Тёмный

Gabdhoow Nin Fakhri Ah Ha Gursanina Oo Laga Qayliiyey Laguna Xagxagtey Sheikh Muna Part 1,  

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 173   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
Liiska halka ugu hoosaysa ka eego. Comment sectionka gacalo
@FilsanMohamed-xo9ye
@FilsanMohamed-xo9ye 2 месяца назад
Dee hbo Germany 🇩🇪 kuma a jirte meelha laga helayo fadlan iso sheeg
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 2 месяца назад
Fatxiya ninka mahadka ali wareysanayo soqawo ragi runta ayu ushegey
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 2 месяца назад
Well said. Another important thing is never marry a man without a vision.. I am there now and it's hard as a lady when the man has no direction...and you have to argue for any decisions you reach.
@aminaa7909
@aminaa7909 2 месяца назад
What else he is good at? No one is perfect and so many lack vision but are great on other things! Sometimes you have to be patient and you can activate your vision !
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 2 месяца назад
@aminaa7909 yes he is good at many things.a very good father pays the bills and very calm.As a woman you need someone you need a man to hold your hand and say habibty don't worry yhis is what we gonna do. That means alot.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 месяца назад
Why don't you encourage him. Visionka isla sameeya dee maxaa kaa khaldan.
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 2 месяца назад
@sunshineseaandvitamind8620 Sweetheart I don't know. You know when one finds negativity in every thing......like Haa waa waxagi intee jeer bad kusoo celcelin. ? ??
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 месяца назад
soomali dumarkii ayaaba kuwa xun udoodaya hada sheeq muna haweenkii duleste guriga udaqayey oodhan way qaracmeen walllah in anan kalabteen hadalkas hadii dhagax laygu dilayo maskiinah muna alaha kubarakeeyo farxiyay keep going❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉one love🎉🎉🎉
@Naagnool124
@Naagnool124 2 месяца назад
Maanshaa'allaah habo gacalo quruxdaada waa la yaabay maanta waad dhalaalay
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 2 месяца назад
Been maahee xadiiskaasi waa sax scw rasuulkaa saa yidhi
@neptunefullmovies1551
@neptunefullmovies1551 2 месяца назад
wa bulsho faqriga ku faraxsan ee muxu ilaahay wax siiya
@tamaanmobilemaintenance5875
@tamaanmobilemaintenance5875 2 месяца назад
Kawaran niyaday fakhri kayihin 😅😅😅😅😅
@Motivated23
@Motivated23 2 месяца назад
Thank you 🙏 hablaha yaryar ayaa larabaa in dalaw lagatuuro. Nimanka Soomaaliyeed iney shaqeystaan weeye. We really need to talk more of this!!! Jaceyl beena ayaa lagu madadaaliyaa hablaha.
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 2 месяца назад
Wallahi isku fikrad baanahay allah yacisik mansha allah Fathia absiye
@Beehives24
@Beehives24 2 месяца назад
Finally, it’s safe to say the majority of the problems in Somalia are Faraax Lego Basto who has no money but still wants to marry Xalimo for free, and Xalimo Big Mama who is always supporting Faraax no matter what. I despise these halimos who have no dignity and who always selling themself for free. Emotional damages is within in our community😢
@maryammohammedhassanabdi4611
@maryammohammedhassanabdi4611 2 месяца назад
Afkaga caano looga qabay ,Alla Cimriga eyo caafimaadkaga ha barakeeyu Farxiyaaay ...❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuleekhaAhmed-r7u
@SuleekhaAhmed-r7u 2 месяца назад
Masha alaah Ilaahay. Khayr. Ha. Siiyu. Sheekha. Iyo. Walaasha. Farxiyo
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 месяца назад
Duqdaan Fadumo Ladhaho Waa Duq Ay U Dhamatey Waa Qoyan Caadiya Yaahuuu Bilaash isku Guursada Kute Subhanallaah Waa Duq Waalan ,🤔
@amalabdi6532
@amalabdi6532 2 месяца назад
❤❤❤❤waa runtaa syster ❤horaya u soco syster.Ilahaya baa kuu soo diraya dadka.Jag älskar dig 🫂🫂🫂
@halimaomar6633
@halimaomar6633 2 месяца назад
Asc FATHIA RUN SHEEG. ILAAHAY ha ku XIFDIYO Aamiin YAA. ❤❤❤❤❤❤
@isramohamoud9553
@isramohamoud9553 2 месяца назад
Habo wad noo hadashy ustada muuna lagu wada dhagay wax qalada ma sheegin , faqiirka ay fuqahadu sheegan waa ninka an gabadhisa masruufi karin marka qof aan waxba masruufi karayn yan la gursan dee waa sax
@ayaanamin457
@ayaanamin457 2 месяца назад
Thats true nin faqri ha guursanina sababtoo ah si kastoo aad meel wanaagsan u keentud weli waa gaajaysan yahay weligii faqri kama dhamaado 😂
@okidoki2124
@okidoki2124 2 месяца назад
Nin la guursanaayo nin maaha,
@samiroawil6277
@samiroawil6277 2 месяца назад
Mansha Alaah fatxiya wll norway malaga heli kara❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CadeeyGaani
@CadeeyGaani 2 месяца назад
Allaah unwxwriisti gabadha iyo cungutii yareed ii ku geeriyooday magaaladeena. Waxeey aheeyd murug aad ubadan .waan tagay tacsiyadeeda. Wali waan xusuustaa sariirtii babiida geeriyootay.caruurtii yaryareed wali wey iiquuqdaan. It was very sad day walaahi.
@MonaHasan-f9f
@MonaHasan-f9f 2 месяца назад
We love u fathia Iyo queen QAAWAN moralian bad noodhistaan. Right I’m watching ur videos while on my break time thnk you sis
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 2 месяца назад
kii yidhi 4 dumara ku gala hagbad oo nin ku share gareeya maxay uga hadli wayeen, cabaadkiba ka dhamaaday manta ila xalay
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 месяца назад
La guursaye faqiir iyo jaan jaanba maxaa ka soo baxay caruur baahan oo dariiqyada dawarsanaya ilmo yar yar oo dad waa weyn guryaha uga shaqeeya caruuro caseeyayaal ah ba iyo hoog
@tressahassan8947
@tressahassan8947 2 месяца назад
Masakiin iyo😢indho yar bismilah waa aduun ❤daliim ah salaan gobeed🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍❤️❤️❤️💯💯💯
@SafiyoStreule
@SafiyoStreule 2 месяца назад
Farhiya abaayo waan kusalamaa Macaato waanku daawadaa. Kareemka aad xayeesiineyso halkeen kadal badaa.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
Liska ka eego meeshaada inuu yimi gacalo. Comment sectionka Halka Ugu saraysa❤️👍
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 месяца назад
Like saara please
@MUNAA888
@MUNAA888 2 месяца назад
Jilicoow oo dhan hadalkaan wuu dhibaya waayo free woman and life beey ubarteen..
@ayanomar3335
@ayanomar3335 2 месяца назад
Run badanaa waa dadka cadaalada u taagan hore usoco fadxiya ❤❤
@KSMK-gs2hj
@KSMK-gs2hj 2 месяца назад
وَأَنكِحُواْ ٱلۡأَيَٰمَىٰ مِنكُمۡ وَٱلصَّـٰلِحِينَ مِنۡ عِبَادِكُمۡ وَإِمَآئِكُمۡۚ إِن يَكُونُواْ فُقَرَآءَ يُغۡنِهِمُ ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦۗ وَٱللَّهُ وَٰسِعٌ عَلِيمٞ
@rosemarie6347
@rosemarie6347 2 месяца назад
Waa nimanka adoomada ah iyo nin saalix ah ma ahan ninkasta cida aayada ka hadlayso
@ZeinabKhalif-tb6nf
@ZeinabKhalif-tb6nf 2 месяца назад
Allah ya Cizzak! Viva Fatxiyaay walaal. You’re just AMAZING
@Maria-Dajuume
@Maria-Dajuume 2 месяца назад
Masha'Allah habo love the colour combination today beautiful!
@naimaali8662
@naimaali8662 2 месяца назад
Well said ❤
@HalimoJaamac
@HalimoJaamac 2 месяца назад
Gabdhu ragay dhiiri galinaysay niman afartan jir ah oo caruurta iyo reerka loo biilayo soomali bas laga helaaa
@najaxmaxamed6885
@najaxmaxamed6885 2 месяца назад
Habaryar macha allh so proud to you wlhi mar wlapa waba sugi la’aa ila xley ila saka chanell kaga ayaa egyy inad kaso hadashey❤hadlkagu rajo ayu igaliya wlhi maclimad bad i tahy malin walba dartabanu duleyste isku leyna❤😊
@sahidaabokor-cp6qj
@sahidaabokor-cp6qj 2 месяца назад
Marka xaqdaro nalagu sameeyo reer hargaysa fatxiya youtub keedan imaadaa si an moraal ugahelo🥹 shukran ilaahay hanokadayo
@asmaalhassan5129
@asmaalhassan5129 2 месяца назад
Hello habaryare where can I find Hinda product in Djibouti ?
@neptunefullmovies1551
@neptunefullmovies1551 2 месяца назад
islaamahani hablohooda ha siiyaan ma shaqayste dee dumarkan goormay xoolo nimadan ka baxayan
@Amalhirad320
@Amalhirad320 2 месяца назад
Absolutely true you can’t acting fake front of Allah and people to fathia Qurux inabti ❤
@Layla-e2r
@Layla-e2r 2 месяца назад
Fathiya. Run sheeg❤
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 2 месяца назад
Maanshalaa u looking good a hall nation of narcasist allaya raxma
@fartunomar2528
@fartunomar2528 2 месяца назад
I can’t wait that product ❤❤
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 2 месяца назад
fathiyay ku dhawaad 9 years kula socda teenage baan aha marka ku followed gareeyay, hadana late 20s baan ahay, wlhi aad baan ku tageera aniga iyo hooyaday iyo walaashay ba. Guulayso habarwadaag❤
@Raqi499
@Raqi499 2 месяца назад
I really enjoyed your show today ❤❤❤
@khadraabdirahman8228
@khadraabdirahman8228 2 месяца назад
Waa maah waa maah shishoori hanad wuuka dhashaa lkn iyagaa dila xabashina kama dirin
@sahramohamed9199
@sahramohamed9199 2 месяца назад
Indhayar ma aha waa cali cali hbo
@alhamdulillah4998
@alhamdulillah4998 2 месяца назад
If most somali guys are losers nowadays, it is because of these type of women. These women attacking that fine lady sheikh are jealous and they're also encouraging the guys to stay jobless. What a shame! They were quick in reacting to that truthful comment, why can they act and help their boys to become more mature, responsible and be real men. No girl should mary a guy who cannot afford to pay the 'biil'.
@hamdamarwo1916
@hamdamarwo1916 2 месяца назад
Waxa layaabay odayasha imika mamadan ka xanaqay halkay joogen markuu daaci salax dumarka aflagadaynayay mise ragu diintay dumar inay ka xigan isku haystan 😊
@LimoonHaji
@LimoonHaji 2 месяца назад
Dahabley Dumarka uun bay 🎤 micro laqaadataa Nimanka ayyay qaadkeeda ka shaxaadaa Sidii dabeeshay usoo xagaa baxdaa dumarka
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 2 месяца назад
Alaylehe qayrkoodbay kahadheen Dumarkaana qayrkood kareebay oo karaamadii ka qaaday
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 2 месяца назад
Alaylehe qayb 2aad soo celi
@queenbee9794
@queenbee9794 2 месяца назад
Habo what store exactly is it in Mn pls I want to give it to my mom before she leaves inshallah
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
612-729-2224 Minneapolis Halaal Market 2833 13th Ave S
@khadramaxamed2854
@khadramaxamed2854 2 месяца назад
Maasha'allah
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 месяца назад
Abaayo Albert Edmonton makahelikaraa?
@kawsaraidid5196
@kawsaraidid5196 2 месяца назад
Habarta qaylada badan ma jecli cilaaj in lagu xidho weye dad walan ba views ka raadiya
@umuabdul
@umuabdul 2 месяца назад
Run badanida habo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 месяца назад
Wax a layskuma dirine damiirkii baa dhintay dadkan
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 2 месяца назад
❤❤❤fathia ❤❤❤❤
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 месяца назад
Dad Badan Oo Muslin Sheegta Sida Soomalida Iyo carabta iyo caalamul kele oo muslin Sheegta Waa Munaafiqiin sida Cad Ayaa loo ogaadey Arintaas, Subhanallaah Illahey Shartoda Hanaga Qabto,,
@Arawelo-u2v
@Arawelo-u2v 2 месяца назад
❤❤❤ fathia ❤
@RayaRaye
@RayaRaye 2 месяца назад
Farxiyay xadizhkan ku furo barnamijyadada o dhan
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
Hate Gacalo! Thanks!
@Zehaa007
@Zehaa007 2 месяца назад
18:13 islaantaas aad soo qaadatey ala necebiyaa fatxiyaay. Magaceda ma aqaane waa istusad weynatey.
@hiboosman6705
@hiboosman6705 2 месяца назад
It's true if a young man is healthy and mentally stable then he can work hard then make money. The young man can makes money wherever he is otherwise he need to fast. But most of them are in mabrass shouting khat and midnight drinking alcohol then they sleep in 4 or 5h00 am in the morning and waking up at 4h00pm inthe afternoon. When I went back home and witness that.
@muwahib5079
@muwahib5079 2 месяца назад
Runta ayaan kugu jeclahay 👍😍
@rahimaali5762
@rahimaali5762 2 месяца назад
Anigu waxaan aad u dhegaysta sheekhyada ajaanibka
@hodoali5714
@hodoali5714 2 месяца назад
Runtaa❤ laysku haaaysta
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 2 месяца назад
Waxuu taraaya male waa la soo arkey hadhowna haduu wax helo waa bilaa abaal
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 месяца назад
Gabadhi haday hadasho culumadu gododka ayay ka soo baxayaan bal kan nacaska ah ee malin walba gabdhaha caayaya hal sheekh oo ka hadlaya ma arkaysid😢
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 2 месяца назад
Waa runtii
@aichadjama1097
@aichadjama1097 2 месяца назад
Love you
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 2 месяца назад
Fariid hbo runtaa weeye
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 месяца назад
Diinta maaha fikirkayga Nabiga talo ayuu siiyay gabadha u timid daliiil maaha Ha guursan nin fiqiir ah. Saxaabo badan ayuu isagu u dooonay oo shilin ka dhicin scw. Fiqiirka iyo taajirku midna ku waari maayo labadaba
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
Hadalka bebigu waa hadiis saxiix ah. Allahna quranka wuxu yidhi Arajalu Qawamuna Calanissa. See masuul unoqon kara nin aan shaqo haysan oo hoy iyo hanti midna u hayn dadkii uu masuulka ka noqon lahaa?😂 Zero feker!!!
@UbahAbdelkarim
@UbahAbdelkarim 2 месяца назад
saxiix 😢 wiuu ka reysana
@FilsanMohamed-xo9ye
@FilsanMohamed-xo9ye 2 месяца назад
Duqdaas waa istusad ragey iska gadgada sidaan u necbahay
@asiajama7065
@asiajama7065 2 месяца назад
Tukaanka MPLS waa kee
@jawahirnageye5508
@jawahirnageye5508 2 месяца назад
Fadxiya fariid runtaa kujeclahay
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
Fadumo af qadhmoon yangaa amusiyaa tolw
@amalabdi6532
@amalabdi6532 2 месяца назад
👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿bra tack
@hassansaeed2161
@hassansaeed2161 2 месяца назад
Yaa HaLa HaLa Yaa Fathia
@ifraxmohamed9774
@ifraxmohamed9774 2 месяца назад
Kkkk HBO runtaan kugu jeclhy❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@eastafricandoll9308
@eastafricandoll9308 2 месяца назад
As women we have to understand our value, we are capable of bringing human life into this world, nurturing that life physically, mentally and emotionally, even without us having children our energy alone is powerful and heals the men we marry, so the men we marry absolutely have to provide financially for us fully, it’s the least they could do for us , the bare minimum
@sahidaabokor-cp6qj
@sahidaabokor-cp6qj 2 месяца назад
Farxiyay malin dhawayd masala kabadh qaad o kuyaala waxan ku arkayay niman tib iyo mooye kutumanaya qaad walhay hadalkagi ban xasuustay
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 2 месяца назад
fiqiir qofna feebar uma galo maxaa lagu fali nin faro madhan
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 2 месяца назад
Haday waxkaa qadan lahayeen Farxiyay dulaystayasha habeen walba waxbayka baran lahaayeen maanta anaayaabay gabadhiibay ku dwgeen sida yayda.
@sudajibril7117
@sudajibril7117 2 месяца назад
Qoyanta ugu waayn Waa Fadumo qoyan😂😂
@AbdallaAli-pd2kc
@AbdallaAli-pd2kc 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AtariishadaADuunka-tg9ek
@AtariishadaADuunka-tg9ek 2 месяца назад
Leave the broke leeches for the pick mes….naago la soo xumeeyey oo la soo furay oo hadana nin losera daba cararayo wan aragnay…kuwa xata dhahaya scholada waxan u aadnaa inaan nimanka difaacno wan aragnay….qoyan is always qoyan…maskaxday ka bahdilantahay….use and abuse weeye
@lail111
@lail111 2 месяца назад
Fatxyia kee Ali Dawah ka so hadal wuxu kayne inu dumarka attack garyio dulayste weine bu noqday.
@Ladanabdullahi3845
@Ladanabdullahi3845 2 месяца назад
Alla kaas mar aan kadhakiyay madhaweyn
@lail111
@lail111 2 месяца назад
@@Ladanabdullahi3845 Somaha iminka laakin wu so dhigtay.
@AbdirahinomarGedi-ls1ez
@AbdirahinomarGedi-ls1ez 2 месяца назад
Fatxiya cabsiiye walhi waa runta sida ugu shegay say faqriya ilahey aya lagama gala
@sudajibril7117
@sudajibril7117 2 месяца назад
Anaga ka mid ah reera kuwa dhibciya ku jira. Waa niman aan aqoon masuliyadoda haday hal mar ku dhegaysan lahayn wlhi waay ku badhadhi lahaye
@asiliboorle998
@asiliboorle998 2 месяца назад
Sax sax
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤ 👍👍👍🙏🥰🥰🥰🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰🙏👍🌹🌹💕💕💕👌👌👌🌷🌷🌷🌷🌷 Manshallah Afku Kuma Go O İl & Cawraba La aaaaw Allaahu Akbar Geesiyad Geesiyadi Dhashay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I always love ❤️ you ❤️❤️🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌷🌷🌷🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏👍👍💕💕💕💕💕
@FatmaMusesamatar
@FatmaMusesamatar 2 месяца назад
All fact
@sowdahassan9690
@sowdahassan9690 2 месяца назад
Warkagu waa xadiis farxiyaay lkn naaga badn iyaga isdila
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 2 месяца назад
👍👍👍
@SeynabDubad-nb6uf
@SeynabDubad-nb6uf 2 месяца назад
Soomaalidu qofkooda waxgaradka ah bayladagaalamaan waay gabadha sheakh daha diin bay kusalay hadalkeeda lakiin dadka kale way iska hadlayaan
@RayaRaye
@RayaRaye 2 месяца назад
Hadi ay shaqaystan ragu wadanka dhismi laha
@zakiaden4979
@zakiaden4979 2 месяца назад
Asc walashey please tukanka Minnesota Number kiisa ii soshey
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@khadraabdirahman8228
@khadraabdirahman8228 2 месяца назад
Way ku saxantahay waa fariid
@luulamaxamed684
@luulamaxamed684 2 месяца назад
Koob kaa waxaa loo yaqaanaa biciide xiije
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 2 месяца назад
✅✅✅
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 2 месяца назад
Habo farxiya Wlhi ragi way waasheen diintii waxay Ka dhigteen wax ay yagu leeyihiin lkn hablo diintiina barta kadibna axadiista barta Şi aad uga adkaataan midkasta o gadh been ah la baxay khamis been ahna xidhay karbaasha kuwaasi rag maha wlhi Why dumarka diintooda loga dhiga in ay Ragu Ka xigaan No wlhi
Далее
Which part do you like?😂😂😂New Meme Remix
00:28