Тёмный

Ganacsiga Onlineka qaabkan u bilow 

Подписаться
Просмотров 21 тыс.
% 1 256

Ganacsiga Onlineka qaabkan u bilow

Опубликовано:

 

21 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@mohamoudosmankahin722
@mohamoudosmankahin722 Год назад
Mahadsanid Eng taladaa wanaagsan ee aqoonta ku dhisan jazakallahu khayr
@fekermedia68
@fekermedia68 Год назад
Mshllh tabarakallah ❤
@caydruussalah-qb2oz
@caydruussalah-qb2oz 10 месяцев назад
Mnshalh
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 3 года назад
Habo codkaaga wuu nugu gaaban yahay allaha ku barakeeyo
@marianhaji4316
@marianhaji4316 7 дней назад
Asc walaal ganacsiga dadka sidee ayey ku wada galaan oo heshiishku yahay Oo shirkada ku noqdan.mahadsanid
@AbshirDaahir-vn5nz
@AbshirDaahir-vn5nz Год назад
Good idea
@naturelife4010
@naturelife4010 2 года назад
Thanks wll
@shaakir222cabdirahmaan2
@shaakir222cabdirahmaan2 10 месяцев назад
Aad ayaad u mahdasantahy video wax badan oo iga qorson yaan ka fahmay
@moogayareh8635
@moogayareh8635 3 года назад
I'm first one ❤❤😂😂
@Cbdilahi
@Cbdilahi 6 месяцев назад
See usameeyaa ganacsi online ah. Sodhawaada
@abdiriasaqismail3588
@abdiriasaqismail3588 Год назад
Salaan inten kala so xidhidha sxb
@hibomoha7308
@hibomoha7308 Год назад
Af somali dadka mesha la joga🤣😁ku jira
@zeynabmohamed8079
@zeynabmohamed8079 3 года назад
Amazing ama ali baaba seew alaab ugeeysan karaa anoo joogo soomaaliya
@xirfadkaab
@xirfadkaab 3 года назад
Waaad bilaabi kartaa. kaliya waxaa laga yaabaa delivergu inuu kaa daaho alaabta. Waxaadse samayn kartaa in aad jumlo kusoo gadatid kadibna aad sii iibisid. markaas deliveryga ayaa noqonayaa degdeg
@ceelbuur607
@ceelbuur607 Год назад
Qof ka sheekeynaayo ganacsi online ah ee ku leh fursado dahabi ah ayaa yaalo, oo bil kasto lacago waali ah ayaad ka sameeyn kartaa qofka sidaas ku leh mxuu kaaga gadanaa koorso 9 dollar joogto
@user-iq6he4db9n
@user-iq6he4db9n 10 месяцев назад
Asc sideen halkan uga bilaabi karaa
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 8 месяцев назад
Drop shiping xalal miya
@abdiadan22ahmed14
@abdiadan22ahmed14 3 года назад
Macalin ani horay ayaan u Sheegay dadka kala saar OO ilaa shan school fur oo what'spp kaa ah yaa u bahan xisad noo caas ah nagu kala saar ani ilaa shan CV oo online ah ayaan qatay somali ama Cadan aan online uga baraty marka let us aan helno dad Fasal leh .qof ani iga jaanis yar u malayn mayo in uu jiro wayo 6to 6ayaan shaqeeyaa
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 3 года назад
bro wa arin wngsn academy hno sameeyo mclinku
@xirfadkaab
@xirfadkaab 3 года назад
Waa si wanaagsan. caadiyan hadda waxaad booqon kartaa www.xirfadkaab.com waxaan ku diyaarinay barnaamijyo ardada ay ka faa'idaysan kartaa. Markaad soo eegtid nala soo wadaag wixii tallo ah isla telegram: @engabyad ama facebookga: @engabyad. Mahadsanid.
@naimaqurux3525
@naimaqurux3525 2 года назад
Saxb xagen kala so xarira
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 3 года назад
wankugu xiranahy mclin xgen kla zo xiriirnaa
@xirfadkaab
@xirfadkaab 3 года назад
Telegram: @engabyad ama facebookga: @engabyad
@abdalla9956
@abdalla9956 3 года назад
ustaad website la yiraahdo YESTORE NET ma saxbaa warbixin maka soo diyaarin kartaa adoo mahadsan?
Далее
Good dad 🥰 #demariki
00:17
Просмотров 3,1 млн
Luiza Rasulova #luizarasulova
00:37
Просмотров 2,6 млн
УНИТАЗ В ЛЕСУ?? #shorts
00:24
Просмотров 584 тыс.