Тёмный

"Garaad jaamac garaad cali qabta waxad ogaydeen wixii uu shalay ku hadlaayay" Suldaan cabdi Qafuur 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 23 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 145   
@saidhashi2856
@saidhashi2856 10 месяцев назад
Ilaahayow umada inta caqliga leh inoo badi. Maanta baahi badan ayey Somali uqabtaa in ay colaad kanasato.
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 10 месяцев назад
Masha allah suldaan allaha qalbigooda hadeeyo kuwa colaada uu midiyo tumanaya
@m0maali488
@m0maali488 10 месяцев назад
Geesi geesi dhalay. Kalmad xaq ah baad ku hadashay. Ilaahay ha ku xafido, dadka aad la hadlaysana ilaahay ha kala qaboojiyo oo bogooda burcad ha isku mariyo
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 10 месяцев назад
Nin waayo arag ah MashaAllah waar dadka ya la dhameyn nabadu cid walba dan u thy.
@harago300
@harago300 Месяц назад
Suldaanku run ha sheego HJ guryahiina jooga ha yiraahdo
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 10 месяцев назад
Geeridii nebiga waxba kama ogide caana maraaaciyow afkaaga hayso waxad maqashay suldaanku waa nabad talise.
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 10 месяцев назад
Garaad Jamaac Garaad Cali la qaban mayo ilaa aad Muuse Biixi soo qabatan .Guuleyso 💪🇸🇴Al Sayid Garaad Jamaac Garaad Cali.
@zackbah7584
@zackbah7584 10 месяцев назад
Ictisam dalka ha laga sifeeyo Waa cadow ka daran yahuuda walahi. Reer somaliland ragga gadhka xun ka fejignaada. Dagaalkani wa dhacaya (Faqash/Ictisamay). Sucuudiga aada ehlu naar
@yusufissa3090
@yusufissa3090 10 месяцев назад
Oo muxuu ku hadlay Garaad Jaamac CAAMO YAHAY? Waxaasoo miiran baa reerkii hor boodaya. War xagay bahashu idinka haysataa reer Shiikh Isxaaqoow? Subxaanalaah.
@saidmohamed281
@saidmohamed281 10 месяцев назад
Fule fule dhale 😂😂😂😂😂😂
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 5 дней назад
digsi xagato jugtii ku dhacdey la cabaa deysaa iiwad sheekada
@cabdulaahiyuusuf1508
@cabdulaahiyuusuf1508 10 месяцев назад
Oo meeqaad afuufayseen colaada
@umomar2743
@umomar2743 10 месяцев назад
maxuu yidhi garaadku wiilashiina qabsada kuwayagaan qabsananaaye mataasaa cay noqotay
@saidmohamed281
@saidmohamed281 10 месяцев назад
Habar yonis 😂😂😂😂😂
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 10 месяцев назад
Al-ictisaam waxba haku dhumanina diin munafiqinyey
@Degaliah
@Degaliah 10 месяцев назад
Imisaad so qaadatay😂 eyaa dagaal isiraa isaaq ayaa laguso qaaday oo isaaq nacayb ayay huwan isku wataan. Orod guur oo utag iyakaa waslad xaraana logama baahna isaaq dhexdiyee, habar jeclo col baa hor fadhiyaa hadaad raaxo kujirto aduu
@superfun1819
@superfun1819 10 месяцев назад
Bal Dhul Harti been kuso gaala
@Degaliah
@Degaliah 10 месяцев назад
@@superfun1819 ya dhul harti raba? Huwan iyakaa dulaana oo dad iyo ciyaal dagaal kuso qaaday waana la iska celinayaa
@bashehusien3810
@bashehusien3810 10 месяцев назад
Waxan filayaa inaad tahay ictisaam.Maxaad hore ugu hadli wayday.
@Gmaaad
@Gmaaad 10 месяцев назад
Garaadka warkisa waa cadyahay hada nabad dooneysaan welcome hada dagaal doneysaan welcme hadal jilac garaadkena laguma yaqaan
@mohamedcllaahi9910
@mohamedcllaahi9910 10 месяцев назад
Adeer hadalkan waad lasoodaahday shiikhow ee dagaalkani wuu soconaya ilaa qiyaamaha inta kahadhay ee Ama dagalka gal Ama iska aamu
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 10 месяцев назад
War garaadka ha af lagaadeyn umad dhan garaadkeedii baad lee dahay ha laqabto wax hanbeya odayaal
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 10 месяцев назад
ictisaamoow isga aamu xirsibaa kaa danbeeya ee
@Farhiyaaweys-r2b
@Farhiyaaweys-r2b 10 месяцев назад
Hj ka baneeya waa runtoodeeh hala Galo hergiesa iyo burceeh
@cabdulaahiyuusuf1508
@cabdulaahiyuusuf1508 10 месяцев назад
Dhulbahante nabad wuuba haystaa hadda hadiiba ay gacanta ku hayaan xaniinyihi isaaq kkkk
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 10 месяцев назад
Kani tolow ma habar yoonisbaa maanta ninkale oo isaaqa oo sidaa u hadalyaa ma jiro reerka ay muusw uun kaga dhegtay waa iga waar iisoo sheega cida uu yahay ninkaasi
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 10 месяцев назад
Itctisaam=dhiig islaam ayaa daadanayaa ee annaga na dhagaysta.
@abdikarimahmed628
@abdikarimahmed628 10 месяцев назад
Kani xaguu jirey 8dii bilood oo laascaanood la duqaynayey.
@Mubaarak87
@Mubaarak87 10 месяцев назад
Garaadkaan Reerkiisa ayow wax taye Inta isaaQow iska dhaaftiin ku shaah Cabista Reerkiina wax Tara 24 hours Ma xishootiin hada Ayay garteen Nabad in ay macaan tahay
@abdikarimahmed628
@abdikarimahmed628 10 месяцев назад
Ka sheeg wixii ka dhacay laascaanood
@nura2876
@nura2876 10 месяцев назад
Dagaal faiidomaleh
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 5 дней назад
kani waa awr kiraala yaashii muuse biixi
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 10 месяцев назад
Oo muxu ku hadlay aan ahy hadaad ceshatan kuwiina waanu ceshan ma intaasa gardaro ah Mid waliba hasoo nac nacleeyo yaa idinka af xumo idnkaga badan
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 10 месяцев назад
Mid waloo naac Soo Le waa kanoo kale wàar dhulbahante iyagaa isaaq nacayb ku dhacay maamul iyo maati toona ma kala jecla ee waxaan ku leeyey sxb baroortu orgiga ka weynle enerjiga hayska dhamayn mise waxaad rabtaa uun hebel baa hadlay
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 10 месяцев назад
Iidooraw garaad jaamac garaad cali xaq ayuu ku adamay idinka yaa idin ceshanaya wax la afgagan karo ma lihin waxaad tihiin isuma taliso
@maryamkhalif8064
@maryamkhalif8064 10 месяцев назад
Masha Allah Suldanku run ayuu sheegay wa sax dhib managsana Raga inta hadhay inobadbadiya
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 10 месяцев назад
Waar kani waxba ma oga
@roblox.5881
@roblox.5881 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@haboon180
@haboon180 10 месяцев назад
Kani ma suldanka argagixisadaa.
@a.hakimwarsame5954
@a.hakimwarsame5954 10 месяцев назад
Caaaac, argagixiso. Ictisaam.
@ghanijama6419
@ghanijama6419 10 месяцев назад
Yaa ku maqlaya shikhow ?? Musa waa nin waalan dee
@abdirisakmohamed1472
@abdirisakmohamed1472 10 месяцев назад
iskaqabo maheee kalay adigu qabo
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 10 месяцев назад
Yaa idinka afxun idinka
@ismacil9022
@ismacil9022 10 месяцев назад
Mukansocod
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 10 месяцев назад
Fahamkaa kugu yar indhow garad yaa ku dirsaday MAhooyadaa buu furay m bixi mise NACAS
@cumarcali5512
@cumarcali5512 10 месяцев назад
Gadh bilaale sida dumarka u socda
@OumalkaireMahamed
@OumalkaireMahamed 10 месяцев назад
Huwanti ictisam war bal haay .. Caruur teday cuntaa
@ismacil9022
@ismacil9022 10 месяцев назад
Dabadhilif huwanta gudaha nayrobiba dalkan lagadumiyay lakiin adigu
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 10 месяцев назад
Adigu nuug nabada
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 10 месяцев назад
Garad jamac hargeisa iyo Burco ayan kugu
@superfun1819
@superfun1819 10 месяцев назад
Fuutada kusuugayna
@mohamedsaid9001
@mohamedsaid9001 10 месяцев назад
Maashaa Allaah
@sssdddf8508
@sssdddf8508 10 месяцев назад
Maxay ku talin nabad waa laga gardaran yahay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 10 месяцев назад
Cadawgiis allh ha qabto garad jaamac garaad cali
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 10 месяцев назад
Dadka wax badan baa ka dhaxayaa islaamnimo soomaalinimo isdhalnimo derisnimo
@solokilimber3818
@solokilimber3818 4 месяца назад
😂😂😂😂
@abdiali319
@abdiali319 10 месяцев назад
Waad Riyoonaysaa ee nabadda aad ka hadlaysaa waa maxay. Toos oday…,
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 10 месяцев назад
Ictisaameey Been Baad Sheegtay. Dawlada Somaliland iyo Dadka ayaad Cadow ku tagay. Afkaaga Uraya ka ilaali Astaamaa Qaranka. Duli Duli Dhalay oo Midgaan.
@khadramohamed8977
@khadramohamed8977 10 месяцев назад
WAAD IDINKA YAAIDINQABANAYA DADBAAB LAYSEEN DUQAYSEEN BARA KICISEEN WELINA UHANJABAYSAAN DHULKOODIINA KUHAYSATAAN أليس منكم رجل رشيد
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 10 месяцев назад
ninkaan si cadaalad ah uma hadlin laakiin la yaabi maayo waa caqli Idoor teeda kale afkiisa wuxuu ka ilaaliyay si xaqiirnimo ah maamulka dowladda SSC KHAATUMO.
@SahraAli-qf5te
@SahraAli-qf5te 10 месяцев назад
Odeygaan shaley xaguu jirey ma hadu hurdo ka so kacay😀😀😀😀iska seexo awoowe🥹 garaadka noo daa🙈
@duran626
@duran626 10 месяцев назад
War hooy isaaqow saldanada shirshoore ka xishooda
@amel_ahmeteyy
@amel_ahmeteyy 10 месяцев назад
Mgacaa ba beenaalaw ay ay dhalay 😂😂
@farxaancawil926
@farxaancawil926 10 месяцев назад
Suldaan+sheekh alle haku barakeeo
@Koorre
@Koorre 10 месяцев назад
Garxajisow yaan dhiiqo lugaha laydiin galin xasuus 1994 hbar awal iyo habar jeclo yey isu raceen sow gar xajis muusan ahyn 30 sano ayaa lagu cadadainayey dil dhac bahdil layskugu ka daray cadowga gudaha ayaa laguu bixiyey midna ogada coladan muse ayaa doonaya ooy dani ugu jirta garxajisow ka fiirsada waxa socda
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 10 месяцев назад
Garxajiis xoola maaha wax laysaga yeedhiyo muse maysaga kuyiidhi sheego cerigaabo soow magalo Garxajiis maha muse buqdharkayn masakiintad ku laysay ma isaga ku diraay waad dhohantine dadka kama caaqli badnidiin mana hurudne adeer wansojeedna dhulka dadkaad rabtaana ku suro geli maayo haku daalin dhulkaga waad joogta gakugu fiilaado dhulbalaadhsi loma bahne
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 10 месяцев назад
Maashaa allaah waa caqli wanaagsan alla hakala qaboojo waa dad walaalo ah
@abiabi2393
@abiabi2393 10 месяцев назад
👎
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 10 месяцев назад
Suldaan hadalkaagu waa ok Hase ahaatee mid ka jawaab dadka rayidka ah ee sodon sano ka hor hubka iska dhigay ee nabada ku noolaa ee lasoo weeraray yaa difaacaya hadii dawladii masuulka ka ahayd difaaci kari weydey?waxaan u arkaa inay xaq u leeyihiin inay is difaacaan oo wax kasta oo nabadooda ay ku sugi karaan ay tahay inay yeelaan
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 10 месяцев назад
👍👍👍👍
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 5 дней назад
waa nin weyn waa soo fariisanayaa danbi buu sii deynayaa ilaahey naarta cayaar uma sameyn dad keediina waa la abuurey
@amel_ahmeteyy
@amel_ahmeteyy 10 месяцев назад
Fulay yahaw daarood ka baqanayaa Ilaahay ka baqo 😡😡😡
@abobasement346
@abobasement346 10 месяцев назад
Garad jamac bah Af yaqan idor Galah ✌🏿 dagalkah
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare 10 месяцев назад
Mashlh waa dadka inta caqliga leh ee waqooyi jogta dadka badankisu waa waalanyihin
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 10 месяцев назад
SALDANADA GARXAJIS GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM
@Salamin77
@Salamin77 Месяц назад
Oday Dhulbahante waa beel SSC na waa Dawlad.xaqiraadda jooji Iidoornimo y aanay ku qaadin.
@cabdulaahiyuusuf1508
@cabdulaahiyuusuf1508 10 месяцев назад
Kkk xalay miyuu dhashay
@AbdallaShariif-h4p
@AbdallaShariif-h4p Месяц назад
Markii hore maad hadashid ileen imika waad jabteene
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 3 месяца назад
Colaadu ma hadlay bilamatay nacala hooyadiin aqliga xun kaga yaal,marki laascaanood la duqaynayey xagee jirtay,taa isirka yaaba raba futo xun
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 4 месяца назад
Allakuqabay dhabato dhabato dhabato dhashay
@ismacil9022
@ismacil9022 10 месяцев назад
Ragii gudaha ciidanka kajabiyaybad tahay yalodhiba so farmajo kenimaysid huwan
@mhassan0163
@mhassan0163 10 месяцев назад
Kulli fidma cinda Geel, dhibka oo chan waa Muse Biihi, Allow naga soo gaadh, talo ma hayo, Tamar ma hayo, habaar qabe baa inna helay,
@superfun1819
@superfun1819 10 месяцев назад
32 Saano isaaqow dad Waad caynaysay. Dhagool miyaa no qabteen Isaaq Dhulbahante waay kala tageen Xooga saara xaashin gaashamo wajaale Hargeysa in aad mideeysan🇸🇴💕
@adan10000
@adan10000 10 месяцев назад
Reer tolkaa yaa afxumo aan tabarteed lasocon wadee u sheeg iney joojiyaan. Garaadada marwalba nabad bey idiin soo jeedinayeen, cida dagaslka marwalba ku hadaaqeesay waa beelaha SNM. Maamulka SSC iyo Garaadadaba nabad bey idinkugu baaqayeen idinkaase diidanaa hadaadse diidaan waxa SSC ka goan Garaadka Guud xafiduhu Allah yaa idiin jawaabey.
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 10 месяцев назад
Waar isaaqoow dhulkiina ku ekaada, waxaad raadineeysaan waa dulmi, dindooni meeyno, dhulkiina uma socono, soomali land idin lamanihin, waxina haysta, amaan nasiiya, dhulkaayaga noodaaya, aan deres walaala ah ahaano,
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 10 месяцев назад
Aaway Suldaankii guud ee somaliland ina Suldan maxamad cabdi qaadir. Kkk Mr Dirays ninkaa Mamulka hargaysaa magaciii kaga cayaaray. Dharkii dhaqanka intay kasaren ayay dirays u xidheen hada muxu kula hortagi Dhaqanka Somalida
@kaarshe141
@kaarshe141 10 месяцев назад
Ha naacleyso markii la duqaynayey ama la laynayey haldoorki gobolka sool miyuu hurdey kan leh hadaan nabad ku baaqaynaa😂 khuuro weyne
@kaarshe141
@kaarshe141 10 месяцев назад
Ha naacleyso markii la duqaynayey ama la laynayey haldoorki gobolka sool miyuu hurdey kan leh hadaan nabad ku baaqaynaa😂 khuuro weyne
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 10 месяцев назад
Wadanibaa kala dilay somalind waaryaa ninkaw cid aan eedlahayn eed.hasaarin kkkkkkkkkkk Waxba kumaad hadlin
@calicaateeye9279
@calicaateeye9279 10 месяцев назад
Sharci.kaa.qaban.maayo.lkn.👀👀👀👀
@duran626
@duran626 10 месяцев назад
War hooy isaaqow saldanada shirshoore ka xishooda ama ixtirama
@roodanuur461
@roodanuur461 10 месяцев назад
Nimadkinan kalla gaadhaka dheer somaliland inta ku kibirten baa haadana caadaw u tiin maca waadadiina naadhaafa sufiiyadi baa nooki dhaamaye
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 10 месяцев назад
Nabaad waxa la helayaa marka sol iyo sanaag iyo cayn la joojiyo oo aay ku ekadaan halkay deegaan u leeyiin lakiin niin magaladiisi iyo halkii ilahay dejiyay la sheganayo nabaad su u sugayaa kofiyaadloow ma reer galbeedbad tahay wale h jeclo iyo h yoniis hadii laso jiidho halkagag lagugu imaan shakhi masjidka lagu gawracay sidiisunba laydiin gawrici dagaalka dadba daano gaara ka waata dadka leeh baan la yabaa
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 10 месяцев назад
Waxan yaa iska amusa daha gubolka dan waake lascanoda ama lasdi kaliya waye waxa lagoso celin kara daqiqada magalada 2 waa caynaba maxada gubol dan u ladahi marka ciinaban ma iyaga dagan hj ciida misan dunan e xaroda baaa kuso duli e ama is garaba taga ama isk amusa
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 10 месяцев назад
Nacaskan nacasku dhaley ma isaaqbaa
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaadiyomaxamed5645
@shaadiyomaxamed5645 10 месяцев назад
Idinku muuse maadnaga qabataan
@Turtle333face
@Turtle333face 10 месяцев назад
Iidoor xaqa ka hadla dhulkiina jooga
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 10 месяцев назад
Ma Ninka Ay Rasuulka u yaqaanaan bay qabanayaan
@aminamohamed3971
@aminamohamed3971 10 месяцев назад
Garaad jama garaad cali waa geesi daaacad ah munafaq maha marba hadal kuhadla warkiisa waa cadyahay cadawgii hajabo 💪💪💪💓💓💓👍
@markcaa2942
@markcaa2942 10 месяцев назад
Garaad jaamac garaad Ali waa daalin khaayin muziibo hogaami ah ok ilaahay kagoay waana lagala xisaabtami maalin aanu waxba awood ulahayn afgiisa markhaati noqon doonaa isaga iyo inta hurboodaysa
@housseinahmed5654
@housseinahmed5654 10 месяцев назад
Munufaq gadh weyn
@shaadiyomaxamed5645
@shaadiyomaxamed5645 10 месяцев назад
Idiku muuse qabta
@abdigouled6801
@abdigouled6801 10 месяцев назад
Nacas nimada la dhaaf oo dalkaga dhinac ka rac
@kaarshe141
@kaarshe141 10 месяцев назад
😂kkkkkkkk
@cumarcali5512
@cumarcali5512 10 месяцев назад
Dhaqanka kuumade ayaa ku dhawazqee raac
Далее
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 701 тыс.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Просмотров 11 млн
Doodda Cali Khaliif iyo Dastuurka Somaliland
25:59
Просмотров 193 тыс.
Khudbadda Garaad Jaamac ee Bulshada Badhan
8:40
Просмотров 2,2 тыс.
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 701 тыс.