Тёмный

Ganacsade Isaaq Cawaale oo markii ugu horeysay si adag uga hadlay Arimaha Soomaaliya. 

Xogmaal Media
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Ganacsade Isaaq Cawaale oo markii ugu horeysay si adag uga hadlay Arimaha Soomaaliya.

Опубликовано:

 

9 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@hqaali9525
@hqaali9525 2 дня назад
Maan shaa alaah very well spoken we need more like you , jazaakalaah🎉🎉🎉🎉
@DahirMohmamed
@DahirMohmamed 9 часов назад
Maansha Allah waa aqoonyahan waa ganscsade waa odey soomileed eebe Haku xadido masuul
@Mohamud-b6l
@Mohamud-b6l 16 часов назад
25 dal 40 years experience 4 language waxad ka jarta 8 sano buug iyo qalin wadatey, Reer kominti baaqiga iiso harey iisheega waan garan waaye fadlan
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 дня назад
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood iyo ummadda islaamka dhamaantood
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 2 дня назад
WADANI WEYE WA XAWADLE WA MUWADININ SOMALIYED
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 2 дня назад
Odeyga Wax badan ayuu og yahay Isak Awale 👍
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 дня назад
Waa wareysi fiican, 👍 Mahadsanidiin, Xogmaal Media & Team.👍
@ShaakirHussain-sd6nd
@ShaakirHussain-sd6nd 3 часа назад
Waa xaqiiq jirta midaas in ay soomaali doorasho qof iyo cod kadhaceen
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 2 дня назад
GARGURTE LAGA YELI MAA WIXII SHALAY FARMAJO LAGA DIIDAY GARGURTE WAA INUU TENDHADII LAGU DORTEY TAGAA XASAN WAA MUNAFAQ WEYN EE HALAYSKA QABTO, 👌👌👌👌
@OmarAhmad-f9z
@OmarAhmad-f9z 2 дня назад
Wlhi wanlaqaba aragti daa 18 goobol waa sida ugu wanagsan ee Somali badan oo tabash qabta kuqancii lahayid
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 дня назад
Ganacsade Isaaq Cawaale Oo Madaxweeyne Hassan Shikh Kabaha Buudka Ah Ladulmaray,Wax Somaliya Kajira Runta Ah Sifiican U Dhigdhigay.
@abdiqanifarah8964
@abdiqanifarah8964 2 дня назад
States is tha best for soamali thank u so much
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 2 дня назад
The most misunderstood thing in Somalia is educational qualifications- they have their place. I, myself have spent a lot time in formal education. I taught at a university. Education makes the person humble and the more you know the more you come to the realisation ‘how little you know’. Education never makes you arrogant and look down to people because education uplifts your thinking and makes you appreciate more of the humanity. It makes you realise that if everyone gets the opportunity you got to get education, everyone will succeed. You acquire education not because you are more intelligent than those who never got a similar opportunity that you did. If you are an educated person you would realise that every human being no matter how educated or how rich, how poor, how enabled or disabled they are - they deserve your respect and you never evaluate a person based on their education or wealth. Education is acquired but humanity is born with. It’s disgusting to ask embarrass someone and say ‘you never have been to school or university… what do you know? Shame on the RU-vidr to ask such a question to his host and try to embarrass him.
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 19 часов назад
I agrea with you, he is not deserved to sit infront of Such brilliant, self-educated ,talanted humane millionnaire. If somalis could have been like him, Somalia wouldn"t have been the dead state or failed.
@kingMoha707
@kingMoha707 День назад
Mahadsanid well-said millionaire isack awale🎉
@زوزوالجميل-ل2ق
@زوزوالجميل-ل2ق 2 дня назад
Masha alhu xaqiiqda ayaa ka hadashey masuul sare alha ku barakeeyo xasan sheeq dowladlimadi waxuu ka dhigay kombani u leeyahy sidaa u banaanka la joogo
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 14 часов назад
😅@5:01 …8 sanoo school ah maa professor lagunoqonkaraa? Ninkaan waxba maoga. Gawaarikireentiisa haisagajiro 😅
@gureey3185
@gureey3185 2 дня назад
Sax soomaaliya ha imaanin hadaad timaado waad isbadali sidana u hadli maysid أللهم أرنا ألحق حقا وأرزقنا أتباعه
@fawziya1997
@fawziya1997 4 часа назад
Xasbunallah xil raadis lee ma danta ummada ka waynaatay
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 19 часов назад
100%. Just ask yourself - how many Somalis had a university degree in 1960? The answer is a few but we were a happy nation or at least not fleeing from famine, civil war, lack of security, fear from your neighbours etc. We had leaders who thought of the welfare family, neighbours and the country But we have leaders who just think of the power and will cling on to it even at the cost of their children, tribe, neighbours and the whole country and with such an audacity keep smiling and careless of the sad reality we live in.
@liibaanxaanshi5473
@liibaanxaanshi5473 День назад
Waa xaqiiiq hadalka uu ka hadalay ganacsade siyaasi isaaq awaale Inta aad fahmayso dadkaan baahidaa mafahmayaan
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 2 дня назад
The businessman is smart. He proved himself to be savvy and run a successful company. he doesn’t require a lot of formal educational qualifications to express his views on the contemporary political situation. The interviewee himself appears to be not qualified to ask unbiased questions.
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 2 дня назад
The most misunderstood thing in Somalia is educational qualifications- they have their place. I, myself have spent a lot time in formal education. I taught at a university. Education makes the person humble and the more you know the more you come to the realisation ‘how little you know’. Education never makes you arrogant and look down to people because education uplifts your thinking and makes you appreciate more of the humanity. It makes you realise that if everyone gets the opportunity you got to get education, everyone will succeed. You acquire education not because you are more intelligent than those who never got a similar opportunity that you did. If you are an educated person you would realise that every human being no matter how educated or how rich, how poor, how enabled or disabled they are - they deserve your respect and you never evaluate a person based on their education or wealth. Education is acquired but humanity is born with. It’s disgusting to ask embarrass someone and say ‘you never have been to school or university… what do you know? Shame on the RU-vidr to ask such question to his host and try to embarrass him.
@shiilshiil5671
@shiilshiil5671 2 дня назад
Masha alah dhabti inta arkayay nin siyasi ah oo ninka ka wax garad og waxa u dheer waxa uu ka hadlayo waa sax waxa u qalmaa inuu wadanka mamulo
@Tasniim1
@Tasniim1 2 дня назад
Deeqoow ninkan waxaad weydiisay inuusan wax baran ee sidee ku’ogaatay in xasan ba’shay? Adeer gacaliye fahamka iyo aragtida ilaahay siiyey ayuu waxa khaldan iyo waxa saxda ahba ku 👀. Ee maaha fahamku 📚 &✒️🖋️🖋️ ama jaamacado ladhigto . Sidaa daraadeed ninkan waa nin aragti dheer. Ma Sha Allah.
@mohomedusman862
@mohomedusman862 День назад
good point.
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 дня назад
Kan wax wareysanayo waxaa la sheekay wax in uu dhacay. Yaa u sheekay wax. Nin madaxweyne haduu dalka ka noqday.perfect miyaa. Kan oo wax baran Asakane wax buu ku fiican yahay. Kan waa nin multimillion maa mulo. Adi oo Wariye isku sheekayo soo baro sida wax loo wareysdo. RU-vid wariye lakuma noqdo
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 2 дня назад
Bisinka qoralka somaliga qalad ayad ka gashay macalinkii ku so baray macalin fiican ma aheyn school ka ku labo 😅
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 дня назад
@@Ahmedbashi4 maya adaa mirayado u bahan. Orod soo xero. Malaha uma jeedid saburada. Wayeel gaboobay in tahay la kaka yabaa
@AbdiMohamed-h1u
@AbdiMohamed-h1u 2 дня назад
Wan fahmay qoraalkaga wlhi kal iyo laaab waana runta wariye maaha ee camerada iyo mic bu watAa wana qaraabo hahaha millionerkana herreri ba nabary e maxa badan so gashay😢
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 дня назад
@@AbdiMohamed-h1u bada waxaa soo kashay, sidii Asakaba dhahay waa muwadan Somalia, xaq buuna u leeyahay in uu ka dhiibdo, arakdidisa. Waane suaal la weydiiyay.
@JAAMABARRE
@JAAMABARRE 2 дня назад
waa aragti saliim ah oo saxan
@taajir4582
@taajir4582 11 часов назад
Aftahan hdl yaqan sh
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 дня назад
Isaaq cawaale, ninyohow maad ganacsigàga iskaga Ekaatid, siyaasadaan qabyaaldda iyo qurunka ah wax aad fahmeeysid maahee ganacsigàga iskaga ekoow
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 День назад
Aqoon Waaya aragnimo ka weyni majirto. inta Dunida la ogyahayna aqoonta Aadamuhu kala dhaxlay Waa waayo aragnimo la aruuriyey. Xasan Waxa Ka waayo aragsan Odeygan Soomaaliyeed.
@ShaxdaiyoShaax
@ShaxdaiyoShaax 2 дня назад
Alla yaa cizak bravo
@warsamemayele
@warsamemayele 2 дня назад
Ganacsade Isaaq cawale wadani weye
@Adenbacha-k3o
@Adenbacha-k3o 2 дня назад
Cia aya dhagaysanaysa
@Osman-wb4gm
@Osman-wb4gm 2 дня назад
Waa cab driver see siyaasad uga hadlay?
@GUUL-t2m
@GUUL-t2m 2 дня назад
😂😂😂😂.... Ma hubtaa Walal?
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 2 дня назад
Ninkan siyaasad kama hadlin ee aragtidiisa ayuu ka hadle waana sax inta uu sheege Xassan asigaa mudo kordhinta rabo xaqiiq 😎
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 дня назад
@@Osman-wb4gm siyaasad haduu ka hadlo maka xigdaa . Being cap driven waa shaqo.
@abdinasirjimale-fl9bq
@abdinasirjimale-fl9bq День назад
xasan sheikh wuxuu ahaa Madax ka ahaa mid ka mid ah jaamacadaha ugu waaweyn wadanka ee SIMAD, adigana xiligaas waxaad aheyn ganacsade. marka adiga waxaad hadda leedahay lacag isagana aqoon, waxaa fiicneed in aad kaliya diiradda saarto siyaasadda intii aad u weerari laheyd shaqsi ahaan. mahadsanid
@saadeid8889
@saadeid8889 2 дня назад
Qof aad u fayow
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 День назад
Kkkk war xawaadle asagaa uyar hir shabele
@Ridwaniz
@Ridwaniz 2 дня назад
18 regions in somalia make sense!
@WilsonEve-w2t
@WilsonEve-w2t День назад
Torphy Dam
@Abdisamed_23
@Abdisamed_23 2 дня назад
Waa runtii
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 2 дня назад
Xil raadis
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 дня назад
Somali Allah xaqa ha tuso. Meeshani Habaar ayey qabtaa waayo Sheekh iyo sharif iyo professor iyo kornel cid walba Madaxweyne ka noqotoo hagaagi weydey! Iyadoo sidaasi jirto ayaa hadana Somaliland oo 33yrs ago lasoo noqotey gooni isu tageedii almost last 20 yrs qabanaysey doorasho qof iyo cod ah ayey daba socdaan??????????
@solokilimber3818
@solokilimber3818 2 дня назад
Xassan gurgurteh the only language he understands is bullet nothing eles 😂😂
@maxamedxasan3977
@maxamedxasan3977 2 дня назад
Xaqiiqda Ayuu tabtay isaq Cawaale
@garaadabdulkadir7671
@garaadabdulkadir7671 2 дня назад
Ninkan siyayad waxba kamo oga ee baaburta ha is dhaqo
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 День назад
Kan inlawareestaa qalad ah bataatan
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 День назад
Qufaan mudane xasan aheen wadankaas mahogaamin karo yaan leys daalin
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 2 дня назад
Soomaaliya waxaa kajira lix dayladood kabadan marka soomaaliya in ay baa ba 'do baa luugu talagalay
@jamaalabdi2916
@jamaalabdi2916 2 дня назад
Runtiii isaq cawale waa nin ad u caqli badan hadal kisana wax bena kuma jiraan dadka somaliyed wa xxey u bahan yihiin nin badbadiya dal iyo dadba
@Adenbacha-k3o
@Adenbacha-k3o 2 дня назад
Wariye hawiye ayad tajay
@sharmarkeahmed7749
@sharmarkeahmed7749 3 часа назад
Need geele oo dhintey miyuu yiri 😅
@Daaygauser-vz6uy8ck2r
@Daaygauser-vz6uy8ck2r 2 дня назад
Daayga
@Osob_5
@Osob_5 2 дня назад
Waraysi Xumahay Waar Nin Yahoow Nagadaaya
@Tasniim1
@Tasniim1 2 дня назад
Horta Xasan yaa doortay? Qawlaysato ayaa dooratay oo uu lacag siiyey. Shicib doortayna majiraan. Qof iyo codka uu lagagabayo dariiqeediiba mahayo. Xataa gudigiiba waakii kala direy. Doorasho qof iyo codna daacad kama aha ee wuxuu rabaa inuu inta la’iskadaba jiitamayo 🪑usii dheeraysto. Xasan waa kala dire iyo kalatuure siyaasadna waxba kama oga.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 дня назад
WERIYE SAAS HADHIHIN NINKANI WAXBUU SOO MAAMULEY
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 дня назад
@@mohamadjamaboodle-qu1cn wariye lacag covid xaday waaye. RU-vidr eh wariye intuu kayahay. Aroosyada nagaha fudado duubo
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 дня назад
@@ileey-Teens HHHHH
@gobaysanetailor5550
@gobaysanetailor5550 2 дня назад
30 ka kayara dibci wll
@FranklinYvette
@FranklinYvette 2 часа назад
Harris Jose Hernandez Deborah Anderson Jason
@abdirahmanmuse275
@abdirahmanmuse275 2 дня назад
Waley Af Intow Qoyan Yah Wa Hadla kuwa Joga neh Tv meel Xun Aye Irsaqada Ka Gashey kkkkk kkkkk kkkk
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 2 дня назад
Wariye ninkaan su aal qaldan ayaad weydiisay adiga waxbo mataqaanid war dadka lama dhaho waxbo mataqaanid lkn waxaan kahelay sida wanagsan ee uu kugu sookobay tariiqdiisa Ninkaan madaxweyne waxbo madhaamo waa Hogaamiye tilmaaman 🙏
@HerbertBeau-z4r
@HerbertBeau-z4r 16 часов назад
Lewis Gary Walker Jennifer Clark John
@saidmohamed1675
@saidmohamed1675 2 дня назад
1
@AbdihakimAhmedHassan
@AbdihakimAhmedHassan 2 дня назад
Caqli yaqaan
@hanaharyen9522
@hanaharyen9522 2 дня назад
Qacbakayeedhay ďhuuso walam kkkssfu368i77
@abdullahiabdijama8165
@abdullahiabdijama8165 2 дня назад
Tani dood maahan ee. Waa laba nin oo Abgaal iyo Xawaaadle u doodaayo
@Kornayl_sakariye
@Kornayl_sakariye 2 дня назад
deeq darajo miyaa abgaala kan kale garanayo waa xawaadle
@NabadDon-h7j
@NabadDon-h7j 2 дня назад
Waa reer konfured
@ubaxali6837
@ubaxali6837 2 дня назад
Tanagaan hanagu wareeysan mar danbe waxba kuma dhex jiraan.
@TraceyClinker-o6b
@TraceyClinker-o6b 2 дня назад
Jones George Robinson Susan Moore Donna
@dahaboosman3905
@dahaboosman3905 2 дня назад
Ahmed Madoobe wuxuu naga tirtiri xaqqii u Xawaadle, Dir, Galjecel iyo Hawiiyaha deggan gobolkaas deggan. No credit or sympathy or support for this guy. I will share the sadness my people are enduring in the last 25-20 years. Let me clarify you that politics doesn’t have permanent friends. Allaha naga soo gaaro.
@Adenbacha-k3o
@Adenbacha-k3o 2 дня назад
Waar ninkan xawadle haawaline maskinka
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 дня назад
@@Adenbacha-k3o af Somali soo baro. Dood socodo iyo aragdi, waalida aaway
Далее
Beesha  habar-jeclo oo ku baaqday shir deg deg ah.
18:31
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Просмотров 24 млн
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 74 тыс.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Просмотров 24 млн