Allah ha guuleeyo hana u maciino walaalaha mujaahidiinta falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey mujaahidiinta falastiin aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda walaalaha falastiin hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin Allah ha ka dhexsaaro munaafaqiinta dhexdooda ku jiro aamiin
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no so tebiso,ilaahey masiibo iyo argagax uduro aan dhamaad laheen dhulgariir Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi ku rid
Turkigu Qorshaha ay ka leedahay arintaas waa Arimo amni 15 jir ka yar caruur aan wali gaarin Heerka uu uga midnoqon karo muwaaqimada ka jirta ciraaq iyo Daacish 50 jir iyo wixii ka wayn Daad ka waynaaday ka mid noqoshada urur Diimeedyada ka ka jira koofurta Turkish kurdiyiinta Bkk iyo kBk IWM