Тёмный

Gabadh in ka badan 20 nin ka noqdeen guurkeeda markay arkaan wejigeeda 

Fatima Muna channel
Подписаться 92 тыс.
Просмотров 102 тыс.
50% 1

• بنت رفضوها أكثر من 20 ...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 203   
@sabiriinahaaji340
@sabiriinahaaji340 3 года назад
Aniga ayey iheysata arintan isoo duceya inu ilahey guurka ifudeyo wllaha muslimiinta
@maryanabdi1143
@maryanabdi1143 3 года назад
Allah hakufudadeyo xbbtii mid kheir qabo hakusiiyo
@saiidamohamed8925
@saiidamohamed8925 3 года назад
Aniga xata kula mida baaan ahye abyo ilahay hanofuro sacaad kula hadlaayo ayaaa ilmeynaaye wlhi aduun waa iska ibtixaan
@sabiriinahaaji340
@sabiriinahaaji340 3 года назад
@@saiidamohamed8925 aamiin yaa rabi
@user-jp2ik8zg1t
@user-jp2ik8zg1t 3 года назад
@@maryanabdi1143 aamiin yaarab
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 3 года назад
ASC abaayo macaan guur Qayr qabaa alaah ku siiyo aduun iyo aqiro waxa habi ku tahay alaah ku siiyo adiga na astighfarta iyo La xawla wala quwata Ilaa bilaah badi saliga nabiga scw sidoo kale ilaahay culayska haka qaado Ameen
@madiinojeylaani5232
@madiinojeylaani5232 3 года назад
walahi gabadhan qisooyinkeeda aad ayey iitaabtaan. mararka qaar waxaaba is idhaahdaa ma adigaa faatima muna lagu so diray. mashalah walal qaali horey usoco markasta barnaamijyadaada wax un ayaan ka faaiidaa. walalyaal idinkana like haka ilaawina walasheena dhiiro galin ayey utahay
@zainabhassan6943
@zainabhassan6943 3 года назад
Guul Fatima muna
@madiinojeylaani5232
@madiinojeylaani5232 3 года назад
abayo alxamdullilaahi shalay dhan ayan aqrinaayey docadaan alxamdullilaahi xalay mas wey ayaa igu so haaday markaas ayaan dilay oo jarjaray alxamdullilaahi maanta waan caafimaday oo kaadida faraha badan wan ka nastay. ilmahay aad ayan udhibsan jiray maanta aad ayan ugu faraxsanahay oo waxan dareemayaa qafiif oo culeeski madaxa iga saarnaayey wuu iga dagay. muna Allaah ajir haka siiyo hawl fiican baad inoo haysaa
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Год назад
Mashallh tabarakalah
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 года назад
Masha Allaah abaayo Ilaahey haku barakeeyo noo soo badi qisaskan oo kale watiga Ilaahey hanoo Wada barakeeyo dhamanteen Allaahuma Aamiin Yaa Allaah
@cumardheere468
@cumardheere468 3 года назад
mansha allaah wll
@faisabeeldeeqshuriye7906
@faisabeeldeeqshuriye7906 3 года назад
Alahu Akbar Alahu Akbar horumar wacan Fatima Muna
@fadumojama5651
@fadumojama5651 3 года назад
Kalimadan xowqalada aniga ilaahay iigu gargaaray alxmdulilaah digriga aan badino
@aminamaya6788
@aminamaya6788 3 года назад
masha allah ilaahay kharda hakkusiiyo
@ayeeyojecel3811
@ayeeyojecel3811 3 года назад
Maasha Allah tabaaraka Allah very educational. Jazaka Allahu khayr sister.
@nasrahussein9221
@nasrahussein9221 3 года назад
Verry beneficial qiso Walal we love this kind of useful dacdhoyin keep bringing may Allah reward you sis💗
@aminismail6362
@aminismail6362 3 года назад
Wow wow wow mashaAllah tabarakallah Awesome story 👍 I love you so much Hbo mcn
@ifrosulaymaan5866
@ifrosulaymaan5866 3 года назад
لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@neeha12
@neeha12 3 года назад
I love qisooyinkaga walal waliba diinta ku saleysan masha Allah
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 3 года назад
ما شاء الله. احسن القصص. جزاك الله خيرا. حفظك الله
@jamalbrody554
@jamalbrody554 3 года назад
i dont mean to be so offtopic but does anybody know of a trick to log back into an instagram account..? I stupidly forgot my account password. I love any assistance you can give me
@shugricaliwarsame7310
@shugricaliwarsame7310 3 года назад
masha allah ilahoow na waafaji anag iyo inti muslim ah 🤲🤲🤲🤲🤲amiin amiin amiin ya rabbi
@asfamuuday1077
@asfamuuday1077 3 года назад
Alle haku barkeeyo xbbti
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 3 года назад
Masha Allah, gabadhan Fatimamuna waan jeclahay qisaskeda, Xafidullah abaayo🤩
@milgocaress7879
@milgocaress7879 3 года назад
Mansha Allah shukran walashey
@ayanali4617
@ayanali4617 3 года назад
MAASHALAAH TABAARAKA RAXMAAN WALAASHEY QAALI. ILAAH HA KU XIFDIYO NOO SOO BADI JAZAKALAAH
@Ramlo713
@Ramlo713 3 года назад
Masha Allah abaayo aad baa ku jeclahy ilahey dartiis Baku jeclahay qisoyinka nosoo gudbisho anigaoo joga mareykanga USA mar walba waa lasocda qisoyinkaga abaayo Aad iyo Aad u wanaagsan ilaahay waxa kaga baryaa danbigaga allaha dhaafo jazakalahu kheyran jazaa ukhtii filaah
@sacdiyomaxamuud1998
@sacdiyomaxamuud1998 3 года назад
Maasha Allah jasahaada janne Alle hakadhiko kheyrka aad faafineeysid walaasheey
@sabiriinahaaji340
@sabiriinahaaji340 3 года назад
Ilahey wax jeceshahay haku siyo aduunyo iyo aqiro wax badan ayaa ka faiday
@Asmaamohamad
@Asmaamohamad 3 года назад
waa run dikriga ilaahay waa lagu liibanaa masha allah 🙏
@marwobuni9872
@marwobuni9872 3 года назад
La Hawla Wala Quwwata Illa Billah 😍😍😍😍
@halimaabdulle7012
@halimaabdulle7012 3 года назад
Thank you so much sister allah yaxfiduka
@zahrahassan1889
@zahrahassan1889 3 года назад
Masha allh tabarak
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 3 года назад
Mash allah tabarakallah shukrn xbbti jazakallah khayr 🥰
@aohooyowanaagsanallehakuxa982
@aohooyowanaagsanallehakuxa982 3 года назад
Jazaakallahu khayran wa Jazak waalidak wll Keep going walaalo Mahadsanid
@zamzammaxamed2724
@zamzammaxamed2724 3 года назад
Abyo qayr alle hakusiyo
@asli1087
@asli1087 3 года назад
Masha Allah
@zainabsalat9736
@zainabsalat9736 3 года назад
asc walal fatima muna wad mahdsan thy qisadan anigeyba igu socota wlhi arintan wa I heysta ilhy waxan kabaray inu iga dulqado inti an arkey qisadan wa si niyad jabey wayo dhibkan o kle I heysta iso duceye
@saynabibrahim7638
@saynabibrahim7638 3 года назад
Masha Allah wllshy qali Alle haku barkyo
@badriamuse9659
@badriamuse9659 3 года назад
Mashallah abyo qeer Allah kusiyo ilove qisoyinka no so gudbiso plz abyo no so badi
@iskufilancadey9054
@iskufilancadey9054 3 года назад
Nosobadi sis. Qisoyinka. Istiqfarta 💐💐💐💐
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 года назад
Masha allaah aadbaan ugu heley qisadaan
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 3 года назад
Mashallah shukran sister 👍👍👍
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 3 года назад
Masha Allah my queen sister, may Allah bless you and your family insha Allah 🥰❤❤💗😍
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 3 года назад
Mashallah mahadsanid fatima waqtigaga inta na sisay
@luulahassan1430
@luulahassan1430 3 года назад
Asc walaal maanshaa allaah baarakulaah qeyr insha allaah dhamaanteen aamiin
@jamaalcabdalle5238
@jamaalcabdalle5238 3 года назад
Masha Allah oqtialcasiisa shukran jisakalaah were fadlan noso badi qisoyinka laga faaideysto macanto yaxfiduka allaah aamiin
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 3 года назад
ماشاء الله جزاك الله
@thewindcane2248
@thewindcane2248 3 года назад
Subhanallah, walai awoda allah wa miid la heli Karin, qofka amino o Allah tala Sarto
@faaruuq2650
@faaruuq2650 3 года назад
ماشاء الله افصح الله لسانك
@seynabsaid8104
@seynabsaid8104 3 года назад
Masha allah wll allah ku xifdiyo
@fartunosman7167
@fartunosman7167 3 года назад
Mashallah haboo
@zahraahmed9702
@zahraahmed9702 3 года назад
Mansha allah sister
@samsamabdilaahi8087
@samsamabdilaahi8087 3 года назад
Mashalah my sister
@user-kr5xh4wh1y
@user-kr5xh4wh1y 3 года назад
aad & aad ayaan kuugu mahad celinayaa uqtii qaaliya hadda ayaan ayaan arkay chanelkaaga oo aan kugu soo biirey inshaa allaah waana la socon doonaa mar walba madiina almunawara ayaan degenahay aniga
@ukhtilucky91
@ukhtilucky91 3 года назад
Manshaaallah sister may Allah bless you dear. JazakaAllah kheyran for sharing 🥰🥰🥰
@ShamisSalan
@ShamisSalan Год назад
Jasaaka laahu khayran
@mohamedhussein5091
@mohamedhussein5091 3 года назад
Asc wlaalyal malin salaada waan kufiicnahy malin maba sookacaayo xanteyda wàa said beenteyda wàa said. Gabar markaan lashekeysto guur hadey igu sooqaado aduunkaan unacaa wlaalylow isoo duceeya inuu ilahy slaada igu hanuuniyo mahadsanidin
@umimohamed2323
@umimohamed2323 3 года назад
Allaha salaada ku fududeeyo
@umalkhairMohamoud
@umalkhairMohamoud 3 года назад
Wcs wll Ducada badso Istiqfarta iyo saliga nabigana badso Wxkasta alle ayaa khyr kaga dhigi bi idni llah
@yywvy7025
@yywvy7025 3 года назад
Alle farj khayr qaba ha kuu furo walal
@ilyass3446
@ilyass3446 3 года назад
Asw hbo Allaha kaa saaro dhib ka aad sheegatay
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 3 года назад
Ilaahay hakusiiyo waxaa rabto
@ayaancafiifah3835
@ayaancafiifah3835 3 года назад
Asc Walal Fatima JazakaAllah Ukhtii 😍😍😍
@Abdulkadir792
@Abdulkadir792 3 года назад
Maasha allaah, waad mahadsan tahay allaah ha kaa raali noqdo
@IbraahimHassan-cx3qz
@IbraahimHassan-cx3qz 5 месяцев назад
𝙰𝚜𝚌
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 года назад
Masha Allah ❤
@hanaibrahim4721
@hanaibrahim4721 3 года назад
masha allaah
@anissaahmed1117
@anissaahmed1117 3 года назад
MachAllah tabarakAllah jazakAllahou khaire 🌹🌺🌺🌷💐💐🌸🌻🌼🌹🌷💐🌾🌾🌺🌺🌸🌼🌻🥀
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 3 года назад
Manshallah abaayo mahadsanid
@amiinali2228
@amiinali2228 3 года назад
Masha allaah..fatimah
@user-mg9ix6lp4o
@user-mg9ix6lp4o 3 года назад
Maasha allaa maasha allaa
@abdulahiahmed3991
@abdulahiahmed3991 3 года назад
Asc walaal Fatima khayr allaha ku siiyo aduun iyo aakhiro waana markii iigu horeesay chanalkaaga Aan daawado walal ajar iyo xasanaat allaha kaa siiyo
@nuurulceyn9838
@nuurulceyn9838 3 года назад
Jizakallahu qer mcnto
@abdialasow6277
@abdialasow6277 3 года назад
Masha allah Shukran wll
@fartunosman7167
@fartunosman7167 3 года назад
Subhanalah
@nacimoxussen3702
@nacimoxussen3702 3 года назад
M a aboyo Allah hakubarakiiyo
@anzalmohamed3251
@anzalmohamed3251 3 года назад
Masha allah ❤️
@HiyamMo123
@HiyamMo123 3 года назад
Allxawla llaaqtat ilaahbilah caliyun cadiim
@muniish_ahmett
@muniish_ahmett 3 года назад
Mashallah Jazzakallah wllo
@ogowquruxiwadiin4197
@ogowquruxiwadiin4197 3 года назад
Masha alaaah abyo
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 3 года назад
Maashaa allaah Illaahow xaqanafahansii Aamiin
@munamahamud6211
@munamahamud6211 3 года назад
Masha allah sis🥰🙏
@seydcumar5829
@seydcumar5829 3 года назад
Manshaa Allah wllshy Allah hakaa abaal mariyo waa qiso cibro qaadasho mudan
@maryanabdow4328
@maryanabdow4328 3 года назад
maashaa Alaah jzkalahu kheyran abaayo
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 3 года назад
Mashaalaah mashaalaah keep going waan ku xiranahay barnaamij kaaga mashaalaah
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 3 года назад
Wll waad mahadsnthy Alle hakaa ajarsiiyo qiso faaido badan kusuganthy weeye runtii
@sahrabarkhad8339
@sahrabarkhad8339 3 года назад
Asc aadban ujecelahy qisaskaga qimaha badan ilahy janada hainagu kulmiyo walashy wa.d mahdsan tahy
@basromahamed9517
@basromahamed9517 3 года назад
Jasakalaah qeyr
@hodandajan3668
@hodandajan3668 3 года назад
Jizaakallah
@abuaasimbinabdullahi7676
@abuaasimbinabdullahi7676 3 года назад
جزاك الله خير
@ilhanomar9862
@ilhanomar9862 3 года назад
Jazakalaah qayr
@maryanabdow4328
@maryanabdow4328 3 года назад
Qisas aldikir nosobadi abaayo
@guuleedali8540
@guuleedali8540 3 года назад
alle haku dhawro edo brkalaaaahu fiiik
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 3 года назад
Walaal af soomaaligaaga ayaanba ka helay.
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 3 года назад
Ala jecliya xbbti qisonka noso gudbiso❤️
@adoontarabi704
@adoontarabi704 3 года назад
Mshlh mshaaaalh
@sahroabdiqadir3034
@sahroabdiqadir3034 3 года назад
Abyo ale hakaa abaalmariyo khayr ka nala wadaagtay
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 3 года назад
mnsha Allah baarakalah wll waa qiso cajiiba. waadna baraarujisay jazaaka allah
@ibraahimsheekhaden9762
@ibraahimsheekhaden9762 3 года назад
Masha alah alaha ku xafido misanka xasanadka alaha ku saro
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 года назад
Dabeecada soomalida ayaaka wanaagsan gabadha wajiga uma xidhna cidii rabtaa ha argto dookhuna qurux kaliya maaha
@deeqoomar3074
@deeqoomar3074 3 года назад
Mashaa allaah jazaakalaah kheyr abayo
@farhiomoalimmohamuud
@farhiomoalimmohamuud 7 месяцев назад
Qofka kaiya qeerka igu baraarujisa habo mcn alle haka abal mariyo❤❤
@rodajameyusuf9654
@rodajameyusuf9654 3 года назад
Masha allah ukhti keep going
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 3 года назад
MAASHAA ALLAAH.
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 года назад
I love you rchannel ❤
@bahjaamal4071
@bahjaamal4071 3 года назад
Subahnk..
@zahrujaosman8459
@zahrujaosman8459 3 года назад
maasha.alh.xabibti.alaha.ku.dhowro
@abdifatahabdulqadir2559
@abdifatahabdulqadir2559 3 года назад
Masha ALLAH
@faysaabdirahmaan3356
@faysaabdirahmaan3356 3 года назад
Masha allah wllshy qaali
@nuurulceyn9838
@nuurulceyn9838 3 года назад
Masha allaah xpptii jizakallahu qer
@hibokamil5345
@hibokamil5345 3 года назад
Fadumo channel waan ku aflaxnay sidaa u wad qaali
@qadiijaabdi5676
@qadiijaabdi5676 3 года назад
Masha allaha
@kk-of7vb
@kk-of7vb 3 года назад
Mashaa Allah
@hananihanani7576
@hananihanani7576 3 года назад
Masha allah tabaarakallah ilahay haku sharfo aamiin yaa allah
@ramlacabduqadir5755
@ramlacabduqadir5755 3 года назад
Masha allaha abayo wan ku cusbahay hannalkaga qeer allaha ku siiyo adkarta noso badi
@shabcaancabdi5557
@shabcaancabdi5557 3 года назад
Manshal allh
@ahmedosman701
@ahmedosman701 3 года назад
Masha allhaa Allhu Akber
Далее
Qisad cajiib ah walaasheed bay danbi wayn ka gashay
33:15
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 8 млн
Fadliga La Xoola A.Walaa Qubata
39:42
Просмотров 33 тыс.
Saliga nabiga qofkilasima
9:22
Просмотров 35 тыс.
Qisas Al Istigfaar 💵😍
21:28
Просмотров 76 тыс.
Qiso cajiib ah, fadliga ducada 🤲
15:55
Просмотров 10 тыс.