Тёмный

GALAB: Masar iyo isralll oo ay meel xun kamareyso Abaanduulaha Ciidamada Masar oo tagay xuduuda Gasa 

Nadaara Show
Подписаться 257 тыс.
Просмотров 58 тыс.
50% 1

GALAB: Masar iyo israalll oo ay meel xun kamareyso, Abaanduulaha Ciidamada Masar oo tagay xuduuda Gasa. Iyo Jeego xiirka oo 30 Masuuliyiin ah dilay.

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 189   
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 10 дней назад
Alahu Akbar masar yuhuuda hayska celiyaan waayo ree falastiin dhibkaykufjiirsanayeen Ilahay ha ugargaaro Aamiin ❤❤🇵🇸🇵🇸🤲🤲🇵🇸🇵🇸🤲🤲
@Abdinoor51
@Abdinoor51 10 дней назад
Yuhuud ilaahay haku salido dhulgariiro iyo daacuuno iyo xanuuno halis ah ilaahay idamkii🤲🤲🏻🤲🏿
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 10 дней назад
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
@Geele_jire
@Geele_jire 10 дней назад
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@calibare1641
@calibare1641 10 дней назад
Masar iyo israaiil ineyiskudha can danweynbaakujirta aragtidayda waxbaaisbadalaya allahaiskudhufto aaamiin
@nagiibkamaal
@nagiibkamaal 10 дней назад
Ilaahay swt dhibta haka dulqaado reer falstiin 😭 😭
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 10 дней назад
Mdw masar nacamleyntisa badatay laheyste u igyahay in pastor carabto ku dhaclahayn wa aarkan hada shacabku wa kacsanyihin laakiin macalin m reergalbeed dhaqaalaha kordhin from ceelhur insha
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 10 дней назад
Tankale hamas wa guleystay wan ka qeylisiy raggi isku haytay in iyaga adunka xukuman mudo dheer ku burburisay si gesinimo dadnimo daacaðnimo leh aqoonyahan ilahay ha xifdiyo from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 10 дней назад
Aamiin
@Amira_Abdalla
@Amira_Abdalla 10 дней назад
Aamiin Yaa rabi 🤲🏻
@Abdinoor51
@Abdinoor51 10 дней назад
Aamiin
@user-lg1hp7gb1q
@user-lg1hp7gb1q 10 дней назад
Ilaah waxaan Ka baryaa in ay masar iyo Israel in ay isku dhamaan aamiin siisii wuxuu ceebtiisa Ku tirtirayaa waa in uu yahuuda Ka istaago halka ay xamaas Ka taagan tahay guul falastiin
@daalodaawoquruxda4399
@daalodaawoquruxda4399 10 дней назад
Dibiga gowrac wayshu haku qusatee walee yuhuud baan Dey masar waligood ha is dhoolayeen
@fiidowmrk
@fiidowmrk 10 дней назад
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤please like ❤️
@XawaCige
@XawaCige 10 дней назад
صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@ATTIF22
@ATTIF22 10 дней назад
صلي الله عليه ؤسلم
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 10 дней назад
Allah isku diro masar iyo yahuuda xakhii falastiin laga galay kufaarta iyo carabta allah soo daahiriyo illaahow uhiili falastiin aamiin Allah burburiyo mareykan yahuud yurub carab aamiin aamiin
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 10 дней назад
Subxanallah subxanallah subxanallah . Alla islanimadu macaana ma.awoda ilahayba ciduna horistagi karta.
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 10 дней назад
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 6 дней назад
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 10 дней назад
Allow gargaar xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Vailawaa
@Vailawaa 10 дней назад
ilahey aguuleyo walalehena falstin
@user-dk7hk3ph1b
@user-dk7hk3ph1b 10 дней назад
ومايعلم جنود ربك الاهو
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 10 дней назад
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 10 дней назад
Wcs.nadaara show.guul.shacabka.falastiin❤❤❤❤❤❤❤
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 10 дней назад
Ilaahow ugargaar shacabka Reer Falastiin 😢😢😢😢😢😢😢
@axmedwali7463
@axmedwali7463 10 дней назад
قال الله تعالي وما يعلم جنود ربك الاهو صدق اله العظىم
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 10 дней назад
guul allow jabi isreal aamiin yarabi
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 10 дней назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 10 дней назад
Yuhuud allaw ha noo jabin waayo waa dadka ugu xun xaasidsan gunsan aadamaha oo dhan
@xakiimoshsiciid2870
@xakiimoshsiciid2870 10 дней назад
Waa jeclaan lahaah in aya arkaan masaaridu dharbaaxo ay Kala kulmaan cadwagii aya shalaya walaaladood ku fiirsadeen inaya arkaan inay dibigii madoobaa yihiin
@faysalcilmi
@faysalcilmi 10 дней назад
Allah haysku salido sidaas ayaanu rajaynaynaa waa wadada guusha falastiin
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 10 дней назад
Asc Sxb Nadaara Allaha ku Xafido InshaAllah
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 10 дней назад
Masaaridda illaahay awoodoodda ma tusin; badnidoodda dusha ayey ka marikaraan yahuudda
@asha3777
@asha3777 10 дней назад
Allaha la jiro, han quweeyo reer Falstiin iyo dhamaan inta dhiban
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 10 дней назад
Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no gudbiso
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 10 дней назад
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Masar Wa dabadilif wayee Macalinkaa wen ayey kabaqesa iyo Xulufadisa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gaagaale71
@gaagaale71 10 дней назад
Sisi yuhuud yuhuud kale maladagaalamayo ee meesha waxaa lagu qarinaa jabka yuhuud xulufadooda soo gaaray waana film boojaa shaydaan biden waa qasaaray qasaaro xun allaha u saaidyo jabxun gaalo munaafaq carabta quumo luud guusha xamas way dhowtahay Insha Allah yaxye sinwaar allaha xifdiyo dhagarta shaydaan shiicadda munaafaq carabta quumo luud yuhuud guula allaha siiyo
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 10 дней назад
❤❤Wcs habeen wacan alle isku kiin dir❤❤#Sabaax
@Naziito
@Naziito 10 дней назад
Masar iyo yahuuda illahow iskudir
@wardaa889
@wardaa889 10 дней назад
Nadaara mnta wad iga qoslisay😂 masar wa lagu habsaday
@MagsuudcabdiJaliil-fv5zc
@MagsuudcabdiJaliil-fv5zc 8 дней назад
Masar waAfulay yuhuuda may.iskAceliyaa.walAalDood.maydifaacaan
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 10 дней назад
God Qayaano haqodin masar waakufiicantahay ala ha iskudiro 😂😂😂😂😂
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 10 дней назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
@abdullahiadowmohamud3600
@abdullahiadowmohamud3600 10 дней назад
Illaahow ka dulqaad dhibta reer falastiin😭😭😭
@warisroobo1759
@warisroobo1759 10 дней назад
markii horeba Sac Siisii sow uma baneyn xuduudka in ay galaan arxanlaawayaasha,Carab iyo Siisiiba kaarka vwaa la marsadey,meel ay soo galaanba kooladaan kama fuqaan,waxay mudan yihiin hala marsiiyo idahaan carbeed ,sidey falastiin cadawga ugu jabiyeen carabi hadey heysataa,jawaabtii ay sugayeen.
@shardiofficial
@shardiofficial 9 дней назад
Jeega xiirka somalia ayey ku ficnan laheed uu 1 sano xukumo
@naimaomar129
@naimaomar129 10 дней назад
Nadara wa iga qoslisay jeega xiirka waad la heshay magaca
@user-vx9wy1ww2y
@user-vx9wy1ww2y 10 дней назад
Yahuda iyo Masar. Kabtan uu rogayna no dua a .
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 10 дней назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
@AsaloMahame
@AsaloMahame 10 дней назад
Waa war fiican xms caawa waxay utaagantahay masareey dhibta laysku eegaa way inoo dhexavayse oo adiguba dharaarad kaqoslaysay dhooshee anba dhamay qadhaadhkee waa in aad dhandhamisaa kulaykaas. waatas nabsigu dhaxay masar lacag ku kuguratay dhibaataynta falastiin oo ay albaabada ugu xidhay cadaw geedaas. Waase car maantaba masaariyeey.!!
@SafiyaMacalin-rz7mf
@SafiyaMacalin-rz7mf 10 дней назад
Allow ha ku soo celin.
@warisroobo1759
@warisroobo1759 10 дней назад
Soomaalida waxa ay ku maahmaahdaa ,Geerida galbeed ka dhacdey gondahaada ka day,Gumaadkii iyo geeridii caruurta yar ,hooyooyinka iyo dhamaan reer falastiin way ku wiirsadeen madaxda carbeed,maantana way heysataaye haka dabaasheen.
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh 10 дней назад
waa dhagarta yahuuda qaraxyadana iyagaa qarxiyay waa been guur dulkaram wey kulaaban rabaan allaah duleeyee yahuuda kama wado xamaas waa Daciif allaah quweeyee
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 10 дней назад
Masar iyo yuuhuda kkkkkkkkkk waa cajiiib
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 10 дней назад
Waa ku ficantahay in masar,urdon,imaaraad,dhulka qabsato israa,iil. Ushii walaalkaa ku dhacdo gumadkeeda adigoow kuu yaalaa.
@Iglanaxmadcadawe
@Iglanaxmadcadawe 10 дней назад
Helo masar sedareemosa marki walalaha lagugu agcunay ina adiga badbadeysid miyad umaleyneysey
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 10 дней назад
Wcs waraxmatullaah wabarakaat
@ashasalah2835
@ashasalah2835 10 дней назад
PHILADELFIYA WAXA MAS'UUL KA AH, MASAR TAASO AH, GO'AANKI CAMP DAVIDE EE 1967 dii .
@UmuYahya-up1hx
@UmuYahya-up1hx 10 дней назад
alle yaa jeega xiirka kuwa wadankeena madaxda noo ah ka adeejiya wax kursi madaxnimo u tartama ayaa la weyn lahaa😅😅
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 10 дней назад
Waa rakeenaa
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 10 дней назад
Scw
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 10 дней назад
Yahuuda illaahay ha qabta
@bulohus8548
@bulohus8548 10 дней назад
Wax ka horyimid ! Ma jirto - Xasuuq bay soo sameeyeen !!
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 10 дней назад
Walalki lo xiryoow adna so vqooyso ayey tahy arinta masar Guumadka falaaastin ayeey ku cawiyeen
@HamsecaliJamac
@HamsecaliJamac 10 дней назад
Wcs nadaaro allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faarax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh israil waa burbur shiico rag
@shacabkasoomaaliyaa1
@shacabkasoomaaliyaa1 9 дней назад
Damujiida xarshaa Qaranka Somalia kuficeenta in Qortaa lagaa jarii llahaa tuuuuuga
@Amira_Abdalla
@Amira_Abdalla 10 дней назад
من المومنين رجال صدقوا ما عاهدوا الله عليه فمنهم من قضى نحبه ومنهم من ينتظر وما بذلوا تبديلا ...🇵🇸🇸🇴
@user-ie8fl8kp9q
@user-ie8fl8kp9q 10 дней назад
allaa ina llaahi qarib🎉🎉🎉
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 10 дней назад
Ma Allah masar ma soonaaxday daroogadiacalinka baas mala baxday👍
@munahassan880
@munahassan880 10 дней назад
Allaha iskudiro labadoodaba waalabo cadow
@XasanXeyle-sb8xg
@XasanXeyle-sb8xg 10 дней назад
Allaahu Akbar Ilaahooe Falastiin U Gargaar
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 6 дней назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@XawaCige
@XawaCige 10 дней назад
Masar iyo isreal waxay kuheshiyen dhiiga rer farastin Allaw iyaga balayo dhexdhig
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 10 дней назад
Waa wax la isla og yahay
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 10 дней назад
Waar adeer sisi madaxweynaha masar waa nin yuhuudi ah ee riwaayada inaga daaya😂
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 10 дней назад
Masar hala garaacu wey ku fiicantahay
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 10 дней назад
Somaliya Kim Hong yung ayaa ku Fiicna Annaguna kuwa dhan Dal iyo bad ba gadanayo ayaa guryaha noo fadhiyo kasoo Kale ilaahoow Naga soo adeeji
@ashasalah2835
@ashasalah2835 10 дней назад
MEYDAD IN AY KA CARAREN AYA LAGA YAABA, AY KUWA NOOL NAFTOODA U CABSADEEN.
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 10 дней назад
قال رسول الله صلى الله عليه مثل المؤمنين في توادهم و ترحمهم وتعاطفهم مثل الجسد إذآ اشتكي منه عضو تداعي له سائر الجسد بالسهر والحمى .
@ShCaliCafif-xr5cd
@ShCaliCafif-xr5cd 10 дней назад
Warka fiican dib ayaad udhigtaa Naga dhaaf noh
@MulkiMohamed-x2x
@MulkiMohamed-x2x 10 дней назад
was sxb halkas kawad
@engbulaaleamqoolif909
@engbulaaleamqoolif909 10 дней назад
Xabad dagaala ma qaadi karaan wakhti ha inaga dhumina masar madaxwaynahooda waa La haysteba gaalaana wadata wad na ogaydeen suu kuyimid madaxwayne xalaal ah ma aha madaxwaynihii dadka wadanku doorteen xaqdaray kudileen kuwaas alle oo rag ka dhiga ma aqaan lkn rag uma taliyo masar hada.
@amira1438
@amira1438 10 дней назад
hora lodhahay walalka ushi lagu dumay gurunkisa meel kuyaalo carabta waa iska indho dirayen reer falastin lkn manta iyagey heysata masar waxa ku xigto urdun saf marwaye carabta hadey yac kadhihi lahayen reer gaza alle dhibka haka dulqado insha alh alle ha u gar garo
@karlesk6498
@karlesk6498 10 дней назад
Waa socda hirgalinta Israëlsha wayn waxaayna kusoo fidi dontaa gacanka sineey. Mesha Gaza ku xigi doonta waa dhulka masaaridA Ayada oo noqon doonta dowlada ka tirsan Asia iyo afrika waxaana lagu darayaa ururka midowga afrika
@MohamedAhmed-go2cb
@MohamedAhmed-go2cb 10 дней назад
اللهم اهلك الظالمين بالظالمين
@user-vx9wy1ww2y
@user-vx9wy1ww2y 10 дней назад
Waxan maqlijiray. Walalkii. Lo xiiryoo adan. Soqowsoo. Itosiya. Hadan qaldamay 😅
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 10 дней назад
Kaligi taliye waa masiibo hasu macaaradkiisu bilaabanayanin dadkiisa laya oo guil gara lam arag weliged
@heerqaran580
@heerqaran580 10 дней назад
Geeridii Galbeed laga sheego gondshaaga kaday sheekaduna waa sadexdii dibi markeey xamaas ku fiirsanaayaeen waxay miodeen ayagga in laga jecelyahy waa idiku fiicantahay dheh
@AliMohajim
@AliMohajim 10 дней назад
Jeega xiirka caadi maaha😂😂😂😂😂😂😂
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb 9 дней назад
aloow reer falastiin ugar gaar
@user-wf3si9yk5i
@user-wf3si9yk5i 10 дней назад
Ilaahayow dikteeytar wax hanoogu darin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 10 дней назад
Walaahi yuhuud cid ka fulaysani ma jirto hadii meel 10 lagaga dilo way ka cararaan yuhuudi reer galbeed ayaa dhoodhoobaya lkn waxba maaha
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 10 дней назад
Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh ❤
@Kheyr_show
@Kheyr_show 10 дней назад
Masar mesha dowlada kuma heysa iska dhici kara Israel dhulka rer masar waqti dhaw iyaga la xoogi doona haddii isbedel imaan
@maxamedaxmed9786
@maxamedaxmed9786 10 дней назад
Talalkan booliyada ma laga yaabaa in lagu ogaado caruurta u harsan ee ay israa,iil rabto inay layso😂😂😂
@XalimoSahal
@XalimoSahal 10 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 10 дней назад
Wcs wll w
@user-dk7hk3ph1b
@user-dk7hk3ph1b 10 дней назад
Talaal ma qaramad midoobay maxay u qabnensaa reer fastiin waa.ishoos galis
@MuseMucad
@MuseMucad 10 дней назад
Allha isku diro maser iyo sahnuuniyada israil
@MuxumedCabdi-y9v
@MuxumedCabdi-y9v 10 дней назад
nadara.asc.marmamushki.xayisis.ani.afarsano.yaan.kuguxidhna.lkn.halka.hainoojoogto
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 10 дней назад
Wsm ww Laxowla lana wala quwwata illa billah...waxan lenahay lacalallahu kheyr❤❤❤ Kuwa lasiyayna allah jalla jalaluhu aya qadaray allaha raxmanka kheyr ha ugadhigo amrada iyo cjuca dhaman kuffarta waxwalbo dhibku ah allaha kadulqado allahumma amin mujahidinta danta galbed iyo dhaman mujaahidinta allaha thabbat iyo sugnan hasiyo allaha raxmanka junudisa haku ayido shuhadadoda allaha aqbalo dhaawacyadoda allaha caafiyo allahumma amin❤❤❤❤❤ Horta muslimka allaha mideyo Wixi makri malegayana allaha duleeyo kuffarta kabaxday dulkaram iyo xaafadaha kale koley melwalbey tagan kuffarta rucbi iyo argagax allaha kusalido allahumma amin
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 10 дней назад
Wcs
@MukhtarGessy-dw4he
@MukhtarGessy-dw4he 10 дней назад
Yahuuda waa sidday u Qabsatay Mana ka baxeyso sababtoo ah waa Tantansi oo loola jeedo Masar ayadana laga arkay , ishiis laga arkaa ushiisa lagu tumaa !!!!
@MuseMucad
@MuseMucad 10 дней назад
Allha guuleeyo xulfada xamaas
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 10 дней назад
Yuhuudu hagaraacdo masar waxba isma dhaamaan labaduba waa cadowga ree palestine 200 . Oo kun oo qof ayaa hortiisa lagu laayey oo xataa uu biyo siinwaayey ilaaheey ha isku diro
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 10 дней назад
Masar iyo yuuhuda ha is garaacan 2 badodo
@saidaelmi9744
@saidaelmi9744 10 дней назад
Wcs Ilaahay ha isku diro
Далее
Harris campaigns in Pennsylvania
2:39:30
Просмотров 101 тыс.