Тёмный

Gabadh somaliyed aya ilaso wadagtay qiso aad uxanun badan markan dhagaystay qalbiga! 

Sawda Qaalib
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka Please don’t forget to subscribe my channel thank you for supporting me

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 141   
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Walashy🙆🙏 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aaimiin yarabi
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamii yarabi
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Salaad istiqaaro duko haduu kheer ku yahy waad is la jokiisiin hadii kalane waad kala takisiin Wixii wanagsan oo kheer ku jiro Alle bis ayaa og abyo Taladaas ayaan kula talshy abyo❤❤❤💯🙏😥
@roblehatteyehdahabo5427
@roblehatteyehdahabo5427 Год назад
Allah ha cafiiyo iyo walal Muslimin kaha
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Год назад
Allah Kasaaro Gabadhaa Dhibaatada Taladeyda Habadiso Gabadhaa "istighfaarta" Iyo "Laa Xowla Wa Laa Quwah illa Billah"
@nasteexobulsho6712
@nasteexobulsho6712 Год назад
Anigu kenya joga waligay ma raacin waan ka cabsada
@umulkhayryuusuf461
@umulkhayryuusuf461 Год назад
waan kusalaamay walaashay qaali
@ifraaxaxmed2283
@ifraaxaxmed2283 Год назад
Wlhi qisa xanonbadan waye ilahey dhibka kasaro aloo ugargar😭😫
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Saliga Nabiga Salalhu Ceyhi Wasalam badaso,Xowqalada,Istiqfarta badso iyo Quraanka dhagesikiisa Qalbiga ayuu qaboojiyaa abyo🙏💎🙆👭❤🌹
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 9 дней назад
Qof kasta oo dhib heesta allah ka dulqaado murugada iyadana inshaa allah kheeer allah ku dambeesiiyo🤲🤲
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 Год назад
Alaha ku caafiyo iska daa oo usamir waad heli samirkaaga
@xamdacali8228
@xamdacali8228 Год назад
Cawa ana uhoorey
@shukrisharaf
@shukrisharaf Год назад
Subxaana allaah abaayo istiqaareyso saliga nabiga scw badso istiqfaarta badso
@sacdiyoilays
@sacdiyoilays Год назад
Apyo marka hore ilhy isku xir isgaa irsaqdada qoray wxi xun lama daasto iska fur wxaa kga sii daran ado caruur bdn usii dhala
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
Wan ku duceenayaa ale ha ku caafiyo abaayo
@Sabiriin-vt7mf
@Sabiriin-vt7mf Год назад
Allah caafiyo ha istiqaaraysato abyo 2 rakco suno duko kadibna ducayso qayrka allaha ku waafajiyo
@zimraanmohamed6665
@zimraanmohamed6665 Год назад
Wan kuso duceynaa mar walba ilahy haku caafiyo niyada iyo gacntaba
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
Maya ee ilmaha dartood ugu samir. Furiinka iskadhaaf. Iskana cafi. Dikriga kudadaal iyo quraan akhriska iyo salaatu laylka. LAA XAWLA WALAA QUWATA ILAA BILLAAH akhriso oo kucelceli.
@ayaanabdirsak6426
@ayaanabdirsak6426 Год назад
Malatalisay gabadha sowda
@farhiyoomar271
@farhiyoomar271 Год назад
Alle cafimad taamah Alle ha siiyo abaayo Faraj qeyr qabo Alle ha ufuro
@a.m.x747
@a.m.x747 Год назад
Ilahi ha'usahlo arimaha dhmaan
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Subhaallah allah haa cafiiyo wllsha kun samaar dhibta ku hysta Illahy farniij ku furiyo
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 Год назад
Ilahay haku caafiyo wall dhibtana Ilahay haka feydo ninka xaasidka ahna iska fur faiido maleh
@ruunmacalim6601
@ruunmacalim6601 Год назад
Ilhey caafimad tam ah ha siiyo surata baqaraha ne aqriskeeda ha badiso ha isku tufto ilhey ha barido ducada ha badiso saliga nabi صل الله عليه وسلم ha badiso ☝️Allah dartiisane u sabarto wax wlba wey u hagaagayaan insha Allah
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
😊
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Год назад
Wlh sodoyaha qaar maficno run aahanti sowda
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Waa qiso xanuun badan waaye💔😭😢
@miskiabdi8812
@miskiabdi8812 Год назад
Asc dhaman inta arkseysa farinteyda horta gabdhan alaha cafiyo kurbadana alaha kaqado ilmahedana kuwii wanag iyo farxad ku kora alaha uga dhiga alle ayaa horay qurankisa inoogu shegay cules walba fudeed inuu kadanbeynayo insha llh🤲🏻 Marka xigta aniga xita maalmahan danbe murug aada ayaa iheysay alxm astaqfarta ban badsaday wlhi alle murugta dhan wuu iga qaday qiso yar oo xanun iyo xasus igu rebtay baa igu dhacdayقدرالله ما شاء😔😔😭😭
@Yunustheplogathon
@Yunustheplogathon Год назад
Ĺ
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Kurbada allah kaa feeydo wll
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Год назад
Guuuleyso xabiiibtiii sawda inshaaaaa Allaaaaaah Amiiiiin yaaaa raab❤❤❤❤❤
@zimraanmohamed6665
@zimraanmohamed6665 Год назад
Qofku haduuna quraan akhrin badanaa wax badan ba ku dhaca ilahy ha ina so hadeeyo dhamaan ilahy gabdha ha caafiyo lkn waxan hubaa malintaad ka baxdo dhibtaas xun Waxd heli doontaa nolasha ugu fcn ilahy haku guuleyo lkn anu wxn ku oran lahaa ilmo danbe ha udhalin lkn hana iska furin ee caruurtada iska hayso yuusan guriga kugu imaan udiid
@saynabsaleebaan-zg9wb
@saynabsaleebaan-zg9wb Год назад
Ilaahay dhibaatada haka dulqaado caafimaad degdega ilaahay ha siiyo aamiin
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
Abaayo inkaar qabahan iska fur ale aya farad kuu furaayeey
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Walashyn Ilahy haku qaboojiyo qalbiga Ilahy haku gargaaro Ilahy haka dhayo wixii ku so maray Ilahy haku siiyo Cafimaad taam Aamiin Aamiin Aamiin yarabi
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
sawda Qaali sharafay ❤ ♥ ♥️❤❤👍👍👍👍👏♥️❤
@basraabdirahman8956
@basraabdirahman8956 Год назад
Waxan kugala talinayaa Samir habaryarey Samir haiska furin nin ka suratul nawad Kushiro guriga
@ayanmahadjama6242
@ayanmahadjama6242 Год назад
Allh cafiyi bayadan ninkana ilhy musuliyadisa hatuso
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Allaha u gargaaro walaasheen amiin yaarabi
@امفاطمه-ص5ت
@امفاطمه-ص5ت Год назад
Mashaa allaah abaayo allah hakuxifdiyo cafisbad igatahy
@farhiya.ahmedahmed4975
@farhiya.ahmedahmed4975 Год назад
عجبت هذا قصه اللهم احفظ اختي واشفيها واجعل حياتها حيات طيب ويارب اعطيها السعاده والفرح والسرور
@saafixaaji685
@saafixaaji685 Год назад
illaahay xacaafiyo
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Год назад
Asc warahmatullah wabarakaatu sawda maxamuud salaan tii qurux da badneyd baad Naga ilowdaye anigaase kuu idhi Allah haku xafido naarta Allah hakaa xoreeyo
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Hooyo la aan baa heshy😭😭 illaahy haw naxaristo hooyada waalaalo mcn adigna caafimaad hku siiyo aamin yaa rabi
@نعيمهنعيمه-ج8ث
@نعيمهنعيمه-ج8ث Год назад
Quraanka hawado
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Год назад
Gawadan Allah cafimad taam hasiyo dibka deef Allah ugubadalo inshaallah
@abdilahimaxamed5346
@abdilahimaxamed5346 Год назад
Nacas ax gabadha
@zimraanmohamed6665
@zimraanmohamed6665 Год назад
Haku caafiyo
@abdirizakadan1468
@abdirizakadan1468 Год назад
Waxaan u rajaynayaa inshaa allaah,caafimaadka,wax walbana waa,qer inshaa allaah asc
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 Год назад
wcs wll horta ilahy hacafiyo oo faraj qayr qaba ha hakuu furo gacantana ilahy hakuu cafiyo tankale ninkas faaiido malaha adigo xanunsan ku garab istagi wayay ee iska fur 2 caruurtana sii adiguna shaqayso wagad isku filnatid carurtada soo kaxayso ani sasan kula talin laha
@xamdimuse921
@xamdimuse921 Год назад
Allah ha caafiyo gabadha washeyn ah ninkaasna ka tasho
@cawocawo3021
@cawocawo3021 Год назад
Asc sawda waan ku salmayaa walasheen waxan kula talinlahaa in ay samirto tasbixda badiso saliga nibga badiso scw illahay dhibada ha ka qado
@fardowsoxasanxade210
@fardowsoxasanxade210 Год назад
Walashey waxaan Allah uga baryeynaa caafimaad taam ah abyo quraan isi saar shayaadiin tahay laga yaabaa
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Год назад
Iskaa fur ku dheh ilhyy baa mid khyr leh ku siinyee caruurtanaa isguu ha qaato dee
@anwarcade7777
@anwarcade7777 Год назад
Asc Abaayo dhibmalahan imtixaamka Allah fududeyo kudadaal saliga Nabiga waad kabaxeysa dhibka samir wanaagsan Allah hakusiyo tankard Abaayo sawda waanjeclahay qisooyinka aad sodubtid masha Allah Abaayo
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
illaahy caafimaad tama hku siiyo qur aan aqriso wlashy mcn
@mohamedbashir3590
@mohamedbashir3590 Год назад
Caafimaad taam Allah siiyo maalintiina quraan ka ha aqriso
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Alle hacaafiyo wlllo
@omarhalane284
@omarhalane284 Год назад
Walaal sowdo allaha ku karaameyo waana ku dhagaysta markasta aaad bana uga helaa qisoyinkad so ban dhigto allaha ku xifdiyo adiga iyo awladada iyo ehelkadaba inta ka dib gabadha walasheen ah o aad ka sheekaysay qisadeeda Ayadana waxan leeyahay 1 ha samirto ilahayna si dhab ah ha isugu xirto taladedana ilahay ha ubandhigto ilahayna ha barido rabina waa aqbala ducada waliba xiliyada kurbada rabi waa ajiiba ducada tala ahaan waxaan dhihi lahaa aniga ninka laftiisa ilahay ha lo baryo in U caruurtisa iyo xaaskisa in ka dhigo mid u naxariisto aaaamiin u wada duceeya
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Год назад
2ragco tuko hadusan qeyr ku aheyn inu alle ku dhafiyo ninkas tankle lafariso hadad hadal ficn kaweyso iska fur inad shaqeysatane isku day inta adan I fur oran hadu isbadalo o ilahey hanunshane waba alx inatad u kadisid o waqti cayibn u qabo
@nastexa6091
@nastexa6091 Год назад
aaamiin yaa rabi istigfaarta saliga nabiga badso dheh insha allah faraj allah ufuri dioonaaa
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Allaah xa caafiyo Inshaallah ningeedhana Allaah xa tuso xaqa dibkana Allaah xa ka qaadho
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Год назад
Illahay ha kurubada haka qaado caafimaad tama alle ha siiyo aamin yaarabi yaaraxaman 🥰🤲🤲✅️
@abdirizakadan1468
@abdirizakadan1468 Год назад
انا انصحها عندي وبري اصبر مع اولادك انما يوفى الصابرون اجرهم بغير حساب...ولكن هي تعرف زوجتها اذا هي لا تستطيع ان تعيشولكن الصبر اولى لاجل اولاد
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah walasheyn Allah xa ku xifdhiyo horay usoco Inshaallah
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Год назад
allow sahal amuraha
@fadumamohamed8143
@fadumamohamed8143 Год назад
Wlle hcaafiyo Ninkaana hayskaga tagto haday fududahaye
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Год назад
Iska fur kaas nin ma aha
@maryammohamed5921
@maryammohamed5921 Год назад
allow cafimdka daris uga dhig farxdna daris ugadhig
@maryanmohamed1450
@maryanmohamed1450 Год назад
Asc Allah wanaagsane hakadulqaado kurbada
@zuhayraabdalla1818
@zuhayraabdalla1818 Год назад
Ilahay caafimaad taama ha siiyo walasheen qalbiga ilahay hobojiyo dhikana haka dulqaado
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Год назад
Sawda Quruxeeey Qayr Allaaah ha ku siiyo isha cadawgana ha kaaa haaayo Allahuma Amiiiin
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Год назад
Yahuu duqda cadowsanaa inkaar kugudhacday.
@ayankariye2315
@ayankariye2315 Год назад
Ilahey ha ygargaaro miskiinta aamiin yaarabi
@xamdacali8228
@xamdacali8228 Год назад
Alle haku cafiiyo cafimad taama abayo
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 Год назад
Alah kucafiyo a bayo
@saaraahmed4398
@saaraahmed4398 Год назад
Allah ha u gargaaro oo dhibka haka korqaado gabadhaa walaasheena 🥲
@sunrise4459
@sunrise4459 Год назад
Alaha ku caafiyo, adkaarta aqri iyo baqara ninkaan xaasidka ahna ha iska furin caruurta darteed, hooyadaa ehelkeedi raadi ka tuug iney xoogaa lacag ku siiyaan ganacsi yar sameey qudaarbs ha ahaatee ha u fadhin 1 dollar iyo NINKAAS
@quenraxma292
@quenraxma292 Год назад
Allaha caafiyo wllshen faraj deg dega allaha u furo
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Waxan rabbi uga baryaa cafimaad taama inuu siiyo culeeyska allah ka qaado irzaqad wasaca oo ninkaas eey uga maaranto rabi hasiiyo
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Год назад
Dumarku wa caruur sodoh iyo gabsdhba marna waa maskaxda dunida shaydaan ayaa isku dira dumarka that's why naarta ugu badan yihiin Allah haka xoreeyee
@abaayisaaq1321
@abaayisaaq1321 Год назад
Ilaahey xanuunka ka duqaado abaayo
@fadumoAyan
@fadumoAyan Год назад
Ilaahay waxan ka baryayaa iyada iyo cid kastoo dhibban alle inuu dhibka ka qaado caafimaad sariic ah siiyo nafsiyan iyo jidh ahaanba alle inuu u caafiyo🤲. Talo waxan siin lahaa inay istiqfaarta iyo salliga nebiga scw badiso iyo tasbiixda kale iyo quraan akhriska iyo inay ilaahay dartii u samirto waa imtixaan adduunku ilaahay dartii u samir wllo,ilaahay ferej khayr leh ha kuu furo caafimaad taam ahna ha ku siiyo🤲😭💔.
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs my abaayo sowda cadeey waan kusalaamay
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 Год назад
Ilaahay ha shaafiyo wlsheen Istiqfaarta badi Iyo ducada. Ninka iska fur kaaaasi waa saqajaan maaha banii aadam
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
Sida kuwad dheh surat baqara qofka la sixray ama xasad iyo il hayso marku akhriyo ayey wax ku furman hajojin dheh ninkas xuna iska fur ayan odhanlaha ilahayba risiqa bixiye
@hanibintumohamed974
@hanibintumohamed974 Год назад
Wcs abaay horta marka hore abaayo ilhay cafimaad tama alha kusiiyo muradkaagn alha kusahlo madam hory guurkaag kag baabay een wllo ilamhagin lag qatay had waxaan kudhihi lah reerkag haisk dumain waayo abaayo ilamhag unax waa ibinu adam inuu kaqdnayo iyo inakel maogid wllo qali ilahyn bari saltuliaylk tuku wllo markast istiqfaarso wllo sowajaakgan Alha kaga dhigi sowj wangasn oo kuixtiraam oo kujecl oo kanxay markast wllo xaqn alha tusu wllo qali mant waxan kusiiyay taldaadn naftyad siin lah abaayo ilahyn garbakaag hagli wllo
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 Год назад
Gabdha allaha caafiyo marka hore anigu waxan kula talin laha dhibka ninkeda haku samirto alle aya faraj ufuridona gurigeda yey iska dumin tasbiixda habadiyo salatu leel hatukato allaah jawaab dag dag ayey hali donta insha allaah
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Allow ugargar wlhi waa calool xanuun mararka qar ayaad is odhanaysa dadkaga umada kale ayaa ku dhanta
@fardowsaxanas9576
@fardowsaxanas9576 Год назад
Eebe hako caafiyo xabiibti
@najmaelmimussanajma4676
@najmaelmimussanajma4676 Год назад
Ilaahay Haku caafiyo abaayo mcnt walahi wn kula qiroday waxan kugula talin laha iska fur nin ka wyo wax naxariisa kama helaysid adigo xanusan qofka kuu iman wayay arsaaqada ilahay ayaa haya ilahy talo saaro marwalba saliga nabiga badi I.a wd libanaysaa aduun iyo aakhiroba marwalba yaqiinso in ilaahy kula jiro
@fartunhassan6153
@fartunhassan6153 Год назад
Please sodige
@xaawaaskar5979
@xaawaaskar5979 Год назад
Gabadhan arin xanun badan aya haysta qalbiga allah haw qabojiyo caafimad taama allah ha siiyo sowdo abaayo wlsheen wa inan caawinaa haday surta gal tahay ugu yaran ganacsi yar waxay ku samaysato ninka iyo hoyadiis xaqa allah ha tuso haso hadeyo
@kanzaismail174
@kanzaismail174 Год назад
Ilaahy ha cafiyo gabadhaa ta kale waxn kula talin lahaa anu in ay iska samirto samraa sadkii ma waayo isga iney egin ilaahy dartii ha u cafiso insha allah
@abdirizakadan1468
@abdirizakadan1468 Год назад
اللهم وفقها بالخير امورها كله
@Zurich527
@Zurich527 Год назад
Ilahey ha ku caafiyo
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 Год назад
Allow caafi amiin
@Shamso-dp1tg
@Shamso-dp1tg Год назад
Supxanalahy.maxa.kudhacy.rapow.isu.capidy.ciyalka.usamir.
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 Год назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hussienabdullahi-yd2by
@hussienabdullahi-yd2by Год назад
Waxad ku tidhahdaa wll marka hore SALIGA NEBIGA SCWSLM badi dheh Takele SAMIRK qaado dheh
@aminoabdiwaxid7614
@aminoabdiwaxid7614 Год назад
Ilahay ha kadulqaado dhita aamin yaaa rabi
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
M.a alahakuxifdiyo sowda
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
Allaha caafiyo dhibaatadana kasaaro aamiin aamiin aamiin
@yasinadan6128
@yasinadan6128 Год назад
Allah ha caafiyo ,adkaarta badi ,duceysana ,salaad istikhaarana tuko
Далее
QISADA DOCTORAYSA YAARA!Q.1@sawdamqaalib
20:29
Просмотров 31 тыс.
Как открыть багажник?
00:36
Просмотров 16 тыс.
Qiso Murugo Badan Oo Jaceyl ah "😭
6:05
Просмотров 427
KIISKA QADAR IYO DOCTOR MATIIN!@SawdaBillan
1:05:21
Просмотров 71 тыс.
KIISKA MUSFAR OO LAYABLEH!@SawdaBillan
54:09
Просмотров 61 тыс.