Тёмный

#Gabayada 

Taar Tv
Подписаться 235 тыс.
Просмотров 527 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 265   
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 года назад
Waa gabyaa wayn maxamed Nuur Fadal. Keliya dhaliishiisu waa inuu ahaa kabaha Ingiriiska sida beeshiisa iidoor ingiriiska dabadhilif ugu ahaayeen. BAl maxaa ka yaallay mombasa iyo Tanzania. Ma islaam buu xoreynayay. . Marka uu askariga u raran u ahaa ingriisku Ogadeenku, dhulbahantuhu ama Somalida kale gaalka uu kabaha ama rukuubka u ahaa ayay la jihaadayeen. Laba Taariikh oo kala fiican kalana duwan weeyaan. Mr Taar halkaa ka wad saaxiib waa taariikhe .
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 года назад
Maxamed nuur fadal hadaanu jirin beerigaa somaali danbaska cad ayey wajiga marsan lahaayeen maanta. Langaab foqol laangaab . Abwaan fadal waa ragii Nairobidan caalalmku yaqaano asaaskeedi midig iyo bidix kaga qeyb qaatay oo Asaasay.
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp 2 года назад
Somali qolo aan ku jirin maba jirto lakin inadeer isaaq ma wada ahay sad moodayso Darawishtina HJ way ku jirtay lakin yaanay qaabil ku qaadin
@nageegir1058
@nageegir1058 2 года назад
maad garan reeraha ogaadeenka iyo dhulbahantuhu cida ay la dirirayeen ee dagaalka kula jireen waa isaaqa oo keliya meel ay ka jihaadeen ma jirto daraawiishtu waxy ahaayeen argagixiso falaago ah sida alshabaabta maanta soomaliland waxay xoriyad heshay kadib markii laga takhalusay daraawiish waayo hadii aad laba cadaw leedahay waa in mid ka takhalustaa siiba ka yar si aad wakhti ugu hesho ladagaalanka cadawga ween oo ah ingiriiska ma fahantay yaa miskiin
@Moha-mf2sv
@Moha-mf2sv 2 года назад
@@nageegir1058 belo ku degtay idoor wa reerka keliye ee engiriis faranji u isku si u wada wasay dumarki iyo ragii sababto ah wxa ku cadeynasa ina nuur fadal iyo rag badan o la adoonsadey weliba waxaan ku arkey odey muuse idoor la dhaho o gaala zambia inta badana kuwi kiniya la keenay iyo south africa tanzania gaalo madow bey isku badeleen
@abdoa7191
@abdoa7191 2 года назад
Daarood iyo diin aad Bay u kala fogyin oo waxay raaceen daaquutayaal gaalo ah oo ay ku raaceen qabyaalada sida hororadii Wiilwaal, Ina Cabdale Xasan Afweyne Galka Isaaq ay Ingtiiska u diideen inuu kusoo dego Berbera mudadii 1935-1886 oo ay aakhirkii ay ku khasbeen inuu badda dhexdeeda kula saxeexdeen heshiis dowliya oo laba dhinac oo siman oo shuruud adag ay la dhigteen !!. Waxa baxday weedha BERBERI WAX GO' LAGU QAADO KA WEYN! taasi waxay ku tussysaa gobonimada iyo diinta ay ku dhegenaayern halka Daarood ku caanbaxeen qabyaalad cawaam sh oo baa diin ah ee ku dhaaranayay Ina Csbdale Xasan WEJIGA ILAAHAY IYO WEJIGA ASTAADKA!!
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 года назад
Reer sheekh isaaq wa wada walalo inaga uun ba marna isu gabyey nay marna is amanayna ee ha xanaqina tolkay reer sheekh isaaq dhamantiin ❤️❤️❤️❤️❤️
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 года назад
Waa taariikh waxani nin habarjeclaa weeye sacad muusow.
@yousufaliyasin
@yousufaliyasin Год назад
Maanta ka waran history is repeat waa kuwa Garxajis dabada u salaaxaya Harti ee dagaal gudaha ka wada
@abdiaziz.r6763
@abdiaziz.r6763 Год назад
​@@yousufaliyasingarxajis adiga io darodka ad shegysaba wligiba dhul ,geel abwaan waxd ku gadhysa may jirin.
@AsmaAhmed-vq2sb
@AsmaAhmed-vq2sb 3 месяца назад
​@@abdiaziz.r6763will also have pilyan 21:08
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 года назад
Nimanka habarjeclo gabayadoodu waa waran miidhan bal eeg waxa comantiga qaylo ka baxaysa sidaasaan waliba lays gaadhin ba uu yahay ninkii igu horeeyey ee habarjeclo ee lasoo qaatay taar tv waxaan odhanlahaa ku soco abwaanada kalana soo gali
@mohamedabdillahi7123
@mohamedabdillahi7123 2 года назад
We was thé brother of my grand mother ambro nuur fadal thé mum of my dad mohamed Hassan idleh allah rahmallahu for all them
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp 2 года назад
Allahayaw u naxariso ilama Nuur Fadal geesiyadii HJ amin
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Год назад
Amiin rabi haw naxariisto
@NJawte
@NJawte Год назад
Ninkan Maxamed Nuur Fadal rag badan oo aad suugaantooda loo wad-wado ayaanu waxba u ogayn in door ah ka suugaanyahansanyahay. Isaga oo qarniyo ka hor noolaa baan gabaygiisa erey adag oo lagu mergedaa ku jirin. Hiboole run ah. Alle ha u naxariisto.
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Год назад
Alla muxu nasiib leyahy Ninka Salaan Carabey aderkii yahy Mohamed Nuur fadal na Abtigii yahy Allahuma yarxamhum 😢🙏🏽 intaan dunida gaal baarid aHi dhiganin buugiisa bilaadkaba wxa lagu daaqi jiray baho Xabuusheede Hdaanan Barri fadhiyin. Reer Isaaq Bogo ma maaleene H.jeclo 💪🏽
@abdilahinaasirchannel2833
@abdilahinaasirchannel2833 Год назад
Waar waxani gabayo way dhaafeene maxaan ubixina ❤
@mahamedlaki1616
@mahamedlaki1616 6 месяцев назад
abidkood dagaal kama baqaan baha xsxabuushede❤
@BishaaroYusuud
@BishaaroYusuud 3 месяца назад
@haliilabdisead8677
@haliilabdisead8677 2 года назад
Illahay haunaxariisto awoowgay maxamed nuur fadal 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@apdrizackofficial
@apdrizackofficial 2 года назад
Yaa brother haku qadhan awoowgay
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 2 года назад
Adeer waad heysaa inta badan gabayadii maxamed nuur balse dhirbaaxadaasi kuma jirto taasuun ogow
@ugasougaso6091
@ugasougaso6091 2 года назад
Way ku jirtay dhirbaaxadu oo Cumar ustareeliya nin la odhan jiray ayaa dhirbaaxay
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 года назад
Maashaaa allaah alle hawnaxariisto abaanka tolow maxay dadku uga cabaaadaan markay maqlaaan habarjeclo ilaa mana faanaane oo maba yaqaanane fadhiga kakaca oo taarikhda barta dhalinyarada habar jeclo
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Год назад
HyE Endr ❤❤❤
@zainabmohamed4922
@zainabmohamed4922 2 года назад
Abtinimo wanaageed anay igu aroortaaye Ooftaan nuugay baa meeel assala eebahay Dhigaye🤣🤣🤣💖💖💖💖
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 2 года назад
Belo ku degtay! Allow ma naga dhashay! Maxamed Nuur Fadal RIP. Ina Dirirow haddii aad dhigi lahayd kaba aad u sido Heego nin buura ah ayaad noqon lahayd!
@abdullahiadan7111
@abdullahiadan7111 2 года назад
1941 ayuu dhintay,qabrigiisa ayaan dul istaagay,Allah ha u naxariiste
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 2 года назад
Ma ogaaden buu ahaa
@codkarajada199
@codkarajada199 Год назад
Habarjeclo
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Год назад
@@ifraaxqalanjo9282 habarjeclo weeye
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Год назад
Xagee ku yaalaa qabrigiisu wll magaaladee
@mhussein3136
@mhussein3136 3 месяца назад
Réer daahir Ali cumar
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 2 года назад
Nio waxan idin waydiiyey heerka uu suxufigu kasoo jeedo sagaal gabay oo loo tiriyey buu soo galiyey cid qabyaalad ka hadlaysana ma arkayn habeenka uu gabay heerka uu kasoo jeedaa tiriyey buu dhexdhexaadnimadii ka baxay oo qabyaalad ka hadlay miyaa nio barmaamijku waa barmaamij socon jiry socona doona lagana hadlayo taariikhdii suugaantii hore markaa suugaantii hore baa iska heere heere ahayd ee yaaan qabyaalad loo arkin sxboyaal
@cabdibashir160
@cabdibashir160 2 года назад
Ilaaliyaha afka somaliga Waa Taar.t.v weeye👑👑👑
@maxamedcadnaanxaajiraage2465
Maxamed nuur fadaL alle manage dhaliyay waa cajiib alle haku barakeeyo awoowo❤
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 2 года назад
Viva habar habuusho
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 2 года назад
Taariikh ayaa la sheegay hadii reerkiina la sheegay soo dhowee taartv muu samayne way qoran tahaye ninkani dhexdhexaadnimo ayuu meel dhigtay weriye Dirir hore u soco aniguna Ma Ihi Habarjeclo waxaan ahay Habaryoonis oo wuxuuba soo bandhigay Cabdilaahi Muuse oo Xaaskiisii u dhaxday oo Habarjeclo ahayd Caayay dhilana Ku sheegay wuxuu soo bandhigay qaasin qaasin wuxuu sheegay Xaaji dalaayad iyo cabdi gahayr Anagu waanu taageersanahay Sarkadhaban
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 2 года назад
Inaadeer guntaan gar qaadan garaabina lkn gobtu waatii garowda gar qaadatana wlhi plhi been maad sheegin mohamed aden dirir haduu dhinac yahay inantooda gabaygii loo tiriyey masoo galiyeen lkn waa qof wixii fahansan oo aanay meelna qabyaalad gasoo gelin una siman dadkiisa
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 года назад
Mr Dirir caalamkaan kaa soo salaaney barnaamijyadaada iyo wararkaaga nama dhaafaan.
@keydkamuhiimka7295
@keydkamuhiimka7295 2 года назад
Marna waa ii madadaalo,marna barashada afkeyga, marna waxaan lacajabaa xeel dheerida suugaanta soomaalida
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 года назад
hada col iyo inan baas ka shax af tahan ayad tahay weriye I hope you success 👈 guul ayaan ku rejaynaya 👈 saxib 💪
@hamzasegulle7776
@hamzasegulle7776 9 дней назад
Hadii uun gabay jiro hj la gabayday
@juma6506
@juma6506 2 года назад
Cimran amrane curadda duriyada sh.isaaq no jokes to reckon with.
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 2 года назад
Habarjecladu waa rag adag marka gabay ileyihiin latiriyo waa laysku dhexyaca marka sheekadu waa xamil waranka ee xamila waranka tarikhdu waa qorantahaye
@maxamuudciise4111
@maxamuudciise4111 2 года назад
Yuu ahaa maxamed nuur fadal
@nejmanuura1068
@nejmanuura1068 Год назад
​@@maxamuudciise4111 habar jeclo wllo
@mhussein3136
@mhussein3136 3 месяца назад
Réer daahir ​@@maxamuudciise4111
@noorjimale684
@noorjimale684 2 года назад
Taarow siddad gabayga ugu luqeyneyso waa top ee gabayo kalana noosoo tiri
@halimosugule4676
@halimosugule4676 2 года назад
0⁰⁰0⁰⁰
@weliiyowaaqchannel4066
@weliiyowaaqchannel4066 2 года назад
Suugaantu waa In laga sheego dhabta ninka Bedela ama Qariyaana ma Liibaano Waad mahadsan tahay Weriye Dirir iyo taartv
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 2 года назад
Uu qariyey taariikhda gabaygii loogu jawabay geela indhabadane halkan ka dhegayso ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-K2Ru4V7Bsqg.html
@Somali122
@Somali122 2 года назад
@@AhmedHassan-ci4gl waan soo dhageystoo wax alaale iyo wuxuu ka hadlayo lama garanayo qabyaaladaa qaadey 😂
@asiayounis7498
@asiayounis7498 2 года назад
Am really learning Somali from here. Thanks
@aishaomar9554
@aishaomar9554 2 года назад
All the best sis
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 5 месяцев назад
Waa ninkii gabayga nagu nabay ilaa imika waanu masaxi kari laanahaye
@abdiladiifahmedmohammed4231
@abdiladiifahmedmohammed4231 3 месяца назад
One of the best poet of Somalia.
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 2 года назад
Weriye dhex dhexaad ah kana mida suxufiyiinta jiilkan jooga haldoorkooda
@capdirisaaq3253
@capdirisaaq3253 2 года назад
Madax sare maxed aadan dirir wairiyae sare hore u soco
@Noredin20
@Noredin20 2 года назад
Gabayadaadu waa taarikh iyo dhexdhexaad waa gabayo Taariikh Run ah . Laakiin waa goos goos ee maaha oo ma dhama
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-K2Ru4V7Bsqg.html
@cumardayr7446
@cumardayr7446 Месяц назад
ina nuur fadal nin khatara ayuu ahaa❤
@shaakiryuusuf6330
@shaakiryuusuf6330 2 года назад
Arab iyo albaabada adag waa reer adag reer ayayday
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Год назад
Allaha unaxariisto mahamed faarax
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Год назад
Allahaunaxariisto m. n fadal
@apdrizackofficial
@apdrizackofficial 2 года назад
Awooow rabi haku naxariisto 🤲🤲🤲
@FarhiaNuradin
@FarhiaNuradin 2 месяца назад
Legend the legend
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq 29 дней назад
Dhibi ma laha awrkii yaraan lagu dhufaanaaye
@ismailkulan4216
@ismailkulan4216 2 года назад
War gabar dhulbahante ah wa inan raadsada ileen dhulbahante wa rag abtiyaal wacan
@cabdilaahixaashi7050
@cabdilaahixaashi7050 2 года назад
Dhabac baatihiin habarjeclooy saaran dhiintacabe dharkayaa idiinxidhay cadhaad dhac iskasiisaane
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 Год назад
Ilaahayoow ku mahadsanid inaad dhulbahante iga dhigtay, nin dhalasho huwan dhar muxuu ku fulayaa.
@Zekhansen
@Zekhansen Год назад
😂😂😂😂
@foozia426
@foozia426 2 года назад
Ilahay how naxariisto abwaanka insha allaah
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 2 года назад
Hore saaxiib
@mohamedabdillahi7123
@mohamedabdillahi7123 2 года назад
Allah rahmallahu the uncle of my dad
@user-vo7un1ws3y
@user-vo7un1ws3y 3 месяца назад
Maxamed
@hassanmohamedmohamud8448
@hassanmohamedmohamud8448 2 года назад
Waa gob dhulbahante
@Mamar6310
@Mamar6310 2 года назад
Inan googaareed buu aha maxamed nuur fadal Kelmadihiisa ay had iyo jeer aan arkay abwaano faalaynaya waxay aad ula yaabi jireen kelmada AH KALAXIIBA BAAN LEEYIHIYO LAABTA XUUNSHADA E
@ibrahimguray4796
@ibrahimguray4796 2 года назад
Saxafigani wa wariye dhax deeda Gabayadi reer kooda lo teriyay Iyo kuwi ay tiriyaanba wuso tabiya Dhax dhaxaad nimo tasa la yidhaahda
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 2 года назад
Beetaa weeyi wuxu qariyey gabaygii loogu jawaabay geela indha badane waakane dhegayso sxb kani maaha dhexe waa qabiileyste habarjeclo ahe.ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-K2Ru4V7Bsqg.html
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 года назад
Soo nin habarjeclo ah maaha oo ina Saweyne ku abtirisada. Waxa halka ka cabaadaya waa heego indr
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 2 года назад
@@sakaaroibrahim9686 been maaha Habarjeclo Cadaalada iyadaa ku dhimata oo dhexnimada jecel hase yeeshee idoorka kale iyagaa ku cadaaday cadaalad daro eex iyo garsoor la aan
@dawand6946
@dawand6946 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@apdyazizibrahim3064
@apdyazizibrahim3064 Год назад
H.AWAL WALIGEEDBA DHALOOL AYEY AHYD HADEER BAD DHAR XOGLE BARATEN IRBAD DUN MAGALISAN AFKU WAA IDIN DHERYAHY DHALOOL BAD TIHIN XGD XIGTAN MEEL LAYSKU HALEYO MAHA DHALOOL DHEDIGA ISAAQ BAAD TIHIIN
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 2 года назад
Thanks Taar TV
@OmarAbduqadir-fz5lk
@OmarAbduqadir-fz5lk 3 месяца назад
Allah ha unaxariisto Abwaanka mashaa Allah❤
@ibraahimmaxamuud5892
@ibraahimmaxamuud5892 Год назад
Salaam carabay
@UbaxCumar-hb2nh
@UbaxCumar-hb2nh 3 месяца назад
Cidagale raga tarikhda 1ka u galay❤
@maguled
@maguled Год назад
Horta erayga libgad macnahiis?. In qofka laga "abaal-dhaco" miyaa, mise "laga xaasido libintiisa", baan is iri anigu kolley; meelahaas kama foga, laakiin ma hubo.
@samsamm5996
@samsamm5996 2 года назад
Taarow waad ku mahadsan tahay sugaantii Abwaan fadal waxaad kaloo doontaa Abwaaniintii gamuute gunya baar eeg Caad leef nuur maxamuud dheere Laan jeer iyo ragii habar jeclo intaad Kala gurka reerka ku foogan tahay Ama aad dhuruuri ka guranay Muusa qudhmoone
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 2 года назад
Wakan jawaabtii gabaygii indhabadane ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-e3HwF_vrSB8.html
@kiinahmedhousen7794
@kiinahmedhousen7794 2 года назад
qaci bande
@samsamm5996
@samsamm5996 2 года назад
@@AhmedHassan-ci4gl kani waa gabayo ciil Kood ta kale anagu dhulbahante dhul Aanu ka qaadno mooyee dhul nagama Qaadin cid kastaa og magaratay
@samsamm5996
@samsamm5996 2 года назад
@@kiinahmedhousen7794 kuma fahmin Maxaad soo qortay
@daahirhassan1492
@daahirhassan1492 2 года назад
Waa carab gaja,a
@AmusedArcade-ok9gz
@AmusedArcade-ok9gz 19 дней назад
❤❤
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Год назад
❤abwnkii adunka u weynaa
@aminaali6892
@aminaali6892 2 года назад
Waaaaw masha allaah waxaasa gabaya mahadsanid inder
@hajiahmed5949
@hajiahmed5949 2 года назад
Asc Asxabta Taar TV Me first One
@Aqoonguud489
@Aqoonguud489 2 года назад
Sarka dhaban ❤️😂
@MohamedSalah-qq8ij
@MohamedSalah-qq8ij 2 года назад
Yep I love
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 3 месяца назад
shoowo welgood marka isaaq la soo weraro baryoons wayi kaka bixi jireen aloowo maogtahyi
@Jamasaidkahin
@Jamasaidkahin 2 месяца назад
Alle haw naxariisto
@HUSSEN6850321
@HUSSEN6850321 2 года назад
I'm dahir & nooh love it 😅
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 2 года назад
Boog baad isaaq ku tihiin beerka kaga taale ????
@mahamedsulayman5800
@mahamedsulayman5800 2 года назад
Awawgay alle naxariisti jano haka waraabiyo
@nadarabdilahi6663
@nadarabdilahi6663 Год назад
Ilaahay ha u naxariisto maxamed
@abdiyounis2389
@abdiyounis2389 Год назад
Afartaasi waa ready gabay😅😅😅 Diyaaaaar Garoow,, waa askartii Ingriiska
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 Год назад
Isaqoo dhan kabaqaad ingiriis ha wada ahaade,Waligoodba reerka sacad muuse inay fulayo laangabina ahaayen waan aminsanaa gabaygaasa cadayn u ah.
@axmedismaaciil1436
@axmedismaaciil1436 2 года назад
habar love iyada miyaan lagaqaadikarayn geela maxaa loogumalayn wayay
@abdirahmanegeh3543
@abdirahmanegeh3543 2 года назад
Dagaal lagu hoobtay Ayaa dhici lahaa hadii Yaga laga Qaado Weligoodna Libin Lagaa Sheegan Habar Jeclo
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 года назад
Habarjeclo yaa wax ka qaadaya ihi
@nejmanuura1068
@nejmanuura1068 Год назад
​@@abdirahmanegeh3543 habar jeclo waligod geesiyo ayay ahyeen wlhi
@mohamoudahmed6621
@mohamoudahmed6621 2 года назад
Gabay Hunguriyeedka lamatiriyo inadeer. Isaguna inuu kagabyo mahayn
@CabdiraxiimKayse
@CabdiraxiimKayse Месяц назад
Ninka baha xabuusheed arkaa ee baadha dirirteeda basarkii qurayshta iyo sidii badar na faalee
@ahmedabshir3408
@ahmedabshir3408 2 года назад
Ninkii arinta samaysey in uu Gabadhuu dhalay ee ninka Habar yoonis Qabey iyo Gabdhii kale ee lala Qabey Gabdhii uu dhalay Isku si u dhibaadiyey wuxuu aha Hogaamiyihii weynaha ee Bixii Qalay oo Reer Hagar.
@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 2 года назад
Ahmed abshir Sxb ninka labada dumarka qabay h j ayuu ahaa laakiin dumarka midan h y ahay mid dhulbahante ahayd
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 2 года назад
Taariikh baad nagu soo kordhisay meeshaa anaga oo idoor ah ceeb ayaa naga raacday waxaa labadii habloodba soo dhibaadiyay biixi qalay oo Dhulbahante taariikhdana ninkaa habarjeclo ee Taartv been kama sheego sidaa ula soco
@shaxanmedia6823
@shaxanmedia6823 Год назад
Walee inaad run sheegtay wuxuu ahaa Biixi qalay eebe markhaatigaaga jano ha Furo
@abdinasir2513
@abdinasir2513 2 года назад
Libaax libaax dhalay
@farxaanibraahim6397
@farxaanibraahim6397 2 года назад
Sxb af soomaliga Aya kubaray
@AxmedsIbrahin
@AxmedsIbrahin 4 месяца назад
🙏🙏🙏🙏🙏
@abdirisakwais8100
@abdirisakwais8100 2 года назад
Taarow maxad n.fadal halkeebu gabayga CIISE muse kaga sheegay
@juma6506
@juma6506 2 года назад
Asc. Mashaa'allah. Abwaan fadal cimran mxmd sh.isaaq.
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-e3HwF_vrSB8.html
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 2 года назад
Fadal waa reer dahir
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 года назад
HABARJECLO Waxay sheekh isxaqan aad lasoo cararaysa
@IsmailAxmed-y8v
@IsmailAxmed-y8v Год назад
Inder hore u soco
@farxaanibraahim6397
@farxaanibraahim6397 2 года назад
Sxb
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 Год назад
Kaagan yar ee hj anigiibad naguso kala qabaty😅😅😅😅
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Год назад
Wagar xiraneh
@kayseismaciil4347
@kayseismaciil4347 2 года назад
Waryahe taar tv mabeenaalaad tahay halka gabadha habaryoonis laguqadiyay tadhulbahanta xoola kakeentay makaligaaba yAqaana iskuulada laguma dhigijirine
@Cibaadojaamac-qs2uf
@Cibaadojaamac-qs2uf 29 дней назад
😅😊
@casura08
@casura08 2 года назад
Book ina nuur fadal laga qoray oo Amazon laga helayaa majiraa tolow
@abdifatahtotti42
@abdifatahtotti42 2 года назад
Taar tv sxb qabyaalada iskada wariye weyn ayaa tahee qadiyada habarjeclo yey ku qaadine
@weliiyowaaqchannel4066
@weliiyowaaqchannel4066 2 года назад
Ma Taariikhda Ha sheegin ayaa noqotay qabyaalad
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 9 месяцев назад
gabayaagii weynaa salaan carabay ilahay ha unaxsriito ningabay iska celiya lawaa darood iyo hawiyeba
@sakeriyerashiid7940
@sakeriyerashiid7940 2 года назад
Hotadigu,yaadtay
@ibnucumar1461
@ibnucumar1461 2 года назад
Somalia garta wxey ku gooy jirtay geet hostiis
@juma6506
@juma6506 2 года назад
Asc. mashaa'allah. Abwaan fadal cimran mxmd sh.isaaq. Thumbs up.
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 2 года назад
Jawaabtii gabayga geelaha indhabadane uu qariyey kani waayo waa habarjeclo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-e3HwF_vrSB8.html
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 года назад
Waa nin Habarjeclo ah adeer.
@abdishakuurmohamed2343
@abdishakuurmohamed2343 2 года назад
Jamaal ma sxb maxed shiikh waa libaaxo h j ee isdeji
@Adaan.Nuur.
@Adaan.Nuur. 7 месяцев назад
@fariidtv7127
@fariidtv7127 Год назад
iidoor askar gaalo aye ahayn macal abwaan kooda 😂
@aliabdi3689
@aliabdi3689 2 года назад
💓👍👍👍👏💯%
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 года назад
U no s Ty
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 Год назад
Meeyey gabaygiisii caanka aha ee "Kal laxiiba baan leeyahay iyo laabta xuunshada'e laxowsiga xigtada lay geshiyo libiqsigaan eeday".
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Год назад
Habar-gus-jecel buu soo dhawaystay, markaasay kabihii xataa ka xadeen wax kaleba daaye😂😂😂😂😂.
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 10 месяцев назад
@@beerkaaicadaaday2057 guska sowkuwaa kuladhacaya maaha meesha abwaanku mege Buu qatee dhegayso laxey
@siciidadam7310
@siciidadam7310 Год назад
Waligeedba idoorka hadaanu nhy daaroodka waanu kaqaadi jirnay wxy hystaan
@AhmedOsman-ss3le
@AhmedOsman-ss3le 2 года назад
Hi 👋
Далее