Тёмный

GACMO DAHAB OO LO TASHTAY LAKIN MAXA LEYGA QATI KARA DHULKA LADHACA NADAFADA CULUS 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 Год назад
Masha allaah ❤❤ ukhtii
@UmzakiUm
@UmzakiUm Год назад
Maasha allah
@Abdi123m6
@Abdi123m6 Год назад
Maahaa Allah ❤wllshy walahi kudayasho ayaad mudan tahay anigu saan ku bartay naag baan noqday thanks
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Masha allaah gacma dahabeey guuleyso
@FadumoDeria
@FadumoDeria Год назад
MashaAllah wll illahay hakuu barakeeyo gacantaada markaan caajiso adan ku dawada xbbti hal talo sonkorta cad tan buniga ku bedel
@somalifood6935
@somalifood6935 Год назад
Shukran xabbti anoo caajisan oo gurigeyga wasaq yahaa vedio gaan fiirsaday jiniyaaba igusoo dagay guryaha ilaa musqula kuli geesaa kaaraa dharka wa iidhaqanyahay
@faadumoabdilaahixassan7873
@faadumoabdilaahixassan7873 Год назад
Mansha allaha wllshy
@rawihassan8615
@rawihassan8615 Год назад
Ala maxaad run sheegtay masha allah aloow ku xafid aduun iyo aaqiro ❤️
@halimahassan8341
@halimahassan8341 Год назад
Masha allah hooyo karti badan allaha kuxifdiyo familkaga
@ramlomaxamed2156
@ramlomaxamed2156 Год назад
Masha allah abayo mcn allah kuxafido aamin yarabi
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 Год назад
Mahadsanid xabibti dhiiragelinta walobahanyahay adoo garanaya howsha aya hadana mararka qaar low dareme o ubahnane dhiiragelin❤
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Wax badan baan kafa iday. Masha alah jaskalah
@hooyocooking
@hooyocooking Год назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti guuleyso ❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashallah
@khadramohamed1238
@khadramohamed1238 Год назад
Waa run haylka hadiii lashiido o mel ladhigo caraftaaa katagta
@HafsaCabdicasiis-vi1lq
@HafsaCabdicasiis-vi1lq Год назад
Ruumi Allah hakubarakeeyo
@farahahmed8089
@farahahmed8089 Год назад
Manahaalahaya
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshaallah inti la doono waa nadifisa ❤ruumi
@ayanbadan8856
@ayanbadan8856 Год назад
Ruumi xbbti aniga waxbadan ayan ka faaiday xaga jadawlka mahadsanid xbbti qaali
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@edebsansidihoyaded8398
@edebsansidihoyaded8398 Год назад
Anoon Caruur haysan Baan haben iyo Malin Hagaajiya Guriga 😂
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
Mansha allaah abaayo ❤❤❤
@amalcabdilahi1536
@amalcabdilahi1536 Год назад
Abayo ani waxbadan ankafaiday nacan madan❤❤❤❤
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 Год назад
Xayi iska dhig ayaa ladhihijirey
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Год назад
Masha alaah rumi kijin baryaaha lilk imasisid maxaa dhacay wall waxan ku waydiyay gabadi isku filan xalkay kadhacday masoo gasho baryaha war mad uhaysa bal lan bar aan kala soo xidhidho isoo qor❤❤❤❤
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Wey joogta walal youtu.be wey so laban donta in sha allah
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Год назад
Ala ruuney waa naxay cinwanka markaan arkay meelaan kaaga hiilin karana majoogtide 😂😂😂 ileen caruurta Lee waaye wlhi dadkale umaleyey 😂😂😂 masha allh alow carurta noo xafid
@nimcoabdilaahi1246
@nimcoabdilaahi1246 Год назад
Asc ruumi abaayo seetahay saxwaaye qofkii kugaariwaayo ayaa ku cayanayo somali iyo faan maxaa ku ogeed hawsha guriga ma cusla mana fududo waa fulltime werk markaa ilahay hanagu ceeb asturo
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Год назад
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@shugrimohamed7357
@shugrimohamed7357 Год назад
Guriga waxey wasaqdiisa badan tahay markey dad badan degen yihiin gurigana uu yar yahay laakiin guri ku le eg markaa degan tahay wasaqdiisa ma badana
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 Год назад
❤❤❤
@FartunAmiin-x3d
@FartunAmiin-x3d Год назад
Rumiyey sid istob sawarka sid loo nadifiyo no soo geli abayo
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Ma fahamin maxan so galsha
@FartunAmiin-x3d
@FartunAmiin-x3d Год назад
@@ruumichannel kan dhulka lagu xaqo istobsawarka marku wasqow sid loo dhaqo abayo
@hodanmohamedmohamoud6977
@hodanmohamedmohamoud6977 Год назад
Is caatayn tii xagee ku dan bay say🤣
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
Guurkaba waxaan unacay howl guri 😂😂😂walaahi hadda iskaabula ayaan ahay rerkooda kanool walina guursan marka habo masha allaah ayaan kuleeyahay adigoo caruur kuu jooga hadaad kaligaa qabaneesid shaqada guriga waa dhib caruurtaada hadey Soomaaliya ku dhalan lahaayeen saacaan waad nasan laheed 😂😂😂
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 Год назад
Oo hadaadan guursan yaaku shegay inay hawl jirto hh mida kalena ciyaalka qurbaha ayaa kashaqo badan kuwii dalka mida kale guurso shaqadana waa sida aad kadhigatid 😂😂😂
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Ilmuhu qurbaha mid walba shaqo gooni ay leeyihiin ay qabtaan laakiin maalintii skuul bay ku maqan yihiin
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Horta kalay nala tijaabi guurka kadib goanso inaad howal qabato iyo in kale
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
@@samiiragurey6812 kkkkkkkkkk
Далее
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 336 тыс.
🔴ኡስታዝ ዩሱፍ ኢብራሂም
20:38
Просмотров 5 тыс.
WAA U XIISNAY Routing KAGI AFTERNOON ROUTINE
13:19
Просмотров 4,9 тыс.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00