Тёмный

GABADHA MADAXWAYNAHA OO QANDARAAS YAAB LEH LOO XIRAY (4047) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 192 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 2 месяца назад
Subxanallah😱imanka Allah ha ka qaado kuwaan. Bisinka waa family imaan lawee yaalaa. Wadanka Allah ka qaabto Dowlaadan.
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 месяца назад
Allahayow xasan iyo ubadkiisa ba naga qabo
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 2 месяца назад
WCS, Mudane , Aadam, Subxaana Allaah, Gaadiidkii Ciidamada Soomaaliyeed Iyo Shacabka Soomaaliyeed, Ayaa La Bililiqeyesanayaa
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Subxana Allaha. Allaha ka qabto reerkan baahan. Tan baahi lama dhaho. Reerkiisa & isagah waxay arken faqrigah
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂EaLaay..EaLaa😂😂😂😂😂
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
ASC Subxanallah Subxanallah Allahu Akbar🙏💯 tuug tuug dhalaay abo iyo gabadhisa Subxanallah💯🙏
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Jihaan halaga leexdo.waa gabar yar. Amba waan qaadan lahaa jaaniskaas had uu I soo maro e. Dulmiga waa Xasan Dhiiqo. Xasan dhiiqo is Casil.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 месяца назад
Ustaad aadam ma aadan madoobe isagaaba tuug ah waana xasan teamkiisa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 месяца назад
Ha xidhaan mooryaanta xamar joogtaana qaban maayaan
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 2 месяца назад
Hooyo mahadsanid
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 2 месяца назад
0:05- 2:27 😄 the apple doesn’t fall far from the tree! Meel geelii waweyna durdurinayan aaranka maxaad ka sugeysey. Abaheed ayaa ka mid ahaa kuwii filoyinka ka fadhiyey dhulka, cunug walba wuxuu ku caqliyeystey ayuu camalked yaqaan.
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 2 месяца назад
Subxanallah subxanallah
@Ilyaas777
@Ilyaas777 2 месяца назад
Macalin aadan hooyadan taleefankeeda isii waa hooyo waddani ah waxey ka hadashay waxan inaga dhihi lahaa ayey sheegtay nambarkeeda haddii aad heysid kaalmo ayaan udirayaa wabilaahi towfiiq
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 2 месяца назад
Baabuurtaas waxaa loo isticmaali karaa spare part si loogu dayactiro baabuurta kale
@ashafarah6052
@ashafarah6052 2 месяца назад
Fadaro family waa Reer dhan oo Mooriyaan ah
@mikelmads
@mikelmads 2 месяца назад
In lagu xiro ayeey tahay
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 2 месяца назад
Salbalar bob maxa Laga siya
@Ilyaas777
@Ilyaas777 2 месяца назад
Meeshan waxaa iiga cad in mr shiiqo xasan shiikh umadda dhibsatay la nacay la karaahsaday sida qarmuunka xaarka sanka laga heysto inow isaga tago xukunka ayaa loo qaatay laakin waa cawaan eaa ku dhimahaa meesha subxaana laah
@MohamedOmar-y3v
@MohamedOmar-y3v 2 месяца назад
Xasandhiiqo soon noqosho iska dayee ,meel uu Ku danbeyn doono baan LA yaabanahay isaga iyo wixii faamiligiisiba was laxugaadhsanayaa.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
hawiye uma socdo Darood. Hawiye Darood waxba kama qaadi karo. Waa xaqiiqda jirta. Mansha loo socdo waa shebeelada hoose
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 месяца назад
Waxayba aaminsanyihiin inay leeyihiin oo iyagoo maamulanaya farmaajo ciidamo ku qarameeyey maamul u sameeyey miyaanaad dhegaysan iimaan laawe indhacade illaa barawe ayay rabaan
@mikelmads
@mikelmads 2 месяца назад
naceyb xasan sheikh ayaad qabtaa
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 2 месяца назад
yaqyaqsi weeye , xasan dhaqankiisu , baahi haysaa weynaa ninka.
@mikelmads
@mikelmads 2 месяца назад
Farmaajo qarxle ayu ahaay
@ubax3018
@ubax3018 2 месяца назад
Yaahuu wlhiy garaashka gurigeena 3 baabuur oo duqoobay baa ku jiro aabahay Xagee lagu gadaa qashin kooda Waan gadiye ii sheeg yaa gato
@alwiyanaji5977
@alwiyanaji5977 2 месяца назад
Reeraha baahida ku kacday maxay tahay
@FuadEbrahim-n8n
@FuadEbrahim-n8n 2 месяца назад
War madax weyne ma aha....wa tuugo family mafia iyo villa qabyala....xassan tuug waxu ubahan yahay in maxkamad la so saaro si deg dega saqajaan dhiiqo
@rafiq5722
@rafiq5722 2 месяца назад
Nin yahow maad edab yeelatid Eelay baad tahay oo ku shaqeysanaya Daarood war hooy
@xaawo1
@xaawo1 2 месяца назад
Waxa aad sheegeeysid waxaa ah kii janada laga waayo mooryaan tuuga ah baad tihiin hadii runta leeydiin sheegay ma xanaaqeesaa tuugo aan laga tuugsaneen baad tahay ee xaaraan ku koray oo aan ilaaheeyba aqoon ilaaheey hadaad taqaanid xaaraanba maad raadiseen caruurtaadane kuma korsateen guri islaameedna maadan seexateen nacalad yahow csyda kala tag neesha
@rafiq5722
@rafiq5722 2 месяца назад
@@xaawo1 yaa Jano galaaya? Ma kan beenta faafiya? Mise kan Nabada iyo Dowladnimada diidan mise Tuugs qalinka ku xada Candhuurta masaakiints oo ku guryo dhistay sida adigoo kale yaa xaaran iyo dulmi iyo dabandaabe ku nool Lacnad Adigey kugu taala
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 месяца назад
​@@rafiq5722 dameer baad thy xaran xun ah lkn maanta eeley gafuurka ku jabinayaan caano ka fiiqsan maysid somali adiga ugu dhulyar uguna tiro yar uguna maskax yar😂 gurigaga argigixiso iyo tuugo ka dhisanthy marka runta wixii idin sheega waa idin dhibtaa 😂
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 2 месяца назад
Xasan asaģaa soo noqonaayo lacag badan uudhacay hòdhowxliibànada àtuu ĺacag siinaa
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 2 месяца назад
XASAN DHIIQO ma Soo noqonaayo SOOMAALIYA SOOMAALI ayey KA dhexeysaa XASAN bakhti kenyati gaaleed u sujuude WUU FASHILMAY xildhibaanada digil iyo mirif xildhibaanada Daarood xildhibaanada Dan wadaag ma rabaan Marka yuu lacag siinaa XASAN tuuuugo OO KA aqli YAR WUU FASHILMAY XASAN DHIIQO
@garada6921
@garada6921 2 месяца назад
AADAN MADOOBE IYO XASAN SHIIKH WAA ISKU MID BAAN QABAA TUUG AADAN MADOOBE IYO XASAN WAA ISKA WADA SOCDAAN TUUGO NIMO IYO DAD NIMO XUMO WAA TAAS
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 месяца назад
Guryo xun bay ka yimaadeen
@mikelmads
@mikelmads 2 месяца назад
waryaa beenta dhaaf
@mikelmads
@mikelmads 2 месяца назад
markasta been ayaad sheegtaa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 месяца назад
Xasan dal xaraashe 👎👎👎👎
Далее
DHABARJABKA LAFTAGAREEN AADAN MADOOBE CUMAR ATUU (4812)
29:15
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
Просмотров 1,1 млн
SHIRKII HAWIYE DAAROOD IYO DIR (4811)
2:17:07
Просмотров 6 тыс.
JEESOW XASAN SHEEKH WUU RIYOONAYAA
13:19
Просмотров 4,9 тыс.
HIIRAAN STATE (4806)
40:38
Просмотров 6 тыс.
CAHSARKA XASUUQA AFGOOYE (4804)
33:20
Просмотров 8 тыс.
NAARAHAA LA ISKA WARAABINAYAA (4807)
2:48:04
Просмотров 10 тыс.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
Просмотров 1,1 млн