Тёмный

GABDH YOUTUBER AH SABABTEDA AYEY NOLOSHAYDI KUBABA,DAY! 

Sawda Qaalib
Подписаться 104 тыс.
Просмотров 65 тыс.
50% 1

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

8 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 281   
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 13 дней назад
Aamiin yaa Allaah
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 2 месяца назад
Alla necbiyaa dadka nolodhooda Rabigii abuuray u qadaray ku qanci waayaa oo nolol qof kale u indha taaga😢
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 месяца назад
Aamiin aamiin aamiin yaa allah salallahu calayhi wasalam jasakallahu khyr ciid mubarak xbbti
@user-fr4pw3ep6p
@user-fr4pw3ep6p 2 месяца назад
Wlhi waa qiso cajiiba sowday mahdanid qisaba qisadey ka yab bantahy ayaad noo soo raadisaa❤
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 2 месяца назад
Sowdo wada mahad santahy abayo reer Falastiin cadowga Allah ka qabto amiin
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 2 месяца назад
Ilaahow imaanka nagu suga gabadha Waxa ku dhacay waa imaan daro Subxanalaah
@AbdirahmanMohamed-kt9vy
@AbdirahmanMohamed-kt9vy 2 месяца назад
Waa naagta kaliya ee laba nin oo fiican heshay hadana khasaartay ayaan daradeeda. Waa qiso cibro qaadasho mudan laakiin waxaa fiicnayd ninkii hore markuu kululeysto Ka dib inuu soo ceshto caruurta hooyadood la mideeyo. Jazaakallahu kheiran Sawda and Ciid Mubaarak
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 2 месяца назад
Amiiin amiiin yaa Rabiii
@user-gc4is1is7r
@user-gc4is1is7r 2 месяца назад
Subxanalaah xasbunalaah wanicmal wakiil qof aduuyo jogow maxa aragti kulaaban quruxdii qoyskeda kubaabi isay nolol qiyaali ah qanaacadu waa qalbiga nimcada alle kusiyey eeg iimaanka allow hanaga qaadin oo waxaad nasiisay kuqanac naa mahadsani Abayo sawda❤❤❤❤❤ horay u soco❤❤❤❤❤
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 2 месяца назад
Walaal جزاك الله خيرا الجزاء وبارك الله فيك Runtii sheekoyinkaga aad ayaan ugu Jeclahay ❤
@isteelkaaxmed-qq6pg
@isteelkaaxmed-qq6pg 2 месяца назад
Aamiin aamiin aamiin insha allah
@asiaqurux
@asiaqurux 2 месяца назад
Dadka wexey heystan lama firiyo masha Allah u dheh adna Alle kabari in uu Alle kusiyo. Iiman daro maficna Aamin Alle nama bado sawda qaali
@ayaanayma881
@ayaanayma881 2 месяца назад
Waa iiman la.an Qof kle noloshisa ina u Hanqal tagto Allh iimaanka hanagu sugo🤲🏻
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 месяца назад
MAASHAA ALLAH
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 2 месяца назад
Waa. aduunyada tii ugu doqonsaday shugran xabiiti❤❤❤❤❤❤❤ Eid Mubarak
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 2 месяца назад
Asc ciidukum Mubarak ukhtii fillaah allaah haka abal mariyo ducada iyo waanada muslimiintaba. Wallee waa qiso aad ii taabatay Waxanse ku voorinayaa wallaalaha muslimiinta ah dhammaan in ay ku qancaan waxa allaah iyaga u qoondeeyay. Kama qaala neviyu scw( wardi bimaa qassamallaahu laka taken qaniyaa). .
@SiciidocabdulaahiCali-mm3pe
@SiciidocabdulaahiCali-mm3pe 2 месяца назад
Sawdo alle haku xifdiyo qaaali❤
@FartuunSiciid-dm8lj
@FartuunSiciid-dm8lj 22 дня назад
آمين يارب العالمين
@hanixasan847
@hanixasan847 2 месяца назад
عليه الصلاة والسلام عليه الصلاة والسلام
@farhiyoshariffyussuf2930
@farhiyoshariffyussuf2930 2 месяца назад
Shukrn mcnto sawdo qaalib kheer Allah kusiyo wllshey mcn shukrn mcnto wn ku jaclhye Allah ku barakeyo
@nadiiraducaale9765
@nadiiraducaale9765 2 месяца назад
Scw scw wan ka qadanay wll qali sowda quruxay ramadanta wad naga sartay malin kasta sidan sheekoyinkaga afurta ugu karsananay manshala allh allah ha ku barakeyo❤🎉 ciid mubark
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 месяца назад
ALLAHU AKBAR
@AwesXuuti
@AwesXuuti 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 2 месяца назад
Hye i like this story. Wallee waa sheeko cibro qaadasho leh
@kabdi2408
@kabdi2408 2 месяца назад
Allah iimaanku waa nolosha qaybta ugu mihiimsan illaahayow iimaanka inoo sug laakiin I think waalidiinta carabtu inbadani gabdhooda diinteena islaamka ma baraan especially quraanka kariimka waayo gabadhaas hal ayaad uun baa sida gidaar ama derbi adag u hor imaan laheyd subxaanallah
@farhiyomahamed950
@farhiyomahamed950 2 месяца назад
Wllshey sowda qaali mhdsnd bisharabadaan waxaan kudhamaystay qisooyinkaaga mcnto allh ha kuxiftiyo ❤❤❤
@cabdilaahiibraahim4682
@cabdilaahiibraahim4682 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم أحسنت
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 месяца назад
Asc, waa qiso timid waqti wanaagsa oo ku haboon, aniga ahaan aad iyo aad baan u necbahay in aan daawada dadka RU-vidr ka ah ee markast ka sheegeya noloshoda waan ka yaqyaqsoda, waan waxyabaha isha laga qaado.
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 месяца назад
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@sucaadcali3184
@sucaadcali3184 2 месяца назад
S❤❤❤❤❤❤❤❤❤alaalahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 2 месяца назад
Alaahuma aamiin❤
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 2 месяца назад
Asc alla walaashu waxay ahayd I. Ay sii raadsato. In ay helilahayd la arkeeye Hadaba dadka sida inantan oo kale ka shaqeeya meel oo aadamuhu waa iska dulmi miidhane ay marba qof bilaash ugu shaqaystan waxan kula talinayaa in ay sii daariyan iyaga oo sheegaya in ay shaqada khibrad u leeyihiin saddex biloodna folanteri ku sooshaqeeyeen, siifiigana ha ku qortan way helayan I shall allaah.
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 2 месяца назад
Lixda bari oo shawwaal ha iloobina.
@hibohassan1796
@hibohassan1796 2 месяца назад
Allahuma amiin 🤲 ♥️ xayati qalbi ❤️
@Sagaliita45
@Sagaliita45 2 месяца назад
Waa comment tigii iigu horeyay an ku so qoro Wana codsi habo qiso jacayla Ayan rabna keep going habo❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 2 месяца назад
❤❤❤❤ ok 👍
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 2 месяца назад
اللهم صل وسلم. بارك علي نبينا محمد
@user-ys6cr6mz2s
@user-ys6cr6mz2s 2 месяца назад
Asc qof walba o commentigan arko please waxaan ka codsanayaa duco 😢 qalbiga xanun badan ka darema ilahay farxad ha igu badalo
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 2 месяца назад
Asc dhamantin ciid mubarak Drs sowda Tani waa qiso yabkeda wadata Dumarku haday raban inay wax qiyaman Way wantahay dhagartodu subxanalah
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад
Ciid Mubarak intii Muslim
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 2 месяца назад
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin wllo ciid Mubarak wllo
@marishmoha
@marishmoha 2 месяца назад
Amiin ya ALLAH
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 2 месяца назад
Horta dambi ha igu ahate naga carabta nin jecela mise naga adunko dhan ba qaar ninka ku indho kushan aniga nin cano iyo biyo midna ilama ahe allow nin un ha na dabo dhigin aniga bartan ku yaban fadhiya
@MaryanDagan
@MaryanDagan 2 месяца назад
Ha nagha carbta wx ka nin jecel uf
@VoziyaHassan
@VoziyaHassan 2 месяца назад
عيد مبارك وكل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ❤🎉
@user-fd4cv9pe5d
@user-fd4cv9pe5d 2 месяца назад
Aamiin wllo ciid wngsan sowdaay ❤🎉🎉
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 2 месяца назад
Alla wuxu nassab sanaayaa ❤❤❤❤jah wuu igu banaanyahay kaasi
@xusnibintuxussein5745
@xusnibintuxussein5745 9 дней назад
Oo cade
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 2 месяца назад
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo eid mubaarak illahay haku brakeeyo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyoshariffyussuf2930
@farhiyoshariffyussuf2930 2 месяца назад
Aamiin Aamiin yaarabi yaarabi yaarabi mcnto sidoklo nolasheydi mcnto Allah ku xafido carurtada dhamantiina reerk mcnto
@HassanMadey
@HassanMadey 2 месяца назад
Amin
@nanogzan
@nanogzan 2 месяца назад
good for her 👍👍
@cabdiibraahim9173
@cabdiibraahim9173 2 месяца назад
Walaahi Waa qiso cajiib ah❤❤❤❤
@kabdi2408
@kabdi2408 2 месяца назад
Waan ku salaamey soday inaadeer ciidmubaarak 🎉 ❤❤❤❤❤❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 2 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد بن عبد الله ❤❤❤
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu 2 месяца назад
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@Ramla736
@Ramla736 2 месяца назад
Horta sowday drs somaden ehn arin karabaye😊
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 месяца назад
Eid mubaarak
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 2 месяца назад
اللهم صل علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤
@ayaanayma881
@ayaanayma881 2 месяца назад
Allahuma Ameen yarabi🤲🏻💗
@nimcomohamed2121
@nimcomohamed2121 2 месяца назад
Waan kuu saaray sheekadaada wlh caadi ma ahan ilhy haku xafiyo imana dhaafto qisooyinkaada ❤❤
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 2 месяца назад
mahadsanid abaayo qaali sawda ciid mubaarak kulucaam amtu bilkhayr ❤❤❤
@user-nb5vw4rj6r
@user-nb5vw4rj6r Месяц назад
Alhmdulih noloshydi siwalpooo nahay waan kuqancsanhay Alhmdulih
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 месяца назад
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@NASRADEEQA
@NASRADEEQA 2 месяца назад
Wll sawda mahadsanid khayr allaha kusiiyo❤
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 2 месяца назад
Eid mubarik habo ❤❤❤
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 2 месяца назад
اللهم صل علي سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@user-tp9ui9zq8n
@user-tp9ui9zq8n 2 месяца назад
Waa run shukran abayo
@farduusmacalin8641
@farduusmacalin8641 2 месяца назад
Subaxanallha waa makhruuq nimo caadiya qof biliadama laguma daydo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 месяца назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 месяца назад
Aamiin yaarabi sister ❤❤
@XafsoIman40
@XafsoIman40 2 месяца назад
Aamiin abaayo mcnto
@safiyoasan
@safiyoasan 2 месяца назад
Salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed scw
@drs.ashamohamedfarah6028
@drs.ashamohamedfarah6028 2 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ 🌹 كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌹 اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ 🌹 كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ🌹 في العالمين انك حميد مجيد🌹
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 2 месяца назад
Aamiin alle hanaga aqbalo anaga muslimiinta oodhan insha Allah
@musemiige3949
@musemiige3949 2 месяца назад
جزاك الله خيرا جزاء
@AbdirahmanMohamed264
@AbdirahmanMohamed264 2 месяца назад
Asc wllshay sawda ❤❤❤❤❤❤
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 2 месяца назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 месяца назад
Ciid Mubarak Sawda Qalib iyo dhammaan walalaha ku xiran Chanel ka Sawda ❤❤❤
@user-ym1ew1ox8d
@user-ym1ew1ox8d 2 месяца назад
آمين يارب العالمين ❤❤❤ صلى الله عليه وسلم
@NasraAbdigamadid
@NasraAbdigamadid 2 месяца назад
C/bi
@user-he4jf3oq9z
@user-he4jf3oq9z 2 месяца назад
Aamiin aamiin swc swc scw
@user-ss4il4ey1v
@user-ss4il4ey1v 2 месяца назад
Aaaaamiiiin yaa rabbi
@Sumaya1771
@Sumaya1771 2 месяца назад
Asc habo sawda Eid Mubarak Calayhi afdalu salaati wasalaam ❤
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 2 месяца назад
Hda ku karinoyaa kawrn afurka wa ila so karisay ramadaankan kan kiisa nabad alaha nagu gaariiyo
@mahadali4876
@mahadali4876 2 месяца назад
Eid mubarak
@user-sm2dm1es5w
@user-sm2dm1es5w 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw aamiin aamiin ❤❤❤❤
@user-lb3wi3oj2o
@user-lb3wi3oj2o 2 месяца назад
🎉🎉amino yarabi😢😢
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 4 дня назад
nin hado ku jecel yahaye iyo nin ku jeclen 2 kala tahaye alle wax kher qawo alle ana siyo😊
@Gabarsomaliyeeed
@Gabarsomaliyeeed 2 месяца назад
11:08 Sawda adigaa sidaas kugu ahay😅❤
@umoasmaabdirxiim2927
@umoasmaabdirxiim2927 2 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير❤ صلى الله عليه وسلم ❤
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 2 месяца назад
SCW SCW SCW Aamiin Aamiin Allaahuma yaa Allaah Guuleeyso Adeer Insha'allah GUUL GUUL ❤❤❤❤////
@mahamedibrahin-nk4ih
@mahamedibrahin-nk4ih 2 месяца назад
chm😊e9t
@user-rk7pn6vu7x
@user-rk7pn6vu7x 2 месяца назад
Wa nahadsantahay qaliyya walhi wax badan Ayan ka faiday aadba ugu bahansanthaau❤️❤️
@user-fl4yv3or6n
@user-fl4yv3or6n 2 месяца назад
Eid Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 2 месяца назад
امين يارب العالمين
@futdc624
@futdc624 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@NASRADEEQA
@NASRADEEQA 2 месяца назад
Scw
@user-ss9ym8dj4f
@user-ss9ym8dj4f 2 месяца назад
Wcs drs ❤scw ❤ 😊😊 CIID MUBAARAK🎉🎉🎉🎉
@user-bz9cz2ti2w
@user-bz9cz2ti2w 2 месяца назад
Guri Iska yar Aa 3 qol ma yar Taxsiile dhigay Anaga dhan 1 qol ayn ku Guursanay
@MaryanDagan
@MaryanDagan 2 месяца назад
Gbdhha somlida hadanhy gbdho dinta kudhqma o qancala nahy alx baye
@barwaaqohajjiahmed2014
@barwaaqohajjiahmed2014 2 месяца назад
Mahad sanid wllshey wacaney alle hakaa abalmariyo❤
@FilsanCabdiraxmaan
@FilsanCabdiraxmaan 2 месяца назад
Eid mubarak❤❤❤
@user-xu8xl1od2d
@user-xu8xl1od2d 2 месяца назад
Salalah calayhi wasalam
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 месяца назад
Wcs my dear abaayo sowda sharafeey allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay Ramadan mubaarak
@ShabcanDool
@ShabcanDool День назад
❤❤❤❤
Далее
QISADA UMU CABDALLAH!@sawdamqaalib
40:37
Просмотров 42 тыс.
Осторожно селеба идет 😂
00:16
Просмотров 132 тыс.
I Built a SECRET Soccer Field in My Room!
24:15
Просмотров 15 млн
FARUX RAIMOV AVJIGA CHIQDI - JAVOHIR🔥
01:01
Просмотров 465 тыс.
QISADA FALAAX AAD AYEY CAJIIB UTAHAY!@sawdamqaalib
40:23
Осторожно селеба идет 😂
00:16
Просмотров 132 тыс.