Тёмный

Gabadhii kartida iyo dulqaadka badnayd ee kayabsatay dhaman shaqalihii sharikada! 

Sawda Qaalib
Подписаться 106 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka fadlan like isaar hadaad kaheshay videoga waxay itahay dhirigalin mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

22 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 Год назад
Ramadaan kariim wlshay sawda
@qamarhassan8349
@qamarhassan8349 Год назад
Alah uwanajiyo sowjkeda
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Год назад
Abaayo usheeg abaayo waxaad ku tiraahdaa suuratul baqra ha akhrisato iyo saliga nabiga scw.iyo laaxawlada. Ilaahey ha u soo jeediyo qalbigiisa.
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 7 месяцев назад
Aamiin amiin amiin yaa rabbi
@zaynabibrahim881
@zaynabibrahim881 Год назад
Amiin
@farhiya.ahmedahmed4975
@farhiya.ahmedahmed4975 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي سوده محمود اللهم اءمين رمضان المبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 Месяц назад
Ilaahay haskukiinsaqiiro aamiin aamiin 🤲🤲🤲
@abdialinoor2371
@abdialinoor2371 Год назад
Wcs wr wbrk MaashaAllah Ramadan Mubarak
@indhouroon2812
@indhouroon2812 Год назад
Wcs Ramadan Mubarak 🌙 abyo allah faraj qeyr qabo haufuro abyo
@roblehatteyehdahabo5427
@roblehatteyehdahabo5427 Год назад
Walaaha Muslimin taha ee melkata joogta Ramadan Karim
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Год назад
Ilahay gabadhaa walaasheena rereka ha.udajiyo
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 Год назад
Ramadan Mubarak
@shukriahmed8734
@shukriahmed8734 Год назад
Abaayo sawda quruxey allaah ku barakeeyo . Ramadan allaah kuwii ka faideysta allaah nagu daro gabadhas waxaan iska samir istiqfarta badso
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Год назад
Wcswrb, gabadhaas walasheen ee joogta Marayka. Muraadkeeda allaha u sahlo. Reerkeeda allaha u badbaadiyo. Kuwo isfahama oo isu dulqaato oo rabbi Jaceylkoodi ha u celiyo allaha ka yeelo. Allahuma aamiin yaa rabbal caalamiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Allaahuma amiiiiiiiiin anaga iyo intii muslim ah amiin yaarabi
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Ustadh sawda mohamud Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Insha Allah
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Год назад
Wswwb Ramadan Mubarak Walashena Qali Allah(sw) Ajar iyo xasanad hakaasiyo!!! Walasha Ducada Nosoweydisayna waxaan ALLAH (SW) uwaydiisanay in Reerkeeda iyo Ubadkeeda Ubadbadsho sida ay 💖 jeceshahay oo (RABI) Raali kayahay ugudoowro (Fidunya wal Aaqhira )ALLAHUMA AMEEN
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Год назад
Ramadaan mubarak sowda nuura hno
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Rabaadan kariim
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Год назад
Wcs wr wb Ramadan mubaarak.
@A.A.E93
@A.A.E93 Год назад
Ramadaankii ugu horeeyey aan dawaanayo Sawda Mohamoud masha allah.
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 Год назад
wcs marwa qaliyey rabadan mubarag
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey sowda sharafeey Ramadan kariim adiga iyo asaxaabta iyo intii muslim ah
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Allaah ha qalbigoda Nadiif hysaga dhigo reerkasna kuwi jira alle hka dhigo
@farduussiciid8370
@farduussiciid8370 Год назад
Ramadan muparak sawda gabadhaas ilaahay nolosheeda sidii ay ahayd si ka quruxbadan alle ha uga dhigo noloshu waa iska imtaxan samir wll ducada aad ubadso khaasatan waqtiyada ducada la aqbalo dikrigana badso suurat al baqrah akhriso hadii aadan akhriyi aqoon dhagayso oo guriga ku shid markasta
@qamarhassan8349
@qamarhassan8349 Год назад
Ramadan mubarak uqtii
@Sa3dush
@Sa3dush Год назад
Gabadha ducada soo dalbatey illaah sida khayrka ugu jirto hala kulansiyo sabarka neh habadiso insha allh
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Год назад
Masha allaah abaaye allaah kubarakeeyo ramadaan mubaarak
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Illaahey hadinka dulqaado dhibkasta oo idiheysa amiin yaarabi
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Ramadan mobark aamin yaa rabi dhamantenba
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 3 месяца назад
Alhuma amiin ❤❤❤
@UmumuxamedAsal
@UmumuxamedAsal Год назад
Mashaallah ♥️ mahadsanid sawda
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Wcs walasha Allah u hagaajiyo sowjkeeda kurbada allah ka qaado oo Rabbi Ha uso toosiyo
@muunarujaal5612
@muunarujaal5612 Год назад
Ramadaan mubarka wllshey qaaliyey ilahay hanag dhigo kuwii ka faa ideyst oo loo danbi dhaafo🤲❤❤📿 gabadha ducad la banes ilahay subaxn watacalaa agad iyo ninkeed masalxo wanagasan alle ha dhax dhigo🤲🥺 gabadhaa waxan lee yahay isatqafaarat badaso wllshey
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Aamiin yaa allah ramadan mubarak wll jasakallahu khyr
@faraxitah3831
@faraxitah3831 Год назад
Wcs sawda,Ramadan Mubarak, Aamin qliiyey Abyo Allah reerkeda ha u qaboojiyo sawjkedna ha u dajiyo Ducada badso abyo
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid 2 месяца назад
Scw scw scw❤❤❤
@hiboahmadahmad7805
@hiboahmadahmad7805 Год назад
Asc Ramadan mubarak
@zainabmohamed4922
@zainabmohamed4922 Год назад
Amiin aamiiin aamiin dhmntnb wll Ramadan mubarak
@hiboahmadahmad7805
@hiboahmadahmad7805 Год назад
Aamiin yaa rabi
@kifaayodheeman2060
@kifaayodheeman2060 Год назад
Ramadan mubarak wllshey guleyso
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Год назад
Part 2 cawa yeyy kulaa dhaafineee 😮😮
@saciidsanee4734
@saciidsanee4734 Год назад
Ramalaan kariim laylatu qadar allaha nawaafajiyo cafis iyo caafimaad allaha nasiiyo sonkan soonkiis allaha na gaarsiiyo soomaaliyo nabad iyo barwaaqo alaha ka dhigo intii dhib qabto allaha ka qaado aamin ilaahow ducadaas iga aqbal inshaaa allah
@roblehatteyehdahabo5427
@roblehatteyehdahabo5427 Год назад
Allah ku gargaro dhamman hooyo kasta oo dhib haysato
@akalhassn617
@akalhassn617 Год назад
Walalo waa ku salamay waad ii cajabiysay ila soo xirir my
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 Год назад
Maashallah lasoo dheere part2❤
@axmedibraahin7279
@axmedibraahin7279 Год назад
Ramadan mubarak
@kadrahassan686
@kadrahassan686 Год назад
Asc wallalo sawda Ramadan moubarak 🎉🎉🎉🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mawahibhassan2852
@mawahibhassan2852 Год назад
Wcslm Ramadan Mubarak 🙌❤ amiin abayo wa antii aydan sowda wn ku xiisnay Masha allah 🥺. familyka inagu salaan 🖐️.
@haaharasalaad3901
@haaharasalaad3901 Год назад
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته رمضان كريم وكل عام وانت بالف خير وصحة وعافية يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Год назад
Ramadan mubarak ✨️ 🌙 First one pin ❤📍 Ilhyyy muraadkeedaa khyr leh ha siiyo wllsheen❤️
@idil5758
@idil5758 Год назад
Aamiin
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Allaah xa u saqiro walasheyn Insha Allah
@nasrihaadi1914
@nasrihaadi1914 Год назад
رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 Год назад
Ramadan mubarka ❤❤❤
@xamdimuse921
@xamdimuse921 Год назад
Gabadhaas wan oran lahaa khalad aad gashay haday jirto raadi oo raali geli haday jirina allah xaladiisa ha hagaajiyo quraana isa saara insha Allah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Masha Allah abaayo ❤
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 Год назад
Ilaahay hausoo hadeeyo ninkeeda salaatu layl tuko Ilaahay way diiso inuu ninkaagii kuu fiicnaa Ilaahay xaqa hatuso in ilaahay kusoo hadeeyo aamiin
@gacalsom
@gacalsom Год назад
Taladeydu waa in ay Quraan aqriska badiso. Gaar ahaan Albaqara. Habeen kasta hadii ay awoodo. Wa rejeynaa in uu hagaago
@motivationalchannel7721
@motivationalchannel7721 Год назад
Lasoo dhakhso part 2 pls 😢😢
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 Год назад
Ramadan Mubarak soowdaay💜😍
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Ramadan mubaarak xbbti sowda ❤
@idil5758
@idil5758 Год назад
Ramadaan mubaarik wllo sawda
@cashomuqtar7248
@cashomuqtar7248 Год назад
Wcs Ramdan mobarak Sowda🥰
@sharaftamuhumed-lp5si
@sharaftamuhumed-lp5si Год назад
Tell her to read suratul baqara daily and many istiqfar
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Год назад
Ws Dr Sawda Ramadan kareem Familka Nabad Iyo Kheir Allah Dhexdhigo Laakin Gabadha Dhankeeda Hadalkeeda Ah inaan iska Eryo Ninka,Cajiib 😮 Ragga Markaan Aragno Isbedel Guriga Ayagana wey isbedelaan
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 Год назад
Ramadan mubarak abayo dhamanten allaaha hana aqbalo acmasha qayrka leh Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi ❤❤❤
@umumaida6601
@umumaida6601 Год назад
Asc abaayo ii soo duceey adiga iyo asxbtaada plz
@suhaylaibrahim334
@suhaylaibrahim334 Год назад
Wcs Ramadan Mubarak
@nimcoaadan5114
@nimcoaadan5114 Год назад
Wllo gabadhaa alle nolosha ha uhagajiyo lagayaba arin nafsaniya inayjirte waxaad dhahdaa wllo aqriso suratul baqra iyo saliga nabiga salalaahu calayhi wasalam❤
@user-us8wj2hb3v
@user-us8wj2hb3v 4 месяца назад
Wcs hapo mcn
@muunacrashiid365
@muunacrashiid365 Год назад
sawda waxaan kaa daawanayaa tellka sxbtay 😂✋shukran mcneey aamiin
@samiyaomar-do9rh
@samiyaomar-do9rh Год назад
❤ramadanu mubarak xbbti
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 Год назад
Asc, Ramadan karim.fiicaney gabdha walashen ee ducada soo dalbatay ayan raba in aan arin u sheego, oo ah kuligeen waxan adunka u joogana imtixaan qofba si buu u heesta, bishaan barkesan fadligeda waxad saxda xirirka adiga iyo alle idinka dhaxeya saladada sax oo waqtigeda tuko sunayashana ku dar digri ama wardi joogta ahna sameso qof alle u carara ma qadaaro marnana ha ku fakarin in aad guriga dumiso. Oo tacab qadaaro ayaa kugu dhacay. Markasta u duceyo dagaya in uu alle soo hadeyo oo waxad gadal u fiirisaa 16ki sano oo wanag ahaa.raali iga ahow waana kuu soo duceya Inshaalaah
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Wcs sawda Qaali ❤❤❤❤❤❤
@idil5758
@idil5758 Год назад
Wcs
@motivationalchannel7721
@motivationalchannel7721 Год назад
Sawda abaayo wn ku taageeraa allaha ku xafido ❤❤
@idil5758
@idil5758 Год назад
Amba xppti
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Amiiin wllo qaali
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Год назад
asc walashay sawda Maxamud Ramadan Mubaarak wllo ilaahay kharkeda iyo caafimadkeda ha ina siiyo wllo waxaa fiican qofku inuu dareemo halka dhiibku ka imanayo America luguma kornkaro caruur intaa leeg qofku waa intuu waasho ama waa inu sitaraysku kabato hadanu qofku cibaado adag haysan hooyadu ninka hadanay hawsha dhinaca la qaban uku waalanay ninka maskaxd ha udeegtee caruuta afriika ku hay caruurtu way kugu fiicnanaysa adigu waa ku nasanaysa isagana dhiibkii baa kabatay o uu cafimadaya sawdaaaa❤❤❤❤❤ Ilov you so much
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
I love you too ❤❤❤
@mohamedabdullahi8510
@mohamedabdullahi8510 Год назад
@@sawdamqaalib asc xalada kawaran
@xasanaxmed7269
@xasanaxmed7269 9 месяцев назад
Alehayiskuwanaajo
@user-uz9hd6wq5j
@user-uz9hd6wq5j Год назад
Abayo saliga nabiga badi dheh
@nasrihaadi1914
@nasrihaadi1914 Год назад
Let's go 27k
@axmedibraahin7279
@axmedibraahin7279 Год назад
Sawda part two 😢
@starlight099
@starlight099 Год назад
aamu niinkeeda sixiirinyaahay
@umurowda6887
@umurowda6887 3 месяца назад
ilaahay ha isu sikhiro waxay u egtay inu zoonayo in uu guursado waayo raga markay guur rabaan ayay dabeecadaa leeyiin ee isga ogolow
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 Год назад
Hanbalyo wlshay Drs. Sawda. Waxaan chanelka ku xidnaa ilaa intuu jiray 10 cisho. Waxaan kaa daawadaa tuulo internet ku yaryahay oo ku mid ah Berbera. Iga raali ahaw hadaan liketa kaa ilaawo.
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Mahadsanid ❤❤❤
@zamzamali5403
@zamzamali5403 Год назад
Abaayo saliga Nani aaqri Ayan leeyahay
@mohamedabdullahi8510
@mohamedabdullahi8510 Год назад
Asc
@mohamedabdullahi8510
@mohamedabdullahi8510 Год назад
Okey
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 7 месяцев назад
Illahay ha sojediyo hana u tosiyo Insha Allah
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
Gabadhaa waxaad ku tiraahdaa suurada albaqra ku akhri guriga waliba ka dhagayso qisoooyin @fadumo kayton you tupe keeda
@faraxdarajo7468
@faraxdarajo7468 Год назад
Ramadan Mubarak
Далее
Кто понял тот понял
00:24
Просмотров 325 тыс.
Qisada cafaaf waa mid ku dhamanaysa layaab
24:07
Просмотров 3,9 тыс.
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Просмотров 34 тыс.
Gabadh ninkeedu qabadsiiyay xanuunka HIVga
21:23
Просмотров 2,8 тыс.