Тёмный

GALAB: Hawada iiraan iyo Lubnaan oo laga joojiyay dhamaan duulimaadyada diyaaradaha, tolow ma waxaa 

Nadaara Show
Подписаться 256 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

GALAB: Hawada iiraan iyo Lubnaan oo laga joojiyay dhamaan duulimaadyada diyaaradaha, tolow ma waxaa soo dhawaaday aargoosigii iiraan?

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 214   
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc Месяц назад
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q Месяц назад
وهو علي كل شيء قدير ؟ سبحانه وتعالى. ؟
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t Месяц назад
Umadumhu Islam &gaalba waxa ka maqan in sahnuuniyadu ay aduunka xukunto marka codana waxba ka qabanmayso lkn alaa ka awood weyn ,maalin baa imanaysa in yuhuudi ay reer 🇪🇭hoos iman doonto iinsha allaah .xaqa guulaysta guul 🇪🇭🤲✌️
@umurowda6887
@umurowda6887 Месяц назад
illaahay baa yuhuud iyo kufaar ka xorayn m.aqsa insha allaah
@user-wn9tr9ep4c
@user-wn9tr9ep4c Месяц назад
إن شاءالله 6bilood leys lama gaarayo nasrigii allaah ayaa kasoo hormaraya
@jamesblack2577
@jamesblack2577 Месяц назад
Wadaadka miskiin ka ka dhaaf oo wadaad xayi Ah ugu rajaal ah ugu wac,
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Месяц назад
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda
@mustafNune
@mustafNune Месяц назад
Falastin guusheda hda jeceshahay like dhac ku sii
@SleepyHoverboard-yc3fj
@SleepyHoverboard-yc3fj Месяц назад
Tuugsi casri ah
@user-cr7ts2vo4m
@user-cr7ts2vo4m Месяц назад
Wan dalney wax sosocda ma aragna alow u hiili xaq udirika falastin aamin Aamin yaa rabalcalamin
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Месяц назад
Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin
@abdiqaniali8627
@abdiqaniali8627 Месяц назад
Aamiin
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz Месяц назад
اللهم امين
@ahmednuur5957
@ahmednuur5957 Месяц назад
Nadaara wa ku salaamay allow xisada qaboji walaalaha Palestine ugargaar iyo dhammaan muslimiinta
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Месяц назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan
@FirdowsoXasan-n2c
@FirdowsoXasan-n2c Месяц назад
Qofkii nebiga jacel like saar
@salamdahir2092
@salamdahir2092 Месяц назад
Scw scw scw
@saaficalisaciid5421
@saaficalisaciid5421 Месяц назад
​@@salamdahir209213:42
@saaficalisaciid5421
@saaficalisaciid5421 Месяц назад
​@@salamdahir209213:42
@alisideeye7707
@alisideeye7707 Месяц назад
​@@salamdahir2092❤😊
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Месяц назад
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@umuamiiroumuamiiro
@umuamiiroumuamiiro Месяц назад
wcs ustaad nadaara thanks wxas wabolo xoofto ay wado iraan iyo madadalo shiico hakasugin faido allaw xaqa uhiili
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 Месяц назад
asc sxb wala shico wala suuni wan ku farxeyna hadi israel la weraro cabsida iyo walwalka israël shicibkega wano farxad Wayne arine walba o Israël cabsi kalisa
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 Месяц назад
madadalo shicada ! ! suuniga muxi wada iskagu ???? dawasho miya????
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 Месяц назад
Allaahu akbar
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf Месяц назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@AhmedMousaBouh
@AhmedMousaBouh Месяц назад
Asc. Ahmed from Jabuti Mr. Nadara Show Maaha hawo la nadiifinaayo ee waa weerarkii oo la bilaabayo In Shaa ALLAH Wsc
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q Месяц назад
الله يستر انشاءالله.
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Месяц назад
Wcs waraxmatullaah wabarakaat
@user-gp2vb5vh8z
@user-gp2vb5vh8z Месяц назад
Illaahow guulee muslimiinta yuhuudana jabi
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 29 дней назад
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur Месяц назад
Wcs nadaara show guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤
@hodansuleyman8463
@hodansuleyman8463 Месяц назад
Sacuudiga xiniyo ayuu iska baaray hadaba shuushka dabada halagalo maraykan iyo yahuud iyo xulufadooda hanjabaadooda wadne uu ka dhagaysto malaha illaahoow islaamka midee aamiin
@osmannaji4504
@osmannaji4504 Месяц назад
Subhanallah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Месяц назад
Reer salmaan rushdi ama reer aala sacuud alle haka xoreeyo kacbada iyo dhulka barakaysan waayo waa cadawga koowaad ee islaamka yuhuuda iyo maraykanka ayeyna u adeegaan
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 Месяц назад
Yahuuuda Cabsi iyo argagax ayey u dhiman rabaan🤔, illaahow jebi Yahuuda, illaahow Falastiin iyo GAZA badbaadi 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 Месяц назад
wclkm sxb sare nadaRa❤❤❤
@user-dq5dp1rh1l
@user-dq5dp1rh1l Месяц назад
اِنَ اَلله يَرْزُقُ مَن يَشَاءُ yahuud ilahy swt qur aanka ayuu inoogu sheegay cadaawadooda ay islamka u qabaan rer falastiin ilahy swt fadligiisa iyo qaninimadiisa haku arsaaqo Uma baqayno islaamka insha alh ilahy swt nasrigiisu waa dhowyahy yahuuud waaalaga xorayn dooonaaa masjidul aqsaa bi idinilaaahi tacaalaa
@MohamedyuusufRaage
@MohamedyuusufRaage Месяц назад
Allaha guuleyo falasatin
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu Месяц назад
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@AliMohajim
@AliMohajim Месяц назад
Candha la, baa curatay Sacuudiga😂😂😂😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk Месяц назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q Месяц назад
انالله وانا اليه راجعون الله كريم؟
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Месяц назад
Wcs wr wbr akhii
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o Месяц назад
Ismutrij.iyo bin gafiir.qansiir.miiskidka Laga.kari.laayay.waa.iu.mid.guul.falastiin.muslin.aamiin❤❤❤❤❤❤
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb Месяц назад
Yahuda ALLAH JABIYO o MASIBO rabaani ah allah kurido o dhulka Allah lagoyo cadowga gumestaha Israel weyba jaben e ALLAH hauziadio AMIIN AMIIN AMIIN YA ALLAH XAMAAS IYO walalahen falastin wey guleysanayan inshaallah garabkoda ALLAH galo Ameen ya Allah
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp Месяц назад
WCS SHIEKH GALAB WANAAGN
@SaqiirDile
@SaqiirDile Месяц назад
Allaha guuleyo falasatina
@kaafikaafi
@kaafikaafi Месяц назад
SHIIKHAAS IMAAMKA MASJIDUL #AL-AQSAA, ALLAHA CAAFIYO DANBIGIISANA ALLAHA DHAAFO. ......... TEEDAKALENA YUHUUD, WAA DHAQAN XUMO AY WALIGOODBA LEEYIHIIN INEEY LADAGAALAMAAN, #AMBIYADA IYO SAALIXIINTA, IYO DIINTA ALLAAH. ...... LAAKIINSE MARWALIBA QASAARO IYO HALAAG AYAA ALLAAH UGA AARGUTAA. MAANTANA MASIIBO AYAA KUDHACDAY!! WAXAANA LAGU #CINQAABAY GACMAHA #XAMAAS, WALIGEEDBA YUHUUDI, HA NAACNAACLEEYSO!! ...MARDANBE KUMADHEX NOOLAANDOONTO DHULKA REER FALASTIIN, INSHAA ALLAAH.
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o Месяц назад
Shahiid.ha.qaato.yaanu dayn.masjidka.caqliga.ma gasho ❤❤❤❤❤❤❤
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o Месяц назад
Gaajada.ayaa.dagaalka.kadaran.caruurtii.qasaad gaajo.muslin mee❤❤❤❤.ilaahow.gargaar...aamiin
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed Месяц назад
War weeyn dowlada saudi arabia waay curatay run ayeey cururatay yaa allah reer Gaza macaluusha iyo masiibada ka dul qaad
@dekaadar9636
@dekaadar9636 Месяц назад
Guul Bithin’Allah
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 29 дней назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Месяц назад
Allaha u gargaaro falastiin .
@bigsheeq2057
@bigsheeq2057 Месяц назад
Comment ugu horeye aan abud qoro 😂❤
@HabiibasheikIbrahim
@HabiibasheikIbrahim Месяц назад
Like bil aa insha allah Iran aaba hada obor kadhigee yahuuda xun
@user-vz2gw2jw7k
@user-vz2gw2jw7k Месяц назад
Allahuma ansur falastin
@AbdiAgood
@AbdiAgood Месяц назад
Asc ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh Ee Daafaha caalmka ❤❤❤
@maxamedakid6008
@maxamedakid6008 Месяц назад
ASC Cabdiqaadir Cashir Nadaara Sln Sare Kadib Barnaamijka 4 Nooga Dhig Fadlan Ma Hayno Warbaahin Aan Ahayn Nadaara Show Hbn Tv Mowlid haji Inta Kale Warkoodu Waa Reer Galbeed Ina kasoo Xigtaan 2 Maalintii Ah Iyo 2 Habeenkii Ah
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed Месяц назад
Iiran amarkeeda iyo hanjabaadeeda hadiiba toos loo qaadanaayo saasayba ku guulaysatay
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 Месяц назад
يا شيخ لاته حسنات فرج الله قريٍبن بي إدميلاهي كريم
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Месяц назад
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah umada muslimiinta madaxooda kor ha u qaado aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas aamiin Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xamaas aamiin falastiin alley leeyihiin ee Allah ha caawiyo aamiin falastiin wey guuleyysanee Isha Allah marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago hana isku salido dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin
@Moliidcabdi
@Moliidcabdi Месяц назад
Ilahay..hakaqabto Gaaadaa..baas
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd Месяц назад
Hambalyo
@shacabkasoomaaliyaa1
@shacabkasoomaaliyaa1 Месяц назад
Asc aboowe jimco wangsaan ❤
@sadio949
@sadio949 Месяц назад
Walee iiran umaleymaayo inay wax qaban karto kuweedii ayayba wax nafleh ka qabene waaba almujaahid haniya
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 Месяц назад
Alle ha u gar gaaro rer qasa
@MaxmedxasanXaanshi
@MaxmedxasanXaanshi Месяц назад
Inshalah wayguuleysanduunan falastiin
@ShaafiadaanmuuseShaafiadaanmuu
@ShaafiadaanmuuseShaafiadaanmuu Месяц назад
Naadar jimcada cawebiilabayesa inshalh
@user-zw7sj8cv1b
@user-zw7sj8cv1b Месяц назад
Boortooyada Sacudiga ha aamin waa yuhuud qarson
@mudanmohamed
@mudanmohamed Месяц назад
Nadaaroow Iiraan markaan anaga eyba naga soo boodeysa booto badana yuhuuda cidey dilayan cidna uma digaan Iiraana Aroos cml digoow badna.Iyaga diley marxuumkas woxooda waa cag wareejin garabna maleh Shiico
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q Месяц назад
الله هو يحيى ويميت ؟
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc Месяц назад
Wcs
@user-by5zk7pn1m
@user-by5zk7pn1m Месяц назад
Waa laa maa weelaa israaiil eey dasho oo eey isdhigtan iraan ayeey weraarii donta
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Месяц назад
Asc nadaara show
@AhmedMohamed-wi5tk
@AhmedMohamed-wi5tk Месяц назад
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 Месяц назад
❤❤Wcs galab wanaagsan❤❤#Sabaax
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Месяц назад
hortood ayuu dhimanaya insha Allah
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Месяц назад
Waayaab ilaahoow naga qabo yuhuuda
@Aragsan192
@Aragsan192 Месяц назад
Ustaad maalmahan yaab aya igu dishey anigo ay maalin ay ii tahay ayad leedahay waa galab waa subax 😂 waa habeen😂 lakin awal ki hore caadi ayu aha jawiga balse dhib kuma qabo aniga😂 waayo sedexda barnaamij waxan fiirsada halmalin kan ugu dambeeyo waxan fiirsada makhrib😂 waana subax😂 woow❤ nadaàaaaarow cimrigaaaga haraaago alle idinkiisa waad noodadaashey guuuuuuuul islamka inshaa Allah ❤
@user-kq4xe3kt1g
@user-kq4xe3kt1g Месяц назад
asc❤❤❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Месяц назад
Asc wll waxaa ku qasbay natanyaahu oo dhahay inaanu u bahaneen sucuudiga taas baa ka keney wcs wll mashaallah
@seidalimahamud5823
@seidalimahamud5823 Месяц назад
😅😅😅😅😅😅😅😅 hawaaa lanadifibiyaaa
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Месяц назад
In uu dhagaysto ma ah dhimasha ilahay aya haya
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Месяц назад
Wcs wll w
@SahroAadanali-yy5su
@SahroAadanali-yy5su Месяц назад
Wcs wr wb
@idaaleey66
@idaaleey66 Месяц назад
Maya Cabdulqadir Nadara sidaas ma aha ee Iran waxay rabtaa marking dayaaradaha ay joojiso waxay rabtaa wixii hawadeeda soo galo iney dab starts ayey rabtaa
@yahyecabdi597
@yahyecabdi597 Месяц назад
midiyo afeyskaan naga soo gaban gabeeya
@MoussaAden-jc9ys
@MoussaAden-jc9ys Месяц назад
Asc. Nadara. Manta. Majoogto. Shicoo. Iyo. Suuniyinta. Ee. Yaa. Allah. Ayey. Tagaantahay. Marka. Islaamku. Waa. In. Laaracaa. Jawaabta. Iraan. Mid. Lagaa. Noqda. Israel. Na. Xididka. Loo. Siiba. Guul. Falastiin. Insha.allah
@Adan974
@Adan974 Месяц назад
Hee qamiis subaxeedi waaba laso dhaafe waasidee sxb 😂😂😂
@user-if8ye1kl3u
@user-if8ye1kl3u Месяц назад
isku wadan ma tihiin
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Месяц назад
Waan daalay Sidan Aargoosi U sugayay Walhi, Aar booto badanaa
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 Месяц назад
Hawo nadiifina kkk
@AminaH-t7f
@AminaH-t7f Месяц назад
ASC. Sacudigaba waxa la xiray nin Ciraaqi ah oo kacbada uga duceynayey Ismaciil haniye.???!!!
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt Месяц назад
Asc
@Daganhajji2022
@Daganhajji2022 Месяц назад
Iran waxay soo wado malahan
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Месяц назад
Kkk sucudiga wasiirkii arinaha dibada away waa gooya kuxigen kullaha
@HamsecaliJamac
@HamsecaliJamac Месяц назад
Wcs nadaaro allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faarax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh israil waa burbur
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Месяц назад
Nadaarow Aargoisiga Iraan oo dhanba waa dhoolatuskaas🤣😅😂🤣😅😂🤣😅😂
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 Месяц назад
Wa so daahde dhe sacudiga
@ifkaladan1132
@ifkaladan1132 Месяц назад
Hadal yar iyo xayeysis badan😂😂😂yaaab
@kowsaribrahin8053
@kowsaribrahin8053 Месяц назад
Asc iiran waxay noqotay fole ula badan
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Месяц назад
❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤❤
@user-vw1is5ml1q
@user-vw1is5ml1q Месяц назад
Iiran America ayey Ka cabsani heysa
@abdiisse8130
@abdiisse8130 Месяц назад
Asc hawada lashan Shena cadi maha nadaara 😂
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Месяц назад
Nacaltulaah yahuud shayadiinta 👹. Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🕌🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪☪️🇮🇷🇸🇦muslinka oodhan miday ☪️☪️🇮🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇦🤲🇵🇸
Далее
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 156 тыс.
WARKA HABEEN EE KNN 09 09 2024
20:56
Просмотров 3,4 тыс.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48