Тёмный

GABADHII UU LA, AQAL GALAY MARKUU LUGTEEDA ARKAY NAXDIN DARTEED SALAAD AYUU KU WAASHAY 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#qisas #channel #

Опубликовано:

 

16 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 158   
@luqmaan753
@luqmaan753 9 месяцев назад
Haa sax waa wlh anigaa arkay dad adiga kaa coppy ayaaneey.v❤❤❤😊naag kali ma ahan xitaaa channalla rag aay leeyihiin aa u ku arkaa balse adiga in aay kaa soo copy gareeyaan ayaan aniga aaminsanahay
@ifrahmaxamudmaxamud8325
@ifrahmaxamudmaxamud8325 9 месяцев назад
Isku dir badnida yahu
@kaahoxajiyusuf3611
@kaahoxajiyusuf3611 9 месяцев назад
Qisadan mar hore yan sawdo ka dhagaystay e waxa laga yaabaa isku meel inay kaso aqriyen
@hafsaismael4657
@hafsaismael4657 9 месяцев назад
Wllo umada Allah ha is ku diriin Ayaan qisadaan 1 day baa loo ga horee yey. Lkn maxaa dhibaa aa ku jiroo qisaska haday isku mid yahiin, Specially Qisaska Carabtaa!!! ?
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 9 месяцев назад
Rufyansanaa tan naa umada ha isku dirin bisinkeee
@Maryamidle-ld5uv
@Maryamidle-ld5uv 9 месяцев назад
Abaay labadinaba waan idin daawada ayadaa kaaga horeyday
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 9 месяцев назад
Qisooyinka carabta abayo lama kala laha qofkii carabi yaqaana qisadii cajabisa buu soo turjumanayaa ee adiga kuuma xirna
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 9 месяцев назад
Dadku wey isku qisa Egan karaan blse ina hal qof waxow so galiyaba la radiya qalad ah ayan ma gari garaan tageer ma ha tagerin sstr😂
@user-mu1rb1kj2q
@user-mu1rb1kj2q Месяц назад
Ayaaney dadkan iska day dadaa shaqa utahee wana dad caqli caruured ah ❤❤❤
@user-wz1dh2eg5b
@user-wz1dh2eg5b 9 месяцев назад
Ayaan abayo gabadha sowda qaalib marmarka qaar aa isku qiso soo deysaan adigana kaa ma sooqaadato ee luqada carabiga ey tagaanaa channel aaka soo qaadataan mindhaa ❤❤❤❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe Месяц назад
Allhu akbar ❤❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe Месяц назад
Allhu akbar❤❤
@qamarmohamed1652
@qamarmohamed1652 9 месяцев назад
Abayo iga raali noqo hadii eytahay gabar qisadan ankadawaday hadii eytahay mida ad olajeedo gabadhaas weyba kaahoreysay isku waqti hataa matihiin adiga waxaa kasoo waregtay 9) SACADOD) Gabadhas ansoo dawadayna waxaa kasoo waregay xiliga eysoo galisay HAL MAALIN) hadii ey gabadha an utuhmayo eytahay waad ka gardarantahay lkn hadii uu qofkale yahay masheegin hadal qaldan hadii a ku dhahay iga raali noqo abaayo lkn runta ayan kahadley walasheey macan
@hewarable5547
@hewarable5547 9 месяцев назад
Abayo wanku fahmay anika ee waxba akasoQadhin dhadkan noo kaleh Hasadka badhan walahi xabibti
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 9 месяцев назад
Ayaaney waa ku salaamay anaga waa jecelneh qisoyinkaaga meel kalaba mu ku arkinee adaan ku sugnaaye nagu so waal yaaqeey😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@fardowsocadiqaadirfarah3932
@fardowsocadiqaadirfarah3932 9 месяцев назад
Adi xataa marar kaqaar waa lakaa soo hor maraa ayadoo soo dhigtay aa kasoo daba dhiktaa
@khuluudajannaat2513
@khuluudajannaat2513 9 месяцев назад
Oo abyo taas maxaa kaa galayba intaas ayay jecelhiyin inad so qadatidba abyo adiga sida quruxda bdn uso sheko tabisid cid kugu gaari karta malahn waa sax worshahoda waa eber fikirkoda xun abyo guulayso adaan ku wadanaa gar ii gar daro ina gobdoony guul mcnto❤❤
@XamdaHsn
@XamdaHsn Месяц назад
Qli hore usoco wll
@aliyare1692
@aliyare1692 2 месяца назад
Wlhi ayaney qof kale maba dawado ilen adgaa angoo yar ila hada kudawada wlhi dadka kale wax nagama galin❤
@farhiya5072
@farhiya5072 9 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 9 месяцев назад
Ilaahay haydin xiftiyo dhamaantiinba waan idin wada daawanaa namana kala xigtaan dhamaantiin walaaladayo soomaaliyeed ayaa tihiin rag iyo dumarba Somali RU-vidrs Hada qisadan shalaybaan ka daawaday gabadha sawda la yidhaah Hadana waan daawanaya Alxamdulillah ❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 9 месяцев назад
Guleso inbadan guleso
@luqmaan753
@luqmaan753 9 месяцев назад
Ayaaan anaaa ugu horreeya saakay alx
@xaawoluulxaawoluul4247
@xaawoluulxaawoluul4247 9 месяцев назад
Wsc Abayo qali aniga adiga shekdad lee igu socneso wan jecelhy shekdada❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 9 месяцев назад
Ayann gabdonn ❤
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 9 месяцев назад
Qiso aan ayaan gobtoon eh maba daawan karo wlhi ❤❤
@rahmadagan457
@rahmadagan457 9 месяцев назад
Ayaan qalbi dhisa tahy anu wlhi adiga DADWAYNA IYO HODAN ONLINE IYO HIGZI NO1 BASABA ANU WAX KADAWADA ADBANA KAGASI TAGERA WAYO MARKSTA ONLINE KO TAHY WANA Wnisa ilaahy haku daysto anu saxiibaday ba ika Barty wlhi wan umahad cesha marksta❤❤❤❤❤❤ 1year ku xiranhy❤❤❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 9 месяцев назад
Wcs xbbti horey usoco wlhi wan arkay naago waliba adiga ku kuubiyeynaayo oo qisadii aad mar hore nooga shekaysay ayagoo hada kashekaynaayo wlhi ayaaney kugulama soo dhiiran karo in aan xitaa kusoo xasuusiyo xbbti madaxaa inoo saran tahay❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
Shukran xayaati😘😘
@Aragsan5576
@Aragsan5576 5 месяцев назад
Marka tahay qof Hora maray hadal hayntu waa sharaf adi dadka madaba socotide iyaga kudaba socda marka haw jojin wlshen mcn❤
@hewarable5547
@hewarable5547 9 месяцев назад
Naya Ayaan gobdoon ❤❤ Qisas shanel Qisoyen cajib ah noken xabibti ❤❤
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 9 месяцев назад
Ina ader mel an adiga ehen qiso kamaba dawado wllhi adiga un igu ka baxdaa mcney Full Respect qaliyyy ayan indho wayn
@fowzmuhumed
@fowzmuhumed 9 месяцев назад
Wcs ayaney anaga kuwadano iska dhaaf wax kale ❤❤
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe 9 месяцев назад
Wnku slaamay wllshy mcn
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 9 месяцев назад
Abayo wad mhsanthy
@hhss-jn9kt
@hhss-jn9kt 9 месяцев назад
Maasha allah ayaaneya matawada sodedejise qisada
@najmiita1
@najmiita1 9 месяцев назад
Ayaney qofna kuma daba dhigan ina ader qofkasta sidad carabiga u taqano ayu u yaqan oo way so turjumanayan ee qisoyinka somalida hadi laso qaato macquul lkn kuwa carbiga lama kala laha ee. Qofkasta qisadi cajabisa haso dhigto adba wan ku arkay qiso qofkaso waramay ayad kaso waranta cidna kuma dhahdo wd so qadaty ee sidas u ogow
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 9 месяцев назад
Ayaney ani kuma jiro dadkaa dadka qisoyiinka way isku ekaan karaan hadalkaga ku haystaa mcney ❤
@nimconalka4344
@nimconalka4344 9 месяцев назад
Isku qiso wala soo qadan kara lkn danka tabinta iyo macaanaynta la is dheeryahay ayaan qisoyinka way sii macaanaysa o dadan bey u yesha wana haybada la is dheeryahay m.a
@falishassan528
@falishassan528 9 месяцев назад
Sax Masha Allah
@HafsaCqadir-xq2df
@HafsaCqadir-xq2df 9 месяцев назад
Xbti haka xanaqin dadka ku so qorayan wyo somalida qarkod we is shabahan qofki kugu dhaho wan so dawday habo u aabayelin❤❤❤❤sharaf ledahay aniga kugu jcl sidan ee horay u soco ❤
@hodanabdi1328
@hodanabdi1328 9 месяцев назад
Ayaan Qurux Abaayo Ani Sheekada markaa adiga Kaa Dhageesto Leeba Igu Soconee Ha u joojin Kuwa Noocaas ah Sharafey ❤
@aaminaaadan7307
@aaminaaadan7307 9 месяцев назад
wll is daji ani meel kalaba iima dhadhantee adiga uun ayaan kugu haysanaa sharafey 😅😅😅
@Ayaan8912
@Ayaan8912 9 месяцев назад
Saxiix abaayo 💯
@Xaawo6405
@Xaawo6405 9 месяцев назад
War ayaaney ha uqawan waxaas nin walbo calafkiisu cunaa. Mida kalena sharciga ilaali mahmaah kale sooqado waana kutaageraa🫡
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci 9 месяцев назад
Qisada iyadaaba kaaga horeyse se wax uwadaa qisa aan fatima muna kadaawday ayaan kadib adi kaa daawaday ini way madaxa ii saaran tihiin labadiina
@ayanmaxamed3951
@ayanmaxamed3951 9 месяцев назад
Asc Ayaan qaliyey xabbti Allah Haku dhowro aduun iyo aaqiraba aamiin xabbti
@IjaaboHusseinALi-vc2gt
@IjaaboHusseinALi-vc2gt 9 месяцев назад
Wallhi mcnto ❤️ aniga horta qisooyin meelkale maba kadaawdo adiga leen ku sugaa runtii
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 9 месяцев назад
Inaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun😢alla nabsigu ma daaho hanuunka cid rabto maleh rabigaa keeno😢😢😢😢
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 9 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@sahraadanali-ne8pb
@sahraadanali-ne8pb 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤masha Allah❤❤❤❤quruxey❤❤❤
@user-lg4qn6dx8p
@user-lg4qn6dx8p 9 месяцев назад
M.a
@ikraamcali4271
@ikraamcali4271 9 месяцев назад
Ayaney abyo adi qisadada qisan eheenba mafiirsado wlhi intaa kubaran kahor dad badan ayaan fiirsa jiray lkn markaa ku bartay waa iska jary qisada qisan eheen sabbtoo ah waqti umahayo tada igu filan iga nabadan
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti 9 месяцев назад
😢😢😢subxana allah Nafsiga adeegeee walhi😊😊😊 alla ayaaaney iimanka naga soo dha caaaye lasoo dhaqso ok 😂😂😂😂😂
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 9 месяцев назад
Mash allah❤❤❤
@asma1017
@asma1017 9 месяцев назад
Asc abaayo aniga aad baan kuugu xiranahey laakin dadka badi wax qora ma ahi, Mansha’allah imaanka iyo dulqaadka allah ku siiyey waan ku farxey. Rabi hakuu siyaadiyo Farxada aduunka walal. Guuleyso insha’allah 🙏
@Nadiirocabdirsaaq
@Nadiirocabdirsaaq Месяц назад
Waa cadi waxas dhib maleh idinkon is ogayn ayad so Qadan kartan qiso Dhacdayna wa lawada MaQla dhiba maleh ayagana wixi ku xiran aya dawanaya adigana asxabtada ayaney hadii laga coppy gareyo wa cadi laga yaba dadkas inaysan luqad kale garanayn marka kor uga bax❤
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 9 месяцев назад
Hhhhhh qisadaan naftideeda aan daawaday
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 9 месяцев назад
HORE USOCO AYAANEEY ❤❤
@layloqurux1895
@layloqurux1895 9 месяцев назад
Sakay dhagaystey 😅 anyway guulayso xbbtii😊
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 9 месяцев назад
Ayaan qurux bdn waba qalad Mel kale aan kaso dawaday inaa soo qorto ayaba qalad aah blse Ani Ayaan qof aan ehen mawa jcli inaaa dawado hadi lagu mashaqulo Ayaan is ka dhaf wixi lagu qore waa hele ciid kama qadi karto teda kale hadal henta waa Sharaf marka thy ruux masula haa u bixin bisadaha ka daba cararayo mcnto waxaa thy boqorad
@munoomar24
@munoomar24 9 месяцев назад
Abayo quruxeey aniga qofan adiga maba jecli inan daawado adiga la aanta wa abaar allh idin xifdiyo adiga iyo reerkaga maalinna ina ku waayo majecli ❤❤❤pp
@ikranadan4259
@ikranadan4259 9 месяцев назад
cilad allaaah uu gabadhaas uyeelay ayuu kunacay isaga ayeey udambeeysay 😭😭😭😭😭
@user-wr7nh1gp3i
@user-wr7nh1gp3i 9 месяцев назад
ina aabo ayaneey wnkusalamay naa ugu horeeyo sthy kwrn cimraan yare walaley ayaney cimraan hada duqwaye wax kayar ayaan rabnaa wuunagabatee😂😂😂 gabar caaliyo ladhoho rabnaa insha allh allkusiiyo awladadana iyo sawjkaagana allh kuubarakeeyo
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 9 месяцев назад
Ayaan sey gabadha uyeceshahay alle ha ku irsaqo ilmaheda afaraad alle hawga dhigo gabadha insha Allah ❤❤
@user-wr7nh1gp3i
@user-wr7nh1gp3i 9 месяцев назад
amiin insha allh
@RaahoR0uun-hz4cf
@RaahoR0uun-hz4cf 9 месяцев назад
Asc ayaan qaliyey xabbti Allah haku dhowro aduun iyo aaqiraba amiin xabbti
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 9 месяцев назад
Walashay ayaan qisoo meel aan adi aheen kama daawado horay usoco abaayo qofkii cadowlaa guuleestee kep going nave give up
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 9 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@ashahassan3869
@ashahassan3869 9 месяцев назад
Asc.abayo.waxas.haku.daaliin hoorey.usoco.inshallh❤❤❤❤❤
@maryamasaciid7774
@maryamasaciid7774 9 месяцев назад
Ani cid aan adiga ahayn maba dhagaysto xbbti ayaaney Ka socov❤
@paradise---Channels
@paradise---Channels 9 месяцев назад
Ilove you
@HindaSacad
@HindaSacad 15 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 9 месяцев назад
Thank you xabiibti
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 9 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@RaahoR0uun-hz4cf
@RaahoR0uun-hz4cf 9 месяцев назад
Qiso aan ayaan Gobtoon aqrinneen maba daawan karo wlhi
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 9 месяцев назад
ayan qurux ❤halkaas 👸aa ino sarantahay keep going
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 9 месяцев назад
Allaah haku dowro Insha Allah mahadsanid ayaaney
@Fadumo9966
@Fadumo9966 9 месяцев назад
Naa ayaan maxaa kaa xanajiyay kkkk is deji igaa dali kuwaa kuku dhex nool kkkk
@NajmaAbdi-uc7zb
@NajmaAbdi-uc7zb 9 месяцев назад
Ayaney kuwa carabta moyee kuwa Somalida Waba isku egyahin mcny Aniga qisa igu dhacday okale Ayaa Hada kahor kasoshekeysay Marka mcny Aniga maba umaleyaa in aad qiso qof kale kashekay aad kashekeyneyso wayo Somalida ayaga dhan baa isku egg xbibty
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 9 месяцев назад
Ayaan wlh blh baan ku dhartaye sida adi shekadada u jeclahay gabdh kale o ytb ley ah uma dawado adi Iyo hamda home bes idin jeclahay
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
❤️😘😘😘
@sahuur3269
@sahuur3269 9 месяцев назад
Xppti ma badno inta aad isku sheko egtihin waxana usabab ah qiso yinka carabta laso fasiranayo
@caashocayuuni
@caashocayuuni 9 месяцев назад
Ayaney abyo yaka xanajiyay Lkn dhib malhan
@munoomar24
@munoomar24 9 месяцев назад
Gabadheda yar oo bilo jirto makee codkaga maqasho wey igu so carartaa see ku dawato abayo qali
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 9 месяцев назад
Asc ayaane abyo macan haku mashqulin dadka adi nafta kaa raadinay horay usoco oo ha eegin qofkaa haray wuu danbeyaa hiigsigu waa kii ku dhafay ❤❤❤ aniga dadka dhan igu kaa bartey adi kali ku dawadaa dadka ilashaqeya iyo familka waxay dhahan waxkale mataqani miyaa❤❤❤❤❤❤
@halista3994
@halista3994 9 месяцев назад
Walahi Manta xanaqa ka muqdo IGA rali naqo hada Malin an hadalkas Ku dhahy aniga wax ma xasuuste lkn alle dartiisan Ku jeclahy wll🥺
@user-bz4yo8hj2x
@user-bz4yo8hj2x 9 месяцев назад
Masha Allah Ayaan Quruxey sheekadada sheeko Aan ka Ahyn iguba socon mayso sppto Ah xitaa sheekada Talent baad ileedahy I like it ❤
@anisaali9363
@anisaali9363 9 месяцев назад
Ayaaney anoo soo dawaday ayaan kana dawada mana ku soo qoro wa dawaday wana ku tageera abayo hore u soco xabibti
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 9 месяцев назад
Xbbti madaxa nosaran thy boqorad baa nothy waxad noso tabisana wan ku qanacsanahay Wllhi ayaney hadan qiso noso dayn hawl guriga kama qaban karo khayr Allah ku siiyo mcnto sad wax noguso tabiso rafad bad ka madha io waqti kaga maxa inaan ka hadalno mahan anago iska jiifna baad sad wax noguso gudbin lahayn o dhafarta Mahadsanid 👸👸❤❤
@user-wr7nh1gp3i
@user-wr7nh1gp3i 9 месяцев назад
ayaney ani waligay kumasoqorin qisadan wn dawaday lkn kuwo badan oon soodhageestay ayaan arkay wna iska aamusay
@sadiaali2298
@sadiaali2298 9 месяцев назад
Insho weyney wx walpo noso daa anaka raali kaaga ah qofkalena codkisa mabo igu baxdo hadaan arko xita qisadada inu kashekeynayo codladanbo kuheystaa alle haku xifdiyee Keep going
@nimconalka4344
@nimconalka4344 9 месяцев назад
Dibmalahan ayaanay lagayaba inad isku meel qisoyinka kasoo qaadatan marka wa cadi lkn danka soo tabinta la isku dheeryahay wana haybad ani meelo badan od qisoyinka isoga egtihin wan arkey lkn adigay igu kaa baxda iyagane marmar wan iska daawada lkn mana kuso sheegi jirin
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
Xbbt walaahi waxaydaan fahmi karin ayaa jira intee injeede kiila jiree aa socota qofkana lama daba dhigto ilaa xadna wlh waan xishooday aamusay
@kamalali79
@kamalali79 9 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 9 месяцев назад
M.a apowe marwalba dadka lasocdo Aaka mid tahay
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u 9 месяцев назад
Mcneey barqoo wangsaan❤
@xasanjey7130
@xasanjey7130 9 месяцев назад
Abayo anaga ku jokno kuwas qashinka kudhar hadhal koda hore usoco cadowgda cakta hostis😊
@sowdamohamed4662
@sowdamohamed4662 8 месяцев назад
Muhiimadu waxa thy qisoyinka gabdhaha adiyoh hodon online codkina le iguzocota
@fartunhassan6299
@fartunhassan6299 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤👍👍👍
@Farhiya-cc5se
@Farhiya-cc5se 9 месяцев назад
Asc walashey Ayan gobdoon mardhow Ayan janalkaga kusoo biray abayo Wana kahelay qisooyinkaga keep going my sister
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 9 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 9 месяцев назад
Abayo ilahey kacbso hadi lagu yira qisadan melan kaso dawady xuman maha cadi iskdhig
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
Xor Baan uahay fikirkayga rabi cidaan ahayna maba kabaqo taas lasoco walshey
@MumtaazMumtaaz-vy6hu
@MumtaazMumtaaz-vy6hu 9 месяцев назад
Macaney iska da dad qaar in ay qof daba galn wa camal Koda gool aa ku rajey xppti wlshey qali
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 9 месяцев назад
Ani Adi Mahee Qof Kale Maba Dhageysan Karo Wayo Adaa ku aminsanhy waqti Dadkle Qiso aan uga dhageysto Maba haayo
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 9 месяцев назад
Ala ayaane qof hada dapa dhigatid saa U dhahday qosolka IGA dhamaysay😂😂😂
@user-po1cp1er5e
@user-po1cp1er5e 9 месяцев назад
Ayaaney qisadan Isla hada sowda qalib kaaso daawadey ninkana abuu cabdalaa ladhahaaa😂❤
@nimconalka4344
@nimconalka4344 9 месяцев назад
Dibmalahan waxa dici karta in labadooduba isku channel inay qisoyinka kaso qaatan anba wan arkey wana iska wada taagera wa gabdhahena labaduba
@CaishoCabdul-rq1tz
@CaishoCabdul-rq1tz 9 месяцев назад
Haa masha allah 2badaba wn tagera shekoyinkan carabta bey kaso xigtn dhibne mahn wa gabdho walala ma ayaga is og awalba qof walba waxbey is kaso barta ti cajabisa bey so qadanayan
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 9 месяцев назад
Hhh wlhi anpa mardhawayd daawanayay😂😂 chanel kasoo qaataan isku mida laga yaapa
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 9 месяцев назад
Wlhi maogid ruux ku aanfacyo owladada Anigaba 2 wiil o isku hooyo nahay labada wiil midka yar asago calosha kujiro ayuu aabahod Somalia ku lumay dip dambe umaso lawan asago walipa lo shegay gabar curadisa aheyd iin aay dhimtay wilna u dhashay marki dambena Alle wxuu qoray iin wilkiii asago calosha kujiro uu ka tagay u waligis arkiin iin uu 9 sana haayey asago Primary dhiganayo ayuu imaday secondary ayuu bogay jamacad sidii ayuu iskiga dhafay hooyadey dariska waxay dihi jireen nin shalay kaa tagay maa ilmahaga iin aay hayan rabtaa waxay dahday asagaa dhalay nimaan ayaga aheyn o haaynayo maleh 9 sana kadip wxuu geeriyoday 2019 intuu nolaa marwalba hooyadey wxuu ka codsan jiray iin uu cafiyo Alle hau naxarista manta wuu naga hoseyaa qabriga alle Haa u nuriyo
@cumarcabdi2181
@cumarcabdi2181 9 месяцев назад
Wlhi abayo sidaa sheekoyinka uga sheekeysid aaba cajiib ah mashaa allah weykugo soconee sida aad u tabineysid wlhi channelo bdn aan damcay ina sheloyinka ka dhegeeso weyba igu socon weyday😅
@nimcoqulub4250
@nimcoqulub4250 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@amiiraali2173
@amiiraali2173 9 месяцев назад
Wax dhiba male mar mar dhif waa dhacdaa inaad isku ekaataan dhibna naguma hayso o labadiinaba waa firsadaa abaayo
Далее
MARWADII SABARKA BADNAYD QISO AAD UCAJIIB AH
24:23
Просмотров 12 тыс.
Документы для озокомления😂
00:24
I Built a EXTREME School Bus!
21:37
Просмотров 6 млн
IQ Level: 10000
00:10
Просмотров 2,9 млн
MAREEXAAN IYO HAWIYE IYO MW XASAN SHIIKH 31 July 2024
24:01
Документы для озокомления😂
00:24