Тёмный

Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso.. 

Somali National Television
Подписаться 750 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 дня назад
Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen guulaysta ❤❤❤
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 дня назад
Subaxaanallaah Subaxaanallaah Wallee waa udhamaatay umada Soomaaliyeed waxaan ookale ayaaku dhexnool 😢😢
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 2 дня назад
Taliye shuute ilaahow noo ilaali🤲oo maro casow yaan laygu so degdegin aaba tiri miyaaaa
@hassanhajjiaddowabdulleyal1122
Ustaadkeyga Salaad Maxamed Cali Eebe haku xifdiyo
@hassanbashiirabdi5685
@hassanbashiirabdi5685 2 дня назад
Hal wax oo dadka ka daahsoon ayaa jirta oo ah, in askariga marka uu ka baxo ciidanka asagoon shaqo ku lahayn As ayaa waxaa ehelka iyo nabadoona waxay ku qasbaan in As loo geeyo kadibna dambi la,aan laga soo dhigo marka nabadoona qabiilada fadlan il gooni ah haloo lahaado
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 дня назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@MohamadHassan-g1j
@MohamadHassan-g1j День назад
Wad kumahad santihi cidamadena iyo garsora yasha shaqo fecan ayad qabten inta dhhiman neh halsoqabto maxkawadaneh halsaro FIFA dowladena Somalia gulwacan inshalah❤❤❤
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 2 дня назад
Oo hada waan wayso qabaaye hadaan AS aado ma tawxiidkay ii qabanayaan
@NololFican
@NololFican День назад
Subxaanalah
@CabdullaahiGuuma
@CabdullaahiGuuma 2 дня назад
Wiilka funaanada gaduudan hadalkiisa dib haloogu laabto waayo wuxuu dhahay Ciidanka laqoraayay wixii qoran iyo wixii aan qorneen waxaa badnaa wixii aan qorneen. Sidoo kale wuxuu dhahay ani iyo shankale ayaa nalagu darsaday sidee Ciidan dowladeed dhallinyaro aan damiin laga heynin loogu darsanaa
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 дня назад
😂😂😂😂 Midka garanka cas Aabihis baa tashkiiliyey inaan laygu dagdagin baan codsanyaa micnaha bilaa damiin buu Eretaria ku aaday micnaha
@Salaahudiinayuub34
@Salaahudiinayuub34 2 дня назад
Jeego ayaa ujaran sune nabi maka muuqdo diin miyuu udagaalamaya marka Shabaab waa mashruuc rag wada mirqaamayay ay dajisteen si ay income usameeyaan macnaha si ay dakhli dhaqaale usameeyan!!!!!
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 дня назад
shuute nimanka xabsi dheer u dir qaiimin waye
@JowharaXasan
@JowharaXasan День назад
Walee shabaabow adinkaa shahaadada inlaidiinqabto waayo ilaahy baad kubeen abuurateen iimaanka alaha idingaliyo o alaha idin nacsiiyo dhiiga muslimiinta
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 дня назад
kkkkk war meeha dad ma joogo dawalad baa u soo shaqeeyay dedna alshawaab
@MaxamedHuseincabdi
@MaxamedHuseincabdi 11 часов назад
Hhhhhhhh😂_waaqirsanahay maaleyska yeelaa hee 😅😅😅😅
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 2 дня назад
Holoo dhameeyo xaaranta Wax khawarij lasoo kulmay marnaba yaan la aaminin
@AbdinasirshueibC.raxman
@AbdinasirshueibC.raxman День назад
Askari bilaa damin ah dhibkan uu leyahay dowladda weli wax badana kaqaldn in bdn i.a wey hagajin donTa
@MohamedHassanMohamed-i4q
@MohamedHassanMohamed-i4q 3 часа назад
Midka raxweynta ah dembi malahan
@ABDIRIZACKARK
@ABDIRIZACKARK 2 дня назад
war shabaabku waaba ciyaal suuqiin waa la qaawiyey waa loo qabeeyey kwrn 🤣😂😀
@Marwaanjowhar
@Marwaanjowhar День назад
May sameeye may sameeye inti lagu haayo waxba ma hagaagayaan
@jamalkhedira2398
@jamalkhedira2398 2 дня назад
Shute asaga afmay mu fahmaaa masee turjumaan ayaa jiro
@BigBoss-s5n
@BigBoss-s5n День назад
Howl wacan hala laayo dhamaan
@SuraynKr
@SuraynKr 2 дня назад
Kan shati baluuga muxu dhahy marki ugu dambeysay
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 дня назад
Haladilo waa khawaarij diin malehe wey banesten dhiiga muslimiinta iyo hantidood
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад
ninka loo ixsaan sabeeyay oo fasaxa iyo mushahaarkisa layskugu daray oo khawaarijta kubiiray wa in ceeb adag lamariyo oo beeraha lagu falo
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 2 дня назад
Fadlan yaa si dhab ah ii Fahamsinkara Aabo ku amraya wiil kisii in uu dhiig muslim oo xaqdaro ah soo daadiyo?? Subxaana allah
@AbdiA-k9y
@AbdiA-k9y День назад
1 : ASKARIGU waa inaan loo ogolaan TELEFOON uu u badax banaanyahay WAA SABABTA KEENTAY jaajuusnimada iyo qaraxyada 2 : Waa inay Dowladu sameysaa taleefoono ay askarta ka SALAAMAAN reerahooda iyo xaasaskooda oo waliba la xakameeyaa inta mar ee ay roorahooda salaami karaan . Askar waxaa jira telefoono ku dhex wata xeryahay askarta oo waxay doonaan u gudbiya itoobiya iyo alshabaab !!!!!! ..................... Dowladu waxay biil uga qaadataa reer galbeedka inay Somaaliya xaaladan ku jirto waligeed sababtoo ah hadayba Dowladu aqoonin Alif wax maale sidey umada Soomaaliyeed rabaan inay u noolaadaan ???
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 дня назад
Alw ugar gaar muslimiinta dulman
@apdyrahmanmohamed6172
@apdyrahmanmohamed6172 2 дня назад
War aniga nimankan shawabka difacayo ayaga xitaa haladilo
@xasankaafi3109
@xasankaafi3109 2 дня назад
Shaqadiisa waa qareen
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 2 дня назад
Cunugan Abhisit hala soo qabto xaranka
@qasaaye23
@qasaaye23 2 дня назад
This is theater, we have no gov.
@MaxamedCabdiqaadir-ds8nz
@MaxamedCabdiqaadir-ds8nz День назад
Inaa dawladnimada somaaliya adigoo kaligaa ah kasoo horjeedsatid waxay ku tusaysaa inaa waalantahay.
@BoqoramiinAli
@BoqoramiinAli 12 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 12:50. ❤❤❤❤❤❤
@bongasasa3895
@bongasasa3895 23 часа назад
Dhalinyaro manoola AS agtood kuma noola, dowlada ne agtood kuma noola! Caught between a rock and a hard place! Odayaalyahoow wareersan get off our cloud!!!
@muhumedisse6459
@muhumedisse6459 День назад
Ă
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 2 дня назад
Hhhhhh was la qaawiyey qaniisin waye ey sheydiin was gaalo is qarinee o umda wey ragan ka yeelayo
@munahussein9687
@munahussein9687 2 дня назад
Wale somali wa laguso duulay, Allaha naga qabto qareejta
@NawalXasan-vz8tb
@NawalXasan-vz8tb 2 дня назад
Eelaay dhan waa shabaab
@MaxamedCabdiqaadir-ds8nz
@MaxamedCabdiqaadir-ds8nz День назад
Intaas ayaad naar ku muteesan kartaa.
@ayangorey6066
@ayangorey6066 День назад
Pla Elay waa in somalia laka sara argagixiso dhan wa ayaka
@sharmaarkebashiirmahamedsh4325
KAN KALE MA ARAGTID MIYA Eelay kaliya miya aragta
@liibaanalimohamed4338
@liibaanalimohamed4338 День назад
Shuute luqada hal xabi kama fahmin😅
@sufiyasufiya-im5cv
@sufiyasufiya-im5cv Час назад
94
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 2 дня назад
Share
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 2 дня назад
Yaa ku deray ciidanki tababarka oo qaadayay amaa lees weedinaaa?
@jibeise1
@jibeise1 2 дня назад
Waar waxa Afsoomaali noogu Sheega
@munasarxaliye8201
@munasarxaliye8201 День назад
Hayeey taliye shuute waa li siray iyo shekadas waa la diiday tiirka lee waaye hhhhhh
@NaimaAhmed-c8w
@NaimaAhmed-c8w 3 часа назад
Walee hadalkii abwaan guure ee ahaa shantii sanayd shirkowdaye sidee loo kala sifaynayaa baa run ah sidee laagu ogolaaday in uu ciidan raaco yaab waxaas oo miidhan baa ciidanka kujira awel baan yaabanayn ciidan qof ka dhexqarxayo
@Zwedesh66
@Zwedesh66 2 дня назад
Afkaan ma fahmoyo ani 😂😂
@cabdullhikhaliifcusman
@cabdullhikhaliifcusman 22 часа назад
maxa la isku weydiin wayaya yaa masul ka ahaaa marko is qorayaya ciidanka
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 2 дня назад
Maxaa argaagixisada Eelay iyo Jareer kaliya ka dhigay?????? Ma cadaw nogu dhexjiro oo aan weli ogaanin miyaa??????????
@Salaahudiinayuub34
@Salaahudiinayuub34 2 дня назад
Saw idinka .5 kamaydaan dhigin Sidiina oo kle ayay 9bilood ku dhasheen Ilaahayna wuxuu dhahey"kiina idiinku sharafta badan waa kiina idiinku alla ka cabsi badan" Dadkaas waa lala liiday dulimigii fircoon reer banii Israel ku hayay mid la mid ahbaad lagu hayaaa!!!!!!
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 2 дня назад
@@Salaahudiinayuub34 Eelay iyo Jareer waa argaagixiso inteey dadka muslimka ah laayan beey ku leeyihiin waana la liiday iyo waana la dhibaateeyay, maa ka hadashid dadka ay Eealay iyo jareer maalinkasto isku qarxinayaan sida tii ugu danbeeysay ee ka dhacday xeebta liido iyo xamar weyne in aan la idin ogeeyn maa u maleeysaa doqon yahoow. Marka ay ciidamada shisheeye wadanka ka baxaan baa la is baraan doona ee iska suug.
@Y-ADIL
@Y-ADIL 2 дня назад
Shuute Af- Maay inaad baratid waaye hm hm hmm ayaad nooga baxay haha😅
@AhmedSiraad
@AhmedSiraad День назад
Kuwaan hala laayo wlhi.
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 2 дня назад
Haaaaa mey sameye 😂
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 День назад
madaxa halaga gooyo doofaarta
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад
shuute wa inu muuse juudan soo qabto
@Salaahudiinayuub34
@Salaahudiinayuub34 2 дня назад
Madaxweynaha Somaliland mad ujeeda!!!!!!!!!!
@shinobimcbuilds7337
@shinobimcbuilds7337 День назад
Shuute iyo dowlada waa kuffar baqti ah
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 10 часов назад
Ada myslima miya marka khawaaruj yahow
Далее
WARKA HABEEN EE SNTV 07.10.2024
28:37
Просмотров 1,1 тыс.