Тёмный

GABADHII NINKEDA OO NACAY NAAG KALANA KARAACAY SI LAYAB LEH USOO CESHATAY BOQORAD INUU KADHIGANA GAR 

Подписаться
Просмотров 59 тыс.
% 7 275

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

9 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 342   
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 2 года назад
Ayaan qurux caawa waa xanuunsanahay isoo duceeya adi iyo asxaabta
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 года назад
Abyo allaha ku caafiyo in.sh.a cudurka dabeysha allaha karaaciyo cfmdkana haku so dejiyo
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 2 года назад
@@nadiifoabdullahi3266 aamiin Aamiin yaarabi cadeey
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Alaha ku caafiyo qaali
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 года назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞💞
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 года назад
Salalaahu calayhum wa salam
@seynababukar4243
@seynababukar4243 2 года назад
Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️
@aminoabdi5277
@aminoabdi5277 2 года назад
Scw Scw Scw
@sadiaibrahimyusuf6841
@sadiaibrahimyusuf6841 2 года назад
scw scw
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 года назад
Scw
@ismahancusman6584
@ismahancusman6584 2 года назад
Alaaa ayaneey kujecliya markaad sohadasho walahi qisoyinkaga qisa aan meel la dhigo majirto marka ilaah hakuxafido codkagane ilaah kama tuso ilxun masha alaaah
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Xayati shukrn❤️😘
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha idinka qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@amiinosaleban2478
@amiinosaleban2478 Год назад
Axc
@cabdiwalimaxamedcabdiwalim795
@cabdiwalimaxamedcabdiwalim795 2 года назад
Ayaney waan u sosary wllhi muqaladada side iigu baxan RU-vid kale iguma baxan show waa iiga buljisareysa sister waan ku tagera waxan ku rajeynaya hormar inta ina kabadan🥰🥰❤❤💕💞
@amaalhajjiahmed9929
@amaalhajjiahmed9929 2 года назад
Ayaan qaybtii kalaan hada daawanayey waad igaga nixisay thnkz qaali waan kaga mahad celinayaa sidad noogu dadaashay
@ugbaadhamud9543
@ugbaadhamud9543 Год назад
Ayaan gobdoon❤❤❤❤
@Hargeisa916
@Hargeisa916 Год назад
Waaa qiso hanun badan runtii Allow balayadas cml naga qabo SubhanaAllah
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 2 года назад
10 mar kuso boqday Ina so deysay masha Alah thanks ayaan ❤️❤️❤️
@xafsaxubi7664
@xafsaxubi7664 2 года назад
Mansha Allha Allh sharfo wlshay
@nasteexomuuse8326
@nasteexomuuse8326 2 года назад
Asc saami
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 2 года назад
@@nasteexomuuse8326 Wcs qurux
@fatmaanoi634
@fatmaanoi634 2 года назад
Walaaley lasoco qeybta 3xaad iyo afaraad aaba iga so boday' ee ayaaney abaayo 2 qeyb haka badin ' ee naga daa ciyaarta sister.
@mutaazxasanmutaaz5280
@mutaazxasanmutaaz5280 2 года назад
Ayaan waan soo subscribe greyey waanad isku eegtihiin gabadha
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 года назад
Saage dhan u dhararaaye qisadaan nyaa ayaaneey tnxs 😭♥️💅
@xamdicabdi430
@xamdicabdi430 2 года назад
Stage dhan udhararaaye qisadaan nyaa
@deeqadeeqa-bb1gn
@deeqadeeqa-bb1gn 2 года назад
Maansha.allah waan.soosaaray.wlshy
@sihaamabdirizak8165
@sihaamabdirizak8165 2 года назад
Ayaan cadey mhd sanid abyo alle haku xifdiyo abyo🦋💚
@AsmaClsalaam-f7e
@AsmaClsalaam-f7e 2 месяца назад
Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 Год назад
Maashaa allaah tabaarakulaah jisaakalaahu qayr macaanto
@aminaamish242
@aminaamish242 2 года назад
Ayan sheka mcn wakuguhestaa MashaAlAh ❤️❤️ lkn waa qiso xanun badan
@Saam143
@Saam143 2 года назад
Views iyo like views aya badan Somaliyey xasadnimada maxa ka faidan lacag maba ahane war gabadha Like ku dhiiri galiya qisooyin wax tar leh o cibra qaadasho leh ayey ino so tabisaye keep going abayo 🥰🥰🥰
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Xbbt samira shukran alpiii
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 2 года назад
Asc abaayo Mashaa Allaha hore u soco ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🥰🥰🥰
@nimonurowibrahim2746
@nimonurowibrahim2746 2 года назад
MashaAllah ayaney hoyade hata wayfirsata muqaladada wanajaceshahay
@xamdaqueen8323
@xamdaqueen8323 2 года назад
Mn sha allah abyo
@faraxcabdi4074
@faraxcabdi4074 2 года назад
Abaayo aad ayaad umahadsan tahy si aad ka u xiisabadan aad noolasoo wadaagto qisooyin aad baan ula socda waan habeen walba abaayo waxaana kaa daawada dalkii soomaliya muqdisho❤️❤️❤️❤️🌹👌
@SumeyaLibanSumeyaliibaanHassan
@SumeyaLibanSumeyaliibaanHassan 4 месяца назад
Ayaaney walashey iga yar ayaa sonkor ku dhacay igu soo ducuya inuu Ilahey caafiyo😊
@amaalhajjiahmed9929
@amaalhajjiahmed9929 2 года назад
Thnkz ayaan hppt gabadhan caqli baaa alle ku manaystay anu naf ban goyn lahaa
@ikramabdi5301
@ikramabdi5301 2 года назад
Asc ayany ilaah haku sharafo ani marwalba wan kudawada gabadhina wan soboqday ilaah haidin karmeyo dhemantiina ❤️❤️❤️
@mumtaazyousuf8212
@mumtaazyousuf8212 2 года назад
Wll ayaan ilaahay ka canso alle khair haku siiye caawa so gali qaybta kle plz xbbti ku jeclahaye
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 2 года назад
Wan u so saarey xabibti ayaaney aamiin ducadada allaha no aqbalo shukran yaa albi
@shukriali7723
@shukriali7723 2 года назад
waan ku aamin sanahay jir oo joog xabibti ayaan 😍😍😍😍
@hamdialiabdullahi3040
@hamdialiabdullahi3040 2 года назад
Alla shekadu macana dhiira galisadeyda❤️ Masha allav
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Masha Allah walahi meel fiican ayey ka toogatay , gabdho iga daay nin ayaa leyga qaaday 💯💯👏👏
@najmohappe9490
@najmohappe9490 2 года назад
M.a xppt ilahay hakuxafido fidunya wal aqira laso dhaqso wan sugi la ahaay qali❤️❤️💋💋💋❣️🥰
@sundussaafi837
@sundussaafi837 2 года назад
Xapti 😍amarkadajira melwalboonodirtin 😍waa saxibtinimada ☺😊
@engmohamoudhassan3044
@engmohamoudhassan3044 2 года назад
I always attend your class, moreover your presentation is amazing keep going sister ayaan
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 года назад
Walalayalo waxan lee haayii reer 5sano caruna ma haayo iso duceyaa allaha iwayidiyaa waxa khayir lee
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 года назад
Dumarka somaliyeey, learn enough lesson from this sad story of umu Ruweyda. Learn from the past, present and future mistakes of your sisters.
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 2 года назад
Only the one who is the best keep going sis we love you 🥰i cant wait next video ✌️💖💖
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 года назад
Qayibiti 4radana wan sugayina insh allah
@luuluu.69
@luuluu.69 2 года назад
Shukran xppti part3 wan sugeyne
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 года назад
abaayo macaan wan booqday 💝🌷⚘🥰🤍♥️
@raxmaxassan7030
@raxmaxassan7030 2 года назад
Aniga waxan sameyn lahaa horta dahabka wan xadi lahaaa inta dahabka qaato Ayan asagana xabbti roosa lee dhihi lahaa magaciisa dhan roosa u bixin lahaa waxna ma u sheegi laheen Maya magacaas lee Iska jclady lee dhihi lahaa
@faxdiali8741
@faxdiali8741 2 года назад
Masha allh ❤❤❤❤❤❤❤
@muniiradhalgobed8945
@muniiradhalgobed8945 2 года назад
Waan usoo saaray xbbti ayaaney amarkaaga jira
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Thanks xbbt
@mj-mf4vg
@mj-mf4vg 2 года назад
وعليكم السلام احبك في الله يا راوية الحكايات والقصص
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 года назад
Quruuxey, nin haddi aad isbadal ku araagtit, naag aya badashey, iyo lacaag
@ayaanbadan5580
@ayaanbadan5580 2 года назад
Abaayo mhdsanid sidad norali galisid
@qamarabdullahi3298
@qamarabdullahi3298 2 года назад
Thx ayan cadey waan sugynay qabti 3 damadka qatar waya 💖💖
@shabcanismail8758
@shabcanismail8758 2 года назад
Waa kusalaamay wllshay mcney ❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Masha Allah abaayo ❤
@hooyo994
@hooyo994 2 года назад
Ayaaneey abaayo horay ayaan ugu saara 3 weeks ago
@zacdiyocaddey6536
@zacdiyocaddey6536 2 года назад
Masha allah abayo qebta 4 nolla so dhaqso
@hodmaan8636
@hodmaan8636 2 года назад
Hbo ayaan from nafisa🙏🙏
@nimcoabdulrazak8837
@nimcoabdulrazak8837 2 года назад
Masha allaah abaayo ayaan
@iidomohamed883
@iidomohamed883 2 года назад
Naaa ayan indho weyney wan uso saray abayo 🥰
@nimcoisamil7739
@nimcoisamil7739 2 года назад
Nayaaa ayaan wan saray waxaba
@roodaismacil8073
@roodaismacil8073 Год назад
Walawan qosolay xabibi manada dahabka ikentay kulaha
@najmaissackchannel
@najmaissackchannel 2 года назад
Mshlh ilahey hakubarakeyo
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 2 года назад
Aniga ayaba gigiraya gabadhas maxa u giriweydey intas dhan ayaba laga sameyey qiso xanun badan waye masha allah sifican aya ula ciyartey
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc mashallah abyo Allha kuxfdo
@ilyaasjanuuni295
@ilyaasjanuuni295 2 года назад
Soo dhawoow walsheey adigoo sharfoon
@shukrimuktar1982
@shukrimuktar1982 2 года назад
asc ayaney waxan kahelay seda ad u dahday
@jazmiiyahmad1739
@jazmiiyahmad1739 2 года назад
Keep going 💪 love. You 💘 ❤ 💕 💖 ♥ 💗 💘 ❤ 💕 💖 ♥ 💗 💘
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 2 года назад
Wcs ayaney am so excited for the next qeyb In Shaa Allah. ❤️❤️
@nimcoxasunecali2907
@nimcoxasunecali2907 Год назад
Wll ilahay Haku Xafido
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 2 года назад
Masha alaah waan sugaynay qaybta labd wll isher gate❤❤❤❤
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 2 года назад
Masha alaa wan sugaynay.qabtii sadaxad❤❤❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Khyr insha allah so dhawoow hayaaaay
@mariyoquen7083
@mariyoquen7083 2 года назад
Abayo ayaney xge kalaso xiriri kara qisan ku shegan lahaye
@sacdiyocadaawe7089
@sacdiyocadaawe7089 2 года назад
Ayaan noolaw wlshey
@barofarshaxanka6780
@barofarshaxanka6780 2 года назад
De naagtu waywalatay wllo wayo isayda aya iskuguwacan waxasokale maficna wllo wayo waxanun wad kuwalankarta bal gaarigi hada waybadhay iyada ayunba qalbiga iska dishay mar hadi hore u aragtay may iska dhafto subxanalaah nafteedi waydishaybe sowtam murug udhimatay
@halista3994
@halista3994 11 месяцев назад
Abaayo nafisa family Channel iso baxay wan boqday wan sameye codsigaga wll qali🥰🥰
@nastexomohamed853
@nastexomohamed853 2 года назад
Sir baa ku dhamaatayi gabadha
@fartuunmacalim1822
@fartuunmacalim1822 2 года назад
Wan usosaray mcney madaxa isaranthy xabibti
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 года назад
subxaa nallaah🤔
@warisabdi9576
@warisabdi9576 2 года назад
Xabibti adan kuu jeclahay ayaan indho wayn❤❤😅😅
@ayaanbashuir9556
@ayaanbashuir9556 2 года назад
wcs ina adera wan sugayey qaybta sadexad mahadsanid
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 2 года назад
mash allah waa gabadh caqli leh
@wow9317
@wow9317 2 года назад
Abaayo horay u soco 👍💕💕💕💕💕💕
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 года назад
ayaan qurux mcn bdn waan kusalaamay ❤️❤️💖💋🥰
@shamsohussein
@shamsohussein 2 года назад
wcs abayo qali hormar wacan
@niimayousuf6032
@niimayousuf6032 2 года назад
Horay usoco baaayo ayaan wnkaga mahad celin sida qisooyinka quruhda bdn noguso gudbiso daganandata sharaxadada quruhbdn keep goin sisy
@idilmohamed6735
@idilmohamed6735 2 года назад
Ayaan mcny dartaa wax walba waa u sameyn karnaa
@bareduuoromo7481
@bareduuoromo7481 2 года назад
Thanks Ayyaan 🥰
@sacdiyoxiirey1167
@sacdiyoxiirey1167 2 года назад
Wlhi umu ruweyda ayadaba dhabka isku hadiyeysay naag nool leh iiwad shekada wey igu socotaye. Nasiibku marbuu kuu hiiliyaa
@rahmaawleed9367
@rahmaawleed9367 2 года назад
Asc sister good story thanks fariid
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 года назад
Keep going xbbti amarkaga jira mcnto💋❤
@fardowsaxeydar5418
@fardowsaxeydar5418 2 года назад
Wlhi ninaa naxriis malhn nimka qaar allow naga qabo
@freepalestine8701
@freepalestine8701 2 года назад
I miss you Ayaan lol 😂
@deeqoadan7604
@deeqoadan7604 2 года назад
Wan usoo saarney Qaali
@hamdifaarah3664
@hamdifaarah3664 2 года назад
ayaantena wn ku salamy mcney allaha ku sharfo akhiro iyo aduunba
@ifrahguled8578
@ifrahguled8578 2 года назад
Asc abayo markasta intaan bipaabin qisada ayaan kuu saaraa like ta,abayana waa kuu soo booqday
@sacdiyocadaawe7089
@sacdiyocadaawe7089 2 года назад
Ayaaney tageero.buuxaan kuu ahay
@Umuahmed143
@Umuahmed143 2 года назад
Waan usoo saaray adna liketa waanku saaray qaali ❤️💞 adna allaha ku sharfo
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 года назад
M.a.sh.a runtii nuur calaa nuur wan booqdey abyo @nafiso
@ashamohamed4555
@ashamohamed4555 2 года назад
Asc ayaaney waan u soo saarey leyk walaashey
@AishaMahad-o9j
@AishaMahad-o9j 7 месяцев назад
Nin malacag lasiya ola amina balayo ku amintay😢😢😢😢
@seynababukar4243
@seynababukar4243 2 года назад
Wlhi ayaney markuu iisodhacay saan ufarxay lee shukran xapipti
@queenabdishabdi5458
@queenabdishabdi5458 2 года назад
Mshlx abyo
@mohaabdulahi9791
@mohaabdulahi9791 2 года назад
masha Allah abayo
@canab8981
@canab8981 Год назад
❤❤❤
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 2 года назад
Asc SISTER AYAAN KEEP GOING
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 2 года назад
🤣🤣🤣😍😍😍😍😍😗😗😗
@jumlotv2756
@jumlotv2756 2 года назад
Wcs m.a💯💔💞wll igarab qawo kheerka faafiya hawaryaee💯💔💞💔💯🙏