Тёмный

GAROWE" DAGAAL DHEXMARAY NIN XOOLO DHAQATO AH IYO LIBAAX SOO WEERARAY " DAAWOE. 

Puntland Online 24
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 160 тыс.
50% 1

Dagaal dhexmaray nin reer Nugaaleed ah iyo Libaax dhibaatoyin badan ku hayeey deegaankan muddo laga joogo 32-sano ka hor iyo geedkii uu habeen dhan u sarna maqalka dhawaaqa codka Boqorka Xayaawanka.

Опубликовано:

 

28 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
Khatraaaaaayqaran gabadha waayee , seebaaye iyaaaah Xamaraywadajireeey.
@rnuura334
@rnuura334 Год назад
AHUN Mohamed SiYaad Bare Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 Год назад
Odagaan Sodom sano buusheeganaya. Lakiin tuuladan 70 sano waa kaweyntahay
@khaalidkhadarahmedtaani2569
@khaalidkhadarahmedtaani2569 2 года назад
Manshallah ragii hore iyo libaaxyada waxa so kala marey sheekoyin qadhaadh soo badi 😍😍
@haliye3236
@haliye3236 Год назад
Runtii dadku ma oga laakiin ninkan iyo dadka la midka waa dadka degaanka baabi'iyay, muxuu u degi waayay magaalooyinka iyo tuulooyinka hore loo deganaa intuu dhulka xaalufinayo.
@haliye3236
@haliye3236 Год назад
Wax fiican buu moodayaa libaaxa la dabar gooyay, ugaartu waa qurux, dhaqaalo badana waa laga faa'iidaa.
@cabdikarimkhalif2162
@cabdikarimkhalif2162 Год назад
Libaax waa halis belu quruxdey xoolo iyo dadba waa halis
@bashirmohamed1994
@bashirmohamed1994 Год назад
dadkan haya wa beenti maxaa kakhaldan dadki hore iyo libaaxu sida xoola imika lo dhexjooga yaa libaaxa laysu dhexjoogi jiraye
@zaytum
@zaytum 3 года назад
Waa sheego aad u fiican ninka a waa geesi sameystey meel u dego kaligiis. Hada oo kale lama heli karo nin asagoo kale ah xaga kartida uu leeyahey. Mahadsanid garowe tv💓💓💓🙏🙏🙏
@Ahmed-gm8en
@Ahmed-gm8en Год назад
Oo waa Cabdulaahi Cali biyood 😂😂😂😂😂
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 Год назад
Kkkk,faanbadanaa
@SAM22948
@SAM22948 2 года назад
Libaaxyadiba Idinka dabar gooyay.
@kullownuur430
@kullownuur430 Год назад
Asc viva7up kkkkkkklkllll libaaaaaax ma joga garawe kkkkkkkklll beeeen baddanaaaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Masgaxdaada negative baa ka buuxa waxaad tahay ilmo xaraan, wixii ka horeeyay 1970 wadanka ugaadh baa ka buuxday jubada hoose maroodi baa joogay,
@abdisamadabdalla7076
@abdisamadabdalla7076 Год назад
Mxd Garanuugta u dishey bilaa mcne? Inuu libaaxu ku cuno adiga bay ahayd. Dambiile duurjoogta laayey baad thy Mxd libaaxa u dishey kumuu arkin adiga xitaa ?
@rnuura334
@rnuura334 Год назад
🤴👑🤴💯
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 года назад
Nin libax hor istaagayaqaan waxuu kahadlayo
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 Год назад
Bootada libaaxu geed dheer dusha kama marikarto
@SaidSaid-bx7qh
@SaidSaid-bx7qh Год назад
Aduunka ninkii ugu been badnaa waxaa laga helaa garowe bal sheeko xariir dhageysta
@abdilazizelhaji8688
@abdilazizelhaji8688 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@raxmanuux4131
@raxmanuux4131 2 года назад
@adandhux2260
@adandhux2260 Год назад
Kkkk wuu igaqosliyay
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 года назад
ma libax aya ku noolan kara dhuka butland aan baad iyo biyo aan laheyn
@amiirhared6093
@amiirhared6093 2 года назад
Hhh libaaxu ma daaqo ee hilibka dadka iyo xoolaha ayuu cunaa hhhh
@nadiayaqup4157
@nadiayaqup4157 2 года назад
Meeshaas say u qurxoontahay sow ma arkin , ala muxuu aabahay iiga sheekeeyay libaax so werara beri uu xoola dhaqato aha tan labaad Eyl durdur ba mars
@ismailzanwayne3290
@ismailzanwayne3290 2 года назад
Rag oyo rooba socod bay ku wacan yihiin . Adigu nin dhul iyo dad yaqaan inaadan ahayn waa muuqataa ee nacayb aad reer puntland u qabtid baad I ciyaysaa .
@xamdiahmed7434
@xamdiahmed7434 Год назад
waa fule
@mohammedhusseinxaglatoosiy3071
@mohammedhusseinxaglatoosiy3071 2 года назад
Faan badanaaa
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 10 месяцев назад
Shekadan wa ubogay😂😂😂
@mohamedsharmake1564
@mohamedsharmake1564 Год назад
L
@idirisyare1831
@idirisyare1831 Год назад
Waa been arin kaasu3
@bulohus8548
@bulohus8548 Год назад
Markuu ii Yaraa ma Qaad baa Reer baadiyuhu cunayeen waa Yaab
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 Год назад
Sheekoyinkan cml wan iska jeclahay ilaah amarkiisa😂😂😂
@abdilahiasad7767
@abdilahiasad7767 5 месяцев назад
Wlhi anaa kula mid aha hlkaan wxaa ikeeney sheeko jacayl😂😊
@abdikululehalkano7973
@abdikululehalkano7973 2 года назад
raya nimo
@RM100-d9z
@RM100-d9z 2 года назад
Gal libaax
@samiirmussa8251
@samiirmussa8251 2 года назад
Ala odaygu been badana
@odaygaboobay2154
@odaygaboobay2154 Год назад
Boowe wax baa bakh yiri. Nin rageed Majeedheen
@shcyb1584
@shcyb1584 Год назад
Kkkkkkk
@idirisyare1831
@idirisyare1831 Год назад
Been badana
@mohamedosman5579
@mohamedosman5579 Год назад
Bowe beenta dhaaf
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 2 года назад
Been badanaa
@xalimoyusuf3943
@xalimoyusuf3943 2 года назад
Pp0
@moadanliveshow6759
@moadanliveshow6759 3 года назад
Story gaan waa been.
@khaalidkhadarahmedtaani2569
@khaalidkhadarahmedtaani2569 2 года назад
Maxa been ah waa nin geesi ah oo libaax iska dhiciyey manshallah 😍😍😍
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 2 года назад
Go aankaas maxaad ku qadatay
@khaalidkhadarahmedtaani2569
@khaalidkhadarahmedtaani2569 2 года назад
@@yahyaabdi7664 go ankaas aniga ayaa xor u ah wax kasta runta ayaa fiican 💪💪
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 2 года назад
@@khaalidkhadarahmedtaani2569 hhhhh ku soco
@nadiayaqup4157
@nadiayaqup4157 2 года назад
Qof saas u hadla been ma sheegi karo
Далее
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51