Тёмный

GABAR AAD U QURUX BADAN OO NAAFO NOQOTAY HABEEN MADAXWEYNAHA LA DOORTAY OO CAAWINAAD RABTA 

Maxkamada Dahir Abdullle  (Somali civil court)
Подписаться 3,1 тыс.
Просмотров 3,4 тыс.
50% 1

Maxkamadaoo cawa wareysatay GABAR AAD U QURUX BADAN OO ILMAYNAYSA OO CAAWINAAD RABTA #dahiralasow #somalitiktok #somali #husseinog #dayaxdalnuurshe #qosolka #somaligamer #somalia #falanqeyn #bisle #ridhwanissack
Warning ⚠️ FADLAN HADAAD CALOOL JILICSANTAHAY HA DAAWAN

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@basraahmed2338
@basraahmed2338 18 часов назад
Alaah haku barakeey daahir calosow jasaaka kheyr
@samiraomer2907
@samiraomer2907 18 часов назад
Alla ilaahoow caawi adaa weynoo waxidaa gacantaadaa ilaahow lagu dhargaa ilaahow caawi adoontaa iyo caruurteeda
@warsamemohamud841
@warsamemohamud841 19 часов назад
Daahir gabadhaas waa qofkii mudnaa in la caawino agoona wey heysataa
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 19 часов назад
Subxanallaah qabiil iyo somali maxa kala heysto gabadhan waa qof mudan in lacaawiyo daahirow ajar iyo xasanaad allaaha ku siiyo 🤲🤲🤲
@MaxkamadaDahir55
@MaxkamadaDahir55 19 часов назад
Thanks
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 14 часов назад
Aad iyo aad
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 19 часов назад
😢😢😢😢😢 sory wlh gabadhaan quruxda badan. Qaliib haduu wax taraa ree Abtigey hanti wey heystaan
@warsamemohamud841
@warsamemohamud841 19 часов назад
Daahir ina adeer allaha ku sharfo
@KhaderMiyir-nb4nj
@KhaderMiyir-nb4nj 17 часов назад
Subxaanallaah, soomaaliyey gabadhaa ilaahay dartii u caawiyaa. Walaaleyàal waa qofkii mudnaa wallaahay $1 xiitaa qofkii awooda ee gabadhaa siiya maalin ay adagtahay bay u aayidoonaan😢😢😢😢
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 10 часов назад
Kuwa Dawlada sheeganaya Bal yey wax u Tarayaan Haddii aan qof kan oo kale la cawinayn,Acuudubillahi ,yaa Allah ,ilaahay baa ku Caawinayo oo ummadda kuu sakhiraayo, daahir baa hada imaaday Sabir inshaallah
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 18 часов назад
Walhi wan oyaay Walhi ilin baa idhahayga ka timi
@XasanBiit-f5d
@XasanBiit-f5d 6 часов назад
❤❤❤❤ Dahir Calasoow ❤❤ Allh hakuxafido wll Amiin Amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxkamadaDahir55
@MaxkamadaDahir55 Час назад
Aaaamin
@Mohamed-pi6se
@Mohamed-pi6se 18 часов назад
War waxaan madax maaha ilaahay umada ha ka qabto
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 10 часов назад
Qabiilka ay soomaali u waalatay wakaas
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 18 часов назад
😂😂😂😂 illhyow faraj khayr qaabo u fuur
@hassanyussuf7063
@hassanyussuf7063 8 часов назад
Maxaad ku qososhay marka😢
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 19 часов назад
Calol xumo badana
@MaxkamadaDahir55
@MaxkamadaDahir55 19 часов назад
U so ducee
Далее
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 13 млн