Тёмный

Garowe - Nolosha Macalin Siciid Physics | Haldoorka Puntland | 

KAAD TV
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

#Nolosha #Puntland #Dhaxalreeb
Prof. Siciid Physics wuxuu ahaa Maamulihii hore ee Bosaso Public)
Wuxuu waxbaray Dad badan oo Puntland maanta Magac ku leh .
Source -Waraysiga waxaa qaaday Cabdi faarax Juxa .
‪@Kaadsomalitv‬

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@mohaabdi2674
@mohaabdi2674 2 года назад
Maaamulahaygii hore alle ha ku xifdiyo
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 года назад
Maasha allah adeero caafimaad cimridheer c8baado suuban amii,walee gabdhaha soomaalida waa qaali ragse maqabno
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 года назад
Mansha allah Tabarakallah ilahay ha barakeeyo siciid anigoo somaaliland kunool waxna kubartay puntland tegin ayaan maqalay wlhi magaciisa Arday ayaa marwalba ka sheekeyn jirtay ismaan lahayn waad arkaysaa runtii alxamdulilaah maanta haduu II ilahay nakaa tusay
@mam5612
@mam5612 2 года назад
Masha alah wan ku farxay markaan arkay ilahay cimrigisa ha u barakeeyo anuu maamula i ahaa o aqoon u leh siciid physics
@puntlandland2679
@puntlandland2679 2 года назад
He is in good health mashallah
@abdillahiisse
@abdillahiisse 2 года назад
Macalin Siciid Cisman, wuxu role model u yahay macalin ka Somaliga ah, weli waxan xasuustaa hogaamintiisii; taladiisii iyo waanadii waalidnimo mudo 20 sano kudhow ayaanan weli ilaawin, sidookale casharadii physics-ka uu bixinjiray. Siciid physics saamaynta uu ardayga ku yeesho way yartahay macalin ku yeesha. Eebe waxan kaaga rajayn caafimaad iyo farxad..
@hqaali9525
@hqaali9525 2 года назад
maan shaa alaah magacaaga aad baan u maqlay ilaahay ha ku xifdiyo
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Год назад
Masha Allah.
@macaashyare
@macaashyare 2 года назад
Macallin Saciid waa barbaariye, daacadnimo, wadaninimo iyo dal iyo dad jaceel isku darsaday, waxaana mudan in qof kasta oo Soomaaliyeed uu ku daydo oo inta yar ee la nool yahay dalkaaga iyo dadkaaga dhaxal u reeb, Ilaahay waxaan uga baryayaa caafimaad, cimri dheer iyo khaatumo waanagsan inuu siiyo Aamiin
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 2 года назад
Mashaa allah welldone!!.ninkan oo kale iyo dadka la mida waa in book laga qoraa waa in dadka xususutooda lagu koriyaa 2 sabab mid ku daysho midan abalmatin isaga.
@ayuubmahamoud1834
@ayuubmahamoud1834 2 года назад
Maansha Allah he looks young
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 2 года назад
Good job
@hawaisse3823
@hawaisse3823 2 года назад
Mash Allah. Thanks very much
@mruun2509
@mruun2509 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@hqaali9525
@hqaali9525 2 года назад
Juxo maan shaa alaah xaga taariikhda soomaalida ma qorto waa loo baahan yahay dadka aqoota leh inla waraysto shaqo fiican baad haysaa halkaa ka sii wad
@fartunosman3503
@fartunosman3503 2 года назад
maansha allaah waa wax wanaagsan waxaad soo deysid juxaa
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 2 года назад
MANSHALAH ALAHA KU XAFIDO MACALIN SAID FYSIKIS
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 года назад
MaashaAllaah tabaarakalaah Soomaalida ninkaasoo kale way iska indha tiraan. Midaan waxba aqoon ulahayn baa qabiil lagu gayn.
@TechSiyaad
@TechSiyaad 2 года назад
"Macalin tayo leh wuxuu soo saarayaa arday tayoleh" waa arin mudan in lagu dhaqmo waayo sida Prof.Physics sheegay goibta quruxdeeda iyo siday u egtahay waxba kuma fadhido hadii macalinku uusan maadada uu dhigayo aqoon u lahayn..
@asadyabarow742
@asadyabarow742 2 года назад
Maashaa alaah maamulahaygii guul guul
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 года назад
Masha Allah waraysi qiimabadan.
@hawaisse3823
@hawaisse3823 2 года назад
Asalam allykum
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 года назад
Adugsiga sare howlwadaag muqdisho ayuu ninkaani fisikis ka dhigi jirey inkastuna aniga iidhigi jirin safkayaga cabdiraxmaan nin layiraahdoo reer xamaraa safkayaga udhigayey
@loolan01
@loolan01 2 года назад
Sharf bay ii tahay inaan kaso baxay bosaso public sicid uu mamulahayga aha sido kale ilahay mahadii waxa ah inan ahaa ardaygi 4ad ugu sareeyey dufacadii 2013 ka baxday .
@hajiyusuf5648
@hajiyusuf5648 2 года назад
Macalinka shaqo fiican buu usoo qabtaa dadka iyo dalka waa in la abaal Mariyaa Laguna daraa madaxda wasaarada waxbarashada
@abdirahmanabdikarin1873
@abdirahmanabdikarin1873 2 года назад
Iminka wa wasiirka beeraha.
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 2 года назад
Macalin siciid physics Faarax Oomaar ayuu macalin iigu ahaa
@hawaisse3823
@hawaisse3823 2 года назад
Saciida
@cabaasmohamed1764
@cabaasmohamed1764 2 года назад
Runti osman waa mamule iyo macalin gacan adag ku qabtay arday badan kana so saray arday tayo leh wlhi waxan xasusta osman fisigis markan maqlo inan baqi jiray 😂😂😂
@sundusali8376
@sundusali8376 2 года назад
2015 to 2018 waa maamulihii ii sameyey dhiiri galin ina soo sry
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 2 года назад
♥️💯
Далее
Garowe - Nolosha Cabdi Buur -Saraakiishii SSDF .
23:44
КОТЯТА НАУЧИЛИСЬ ГОВОРИТЬ#cat
00:13
КОТЯТА НАУЧИЛИСЬ ГОВОРИТЬ#cat
00:13