Тёмный

GABAR EEY KU JEES JEESI JIRTAY OO YASI JIRTAY AYAY SABAB UNOQOTAY INUU NINKEEDU JECLAADO MASEER AYAY 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Опубликовано:

 

5 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 Год назад
Anaa uhoreeyo mahadsanid aayo 😘😘😘😘😘😘😘
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Akiid cid kaama soo horayso❤️😘
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 Год назад
@@QisasChannel abyo si walbaan kuu jecelnahey ku garaad yar ha noo qaban galab wanagsan
@faadumosiidcali8262
@faadumosiidcali8262 Год назад
🥰🥰🥰🥰✌
@bxbyhana4514
@bxbyhana4514 Год назад
@@QisasChannelhug or hug for her 😊😮
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Год назад
Cajib waye qisada qof ilma hesto mashqul badanyahay ilahay haku fududeyo
@luuluu.69
@luuluu.69 Год назад
Wcs ayan qurux alle hakula garab galo xppti hosha aad noheyso maclimadena tahy inta nabarty alle haka abalmariyo ❤❤❤❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Shukran axayaati
@omaamir1444
@omaamir1444 Год назад
Qisadan turjumaad iney rabto saaxiibo ciyaal shuqul ku yaal allaha ku xafido owlaada ilmo yar yar howl guri waa leysla arkey ilmah barako loo bahan yahey oo shuqulkeed wadata
@maxamedclaahi1097
@maxamedclaahi1097 Год назад
Quruxey wan ku xiise wlhi Ilaah Haku xafiido mcnto
@ruunshire396
@ruunshire396 Год назад
Ayaaney sidaan u dhararaayey Qisadaan mhdsnd insha allah
@farhiya5072
@farhiya5072 Год назад
Masha Allah Asc Abyo wll mcn masha aallh Ayaan Asc Gobdoon aallh 🥰🥰🥰😭😭😭😭😢😢😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😥😥😥😥😥😥😥💪💪💛💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💕💕💕💕🧡🧡🧡🧡🧡🦁🥰🥰🥰🦁🦁🥰⚘⚘⚘⚘💚💚💚💚💚💚
@ruqiyoismanmaxamad3047
@ruqiyoismanmaxamad3047 Год назад
Haye abaayo adiga lee ku suweyna allah kuso fududeyo wax laduwa masahlane allah sahal allah kaga dhigo
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 Год назад
Shugran xbbti ayaan gobdon alle ha ku xafido adi family kaga ❣️❣️❣️❣️❣️
@nimcoali-sl3rt
@nimcoali-sl3rt Год назад
ماشا الله تبارك الله
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Wcs ayaan Qaali sharafay ❤ ♥
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Soo dee hee qeybta seddexaad waa sugaa iinshaa'allaah
@farxiyogabal7984
@farxiyogabal7984 Год назад
abyo ale hakuu fududeyo waana mahadsanthy
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 Год назад
Mcnto waa mahadsanthy ❤
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Год назад
Ayaan ani qiso kuguma jecli Alle dartii kuu jclhy😻🌹🌹🌹😋 Mahadsanid qli😻🌹
@faadumoabukar5607
@faadumoabukar5607 Год назад
M.a ayaaney thanks
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 Год назад
ayaan gobey ina gobdooney qrxbdn❤️❤️❤️
@guurebisinis4767
@guurebisinis4767 Год назад
M.a ale ha ku xafido abaayo mcnto waan ku jecelahay abaayo
@faadumosiidcali8262
@faadumosiidcali8262 Год назад
Habo Ayaan gobsaneey Wan ku jeclahay
@sabariinfarxaan5490
@sabariinfarxaan5490 Год назад
abyo qera Allah haku siyo inta talali krtid no wata abyo Allah haku fufudeyo
@xalimomacalin5748
@xalimomacalin5748 Год назад
Ayaan walashey ❤
@aminakhadar581
@aminakhadar581 Год назад
mashAllah tabarakaAllah sister
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
Thnks sister ayn
@xafsocabdirisaaq6116
@xafsocabdirisaaq6116 Год назад
Masha Allah wlshayda qaligaa ilahay haku xafido
@ayaanmaxameddaud1749
@ayaanmaxameddaud1749 Год назад
Mhdsnid Ayaan qurux dhan walbo madaxa isaran thy inan ku dawada aad Adan u jclhy Guleyso 🥰❤
@xafsamaxamadsalaad9881
@xafsamaxamadsalaad9881 Год назад
Abaayo mhdsanid
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs my Queen sister ayaan cadeey
@iqrosebriyemaxamediqrosebr6292
Abaa qisada we dher thy bee😢😂❤
@ifraahmahamed4331
@ifraahmahamed4331 Год назад
Ayan mahad sanid qaali
@simanhirey3244
@simanhirey3244 Год назад
Ayaaney Allah haku garab galo waa aan dareemi karaa qof caruur guriga iyo RU-vid ku xariiro tahee hawli kuma yaro keep going
@rakiosais7975
@rakiosais7975 Год назад
Qisada soo daahi lkn meel macaan ha ku goynin
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 11 месяцев назад
Mahadsanid abaayo ❤
@queenfaiso
@queenfaiso Год назад
❤❤
@najaxkhalid5287
@najaxkhalid5287 Год назад
Qali wanku salamay wan ku saray
@maymuunaxmadcllahi3011
@maymuunaxmadcllahi3011 Год назад
Bllis dad waynaha kuxiran ayaan haa loo saaro abaayo laykta subscribe iyo sheertaba ayaan wad mahad santahay quruxey 🥰🥰🥰🥰
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@hoodofaysal5708
@hoodofaysal5708 Год назад
Mahdsanid mcnto 👑
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 Год назад
Mahadsanid ayaaneey insha Allah 100k
@nadiiraabdiqani5149
@nadiiraabdiqani5149 Год назад
Mahadsanid wllshay wakhtigaaga aadno hurtay 😍
@3azuzah
@3azuzah Год назад
Aad aa umahadsantahay habibti, ilaah ilmaha hakuu xafido inshallah.
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Alle ha kuugargaaro ayaan Qaali sharafay ❤ ♥
@jamaalcabdi6714
@jamaalcabdi6714 Год назад
Thanks xbbti ado crur hayo ba hdne wax noso glisa
@caamiraadan5691
@caamiraadan5691 10 месяцев назад
Abaayo adiga sheekoo yin kaaga aad ayaan ugu helay❤🎉😂😢😮😅😊
@bishaaroahmedbisharo9342
@bishaaroahmedbisharo9342 Год назад
Waaw
@farhiahusein2409
@farhiahusein2409 Год назад
Ayaan quruxey qisada so gaagabi Adina video kugu dhera mayo anagane Qisada ciyow hano diamond 😍
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Wlh wanba soogaabshy saan
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ma tihid qof lagu jcldo qiyadA kaliya my sister keep going ❤👍
@KaltuunCabdikariin-ey5qr
@KaltuunCabdikariin-ey5qr 20 дней назад
Ayaan abaayo aad baan kuu rabaa ialasoo xidhiidh fadlan
@faizaaden2987
@faizaaden2987 Год назад
❤️❤️❤️💕ayaneey xubi ala kujecliyaa uuuumac💋
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
❤️😘
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Год назад
Filimka magaciisana isheeg ayaney waan ladhacee
@najmaismacil3194
@najmaismacil3194 Год назад
Xppti ayaney wllhi hadaan awod u lahan lahaa manta ayaan ku gadsin lahaa 100K wanaa nagaa mudan tahaya inta iyo in ka badanba👸❤❤❤Keep going Abayo😘
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Shukran abaayo adoo igaarsiiyay iila mid tahay
@Anzal1
@Anzal1 Год назад
Shukran qaali😘
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Cafwan xayaati😘
@ukhtiimuslimah494
@ukhtiimuslimah494 Год назад
Ayaaney sidan maanta dhan labada chanel midba mar u fiirinaye waan daalay😄
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Sorry zbbt idinka Lee idiin maqnaaa
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 Год назад
Same 😂😭😭
@ukhtiimuslimah494
@ukhtiimuslimah494 Год назад
@@ahlaamey3392 duhurkii ilaaa hada
@deeqodeganluula1533
@deeqodeganluula1533 Год назад
Wcs xbbti wan kusugayaaa aniga goortey noqotaba 💯💯💞💞💞
@habimawliid1246
@habimawliid1246 Год назад
Wllo qli mhd Sanid❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Xbbtii
@mohameddabar8212
@mohameddabar8212 Год назад
Mshllh
@samiirocali3464
@samiirocali3464 Год назад
Habo ayaneey nolaaw
@fatimaniifay4533
@fatimaniifay4533 Год назад
Masha Allah abayo Allah kula garab gallo
@denizertugrul1955
@denizertugrul1955 Год назад
Ayy qisadaan wa turki wxna laga sameyay musalsal la dhaho kaderimin yazildiği gün ama maalintii qadartayda la qoray
@nimosuleiman
@nimosuleiman Год назад
Toob
@KaltuunCabdikariin-ey5qr
@KaltuunCabdikariin-ey5qr 20 дней назад
@fahiimaapdirizak3552
@fahiimaapdirizak3552 Год назад
Thnkz xbbti
@user-gs5kl1lp9s
@user-gs5kl1lp9s Год назад
Mahasanid abayo waan kusugaya waan kujeclnhy xbbti😊😊🤣🤣
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Год назад
Ayaaneey wll wan ogey inaad iska mashquul santey mark wll malindhaaf way igu adgteyy wlhy😁😀qisada si aada ay iigu gusotaa😄 please hadey macquultey daqiiqada soodheeree waayee
@xaawaali7198
@xaawaali7198 Год назад
❤❤❤❤
@farhasaid5284
@farhasaid5284 10 месяцев назад
😊
@umaymoabdi9167
@umaymoabdi9167 Год назад
Bayo ilaah dartiis ayaan ku jeclahay thanks❤️❤️
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Alaha kujeclaado xbbt❤️😘😘shukran
@denizertugrul1955
@denizertugrul1955 Год назад
Rafiif--elif Ömer__kahraman Diima ____defna
@malyuunxasan2054
@malyuunxasan2054 Год назад
Wcs idhowey neh wan ku sugaye iwad hee
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Wcs
@anfacmaxamadkhaliif3695
@anfacmaxamadkhaliif3695 Год назад
Mashallh xabiibti ❤ aad bad umahdsntahy, ilaahy kuxafido horey usoco hormur wacn kuu rajeeynaa
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
❤️😘
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Год назад
Ayaaneey markii sunta lasìinayey macabtey🤔?
@nimcoaden5483
@nimcoaden5483 Год назад
Abaayo sorry wan kujeclahay runtii😭💔
@sadiaabdullahi2654
@sadiaabdullahi2654 Год назад
Qisadaan waafillinaa umaleynaa ayaaney?
@halimaabdullahabdullah
@halimaabdullahabdullah Год назад
Asc
@halimaabdullahabdullah
@halimaabdullahabdullah Год назад
Wa qof cusub
@sihaammmm2078
@sihaammmm2078 Год назад
Waxad nosogalisa fili ka fadile
@ayaanmaxamed6927
@ayaanmaxamed6927 Год назад
samirka la sheegoba qoftan le ka barty
@haala552
@haala552 Год назад
Fustaan fargeliska lama dhaho miyaa
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Год назад
Ax ax wa qiso xanuun badan . Cilku badana
@2pac_somaali957
@2pac_somaali957 Год назад
𝗵𝗮𝗮 𝘄𝗹𝗹𝗵𝗶 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗼
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
❤💚💘💘💘💚❤💚❤💓💓💓❤💚💘💘💘💚❤❤❤💚💘💘💚❤❤💓💓👍👍👍👍💓❤❤❤💓👍
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Год назад
Xisadan wey ficn tahay lkn Qiso somaliya kajeclhy soo gaban gabey cadey
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Qisa somaali chanalkayga wayn kabuuxdaa aadmi lama qancin karo yaab
@asmaahmed1421
@asmaahmed1421 Год назад
Fustaan anaguna toob ban nidhaahna
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 Год назад
Ayantena
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
❤️😘
@2pac_somaali957
@2pac_somaali957 Год назад
𝗺𝗮𝗮𝗵𝗮
@nasramohomed4108
@nasramohomed4108 Год назад
Abayo 10k iska daaya in ka bdn ayaad gaadhi doonta I.a
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Shukran xbbt alpii waan gaaraynaa intaa ila jirtan
@mariamohaz8793
@mariamohaz8793 Год назад
Ayaaneey hapipi musalsal nooga shekaynaysa walhi qosalka iga dhamaday qisada inta dhagaysanayay wali qaybta marka dhahaysay bustee kudawoole asigo fadhiga jiifo alla intan maxa musalsal ku arkay turki miya mise hindi an RU-vid kaaraadinee 😆 😂 😆
Далее