Тёмный

#Gabayada 

Taar Tv
Подписаться 244 тыс.
Просмотров 181 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@AliHassan-zu3ty
@AliHassan-zu3ty Год назад
Amazing piece of history thank you Mr Dirir❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Awowgay kama sugule baan halka ka maqla mgiciise alle ha unaxriiste😭🦁🤲🏻
@samiiraaadan-mk1wv
@samiiraaadan-mk1wv 5 месяцев назад
Wlo wellcome famligeygad tahay aniga awowegey aydey dhalay bu aha amina sugle oglle ❤😢
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 5 месяцев назад
@@samiiraaadan-mk1wv wll samiiro wlcome ale ha unaxristo ayeyo amino sugule iyo awoowe sugule adan 🤲🤲❤️
@libaancaydiid1955
@libaancaydiid1955 Год назад
Xirsi amaan, si gaar ah uga soo hadal, ama naga daaa waxan.
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Год назад
Carab dheere awwowo gumeeste reer daahir ah😂❤
@Qarandhise
@Qarandhise Год назад
Legend Legend dhalay
@husseinahmed9656
@husseinahmed9656 Год назад
If you want to know the future, study history.
@user-uw3fv6jp8y
@user-uw3fv6jp8y Год назад
WAXAN HDA yaad u sheegaysa queen Ma taariikh baad afkaga ku samaysan
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 Год назад
Taar tv wd ku mahadsantahy sidaad taarikhda u so noleyso❤❤❤
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
Dhulbahantow siyaasada waa ku kufteene majeer teen iska ogaada
@muxiyodiinmaxamed759
@muxiyodiinmaxamed759 Год назад
Cajiib Waa gantaal weeyye mudane m aadan dirir
@samsamm5996
@samsamm5996 Год назад
Gabaygaa jir taarow
@maxamadmaracademaxamadmara9550
Soomaalida dhibaatiyo xumeey daali taqaanaahe ha udhag dhigin walaaleey soo dhoobna gabayada
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 Год назад
Xirsi amaan gaar uga soo hadal taar tv
@sharmakecabdi-lb5dp
@sharmakecabdi-lb5dp Месяц назад
awoogay carab dhere
@mahadcarte3975
@mahadcarte3975 Год назад
kaysaha aduun ina amaan kuma qaracnayne,ragba keena gali buu is idhi waad u koraysaaye,misna kama filayn mana hadayn kii arsaailaye,ragow kibirka waa lagu kufaa kaa hala ogaado
@Noredin20
@Noredin20 Год назад
GENERAL CARAB DHEERE waa Nin HJECLO JECLO ah oo Reer DAAHIR. Reer YUUSUF ah ma KIBRIN Mana KIBRIN ee Canwaanta Qaawan ha ku Darin sxb. Hbr XABUUSH Bin Sheekh ISXAAQ inu yahay ayu Barayey Canwaanta. LASCANO isaga aas aasay o degana. Oo ku aasan. Canwantu waxay ku sheegan inu aha HYOONIS. Ku Qosol.
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 3 месяца назад
cawaan manihin wa kow, carabdheere Lascanod ma aas aasin dhulka darawiish baaba saldhiyo kulahayd Lascanod buurta seyidka welina sidii baa looyiraa. kudarso dalyare oo duledka LA ah iyana drwishta qalcad kulahayd wa labo. sadex, waxa layiri dhilo wasmahoray kunabad gashay, markii darawiish lajebiyey magalooyinkii dhulbahantaha isaaq baa loowada dhiibay, ciidanki ingiriiskuna waa u ilaalinayeen. tusale caynaba ina ägare waa isaq, Laascanood carabdhere isna wa isaaq. xudun (demo sool kamida) waxa umagacawna Kornayl O.B.E Smith iyo ciidankiisi. isaaq waxa uu ingiriis uwatay waayo raaciyad baad ahayd waana halka maahmaahdu kusocoto.
@Noredin20
@Noredin20 2 месяца назад
@@AdamYare-cw6lo after all Taariikhda King CARAB DHEERE & King XAYLE SALAASE buuga JEBERTI Daarood weligood ilaawi maayan. Laascano waxa bilabay wa CARAB DHEERE. FAYNUUSKII ugu horeeyey isaga ku shiday oo Canwaanti ku urureen. Yarn Smith waa Ninkii Ingiriiska ah ee Naag Daarood Dhulmahante ah ku Haystay Burco wllhi cook waxa u aha Dhalamure oo ay naagta ilma adeer ahaayeen..🤣. Dhuloos waxay ISAAQu nabad geliyeen 1921 ki & 1991kii jabkodi lakin bal JABKA cusub ee ku soo socda ee 3aad waa u joogna meesha u qaxaan.
@sakiabdul
@sakiabdul 2 месяца назад
Nina isagoo reerkiisa iyo xiniinyihiisa saaran buu kibrayay nin ingriis buu la hoos galay oo askari uhaa Farmqga udhaxeeyay waa intaa ina abaarsooy
@Noredin20
@Noredin20 2 месяца назад
@@sakiabdul Nin iisaga oo aan isir lahayn iyo nasabad lahayn oo Canwaan dabo qaawan ayuu wax is mooday. Dabeedna Nin u yahay aya laga dhiigay . Naagihisa Ingriis ayu u geeyey futada u dhiibtay sidi JERN SMITH & Dhalanuro. Mar kale Siyaad barre ayu canwanki wax is mooday lakiin Nin u yahay ayu Noqday wa Iabki 1921 kii & 1991kii Faraqa inoo dhexeeya waa kaa Makhnuudkii GAR ADAG , Caynaba & Taleexow. Jihaad na wa kii Sheekh BASHIIR & Faarax OOMAR & SNM ee Gaalkii makhnudki Daarood Qur"aanka bedelay cadaavta lo diray.. ee JAB CUSUB & kii 3aad meel u dayo.
@mohakabadhe3142
@mohakabadhe3142 Год назад
gabayga haqaldin sidaa maahee
@samiiraaadan-mk1wv
@samiiraaadan-mk1wv 5 месяцев назад
Awowgey Ayedey abo. Dhaley sugulle aadan ogle allle ha u naxristo gabyga ninka lo tiriyey na waa owgey abo ciise gole oo aha nin nalye ahmed ah oo bidereysa rer camira waxay jamac siyad iyo waxad shegi tarikhda so sax. Niyow awogey ciise gole libax bu aha allle ha u naxristo awoweyshe😢
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 3 месяца назад
war waa iidoor ka sootebinayaa, waxa kasidaran iidoorka dhegeysanaya oo runmoodaya.
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 2 месяца назад
Sarka dhaban gabaygiiii waad isku qastay Ninkastoo kalaha ama kabdiya ama kurdheer fuula badkaluun kujira koleykutahay amase koobshaaha nin waliba wixiii loo katibay waala kulansiin ninna innaanu soo kororsanayn kaa hala ogaado
@siciidibraahim350
@siciidibraahim350 Год назад
Aar zxb caawa warkii laaska soo daa
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
Taar tv prankland magacaa kawaran Somalilan ta cusub weyee
@tripplec7320
@tripplec7320 Год назад
Hoyada cuqdada kawas
@se1059
@se1059 Год назад
Adigu khaatumo seeg halkay ku danbaysay sxb
@kingleopord9427
@kingleopord9427 Год назад
Qaranka badhida weyn 😂😂😂
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
@@kingleopord9427 captain iyo raxma yare aya Indhaha ushitay jamuriyada prankland
@muhiyadinyassinisse4871
@muhiyadinyassinisse4871 Год назад
Xogta soobadi
@nuurbaazhe7054
@nuurbaazhe7054 Год назад
Xirsi ama anmaan kasoo hadal
@zermaahir186
@zermaahir186 Год назад
Taat tv AHUN gabaydii qawdhan Ducaale soo duub. 1] wayadanba dhuu baan xidhay. 2) warka xalayto sida roob gudgude. 3) gabaygiisii Heebaan 4) jawabihii xarbi 13 gabay 5) jawaabihii faarax nuur 6 gabay iyo 2 geeraar. 6) jawaabtii yawle 2 gabay 7) jawaabtii Gahayr 2 gabay 8)jawaabtii maxamud aw xaashi 9)baroordiiqdii salaan carabay 10) gabaydii dhurwaale iyo dheryo ee isaaq iyo Ogaadeen.
@MahamudHagimuse
@MahamudHagimuse Год назад
Weriye++ Aftahan Gabayada qaban og. Blse inyar isku dhexyaaciyey Plse Degenaan badan uga fiirso iyo Dhexdhexaad sidey Ahyd inderkiis wakusalmey
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Год назад
Big legend
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Год назад
Carab dhere wiil hoog reer daahir ha ninki dhulmahante ku kibray😂
@buraale134
@buraale134 Год назад
School aad adeer hadi kale 60 jir baad ku dewerson
@nadiiraabdi7101
@nadiiraabdi7101 11 месяцев назад
Iska sax meeshu waa burco dhexdeeda😂 teeda kale ingiriis ayuu watay
@amahamed306
@amahamed306 11 месяцев назад
Kibirka ingriis lala hoos galay adeer kibir maaha. Kibirku waaka aadoo tolkaa mooyee cidkale aan isku halaynayn aad kibirto.. only dhulbahante can do that
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 4 месяца назад
Carabdheere waa ninkii maamuli jiray lascaanood iyo burco
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 Год назад
Ninkani waa dhaammaa weriyeyasha qarnigan balse wax badan ayuu isku dhex qubayaa meelo aan is lahayn ama ka jarjarayaa
@AbdisalamHusain
@AbdisalamHusain 3 месяца назад
Idaajaa❤alahayoow❤taariikhdaad dhigtay ha meel mariyo
@XasanGaaleef
@XasanGaaleef 7 месяцев назад
Ismaciil mire
@mustafeindho3813
@mustafeindho3813 Год назад
Wuu ku ciyaaray gabaygii kibirka Meelo badan ayuu qalday tororogle
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 Год назад
Koosiga ina amaan koos dhan buu helaye
@nourhassan1524
@nourhassan1524 9 месяцев назад
👍
@zaakkahin7370
@zaakkahin7370 Год назад
Rijaal🎉🎉🎉
@nadiiraabdi7101
@nadiiraabdi7101 11 месяцев назад
Nio gabaya zxb iska sax waad khaldasaaye
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 3 месяца назад
ka tirinayaa waa mid habarjeclo ah, waa duni aakhirsaman iidoor baa gabayadii daraawiishta kahadlaya. meelo badan buu khalday lkn iidoorkuu ku harawsada, lkn inaka wuu ogyahay inaanu waxaas inoola imaankarin.
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 Год назад
Maarkaa maanta ma madaxwayne muuse ayaad xasuusinaysaa marxaalad uu ku suuganyahay
@fadumahassan3422
@fadumahassan3422 Год назад
Cajiib
@ayaansiciidayaanle
@ayaansiciidayaanle Год назад
Inaadeerw gabayga ayaad Ku wanagsantahay
@Calicumar
@Calicumar Год назад
Waxaad ka tagtay. Kickicii wadaadkii (Sayid M cabdale hasan) dagaal laguna kaabeeye kadabkiisii wuxuu go ay maalintuu kaday ragiisiiye(dhulbahane) ragaow kibirka waa lagu kufaaye kaa hala ogaado
@fahiimkhadar6101
@fahiimkhadar6101 Год назад
Asc
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 3 месяца назад
kutee ismaaciil baa carabdheere nabad weydiistay. iidoor waxaasaa dad dhegeysanayaa.
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 2 месяца назад
Carab dhere waa ninkii mamuli jiray qobalada waqooyi oo 50000 oo dhulbahante ah dilay
@MCkarin-op5nl
@MCkarin-op5nl 3 месяца назад
oky
@MaxamedFaarax-xu2sn
@MaxamedFaarax-xu2sn Год назад
ismaaciil mire
@NoorAbdi-id1ls
@NoorAbdi-id1ls Год назад
Waar waa boos il ĺlaawe
@Yedo25254
@Yedo25254 Год назад
Buuryoqab tv
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Год назад
Taar Tv , sheekada carab dheere waa been abuur
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 Год назад
Waa run waana sheekooyinka loo soo qaato kibirka ama caqli xumada kuwooda la xidhiidha awoodda dawladda ee maaha kuwa lagu soo qaato taariikhda ragga ciidan beeleedka ku kibirkiisu ⛵
@fadumohusein7757
@fadumohusein7757 Год назад
Dirir mee warki wll
@guledwalqiye23
@guledwalqiye23 Год назад
Murti
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Год назад
Masha allah daraawiish habar jeclo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
Hada muse hadaraam mad ujedaa yacnii parankland ayad udurxulaysaa eleen wajabay eee
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Год назад
Ma baryotamaysa IIDOOR
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 Год назад
Mayee waa taarikh qabyaalad yo reermiini mo ayaa in taa kaa soo reebtay 😐
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 Год назад
ma.anaa.kuubaryotama.oo.bxabuusheda.kkkk.reer.baadiye....hoosgeliskaaga.....Maydhoamanadiifsi
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Год назад
😂😂😂😂😂😂😂
Далее
ПЛАН ПРОТИВОДЕЙСТВИЯ МЕДВЕДЮ.
00:28
would you eat this? #shorts
00:13
Просмотров 3,2 млн
SILSILADA DEELEEY
1:31:27
Просмотров 35 тыс.