Тёмный

Gabdhow kaca saan macqol miyaa ?? 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 276   
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Gabar kasta muqalkan aragto plz Meel sare garsi kacdonka dumarka somaliyed aan bilawno sher gareya muqalka plz
@hindaahmed4651
@hindaahmed4651 2 года назад
Whatspp group ka igu dar wllo xamdiyey
@aishahassan9
@aishahassan9 2 года назад
Groupka igudar abayo
@maryanserar2273
@maryanserar2273 2 года назад
Masha alah abayo mawduuc loo bahna aa kahadashay ajar iyo xasanad alaha kusiiyo gabdhahana ilhay hano xifdiyo Amin
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 2 года назад
Group ka ana igu tar hay nu wada halgane
@shankarondiini9366
@shankarondiini9366 2 года назад
Waa groupki aan dhamaan gabdhaha soomaliyed ku xoreey laheen syl fikirka ninaa keenay inta kale garbey u ahaayeen why wxy arkeen in fikirka yahay kii naftooda iyo dalkoda iyo diintodaba ey ku xoreey lahayeen marka gabdhoow kacdoonka hamdi aan kadhigno sidaa I.a ani nafteeya aan wakiil ka ahe halkanka diyara u ahe ka qeyb galkiisa
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 года назад
Melkastaood kucawinee gabdhaha garabkadan ahay guul markasta dumarka ciilan
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 2 года назад
Walaal fariida tahay alle haku daayo
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 2 года назад
Mashaa allah illahay adookale hanoi badiyo huuno qaali diyaar inaanka dhiidhino xumanta halaha garabkagan jogns xamday thanks ❤❤❤❤❤
@amiiraqueenchannel4553
@amiiraqueenchannel4553 2 года назад
masha allah abayo hormar wacan allah naxafido habaloowa isku badanaada aduun ma joogno wllhi
@kowsarcadey9443
@kowsarcadey9443 2 года назад
waxa isbaranay wiil waqti badan isla soconay kadip waxa dhacay inuu igu dhaho waxa itustaa xabadkaga ani waa yabay wlhi. Waxa dhahay maya kulahaa ima jeclid iguma kalsonid markasa ku iri jaceyl iska dhafee wax walpa aan ku qabo dhaci meyso wax sharafteyda si fudud kuma burburinayo zxp gooy ban ku dhahay block waa ugu daray malintas kadip waxa go aan ku gaaray inaa nin danbo oo somali ah inaa la shegeysan hadana Alxmdulillah 🤲🏻
@abyaninacalishire7220
@abyaninacalishire7220 2 года назад
Masha alh abyo alh kuxifdiyo qof kujecel sharftaada kumaciyaryo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Fariid abyo. Sss kugo ogahy
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 2 года назад
Naag nool abaayo halkaas kaga hay nin dan kaaa leh wlhi waxaas kuuma quuro sharaftaa adi ilaalsan weysay cid kuu ilaalinayso malahan
@kowsarcadey9443
@kowsarcadey9443 2 года назад
@@yuuuuga1 mhdsnd mcnto. Taas hada sameyn lahaa. Waxa kaleneh wey ku xigi la hayen gbdhaha somaliyed intas hadey fahmi la haayeen gbdh la cebeynaa ma jiri laheyn
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs 2 года назад
Stubid ayuu ahaa adigana waad la fahantay subxanallah allaha naga qabto nimanka xun abyo
@hanamohamedali5697
@hanamohamedali5697 2 года назад
masha allah abaayo illahay ha ku dhoowro gabdhahena somaliyed ayaga ayaa ogoladay wax waliba oo ku dhacay gabdha iskuma hiliyaan ee wey is lidaan halka ragu aay isku hiiliyaan xitaa midkoda doqonka ah aay uhiliyaan anga ka dumar ahaan waa wax aan isku firsanay manta hadii aay dumarka iskugu hilin lahaayeen sida nimanka oo kale saan maysan dhacdeen ........ masha allah xabiibti illahay haku xafido caruurtada 😍😍😍
@faisamaxamud4724
@faisamaxamud4724 2 года назад
Abayo mashaallh wan kulajirna waxaba kasiidaran gabdhaha yaryar lagu gudayayo gudninka firconiga ojoga somalia kuwas xitaa waxay ubahanyihiin hilis iyo inlaga hadloo
@nadiacumarcabdalla1528
@nadiacumarcabdalla1528 2 года назад
Sax waye illaahey hadii lagu xernaado oo diinta lagu dhaqmo gabadha ey xijaabato nin ajnabi ey na u ogolanin jirkeeda wlh wax ma arkeyso caro illaahey ayaa ku dheceyso gabdhow an sharafteena ilaa shano ilaahey na an ku xernaano ootalo sarano Shukran xamdi adigana bararujintaada quruxda badan allow gabdhaheena noo ilaali yaa rabi
@amalamuli376
@amalamuli376 2 года назад
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍⚡️
@umumacad8621
@umumacad8621 2 года назад
sax wayeee alaoow arahdadha barakey
@sowdomaxamed8478
@sowdomaxamed8478 Год назад
Masha alAh ogusoodar abayo mcn xamdi dhiragaliso m.
@iqramaxamed7514
@iqramaxamed7514 2 года назад
Ilaaheey ha ugargaaro gabdhaha somaliyed
@ayaanmuse9295
@ayaanmuse9295 2 года назад
Xamdiyey mahdsanid abaayo qisooyin baan haya walidka iyo gabdhaha group ka same tankle gabdh baa jirtay aad loo dhibay sucdi journey baa ugu qoran daawo.
@bilanadan4276
@bilanadan4276 Год назад
Alla jecli hamdi 🥺♥️♥️♥️love you abayo waa iskaga ceshcesha video yaashada wlhi
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 2 года назад
Waa run xaqiq
@madinaomar1842
@madinaomar1842 2 года назад
masha allah taasi anigaa kasga marqaatiya walaashey in cali xaashi waa boqortooyo hooyo walba waa boqortooyo hadii ay si fçn kuu barbaarisay❣❣❣🥰🥰🥰
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Abyo gabdhahaan ayagaa is bahdilay oo midkasta waxay rabtaah nin xun inay shafka u garacato ayay walalasheeda cayay saah oo kadibnah la dhahayaa taasi waa la fool xumeyay lkn Dhibta gabdhah heysatah waxaa waayeh ninmanka ayay babanka u aadayaan waayo diinti ayay khilafen mida kalena ninkii qudbo siro kula yimadan Black ta ugu dadal waayo adiga ayaa naftada masuul ka ah , gabdhow naftiina xushmeeya, Mahadsanid abyo💯💯💯💯👏👏👏
@kowsarjamac1692
@kowsarjamac1692 2 года назад
Raga somaliyeed gabdhaha way jecelyiin sababtu raga maha waa gabdhaha wayo iyaga cawradoodii Soo bandhigay iyaga sababta le isku noqda gabdhow
@aragsanabdi1016
@aragsanabdi1016 2 года назад
Diyaar walhi hno garab kaaga ayaan nahayna ❤❤❤
@amalamuli376
@amalamuli376 2 года назад
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍⚡️
@sacdamaxamed7104
@sacdamaxamed7104 2 года назад
Samee wll walahi wax inoo hadhay ma jiree
@najmaabdi4867
@najmaabdi4867 2 года назад
Xamdiyey aniga abaayo waxan is calmanay wiil somaliyed waxan ku nolay oanku dashay Kenya Kenya ayaana wiilka iskubaranay wuu shaqeesanayay waligiis ilaa iyo hadane wuu shaqeestaa hooyo ayaukenay way iidiiday abahay Ayan usheg kuiri wiilka anago islajoogno markaasne cadaadis farabadan ayalaysaray lkn abo ayaiiogoladay igunadaray ilaa hooyo ay raali iiganoqoneso gurigena ayaakusolaabtay 10jeer kabadan ayuu odayaal layimid si hooyo ay ugu qanacdo alxamdulilah way ogolaatay markii dambe hadane 4caruur ah ayaainojogto farxad ayana ku nolnahay
@farhiyaali8426
@farhiyaali8426 2 года назад
Igu Soo dar my sis. Mashallah tabaraka great advice
@mushtakseed8376
@mushtakseed8376 2 года назад
Wlhi waa run abyo waxa aad ka hadashay illhay ha xifdiyo gabdhaha sanadkaan noocas bay noqdeen sharaftoodi bay iibsadeen waan kugu tageeraya groupkas noo samee insha allah
@fadumoyusuf6692
@fadumoyusuf6692 2 года назад
naag nool hora usoco🌹 dumarkana waa inay naaga nool noqdaan waa saman aaqir waa la iscunayaa
@nasraokash1943
@nasraokash1943 2 года назад
Mashaallah great advice abayo keep going
@saredoilyass2035
@saredoilyass2035 Год назад
Huno diyar ayan ahyd qali from Djibouti
@anfacqurux5875
@anfacqurux5875 2 года назад
Tasaa ben aheyn xamday gabdheheena allh noo xafido lkn gbdhaheena waxaa ka maqan latashiga hooyo mcn wlhi ani hoyadey mcn ayan saxibo nahy
@differentperspectives9346
@differentperspectives9346 Год назад
I’m totally in. When are you starting?
@SaraAli-ob9sy
@SaraAli-ob9sy 2 года назад
Ale ha xifdiyo dhamaan hablaha yaryar wllo garabkaga nahay
@shukrimustaf9537
@shukrimustaf9537 2 года назад
masha allh quruxy
@maxamedxasanmaxamed6719
@maxamedxasanmaxamed6719 2 года назад
Manshallah waaruntaa
@sirftum7760
@sirftum7760 2 года назад
Ane diyar ah e so same abyo codsi ❤❤❤❤ wan fafiyy wlhi o shergeryay
@nimcanasser8318
@nimcanasser8318 2 года назад
Manshllh waano fiican waxaan rajaynayaa inuu gaadho hablaha noocaas ah inuu gaadho dhmaan hablaha somaaliyeed
@hamda8992
@hamda8992 2 года назад
Waa runtaa quen aad baan kuu taageeraa Allah haku xafido
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 года назад
abaayo sidaa ha uhadlin waayo hooyooyin caruurtooda kalajecel tusaale naag waxaa arkeesaa ninkii ilmaha hore kadhale inatey kalatagaan kadib guursanaayaan ninkale caruurta gadaal laga dhalo ay jeclaaneeso oo kuwii hore sixun ubahdileeso walaahi anigaa arkey gabdho gurigooda kacararaayo kadoorbidaayo in ay nolol kale sameesataan kadibne guurka kaxumaanaayaan
@haala552
@haala552 2 года назад
Haa wlhi ani xataagabar ayaa aqaan sadax bah dhashay gabadha kuwii ugu dambeeyay jeceshay naa cuntada ukari ukeen lagu haaya ilaa ay ka carartii gurigii ninkii ay guursatana balwad leeyahay uu garab istaageynin marka gabdho bdn daruuf ayaa haysto xaga waaridka ah bananka ka raadinan naxariis
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 года назад
@@haala552 beentaa maahan walaahi hooyooyin maanta kulikood waaba niman caabud marka gabdhaha yaryarka ah maxaa loogu yaabaa oo duruufta heesato
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Waax jiro waaye wana kaso hadla horay dhibkaas u arkay mcnto
@asmaciiltira5666
@asmaciiltira5666 2 года назад
mansha alah inan kartibadan wankugu taageeraya arinka isaga
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 2 года назад
Xamday horta mnsha llh hab tusalayntaada marka xigta hada fikirkayga cabiro Abaayo Gabdhaha yaryar jacayl baysa helin badankood Markasey bananka ka radiyaan bahal bay marka u galaan😢 mida xigta Abayo gabdhaha shopping madax banaan lama siiyo markasey balayo intay barato lacagta hoosta dhaafsan Wxa muqalka u badan loga duubey wa sidaas ka sakow abaayo walidkii ba gabdhihii ogayn fasaxay balwad ba intay yeeshen nimankii iska racayaan markay balwadj la tagta la duuba badankood Wlh marka wxa dhacayah eego wa yabay in somalida dad la rogayo ija naha u malaynayah meel u socdo garan wayey
@aminahassan9166
@aminahassan9166 2 года назад
😂😂😂😂😂 you keep preaching Hamdi! Hope to meet you one day!❤
@Queen-sheba31599
@Queen-sheba31599 2 года назад
Diyaar kacdoonkaa waa kula jirnaaa🙌💯✋
@habibahosh3526
@habibahosh3526 2 года назад
Diyaar waaa hamday
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 года назад
Fidiyowgadaan wuxuu mudanyahay bilyan like wlhi hadan awoodo wan kusaari lahaa si dadbadan uu gaaro waanana ugu noqdo mahadsanid abayo markasta aadban kujeclahay runtana kugu jeclahay
@amalamuli376
@amalamuli376 2 года назад
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️😍
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 года назад
@@amalamuli376 wan kusaaray curadayda samided horumar wacan abayo
@nimaomohamed8294
@nimaomohamed8294 2 года назад
Dumarow godkiina biyo idiinku soo galeen
@roodajamac2412
@roodajamac2412 2 года назад
Wlhy waa runtaa
@badriyosiciid9388
@badriyosiciid9388 2 года назад
Abyo garabkagaa nahy guulayso
@farhiya2269
@farhiya2269 2 года назад
Hhhhhhhh walaahay anaa maalin kasta is idhaahda ragga maa kasoo duubaan naag uunbaa siilkeeda la wareejinayaa uf
@maryanmuxumed4051
@maryanmuxumed4051 2 года назад
Mshaallh abaayo wan kugu tageer sanay g
@umuamanabduwali8409
@umuamanabduwali8409 2 года назад
Wlhi abayoy qalbi xanuun maalinksta gabar baa ooyeysa waa inaan wax iska bedelnaa Aaway damiirkii eynu is garab siino Num one baanka ahay groupka abayo
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 2 года назад
M.a gabdho badan oo xamda cml ah ayaa loo baahanyhy wlhi saan xaq maaha cadaaladna maaha madankaan meel lowado mataqanid wlhi malinwalba wax ayaa maqlee😢😭
@fafumomahamed4205
@fafumomahamed4205 2 года назад
Wlhi sax waye xbbti lax walba meshay is dhig taa lagu qalaa na hustina ka ad Kada Onaga is ka dhiga
@xalimocabdi6609
@xalimocabdi6609 2 года назад
Abaayo mcn waan kugu raacsanahay
@najmaali9442
@najmaali9442 2 года назад
Wallahy dhiiga kugu jeclahay💪
@runeyiskufilin4806
@runeyiskufilin4806 2 года назад
Horey u soco noo suubi garoobka garabkaad nahay
@zamiyaaliapdi7847
@zamiyaaliapdi7847 2 года назад
Abayo hamdi garabkagan nahay inte kala so xidhiidhaa🥰
@susuwarsame9267
@susuwarsame9267 2 года назад
Waa runtaa xamdaay 😢 maantaa dhan waan ooyayay😢
@nasiimchannel5247
@nasiimchannel5247 2 года назад
Xamdiyey waxaan waa fidno illhey naga bada baadiyo wlhi tiktok waa nooga daray illhey masiibada naga qato
@daimonlula3410
@daimonlula3410 2 года назад
geesiyadeni waa la heshay hadalka whatsapp groupka sameey
@warsanmaxamud5445
@warsanmaxamud5445 2 года назад
Diyaar first person ku garab taagan qaali
@ayanabdul8242
@ayanabdul8242 2 года назад
Man sha allah I love you abayo walahi gabdhan wa jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️ igu dar groupka
@falialiaden3061
@falialiaden3061 2 года назад
Gabdho aan is garab istagno hora u socono
@munajamac1273
@munajamac1273 2 года назад
Masha Allah hamdi, waa runta afkaga cano lagu qabay ❤
@amalamuli376
@amalamuli376 2 года назад
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍⚡️
@iqlasmaxamed7972
@iqlasmaxamed7972 2 года назад
Masha alaah abaayo hoyo wanagsanathy ilaahey haku barakeyo
@saynabdirie79
@saynabdirie79 2 года назад
Diyaaar xppti
@nasteexocumar5399
@nasteexocumar5399 2 года назад
M.a xamdy allha ku xfdo❤waa kugu raacsanahy diyaarna waan ahy
@hanimohamud6753
@hanimohamud6753 2 года назад
Ayy mahadsanid abayo xamdi
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 2 года назад
Makailowi liked Habibty wakugucusbahay Chanel kaaga
@maymunhirsi7197
@maymunhirsi7197 2 года назад
Diyaar soo samee abyo what upp group
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 2 года назад
Masha allah 💯
@farhiasero6247
@farhiasero6247 2 года назад
Fadlan waankuu baaahanahay xageen kaala sooo xidhiiidhaaa
@coachrahma1617
@coachrahma1617 2 года назад
Hye byo Ale ha barakeeyo link groupka noo soo dhig
@laylomohamed7359
@laylomohamed7359 2 года назад
Asc abayo hore u soco m.a Gabar iyo hoyo walba wan dhibanahy ilahey ha no gargaaro
@daawadkanaal
@daawadkanaal 2 года назад
Walaahay ha laga jaro war kale ma yaal wiy
@shukriaxmed5473
@shukriaxmed5473 2 года назад
M.a abayo allaha ku xafido gabdhahana allaha noxafido
@amalamuli376
@amalamuli376 2 года назад
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍⚡️
@nimcoshaaciye6015
@nimcoshaaciye6015 2 года назад
Diyaar abaayo
@mulkisimansiman4781
@mulkisimansiman4781 2 года назад
Alaha naxifdiyo abyo
@xayaadmukhtaar7379
@xayaadmukhtaar7379 2 года назад
Abayo mcn wad mhdsanthy illhay hanawada xafido dhmnteen mideedakle shraftda adey gcntada ku jirtaa gbdhow mlinkasta waxba leydiin sheeega waxbna ma maqshaan waa yabanhy ani tan iyda iska duubaysa kwrn dan laga dubay wan grne Wllhi ani xly ayaan arkey gbdha yar eee griga lugu hysto waaka naxay mybe 14 jir iney thy rggi bahley noqdeen guryihina joga oo hoydin sxp ka dhigta plz iyada idin wayo arag dhiriglisasa weye
@ifraahsaciid6425
@ifraahsaciid6425 2 года назад
Gabdha dhan adi cml in ay noqdaan fiicnaanlahayd abaayo quruxey
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 2 года назад
mnsha llh u raaci abayo wixi wanagsan mnsha llh la dhaha sorry xuman ha i arkin
@sowdaahmed6917
@sowdaahmed6917 2 года назад
Whtsapp groupka noso dar diyr ban u ahay hamdiyey xaeo tako 2 ba tahay xabibtii gabdhaheena wacyi galin bey ubahanyihin
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 года назад
M.a keep going my sister wllhi kulamidaan ahay dhiiga wuuikaray
@amalamuli376
@amalamuli376 2 года назад
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😍⚡️
@amira-tb2rh
@amira-tb2rh 2 года назад
yes girls wake up
@zalmaapdirahman4187
@zalmaapdirahman4187 2 года назад
Geesiyada kaliya eenagu dhexjirta abaahaa gabadh ayuu dhalay Allah yarxam Wll waa runtaa hablaheenu iyagaa isbahdalay laxkastaa halkay isdhigtaa lagu qalaa
@amalamuli376
@amalamuli376 2 года назад
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu do bir 😍⚡️
@xayaadmukhtaar7379
@xayaadmukhtaar7379 2 года назад
Xamdi abyo we love u grbkga nhy
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 2 года назад
Anaku gula jire igu so dar group ka wll ciil wayna Waliba ta yari baby bay ahayd
@Aamei7
@Aamei7 2 года назад
Hamdi abyo waku jeclahy horay usoco mcnto🫶🏼💙🌸
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 2 года назад
Naagha iygaba isku cadw aha I'm ready garabkaga ahy
@hannahani192
@hannahani192 2 года назад
Diyaar noo diyariya budadka iyo kasha
@maryaniddahmed7443
@maryaniddahmed7443 2 года назад
Abaaayo wa diyaar no samey mcnto Alle hku dhowro
@asmamosman2372
@asmamosman2372 2 года назад
Inoo samee group ka hamdi 👋🏻
@cookwithme8048
@cookwithme8048 2 года назад
Naag noool fariid walahi gabdhaha somaliyed eber
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 2 года назад
Diyar ban unahay xagee kahelnaa
@queenshukra5702
@queenshukra5702 2 года назад
Diyaar igu dar abooyo
@fatimaniifay4533
@fatimaniifay4533 2 года назад
Diyaar wlhi abayo garabkaga nahy
@cabdixasan1747
@cabdixasan1747 2 года назад
Abayo Masha allah
@umulqeyr8057
@umulqeyr8057 2 года назад
Diyaar aa ahy walahi waxaaba idhibtayba Malin kasto gabar walashy ah oo hinteeda
@anisoyusuf1109
@anisoyusuf1109 2 года назад
Walhi waa waxa laga xumaadao Subxanallha 😢
@faaduma5762
@faaduma5762 2 года назад
M.a wa ina raga la is ka celiywa wa cadiw qarson allow gabdhah xafid
@renaadruun940
@renaadruun940 2 года назад
Hamdiyey Abaayo Mcn wlh Hooyooyinka xitaa Sabab ayey u yihiin tiro 10 gabdhood ka badan aan arkay marka Hooyadeed iyo aabeheed kala tageen oo Hooyo guursatay la iga jecel yahay ilmaha dambe dhahaayo arkay wlh
@asiabashir6338
@asiabashir6338 2 года назад
Walal waan kusalamay waan ku garabtaaganahay diyaar igu dar
@umumacad8621
@umumacad8621 2 года назад
sax dintaa hadiii lawafaqa wax mahalabayan war gabdaa sharaftena an elashanaa
@hanimohamedmahamud4013
@hanimohamedmahamud4013 2 года назад
wa runta
@hodanladan4248
@hodanladan4248 2 года назад
walal diyaar ayaan ahay kacadonka ee oo samee wahsppk
Далее
NOQO RUUXAN BARI MEEL CIDLA KU SO DHACIN.  DHAQALAHA .
13:18
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 178 тыс.
Меня знают уже все соседи😅
00:34
Bisan: Update From North Gaza
13:49
Просмотров 50 тыс.
Deep cleaning  . Maxaa. Ku dhaqa musqusha
15:50
Просмотров 6 тыс.
Arab Israel Supporter - Luai Ahmed
4:03
Просмотров 54 тыс.
SUBAXDEYDA IYO WAXAN QABTO 🥰🥰
15:19
Просмотров 7 тыс.