Тёмный

Gabar Kasameeysa Miisas Iyo Kuraas Caagaga Caafiga Ee La-isticmaalay 

Dalsoor
Подписаться 157 тыс.
Просмотров 101 тыс.
50% 1

Gabar Kasameeysa Miisas Iyo Kuraas Caagaga Caafiga Ee La-isticmaalay

Опубликовано:

 

1 окт 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 446   
@heenadesigncooking781
@heenadesigncooking781 5 лет назад
Asc dhamaan wllahaye aad ayaad umahadsantih waa aniga fardowsa ali Ibrahim qofki rabo waxa uu igala soo xirir kara 0615622618
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 5 лет назад
Wcs wlal gabadha hal-Abuurada ma adigaaa walaal
@anisa.......6592
@anisa.......6592 5 лет назад
Heena design & Cooking hoaray usoco wll
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 5 лет назад
Heena design & Cooking hanbalyo wl
@heenadesigncooking781
@heenadesigncooking781 5 лет назад
@@abdikadirali2492 haa wll
@ibrahimwarsame3488
@ibrahimwarsame3488 5 лет назад
Maasha allah, Waxaa isoo jiidatay hal abuurnimadaada wll. Hore usoco.
@mowliidgureey969
@mowliidgureey969 5 лет назад
asturnanta wax kasto loqadan allow kuxafid abayo macaan good job
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 лет назад
Alle cududa iyo caqligaba hakubarakeyo wll wll macaney❤🔥
@idilahmed5826
@idilahmed5826 5 лет назад
Aamiiin ya Rabbi
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 лет назад
Waa qalad wayn in gabadha waxsosarkeda aad xayaysintan korsaartan. Waa iyada Kataga oo keena iibsada. Somali iyadaa lugta is’haysa
@monicashru9517
@monicashru9517 5 лет назад
Masha Allah waxa garad baaa tahay meel dher Bad kafirisay
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 лет назад
Zaunu Bashir thanks walalo
@abdimahamed5647
@abdimahamed5647 5 лет назад
Anaa kuwasee way saxan yihiin hana cebayn caag 2 malin ayuu kuxumanayaa
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 лет назад
Abdi Mahamed qaniis aan aqoon lahayn ayaa tahay? Jaahil gaal maha isaam na mahan. Qaniis yada ayaa barhayaan Somalida kubatay subxanalaah
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 5 лет назад
gabartaan aniga cml waye farsamo yaqaan hadii aan is heli lahayn reer somalia oo dhan wax qaali waka nasan lahaayen wlhi qofki yaqaano ha ii metion gareyo thnks😍😘
@asadking2279
@asadking2279 5 лет назад
Abaayo alaha maskaxda idiin daayo
@laacibtagay1232
@laacibtagay1232 5 лет назад
Lanbarkeeda ma kusiiya wll
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 5 лет назад
isii
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 5 лет назад
youtube channelkayga ha igala.so xariirto
@laacibtagay1232
@laacibtagay1232 5 лет назад
0615622618
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 5 лет назад
Masha allah waaa gabar soomaliyeed eee shaqeysanysa
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 лет назад
Wallaahi I'm so happy for her !! Plastic aduunka meel lageeyo ayaa la la'ayahay.MashaAllah hadii qaabkale aan iskaga maareynay.Amazing idea!
@SomGaming77
@SomGaming77 5 лет назад
INTA LACAGTA DADKU BARKANAYAAN DADKAAS MAY KU MAALGALIYAAN
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 лет назад
Meeshu waa Muqdisha, ma lacag beey heystaan?
@SomGaming77
@SomGaming77 5 лет назад
@@dhuuxo5547 haa wll way hayaan waliba qurbaha ku haystaan
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 лет назад
@@SomGaming77. Haa. ALLE ha u soo jeediyo inantu waa fariid xijaaban misna maskixiyan caafimaad qabta.
@SomGaming77
@SomGaming77 5 лет назад
@@dhuuxo5547 sanado ka dib horumaar ayey gaadhi doontaa isha alaaah
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 лет назад
@@SomGaming77. Aad iyo aad ayaan ugu rajeyn taa wll.
@jeeswaano1666
@jeeswaano1666 5 лет назад
MAASHAA ALLAH WAAN KUGU FARXAY FARSAMADAADA HORUMAR WANAAGSAN ALLAHA KU GAARSIIYO GABDHAHEENA SOMAALIYEED WAA GABDHO AAN LA QUURI KARIN. EE WALAALA YAAL KU DAYSADA GABADHAAS WANAAG SAN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️❤️
@mohamedjamaal7848
@mohamedjamaal7848 5 лет назад
Msha allah fikir wanagsan ayaad latimd horey usoco walaashey
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 лет назад
Maasha'Allaah sida wanaagsanee ay inantu u xijaaban tahay ayaa I qancisay. Wllo meelkasta ee aad joogto ILLAAHEEY haku xafido.
@captianbr2117
@captianbr2117 5 лет назад
Gabadhaan hala tageero alaabtana halaga iibsado waa gabar maskax furan masha Allah
@abdikafidanjir6739
@abdikafidanjir6739 5 лет назад
Mnsha allah waa qof dhalinyaro ah oo hal abuur leh waana jeclahay dadkaa horay u soco walaal qaali.
@mohamedjubba3451
@mohamedjubba3451 5 лет назад
MashaaAllah wan ku faraxsanahay hal abuurkaaga qiimaha leh, waana kuugu dhiirigalinayaa 💯 100. Rabbi haku barakeeyo.
@hassanmaare9349
@hassanmaare9349 5 лет назад
wl aad baan u taageerayaa gabadhaa fikirka cusub kusoo kordhisay dalka.... Balse maaaha inaad xayeysiis ka kale soo dhex gelisaan waayo taasina waxay hoos dhigaysaa gabadha
@geelleguure8808
@geelleguure8808 5 лет назад
Gabadh sharaf badan oo caqli badan oo Soomaali oo dhan ku faani karto Hal abuurkeeda. Maasha Allah,. Allaha badbaadiyo oo ha u saa’idiyo farsamadeeda iyo caqligeeda. Aamiin.
@bysiyaasi55siyaasi66
@bysiyaasi55siyaasi66 5 лет назад
Masha allaah wlh gabadha farsamadeeda waan ka hilay alla ilaahow uziyaadi hami ayey leedahay ilaahow uyeel
@maxbuubfilmszone7850
@maxbuubfilmszone7850 5 лет назад
Waxaa aad u wanaag sanayd | GABADHAN in dowlada loogu sheego - isla marahaan taana Ay u dhisto warshad ama Shirka ay u samayso..! HUBAAL Runtii aad baan u ala dhacay. ما شاء الله
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 лет назад
Bari ayaa nalaga qarxin ama mooryan ayaa xabad kudhufan. Dadkiii wax qabsan lahaa jahiil ayaa ciribtiray. Dalka Africa uguqani san marka dhinacaa potentialka lafiriyo ayaa faqri ah manta. Somaliyeey dowladiina dhista oo amaankina 100% mid laisku halayn karo kadhigta.
@hawasanneyne8015
@hawasanneyne8015 5 лет назад
Kkkkkkkkkk ur funny walhi waad iga qoslesy
@abdullahim.k5160
@abdullahim.k5160 5 лет назад
Mar walb wanaag ayaa la sadaaliyaa, iska dhaaf xumaanta iyo niyad jabka
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 лет назад
sax abayo
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 5 лет назад
Masha’Allah walashay waa ku farxahay fariidnimadada Ilahay hor mar iyo maal qeyr qaba haa kaa siiyo dadaalkada
@aqoonraadis135
@aqoonraadis135 4 года назад
Gabadh sidaan u Asturan Hadana wax soo saar caqli leh Aduunka way ku yartahay masha Allah
@fatxieapdihakin210
@fatxieapdihakin210 5 лет назад
Masha Allah hormar wacan abaayo Allaha rajadada kuurumeeyo hore usoco shaqo wanagsan ayad samesatay Allaha kula garab galo
@hooyoqaali6923
@hooyoqaali6923 5 лет назад
Masha allaah abyo hormar wnagsan kuu rajaynaa insha allaah
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 5 лет назад
Asc nabigu waa uduceeyay dadka shaqaysto qaasatan dadka shaqo abuurka sameeyo waxaana uu aad u amaanay dadka iskood ushaqaysto ee aan cidna ushaqaynin Sida gabadhaan ookale ilaahey haubarakeeyo Mansha Allah hambalyo walaale horay usiiwad.
@amiinmahad
@amiinmahad 5 лет назад
Illah amarki dalsoor wan jeclaa wana ku xerna lkn waxan u nacay abuukar cawale iyo laki xaaji qeyladoda
@abdirisaknur137
@abdirisaknur137 5 лет назад
Masha Allah Allah ku xafidiyo walashey mcn. Wallahi waa shaqo wax soo saar ah warshad in ey soo saaartay ayaaan umaleeyay markii bajaajta la saaraayay. Allah kuu barakeeeeyo shaqada aaad ku jirtid insha Allah hormar baaxad leh ayaaan kuu rakeeenayaaaa.
@leylawadani4761
@leylawadani4761 5 лет назад
Masha allah abaayo waankugu siii dhiira galinaa inaad badiso dadaal kaaga waxaad gaareysa heer aad yeelato shirkad sooo saarta furniture waxaad noqonee gabar lagu daydo tusalana u ah gabar walpa oo jecel inay heer gaarto
@sacdiyomohamed602
@sacdiyomohamed602 5 лет назад
Pp0⁰
@xulufeyshow
@xulufeyshow 5 лет назад
Masha Allah
@shahinsimba4178
@shahinsimba4178 5 лет назад
Masha Allah dowlada iyo mushtamaca Somaliyeed waxan ugu baqayaa inay dhiri geliyaan dadka nocan O kale ah oo wax aburka leh. waxaan ku rajenayaa inaad hor mar ka gari dontid Keep it up never Give up
@amatallaahbintuhassan7210
@amatallaahbintuhassan7210 5 лет назад
MaaaasAllh aaad ayan ugu helay miisaskaas ey walasheen nosameese. Hori usoco hbti aad bey uqurux badabyihiiiin👌🏻👌🏻👌🏻✅✅✅👍🏻👍🏻❤️❤️❤️
@kabtanbasso2585
@kabtanbasso2585 5 лет назад
Masha Allah Guuleyso walaashey, waxaa tahay qof bulshada kusoo kordhiyay hal-abuur wanaagsan
@qadiroali5055
@qadiroali5055 5 лет назад
Manchallah wa walaashay fardowso cali maxamuud fariid ayay ahay waligeed jecel inay wax qabsato oo ay shacbka uu shaqayso daris aynu ahayn walaalo ah hoore uu sooco wllshy
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 лет назад
Inanta alaabta ka iibsada oo u iibiya dee. Waan farxaa markan arko qof Soomaali ah misna wax soo saara.
@suubansuuban9262
@suubansuuban9262 5 лет назад
Mnsha allh wlhi waa fkir slim ah hmi qurxan abyo Mcn waxn kurJeynya Inaad meel ka fiicn gaarto waxana kugula tlin inaadan ka caajisin waayo waa figrad mskaxdada ka soo maxaty hor Mar wacaan Alle ha Kula grab gloo 👍👍👍
@rashidgeelle8580
@rashidgeelle8580 5 лет назад
Masha allah masha Allah Allah ha u barakeeyo walasheen
@agahlyrics4935
@agahlyrics4935 5 лет назад
Masha allah
@faizalbache1854
@faizalbache1854 5 лет назад
Mansha Allah Inan soomaliyeed Uu Asturan Uu Waliba Xirfad Leh Alle Hakula Garab galo Wallo
@hamdialimohamed8487
@hamdialimohamed8487 5 лет назад
Maash allah guul ayan kuu rajeynayaa
@theBinaryBeats
@theBinaryBeats 5 лет назад
Masha Allah abaayo horay usoco gabar karti leh aya tahay
@Sama-Sheeg
@Sama-Sheeg 5 лет назад
mashaa allah waa gabar maskaxdeeda fcn allen hakuu ziyaadiya abaayo waan ku faraxsanahay gabar soomaliyed in fikirad la imaan karto alle kula garab galao
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 лет назад
Masha Allah walaale horey usoco
@siradm
@siradm 5 лет назад
Maasha allaah gabar qurux badan xijjaabku waa qurux iyo sharaf allaa mahadle
@aisha665
@aisha665 5 лет назад
mashaa allah,Allaha kuu barakeeyo gacantaada.
@faatmacadey1496
@faatmacadey1496 5 лет назад
Masha Allah wlhi wan ku farxay abaayo allah ku barakeyo
@mariza4806
@mariza4806 5 лет назад
masha.alah abyo guul wacan iyo hormar ayaan kuu rajena qaali ha nayad jabin wax walba wee letahiin mucarad marka horay u soco
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 5 лет назад
Maashaalàh illaahay farsamadaada ha kuu barakeeyo
@aminablock5034
@aminablock5034 5 лет назад
masha allh illh haku farakeyo kacantada apyo 👍👍👌👌
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 5 лет назад
Good creativity. God bless your mind and business
@qaaliqurux6969
@qaaliqurux6969 5 лет назад
Masha allah allah ku barakeeyo xoogaada iyo aqligaada amin
@mohamedmohamed-ze3lg
@mohamedmohamed-ze3lg 5 лет назад
Masha Allah, hor u soco walashay👍🏿
@fatmamohamud9163
@fatmamohamud9163 5 лет назад
Masha allah maskaxda alha kuu barakeeyo wllo qali❤
@queenyismail5158
@queenyismail5158 5 лет назад
Masha allah 😗shaqadu wa sharaf hore usoco walashay😗😗
@fardowseabdimohamed5835
@fardowseabdimohamed5835 3 года назад
Masha allh gacantaada allha kuu barakeeyo abaayo gabadhaan iyo inta lamidka ah oo hal abuurka leh waa in aan dhiiri galinaa si aysan ucaajisin soomaaliyeey
@dananmedia2867
@dananmedia2867 5 лет назад
MaSha AllaH Dadka Kala duwannah Horray U soco
@nashou22
@nashou22 5 лет назад
Ma sha Allah walaashay. Allah hakuu barakeeyo
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 5 лет назад
Maasha Allah tabaraka raxmaan hore u soco huno
@mohammedaamin9857
@mohammedaamin9857 5 лет назад
Mansha Allah hanbalyo abayo Allah ku gaadhsiiyo hamigaga iyo umada Muslim dhan hamiga leh aamin aamin aamin
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 лет назад
Masha allah raxmankey haku xafido hormar wcn wlshy qaali bdn ♥
@Honjannogale123
@Honjannogale123 5 лет назад
masha allah ilah hakubarakeeyo shaqdaada cimri dheerna haku siiyo
@BukaanDeeq
@BukaanDeeq 5 лет назад
masha allah alaah ku gaarsiiyo meel ka sii wanaagsan halkaan noqo mid guuleysata
@nuuramohamed8675
@nuuramohamed8675 5 лет назад
msha allh mshaa aallh wlsheena illh aqoontaada hakuusiyaado in sha allh cadowgana illh hakaa qbto amiin amiin
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 5 лет назад
Mansha allah hormar wcan apayo Gbr kudayasho mudan wlhi asturnantada ideqe xifdilah
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 5 лет назад
Dadka ayada caml ah ayay somali u bahatahay mashallah.
@umuahmad5861
@umuahmad5861 5 лет назад
Masha allah barakallah xabiibti Allaha kuu barakeeyo
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 лет назад
Mashalalaa walaashay
@fardowsamohamed7731
@fardowsamohamed7731 5 лет назад
Ma sha Allah TabarakaAllah
@yusufanderson2730
@yusufanderson2730 5 лет назад
Masha allah nice hal abuur
@mahadmohamud5893
@mahadmohamud5893 5 лет назад
Masha allah waa gabar fiican👏🏾🙏🏾🔥👌🏾
@cabdiqafarakram416
@cabdiqafarakram416 5 лет назад
Mnchalah go forward horey u soco
@zamzamdhool2268
@zamzamdhool2268 5 лет назад
MashaAllah abayo Wallahi you are so talented congratulations
@madkayare2841
@madkayare2841 5 лет назад
Fardowso horay u soco aad ayaan ugu farah sanahay
@c.kariimcumar9659
@c.kariimcumar9659 5 лет назад
Masha Allah shaqada waxa ugu fiican taad bilawdo you made means
@asadking2279
@asadking2279 5 лет назад
Ilaahow iixafid dadkayga soomaliyeed waan jeclahay runtii xataa cadaw haday yihiin
@hassanadde8169
@hassanadde8169 5 лет назад
🤔 hadee cadaw yihiin maxaad ka wadaa ?????
@ahmedcademaahanhesahan8391
@ahmedcademaahanhesahan8391 5 лет назад
Maanshaa allah allaw kuu barakee huno qaali
@abdalahusein8639
@abdalahusein8639 5 лет назад
Macha allaaah horey uso hunno waxatahey qof lagu farxo runtii
@abdirahman8422
@abdirahman8422 5 лет назад
masha Allah horay usoco wllo
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 5 лет назад
Hore u soco wll guuul wl
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 5 лет назад
Maasha Allah gacantaada iyo maskaxdaada Allaha kuu barakeeyo abaayo
@lilmninkaligitashtay7676
@lilmninkaligitashtay7676 5 лет назад
Wlhi gabar wax garad ah ay thy horay usoco waxan iyo kuwa ka fcn ayan ka rajeyna masha alah
@Habsiye
@Habsiye 5 лет назад
ManshAllah 💕
@deeqoladan407
@deeqoladan407 5 лет назад
Masha allaah runti gabar karti leh noolwow walalasheena Allaah haku barakeyo
@hahahahahmamama6890
@hahahahahmamama6890 5 лет назад
Msha allh hamplyo abaaayo hora usoco
@inamohamoud5058
@inamohamoud5058 5 лет назад
Masha allh abayo hore u soco
@abdifatahmuhumed7102
@abdifatahmuhumed7102 5 лет назад
Masha allah hore u soco
@aaminohassan4273
@aaminohassan4273 5 лет назад
Masha Allah gabadha ku deeysho mudan shugran dalsoor.
@cazmi_bella1835
@cazmi_bella1835 5 лет назад
Masha alh allow ka ilaali cadawga hormar wcn abyo
@soudanasir729
@soudanasir729 5 лет назад
Horusoco abaayo waad gaadhi rajadadee guul wacan
@halimamohamed2987
@halimamohamed2987 5 лет назад
Mansha allah ilaahay haku taakuleyo macaan insha allah amiin
@lailaabdilahi2673
@lailaabdilahi2673 5 лет назад
Masha'alla wllo hore u soco alle haku la garab galo.
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 5 лет назад
masha Allah ilahay hakuubarakeyo gacantada
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 5 лет назад
Somalithan videokasta music kudaxwathan subxanak.
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 5 лет назад
Maashaa allaaaa xijaabkeedaaba iqanciyay alle hakubarakeeyo wllo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 лет назад
Masha allah, allah caqliga fiican iyo businesska aad sameyseyba hakuu barakeeyo. laakiin walaal soomalidu waa wada copy cut ee ha u wada bandhigin farsamadaada oo dhan waayo fikrada intey kaa xadaan bey duuqa kaa saari.
@crazyaboboz8687
@crazyaboboz8687 5 лет назад
Akhyaartan miisaska xayesiinaya an layabanahey. Walle gabartii ayan miis uraadsanaa 😁
@balariaraktidada9877
@balariaraktidada9877 5 лет назад
good job abayo hore u soco 👏
@shukridirshe9567
@shukridirshe9567 5 лет назад
Asc mashallaah aad & aad baan uga helay walashay fardowso so dhawoow horu mara wacan
@MISKIJAMA-86
@MISKIJAMA-86 5 лет назад
soomaaliya wallaahi waa dhulkii Rajada qaas ahaan muqdisho waxaa ku nool dad aan niyad jabin siwalboo loo xasuuqo Illaahay hakugu guuleeyo Dadaalkaaga Adiga iyo inta kula midka ahba.
@qalanjocadey7435
@qalanjocadey7435 5 лет назад
Mansha allah fardowsa ali ibrahiim abayo aad ayan oga helay farsamada
@bisharhassan6883
@bisharhassan6883 5 лет назад
Masha allah allah kuu barakeeyo gacantada insha allah hamiga aad ka leedahayna allaha kugu guuleeyo
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 5 лет назад
Maasha Allah gabdhan fikirka ee la timid wxaa sii dheer In ee xijaaban thy xitaa gacmha maasha Allah Allah ha xafido dad cadow aya jiran xijaabkas baan Ku jclaaday wlshy ama hoyo adoo xijaaban wax waad samyn krtaa ee ha tuurin xijaabka plz Allah baa kugu jclaanyo hdaa xijbka durtne dad ka baa kugu jclanyo yaa ka fcn Allah in uu ku jclado wlhi wax ka fcn in ee jirim
@sportschannel6987
@sportschannel6987 5 лет назад
Mnshalllh illhow kuu fududee
Далее
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 178 тыс.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
Koofiyad Baraawe - Made in Somalia
2:54
Просмотров 52 тыс.
Maanso: Dood Qaran - Naciima Abwaan Qorane
5:13
Просмотров 200 тыс.
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 178 тыс.