Тёмный

Gabadh HIV/AIDS lagu takooray 

Cabdimaalik muse coldoon
Подписаться 182 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Gabadh HIV/AIDS lagu takooray

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 5 месяцев назад
Gawadhaan iyo caruurteda soomaliyey Aanu caawino in shaa Allaah cbdimalik sheq muuse qeyrdoon wll Aduun iyo Aaqiro xasanad Allaha kusiiyo❤💯💯👍
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 13 дней назад
Walalo aaynu caawiino waan ka seexan wayay
@moodyhype978
@moodyhype978 5 месяцев назад
Gabadhaa australia joogta ee kaltuun khayr alla ha siiyo waxeedana alla ha barakeeyo inaadeer haka jarin waxad siiso ilaahaybaa kuu cawilayee.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 месяцев назад
Nimanka markii cudurka dumarka iyo caruurtooda kudaaraan ayey katagaan oo cararaan, midkale guursadaan hadana kudaaraan. Ogaada maalinta qiyaamaha waad kajawaabi doontaan, maantase sikasta iyo meelkasta ucarara. Walaasheen ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) kucafiyo. Mahadsanidiin iyo Ramadaan Mubaarak
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 5 месяцев назад
Burco waxa Ramadaanta roobkii Allah u siin waayay masaakiinta ayaa lagu dulmaa waa beled xaasid allow ha noo baahin Aamiin yaa rabi
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 4 месяца назад
ALLAAH WALAAL HA KU CAAFIYO. ALLAAH AYAA KUGU FILAN WALAAL. SOOMAALIYEEY REER KAAN CAAWIN XAQA AYUU U BAAHAN YAHAY.
@Adan974
@Adan974 5 месяцев назад
الحمد لله عافاني ممبتلاھا بھ وفضلني على كثير ممن خلق تفضيلا
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 5 месяцев назад
Ilaahoow binaadam hanoo jebin yaa kaashiful kuruub Ilaahoow gabsdhaas iyo intii lamidaba kurbada kaqaad yaa rabi
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 5 месяцев назад
Ilaahy waxaan kaaga baryay cafimaad taama inu idin siiyo soomliyey sadaqadu way kubaxaysaa dadkan xataa 1000shilin allah hakayeele udir waxaad awoodo
@deeqoshire2254
@deeqoshire2254 5 месяцев назад
Ilaahoow caafi walaasheen iyo caruurteeda amiin
@siciidwarsame4574
@siciidwarsame4574 5 месяцев назад
Allow cafimaad dag dag ah sii adaa Awood leh
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 5 месяцев назад
ALLAAH HAKAA KOR QAADO IYAGANA ALLAAH CALAMO HAKAMUUJIYO HADAN WAANA LAHUBA QOFKII KUDHIBA ISAGANA WUU HELI ABAALKA
@Haffyy
@Haffyy 4 месяца назад
Allahu akbar 😢ilahay wa gargare ilahow ugargar 🤲
@ananmohamuud9018
@ananmohamuud9018 5 месяцев назад
Alloow qalbugeeda u qaboiji farajna u fur
@moolcaliyow
@moolcaliyow 5 месяцев назад
ILAAHOW CAAFIMAAD WAARA sii iyada iyo CARUURTEEDA. Ilaahow WANAAGI kuwa iyada iyo caruurteeda wanaajiya!
@fadumoabdi7761
@fadumoabdi7761 5 месяцев назад
Ilahay ha cafiyo Walshen🥹🥹 faraj kheeyr qaban alle ha uu fuuro
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 4 месяца назад
Sheekh wajiga u qari gabadha oo ilaahay ka baq ma xuma inaad dadka muxsiniinta ah wax u waydiiso
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 5 месяцев назад
JAARKAASI WAA FIICANYIHIIN ALLAAH HAKA DHIGO JAARKII JANADA ❤💐
@nastexoabdi5674
@nastexoabdi5674 5 месяцев назад
ilahey haku caafiyo amina wllo Rabi wax walba wuu awodaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
Kurbada Alle ha kaa faydo waa malintii ramadaan udanbaysay oo caawana ciidi soogelayso
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 5 месяцев назад
ALLAAH CAAFIMAAD HA SIIYO BIDNILLAAHI RAXMAAN
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 5 месяцев назад
aaaaaamiin yaa rabi allow caafmaad sariic siii allow xanuunka danbi dhaaf ugu dhig Allow caruurti u kori ilaahoow ka dulqaad dhibtaada heysa
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 4 месяца назад
Hala caawiyo miskiimada allow ka dulqaad inagana inaga hay subxanallaah Waa imtixaan aduun
@user-fl1de8qe1p
@user-fl1de8qe1p 5 месяцев назад
الحمد لله الذي عافاني فيما ابتلي به وفضلني علي كثير ممن خلقنا تفضيلا Ilahy cafimaad taama ha siiyo
@amirahamud3478
@amirahamud3478 5 месяцев назад
Alow ku caafi cafimad deg Deg Ah kaltun ilahey kheeyr hasiyo Aduun iyo aqiro alle ha kafarxiyo hoygeda janno alle ha kadhigo
@Muscab1Maxamed
@Muscab1Maxamed 3 месяца назад
Gabadhan Allah ha caafiyo wll yaal waa naylagu eegayaa haloo kaco
@abdishire9306
@abdishire9306 4 месяца назад
Allah haa kaa dulqado insha allah
@munoqali826
@munoqali826 5 месяцев назад
Allow caafimaad sii yaa rabbi Allow caawi yaa rabbi
@fowziamohamed9409
@fowziamohamed9409 5 месяцев назад
Mashallah abdimalik tawaduca an jugujelahy walkey
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 5 месяцев назад
KALTUNA ALLAAH HABARAKEYO
@abdishire9306
@abdishire9306 4 месяца назад
Abdi malik allah haa noo kaa dayo amin yaa rabi ❤
@CAALIYACADEY-xo7rj
@CAALIYACADEY-xo7rj 4 месяца назад
Allow caafimad sii yaa rabbi
@user-ln7hm1lq4t
@user-ln7hm1lq4t 4 месяца назад
Ilahayow cafi
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 4 месяца назад
Odegedina hala baadho laga yaaba inuu isagu u geenaye ilaahayba oge Mida kale haduu qabana xanuunka soo dadka kale Kuma ridayo 😮subxanallaah Bal ninkanii hala daba galo intuu dad kale galafan lahaa
@rahmanuur5191
@rahmanuur5191 4 месяца назад
Alle hacaafiyo aamiin Aamiin yaarabi ❤❤❤❤
@s0urbugz837
@s0urbugz837 5 месяцев назад
Miiskin 😢
@daarali
@daarali 5 месяцев назад
CARUURTA MAY KU DHASHEEN MISE KA BACDI AYAY KA QAADEEN HADII AY KU DHASHEEN WAA QADER ALE LKIN HADII INTII LAGA YAACAEY KA QAADEEN IYAGUNA WAA DAYAC WAA LAKALA BADBAADIN KARI LAHAA...................CARUURTU KUWA AY LA CIYAARAAN LAFTOODA HALIS BAY KU SUGANYIHIIN WAXBY WADA CUNAAAN GAAR AHAAN NAC NACA
@sahroabdi8913
@sahroabdi8913 4 месяца назад
Somalay aan cawino walashen iyo ilmaheeda yar yar
@samirasahra1747
@samirasahra1747 5 месяцев назад
AMIIN.AMiiN.AMiiN.AMiiN
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 5 месяцев назад
Ilaahay waxaan uga baryayaa Inuu caafimaad siiyo hooyadan iyo wiilasheeda
@umuabdirahman3478
@umuabdirahman3478 4 месяца назад
Amiin yaw rabi
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 5 месяцев назад
ilaahayoow adigaa wayn oo waaxida ee ka dulqaad gabadhaas kurbada
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 13 дней назад
Walal gabdhan haa laa caawiiyo please
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 5 месяцев назад
Laakiin ninka ilmaha dhalay siduu ku badbaaday illeen labo cunug bay ku dhashay subxaanallah soomali illahay nooma baahiyo
@roobleosman6312
@roobleosman6312 5 месяцев назад
Inuu weeydiyaa ayaay aheyd lkn waxaan filaa boqolkibaa 80 inuu qabo
@AsmaAbdirisak
@AsmaAbdirisak 5 месяцев назад
Inuu qabo waxa kuu cadaynsa markuu cabdimalik yidhi ninkii caruurta kaa dhalay mee waataa tidhi reerkodi ba ka xaystay markaa dee wuu qabaa oo ilmaha hore haduu qabay ilaa ilmaha labaad ba wuu la noola lagase yaaba in ay dhankiisa kaga timi se ilaahay baa xaal og
@saadocabdale428
@saadocabdale428 4 месяца назад
Ilahay ha cafiyo wlllayal uso suceya
@ramatgan1
@ramatgan1 5 месяцев назад
Tani aad bay ii saamaysay. Naagtan miskiinka ah. Waa dhibane.
@abobasement346
@abobasement346 5 месяцев назад
Somalih waxaa halkah dhigay waa dulmih kih qabay bah kah cararay waxaa lagah yabah in u isagu ku riday bah lagah yabah cudurkah ilahay ban ugah baryay cafimad
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 5 месяцев назад
Ilmaha in lanuujiyo maaaheeen😢
@Dagan721
@Dagan721 5 месяцев назад
Allow ka caafi yaa rabi Somali gormee wax fahmayan xanuun salan isla fadhi laguma kala qaado
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 5 месяцев назад
Xabaa suudaa cuun dheeh wllo
@YasminCabdi-qi8fh
@YasminCabdi-qi8fh 5 месяцев назад
Aamina
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 5 месяцев назад
لاحول ولا قوة إلا بالله
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
Alle ha caafiyo Amiin
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx 5 месяцев назад
Illaahay ha cafiyo
@farhiaadam2777
@farhiaadam2777 5 месяцев назад
الله يشفيكم
@AyuubAlqaanuuni
@AyuubAlqaanuuni 4 месяца назад
ilaahaw kurbada ka qaad
@AyuubAlqaanuuni
@AyuubAlqaanuuni 4 месяца назад
saliga nabiga badi slcwslam ito astaq faarta
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 5 месяцев назад
Gabadha sidee cudurku ugu dhacay ma ninkii baa ku riday mise sike buu ugu dhacay?
@user-ix6dc1gn4z
@user-ix6dc1gn4z 5 месяцев назад
Yarabi ilaahow ku caafi amiin amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 месяцев назад
ALLAHA ku gargaaro
@hayaanabdulaahigurdanshe674
@hayaanabdulaahigurdanshe674 5 месяцев назад
Gabadhan si fican halobaro maqabto cudurka maxa yelay dawadu nabrey kasosartay
@user-fk7iq4ew6l
@user-fk7iq4ew6l 5 месяцев назад
Adiga iyo aeladada yarabi
@saidaabdi558
@saidaabdi558 5 месяцев назад
Alloow caafimad taama sii ya rabi
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 5 месяцев назад
Allaah hacaafiyo aamiin
@user-fk7iq4ew6l
@user-fk7iq4ew6l 5 месяцев назад
Alaahu akaba ilahay hakucafiyo walashay dabeysha alaha karacsito
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 5 месяцев назад
Ax ilaahyow caafiyo cararuuta yar masakiinta ah Iyo hooyadood
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 5 месяцев назад
Inalilahi wana ilayhi raajacuun
@mohamedsherif134
@mohamedsherif134 5 месяцев назад
Allow caafi
@farhiyodiriye3315
@farhiyodiriye3315 5 месяцев назад
Number gabdhaha meeyey xagee waan rabay
@ahmedabdi4319
@ahmedabdi4319 5 месяцев назад
Allaha caafimaad ha siiyo
@Cocoo00
@Cocoo00 5 месяцев назад
Ilahay haku caafiyo amin
@moodyhype978
@moodyhype978 5 месяцев назад
Gobanimada reerkaa lagu sheegaa waa dhab.
@user-fk7iq4ew6l
@user-fk7iq4ew6l 5 месяцев назад
Aamiinyarabi
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 5 месяцев назад
Allah ma amiin
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 5 месяцев назад
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 5 месяцев назад
Nin kaagu miyuu qabaa Hiv
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 5 месяцев назад
In uuwaydiiyay ahayt
@anabfarah1178
@anabfarah1178 5 месяцев назад
Yaa rabi ugargaar ax
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 5 месяцев назад
💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭
@aminoaden6671
@aminoaden6671 5 месяцев назад
Allah ha caafiyo mid buuxo Allah ha siiyo
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 5 месяцев назад
😢😢😢
@ruuney7083
@ruuney7083 5 месяцев назад
😭😭😭😭😭
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 5 месяцев назад
Alle hacaafiyo
@roobleosman6312
@roobleosman6312 5 месяцев назад
Allah kucafiya walashay qaalii
@Munta-vm6ul
@Munta-vm6ul 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Далее
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 7 млн
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн
Warbixin cusub oo ku saabsan qoyskii Xasan yare.
12:00
Dhiig baa la qaadayaa
4:20
Просмотров 10 тыс.
Xamda xaalkeeda
6:23
Просмотров 38 тыс.
SHEEG YAA LEH AFKAN OO KU GUULAYSO DHARKAAGA CIIDA
12:51
Yey gabadh yari ka luntay ku dhawaad 30 sano ka hor?!
16:29