umumuminchannel7460 thanks walal ❤
@umumuminchannel7460
@umumuminchannel7460 9 месяцев назад
@Jikadayna.Somalia you are welcome dear sister horay u soco
@umuyaasir4251
@umuyaasir4251 9 месяцев назад
Maasha Allal Alla idin xafdiyo🤲🤲
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 9 месяцев назад
MaashaAllah abaayo Allah ha ku xiftiyo xaji
@LuulshaMohamed-qm9nv27
@LuulshaMohamed-qm9nv27 9 месяцев назад
Wllkucafiyo in sha allha umulafiyow allha kadhigo in sha allha ❤❤❤
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 9 месяцев назад
Waligey comments kama bixin Wn ku dawan jire leee lkn cwo qofki uhoreye noqde like ku sarà qoral kuso qora noqda kuwi isku wara abyo💕💕💕
@Huskabcade13i383
@Huskabcade13i383 9 месяцев назад
M.a Abayo mcn alah hakudhoro❤❤
@miskiabdi2651
@miskiabdi2651 9 месяцев назад
M.a tabraka,laah fadimina codkaga iska jeclahay ilaah amarkis❤
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 9 месяцев назад
Masha allah labadiii isku wara oo isku barakoba allah ha idinka dhigo❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 месяцев назад
Masha allah prakoba wlalhy wa sugye routine kuwa klena waa idinka sugenaa i.a ❤
Далее
MORNING ROUTINE  BY ATARISHO BADIYO
8:27
Просмотров 81 тыс.
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 4 млн
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
PRANK || KII UGU XUMAA WALIGA NINKAAGA HAGA MASEERSIIN
12:56
SIDAA USHARXAY GURIGEYGA RAMADAAN MUBAARAK 2022
16:08
Просмотров 111 тыс.
RAYAN BAJAJ OO ISOO DHIIBTAY AFAARIHII ...
8:22
Просмотров 75 тыс.
HAPPY 4th UNNIVERSARY ALX ...
8:02
Просмотров 32 тыс.