Тёмный

GABAR SI AQLIYAYSAN UGA AARGOOSATAY NINKII MUSTAQBALKEEDA BAABA, SHAY EE MAALINTII AROOSKA KUYIRI 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

#qisas #channel #

Опубликовано:

 

15 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 159   
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 9 месяцев назад
Jah 😂😂😂😂 Saan ugu farxay
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 9 месяцев назад
Masha alah gabar Nol bey aheyd mudankisa ayay marsisay
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 9 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@umunadiaahmedali7461
@umunadiaahmedali7461 9 месяцев назад
Iga dheh hbryr fcn msha Allah
@RaahoR0uun-hz4cf
@RaahoR0uun-hz4cf 9 месяцев назад
Waa kusugtay wlhi ayaan qaliyey
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 месяцев назад
ayan salama Caleykum maasha Allah illah haku xafido aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
Wcs xbbt
@jamilojimcale2543
@jamilojimcale2543 9 месяцев назад
Abyo جزاك الله خير waa dharar sanaa wllhi intaa ka so dhigeesid ❤😊
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 9 месяцев назад
Ayaan qurux bdn Allah ku xafiido
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 9 месяцев назад
Wow nasiinada adaa iiga horeesid kawaran hee intaa dukaaye bas ee tiile
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 9 месяцев назад
اللهم❤صل❤وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@MunoXuseen
@MunoXuseen 9 месяцев назад
Wcs abyo ayanah seithy❤❤❤
@RaahoR0uun-hz4cf
@RaahoR0uun-hz4cf 9 месяцев назад
Asc ayaan qaliyey sidaan kusugayay waad iskentay masha Allah xabbti Allah haku dhowro aduun iyo aaqiraba amiin xabbti
@kamalali79
@kamalali79 9 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 9 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@Xaawo6405
@Xaawo6405 9 месяцев назад
Walahi wee ku sugte macsokor😘
@Najminaa
@Najminaa 9 месяцев назад
Wcsww 🥰 Mahadsanid 👍🎉🎉Ayan quruxey 🌹
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 9 месяцев назад
Weey argoosaty Mashaa Allah mahadsanid ayaaney
@fowzmuhumed
@fowzmuhumed 9 месяцев назад
Wcs qurux dumarey
@kamalali79
@kamalali79 9 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمي
@user-xv4xg6ty4h
@user-xv4xg6ty4h 5 месяцев назад
😢😢😢😢😮😮😮😊😊😊❤❤❤😂
@user-gi7qm8gm8h
@user-gi7qm8gm8h 9 месяцев назад
Wamunaay naag nool waye gabadhaas ofaarx walaga arsa❤❤
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 9 месяцев назад
Wlhi maxaay ku sugtay naag nol iga deh masha Allah ninaan arsan calosha hooyadii ayuu kujiraa ani aahan waa yeeli lahaa sidaas o kle 6 years ma waqti yaraa iyo halahaas o lacag ah uu walidkey ka qasariye nasipka ayaa saaciday si aay ugu aar goosata ninkaas
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 9 месяцев назад
Alaylehe wa kusugty🎉
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 9 месяцев назад
❤❤❤❤ haa waa amaalkis
@zeinabahmedabdirahman3246
@zeinabahmedabdirahman3246 9 месяцев назад
Gabdha nool iga dheh sifiican ayay yeshay
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 9 месяцев назад
Bagah aleylehe wlle nagtas waa farid👏👏👏 inadr hda qoralkayga aragto kal iyo laab ku salamay
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 9 месяцев назад
Haa waamudanyahay
@aishajama5525
@aishajama5525 9 месяцев назад
Maasha Allah mac bay ku ahayd wanaagii loo suubinayey buu kibir ka qaaday 😅
@Asia1htt
@Asia1htt 9 месяцев назад
First maanta
@hhss-jn9kt
@hhss-jn9kt 9 месяцев назад
Maasha allah gabadha fiicana❤
@farhiya5072
@farhiya5072 9 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 9 месяцев назад
Nag adag wye wllhi
@XaawoShekh
@XaawoShekh 9 месяцев назад
Wumudna weey aarsate
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 9 месяцев назад
Ayaaney walahi waa qoslaya jamacada dhexdeeda kugu daawanayaa
@Asia1htt
@Asia1htt 9 месяцев назад
Horta gabdhuhu ayaguun baa hoos isku dhigo
@Xaawo6405
@Xaawo6405 9 месяцев назад
Walahi waa macansade😅
@faizonuur5898
@faizonuur5898 9 месяцев назад
Wcs abayo mcn❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 9 месяцев назад
Wcs ayaan cadey ❤
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 9 месяцев назад
Ayann gabdonn ❤
@amiirahashi5016
@amiirahashi5016 9 месяцев назад
Sifican uu gashaye ❤❤
@salmaabdirahman9310
@salmaabdirahman9310 9 месяцев назад
Asc abayo maanta aniga ugu horeeya❤
@najmamustapha1813
@najmamustapha1813 9 месяцев назад
Naag kool iga dheh 😂
@AaminoXasan-bu4ms
@AaminoXasan-bu4ms 9 месяцев назад
Mahadsanid
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 9 месяцев назад
Xaqbuu ulahaa walahi
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 9 месяцев назад
Wooow walhi way ku haboned 😅😅😅😅😅😅
@hewarable5547
@hewarable5547 9 месяцев назад
Ayaan nei war badhan aya kuhaya ee halke iskahelna😢😢
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
Fcbook ama instgram ayaan gobdoon igala soo xiriir
@fahmojaamac6697
@fahmojaamac6697 9 месяцев назад
Anoo niyada kugu haya baad soo dhity wll mahdsanid
@Maryama270
@Maryama270 9 месяцев назад
Like Taba adaa isoo xasuusisey😂😂😂
@FatimaIsmael-fh7tt
@FatimaIsmael-fh7tt 9 месяцев назад
Asc xbbti aad Baan sugayay m.a
@falishassan528
@falishassan528 9 месяцев назад
Thank you Mcnto ❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 9 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
Scw
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 9 месяцев назад
Scw scw scw
@sahraadanali-ne8pb
@sahraadanali-ne8pb 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤❤quruxey❤❤❤❤❤❤❤wallhi waa qiso cajiib❤❤❤❤
@user-pr4yx4dq1z
@user-pr4yx4dq1z 8 месяцев назад
Ayaaneyyy ku jecliyaaaa❤😊wa idawesayy
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti 9 месяцев назад
Wsc alla saaan usogaaaaaayena ayaaaney ❤❤❤❤❤❤ mhd sanid Niman aarsa uurka hooyadiii buuku jiraaaa la dhi hi jirey 😊😊
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 9 месяцев назад
19:55 😅😅😅 hye
@ruqiyocabdiguleed-xc4ph
@ruqiyocabdiguleed-xc4ph 9 месяцев назад
Naag nool iga dheh 😂
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 5 месяцев назад
Haa Wllhy way kusugtay
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 9 месяцев назад
Ayaaney naay wan uxiisney inantu sifiican ugashay fariid ayey ahayd
@halista3994
@halista3994 9 месяцев назад
Weyku sugtay walahi lkn waxan ad Iyo ad uga xumaday Sidu abah maskiinka ah ugu jawabey😢gabadhiisu la jecla xoliisa Iyo malkiisa Ku bixiyey lkn muxu abalkiisa ka dhigay😢ya subxanallah🥺
@maryama1487
@maryama1487 8 месяцев назад
Fariid bay ahad
@user-ic9nk7tf7z
@user-ic9nk7tf7z 9 месяцев назад
Wcs abayo ayan❤
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 9 месяцев назад
Abal kiisa warabiye sidan hadi Loga arsan laha lama arkeen qof qalad galo
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 9 месяцев назад
Yes wey ku sugtey mac u tah
@is-ui5di
@is-ui5di 9 месяцев назад
Walaahi markaa dhahdey ha'iidha weeynaaninee ayaan sooxasuustey liketiba
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 9 месяцев назад
naag nool baheshay mac sonkor😂😂
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂wana matasha qoftaas hadan dumar nahay
@rnoor9763
@rnoor9763 9 месяцев назад
Naagnool iskadheh waakusugtay, inaan aarsan uur hooyadiis uukujiraa
@user-fl4yv3or6n
@user-fl4yv3or6n 4 месяца назад
ASALAMA ALYKUM RAMADAN MUBARAK ❤❤❤❤❤❤❤❤
@KeifNour
@KeifNour 5 месяцев назад
Aw jamacadle ahy❤😂 wasary manta like iyo subscribe
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 9 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤
@jalaqsan
@jalaqsan 5 месяцев назад
allaha taas waba aniga camal
@FarxiyoxasanCali-gj2kc
@FarxiyoxasanCali-gj2kc 6 месяцев назад
Mac sokor calen shax walaku sugay
@user-zc8rk1me9p
@user-zc8rk1me9p 5 месяцев назад
𝐋𝐢𝐛𝐚𝐚𝐱 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚𝐡 𝐧𝐚𝐠𝐭𝐚😂
@user-lg4qn6dx8p
@user-lg4qn6dx8p 9 месяцев назад
Wow m.a
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 9 месяцев назад
Qof an aarsan uur habreed ayuu kujiraa mac sonkor nag nool
@user-jh2fb8mk7c
@user-jh2fb8mk7c 9 месяцев назад
والله انه يستاهل
@user-lx3dp3it5k
@user-lx3dp3it5k 2 месяца назад
jah❤😂 waa kusugtay
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 9 месяцев назад
Wllhi u mudnaa naag nool iga dheh
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 9 месяцев назад
Wallhi weyku suggested mac sokr
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 9 месяцев назад
Masha allaah ayaaney waa mudanyahey maahe sifican ay u gashey ninki gabar ku ciyaro sas logalu ku fiicanyahey illaah kaso kale nama tuso ❤❤❤❤
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe 9 месяцев назад
Wnku slaamay wllshy mcn
@faisasaciid624
@faisasaciid624 9 месяцев назад
Way ka aarsty si wacan ilowsha dhawaa isagu
@amira1438
@amira1438 9 месяцев назад
naag nool dheh waa ku sugtay saqajanka midkasto sas u dhaqmo in cashirkasi lodhigo ayaa ku fican😊
@user-fg2cn2yd5v
@user-fg2cn2yd5v 9 месяцев назад
Weeykusugti❤.axsan gawar👍
@malyuunmaanka586
@malyuunmaanka586 9 месяцев назад
Alla ayanay aniga u horeyo qisada radinayay wlhi ❤
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 9 месяцев назад
Wey ku sugtey😂
@sayush520
@sayush520 9 месяцев назад
Haa 😂😂🎉
@xamdaancadeey9763
@xamdaancadeey9763 9 месяцев назад
Mac soko😂😂😂😂
@SurtaInamaxamad
@SurtaInamaxamad 9 месяцев назад
Wu mudan yahy xita in la tumo mudna munafica ani waku racsanahy gabadhas
@Amuuna40
@Amuuna40 9 месяцев назад
Ayaan umadeena matihid saa udhadhajinesi ku qoslay naagteyda magacaga ugu wacaa 😅😅😅😅❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 9 месяцев назад
Maasha Allah waykusogtay waliba naagta ayey kafurilahayd good job 👏👏👏👏👏👍
@istaxil
@istaxil 9 месяцев назад
Ayaney abyo horay uso co waku takera
@fahmojaamac6697
@fahmojaamac6697 9 месяцев назад
Way Ku sugty qali😂
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 месяцев назад
Wcs my Queen abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay inbadan
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 9 месяцев назад
Gaanjibo bay ahyd Qofta 😂
@hhss-jn9kt
@hhss-jn9kt 9 месяцев назад
👍👍👍👍👍💯
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 9 месяцев назад
naga wad dheekada ayaan indho wayney mar horanu saarnaye
@nimohassan5877
@nimohassan5877 9 месяцев назад
Ma❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@Nadia-wx1rg
@Nadia-wx1rg 9 месяцев назад
Hada ayanbo sare ay indo wen inti laidihiin😮wan orde on sare hhhhh
@SumayoBashiir-yy7hf
@SumayoBashiir-yy7hf 9 месяцев назад
Allaah walahi saaan usugayay Lee abaayo ayaney hada masar jogi laga waku imani lahee wakuso jafilahaa ayaney sodhoqso kudhihilahaa hhhhhhh
@kimkiz5207
@kimkiz5207 9 месяцев назад
Team uur xta weykudawadan nunahayga isgon dhalan bu codkga barteyba Ayaaney😹😹
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
🤣
@arafad5842
@arafad5842 9 месяцев назад
Curadkayga oo afbarada xataa wuu ku afbartay markay dhahdo wexey tiri ayaaneey asina wu kadabadhahaa😅😅❤❤❤
Далее
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 491 тыс.
IQ Level: 10000
00:10
Просмотров 2,9 млн
SIDE WAX UU DHACEN||FULL DOCUMENTARY ||
30:33
Просмотров 604 тыс.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58