Тёмный

"Garxajisow Dagaal Sokeeye Ayaa Lagu Dhawaaqay...."Madaxdhaqmeedka Beesha Garxajis 

Dhamays Media Production
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 95 тыс.
50% 1

"Garxajisow Dagaal Sokeeye Ayaa Lagu Dhawaaqay...."Madaxdhaqmeedka Beesha Garxajis RU-vid
/ dhamaystv
RU-vid Subscribe
www.youtube.co...
RU-vid Playlist
/ dhamaystv
Dhamays Media Group
www.DhamaysNew...
Ra'yiga Dadwaynaha
www.dhamaysnew...
Halkan Kala Soco Premier League
www.dhamaysnews...
Halkan Kala Italian Serie A
www.dhamaysnews...
Halkan Kala Spanish La Liga
www.dhamaysnews...
Facebook
/ dhamaysmediagroup
/ shabakadda.dhamays
Twitter
/ dhamaysnews
Google+
www.google.com...
Instagram
/ dhamaysinc

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 365   
@luqmaanahmed2645
@luqmaanahmed2645 5 лет назад
Garxajisow abtiyaal ilaahay ka baqa dagaal aakhiro iyo aduun toona wax laga heli maayo Bari marka dalka qabsataa sidee dadka intii kale u qancin kartaa?
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 5 лет назад
Waar Illaahay halaga baqdo oo Umadda halaga daayo halaagan iyo holaca aad la doonaysaan haddaa tihiin Dawlada iyo Mucaaradkan hadlayaw
@csalaancumar9048
@csalaancumar9048 5 лет назад
kuwani magarxajisbaa wadagaal doon
@abdullahiali7506
@abdullahiali7506 5 лет назад
Kuwani waligood uqdadlan Eed kamadhamaato Mar waxay haystan siyaad bare oo marhore dhintay hadana dhaxdooda ayaa ishaysta war anagu waxan Idin leenahay nabad ayaad haysataan ee nabadina adkeysta anagu manihin Kuwo xasidin idinku ah sidaa noonecebtihiin
@MohamedHussein-gz1jp
@MohamedHussein-gz1jp 5 лет назад
WAR IDIINKU KALA DOORTA GARXAJIS IYO SOMALILAND
@se1059
@se1059 5 лет назад
Adeer somaliland waa garxajise hadal micno leh ku hadal
@faahiyeawjaamac5730
@faahiyeawjaamac5730 5 лет назад
illaahay halaga baqo shaydankana hala naaro dagaal faaiido maleh cidhib xumo aduun iyo ciqaab aakhiro wll carab iyo labadiisa daan ayaa is qoonsada ee isaaqoow fikira oo halmid ahaada
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Год назад
Garabkiina nahay from to mataanki❤❤❤
@jamalwarsame8707
@jamalwarsame8707 5 лет назад
Dhamaan waa munaafaqiin
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 лет назад
Odayaashu siday u weyn yihiin u may hadal illaahaybay tiisa tahaye
@apirahmanzamm8665
@apirahmanzamm8665 5 лет назад
Muuse gacantiisa ayay malaa ku burburaysaa allaw noo gargaar
@Fuaadboqortoyo
@Fuaadboqortoyo 5 лет назад
Zxb inyaroo kharashay rabaan
@jamaciise9199
@jamaciise9199 5 лет назад
Nac nacda joojiya Fidma walayaal baa tihiin3
@xamsealfanaansakiwllhitage6067
Idiris zammo sxp hayo warsangali garxajis iyo dhulbahante iyo samaronka uu kiciyaya alaw nosahal
@abdiismail6805
@abdiismail6805 5 лет назад
Munaafiqiin gaajaysan
@azmedcabdilaahi4529
@azmedcabdilaahi4529 5 лет назад
Ma siilka hooyadaa ayaa kugu yidhi sidaa
@alishalove4959
@alishalove4959 5 лет назад
@@azmedcabdilaahi4529 hungurigii faqashta ayey raadinaayaan
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 7 месяцев назад
Waa waa ladagaalamayaaye xejiso
@aminaabdullahihusein5754
@aminaabdullahihusein5754 5 лет назад
Cade gude lacaytii islaamaha uu ka urursaday ayuu ku naaaxay Mayla aragtaan akhirana warjiraa
@HassanAli-jy9iy
@HassanAli-jy9iy 5 лет назад
Siduu illahey yidhaa ayuu sax aha ilahey halaga boqo runta ha leysku sheego
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 года назад
Beesha garxis waa hormoodkii beelaha soomaaliland ninkii iska hadhadlayaa hayska hadhadlo jiritaanka soomaaliland cid iska nacnactidhi ha iska nacnactidhaahdo .
@MunaQadhow
@MunaQadhow 18 дней назад
Ale guusha ha idin siiyo
@abdifatahismail5632
@abdifatahismail5632 5 лет назад
Sxbow DAGAAL SOKEEYE wynu soo aragnay ee dadka ha ucilamin dhibatada waxas waxlagufarxo maaha walal alle kacabso
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 лет назад
Wr waxn garxajis magaci ayey ka dileen oo dagaal sokeeye hadu dhaco ma kofiyadan bacda iyo macawisanydun sidan wlahi nabadu caano k macaan balayana baydkaga laga galaa
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 лет назад
Beeyo hadaad haysato maxaad dagaalka u oogaysaa
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 7 месяцев назад
Kuwii asgarta laayay waa dil
@jambirabdirizaq5693
@jambirabdirizaq5693 5 лет назад
Garxejis Uu waa shaye ilahaw soo hadee
@abwaansugun
@abwaansugun 5 лет назад
Inader manu walane vedioga cadi udaaawo dagal wxba ka fa,idimayneeeh
@skullgamer-cc2ti
@skullgamer-cc2ti 5 лет назад
GARXAJISOW AMA WAX ISKA CELIYA AMA NACNACDA IS DAYA MAANTA WAXA NABAD RAADINAY WA IDIN KO KELIYA .SULDAANTA JEEGAANTA O NABAD RAADINAYA WELI YA ARGAY SACAD MUUSE RAG XINIYO LE BEY NOQDEEN.GARXAJISOW DULMIGA ISKA OGOOLADA. DULMIGA JEEGAANTA OGOLADA.
@saxarlawaayeel9285
@saxarlawaayeel9285 5 лет назад
Xaranbay ka tahay in garxajis wadanka u taliyo cuqaashodaba novocaine shit
@Bskvka
@Bskvka 5 лет назад
Saaxiib ina cigaal shalay wuxu ku badbaadey abtiyaashii baa habar yoonis ahayd lakin maanta garxajiska joogaa abti u eegi maayee jeegaanta waa la tumi dhulkana waa laga saarin
@nimcoabdi6298
@nimcoabdi6298 5 лет назад
Hal sheegaagu haduu dagaalyahy adii ahkugu koobnaado iyo gurigaag.
@asadmuusehargeysawi6351
@asadmuusehargeysawi6351 5 лет назад
Caare haduu shar waday muusena janno waday s.land gacanta muuse ku dhimatay Ninka laandheere ahbaa dalkan ka talin haday kuday ahyd iyo haday dhab ka tayba adoo wasiira dagaalante adoo madaxweyne ah waa sugilaayay. Garxajis guul iyo wllkiiba
@samsamm5996
@samsamm5996 5 лет назад
War kuwani miyaanay xishoonayn yaab
@sakariyekabo9563
@sakariyekabo9563 5 лет назад
iska hadle farahayagu ma xoolaa waxad hayso soodaa
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 лет назад
Fadhadhaq
@abdirahman9421
@abdirahman9421 5 лет назад
Kadaaya ciyaarta dalka
@xaroguled3126
@xaroguled3126 4 месяца назад
Odaygan aqli xuma Intuu burta saray oo uu qoryo udhiibay ayuu hadana leyahay yan lala dagalamin ku go hunguriba haya lacagbu raba
@halimamohamed6529
@halimamohamed6529 5 лет назад
Viva Somaliland viva garxajis badbado qaran waa idinka Somaliland la wada leeyahay kuwa keeni waa idinka nolada adeerayaal
@deeqmaano4869
@deeqmaano4869 5 лет назад
Alle ha loo noqdo
@xaragochennel2176
@xaragochennel2176 5 лет назад
Waar meesha ma garxajis ayaa jooya mise garxajis wuxuu noqday habaryonis only oo kaliya ciidagale waxba haku rafanina wxd doonaysaan idinlama oga ciidagale tashay oo nabad ku tashay soomalilanderna weeye ee habaryonisey micnahaa wadaan waa mid gooniya
@Bskvka
@Bskvka 5 лет назад
Laangaabkiina miidhanna cidi ma kala reebtee haku mashquulin raggan
@haykalbacood4671
@haykalbacood4671 5 лет назад
Waxani badi doodu waa hbr yooniz mgcaga GarJaXiS ku qadhaabanaya
@wazzupmngl
@wazzupmngl 5 лет назад
garxajis maaha wax lagu qadhaabto habar yoonis waa garxajis ciidagalana waa garxajis baro
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 5 лет назад
Waad jeceshay inaad kala qaybiso lkn waxan kuu sheegayaa garxajis waa mid qudha
@sadam8268
@sadam8268 5 лет назад
@@XOGSIDEMEDIA1 habar awalna waa mid qudha ee taas lasoco
@Bskvka
@Bskvka 5 лет назад
@@sadam8268 Oo yaa idinkala qeybiyey ee aad u sheegeysaa habar jeclaaban kuugu darnee😂😂😂😂
@raaqiyaosman871
@raaqiyaosman871 5 лет назад
Horta yayla dagalamayan waasuale Mareerbay is hayan mise dawlad
@MubYus
@MubYus 5 лет назад
Raaqiya. waa ta lla yaaban yahay... lol
@xamsealfanaansakiwllhitage6067
Dawlada lababiinaya yey kaweyiin somalilnd waa isaaq isaaqna waa garxajis afarta tagina e xududka yalana waa gawadhidi garxajis
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 5 лет назад
Raaqiya Osman dawlladu waa ayo ma hooyadaa gurigeedaa muuse shaani iyo waxa lasocdaaba gabilay bay dhaafiye mgeele ayaa lootaga yaa mise xabashida !!!!!
@umretaaj9939
@umretaaj9939 5 лет назад
Waatuuug uween
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 5 лет назад
Bal ka hadli mayaan maxaa naloo qabtey u fiirsada cajiib
@sahracadey5641
@sahracadey5641 5 лет назад
'DEERKEY,GUUL
@AhmedHassan-iz9qe
@AhmedHassan-iz9qe 5 лет назад
Nabad baa naaz la nuuge lehe muusana shaah cidna ka cabimaysoH
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 5 лет назад
Garxajis waxeey xaq u leeyihiin in ay ka gilgishaan dhibaatada soo foodsaartay in ay gudbiyaan dadwaynaha soomaaliyeed in laga gardaran yahay waxaan u rajeeynayaa in xaqooda helaan .
@alishalove4959
@alishalove4959 5 лет назад
Lacagle rabaan odaykale oo qaylinaayo lamahayo
@raaqiyaosman871
@raaqiyaosman871 5 лет назад
Waar reerka balaya usheekaysey reerkii Baladad rabtan idinku koobnatay
@alishalove4959
@alishalove4959 5 лет назад
@Somali muxamed amisom baa ku illaalisa oo idinku kala dhaxjirta markaasaa soomaalilad ka hadleesaa kkkk
@abdilaahixirsi4953
@abdilaahixirsi4953 5 лет назад
odayga leh ceerigaabaa laga adimay halkan waa laga aqiimay Ku darsoo dawladuna waa iimaankii ha Ina tujiso oo aynu iimaansano
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 5 лет назад
Imka laydiinka qaad lacag ayay raaban ku go.ah
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 5 лет назад
@Axmed Cabdilaahi Kii guuri dhiilo kuuso koora afkiisu waa sida sidado kale
@somali1615
@somali1615 5 лет назад
Garxajis maxaa sacad muuse deba dhigey waa yaabe mise dulqaadkii ayaa naga batoo weyba naga kici laayihiin
@saamicohersi3310
@saamicohersi3310 5 лет назад
waxaad Doontaan Soo Daaya maanta Waxaan markhaati Ka Ahaa Habar Awal Iyo Habar jeclo Iyo Wixii La Xullafo Ahaa Ee Maryo Allool Lagu magacaabi Jiray Oo Burco Iyo Hargaysa Kumadhay Oo mawdkoodii Batay. Tii Uun Baa Maantana Idin Diyaar Ah Ee Soo Dhawaada....
@caatikaabdirisaaq926
@caatikaabdirisaaq926 5 лет назад
SOMALI hhh waa la tashadee tashada
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 лет назад
saamico hersi naftu way dhimani ciday ku jirtabe mxd balaayada ugu yeedhan zxb
@halimamohamed6529
@halimamohamed6529 5 лет назад
Garxajis hw waxba qabiil ahaan kuma haysto ee Somaliland oy kula leyihiin bayka hadlayaan adaa doqonimadada moday Somaliland inay ceelkii abaha tahay oon cidi kula lahayn oo weliba edeb daro ku daray hadii cid dulqaad iyo wadan jacayl looga kici wayey waa garxajis
@somali1615
@somali1615 5 лет назад
Anagaa hooyadood wasna oo cagta saareyna kana dulqaadi mey no waxaad haysaan soo daaya naago yahow kiprey
@Roblox-er5mj
@Roblox-er5mj 5 лет назад
Gadhxaar nejis aar kuwani waa qoomo lud ,,,, guul guul farmajo soomali weyn
@dalmaralidhagjar9530
@dalmaralidhagjar9530 5 лет назад
yaa garxajis oohinta joojiya iyo waxan baa nala yidhi ' war waxaan idin leeyahay ama dagaal qaata oo isxoreeya ama riciyad qaata.. waaba intaas
@quuledalmar5520
@quuledalmar5520 5 лет назад
Bacaaaac wax iska celi lacagi ma jiro hungrier habaryaro yonks waanu fahmay naag reerkaaa
@somali-IT
@somali-IT 5 лет назад
Duliga dagaalka ayaa dhaama. Congratulations!
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 лет назад
Isaaq karan Nooca duli iyo balaayo ka hadlaa waa qurbo jooga. Umada ha la'isu soo jiido. Subxaanalaa ilaahaw dagaal naga hay
@mahamedsaedduale335
@mahamedsaedduale335 5 лет назад
M.youtube wararka udanbeeyay 12/10/2019
@mahamedsaedduale335
@mahamedsaedduale335 5 лет назад
RU-vid wararkii udanbeeyay 12/10/2019
@mahamedsaedduale335
@mahamedsaedduale335 5 лет назад
Nu
@ahmadabdi5790
@ahmadabdi5790 5 лет назад
Waau
@rafcafarah8959
@rafcafarah8959 5 лет назад
KU waa leh dagaalka joojiya,,,,,ma waxad rabtaan ha lagu xasuuqe nabada ilaali???. Hooyadin wasa. Dagaal waxa wada ka caddallad darada wada ee ummada xoolohoda boobaya.
@alishalove4959
@alishalove4959 5 лет назад
Hooyaa was booto leewaaye warkiina faqashtii loo basaasayaa laraadinooyaa
@munacali7728
@munacali7728 5 лет назад
ilahay may ka baqan jegantu iyodo ergo lo diray ayu ka dhex tosay inka taliyaha basto xaqa ale aya arka garxajis waa miid
@AbdirahmanMYusuf
@AbdirahmanMYusuf 5 лет назад
Sharci ma shaqaynayo lagu wadi hadali hadaa jira
@ritwonaden5321
@ritwonaden5321 5 лет назад
Ciidanka qarankay kasii baqanayaan waligiinbaad habar awal diid baa tihiine hoooy saxuuzta ina xaji cigal sidii uu barigii aad is dawaladiidka samyseen laydiin xasuuqay waad garnaysaan hooy👊
@Bskvka
@Bskvka 5 лет назад
@Somali muxamed 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wad u dhameysey
@xasanxusen1400
@xasanxusen1400 5 лет назад
Guuul ban u arkaa dagaalka umada somaliland
@barwaaqo.officialofficial1540
@barwaaqo.officialofficial1540 5 лет назад
Muuse tallo ku cadaaday raganimadii meeday
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 лет назад
Sxb, adigu reer somaliland waxba uma sheegi kartid, waxbana kaama dhegeeysanayaane miyaad xamartaadaa ku eekaatid?? please,,go home prod,
@barwaaqo.officialofficial1540
@barwaaqo.officialofficial1540 5 лет назад
Hhhh magaca ku qalfay miskiin
@Bskvka
@Bskvka 5 лет назад
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Saaxib anaa ka dhageysanaya oo somalilandtaa ah wana runteede raganimadii meedey
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 лет назад
@@Bskvka sxb, maxaad ka dhageeysan, adigu xattaa soomaaliba uma eekid sxb,magaceediina ma sidatide , bal waa yaabe miyaad dhego dhegayn uun??? Waxa wanaagsan waxaad dhegeeysanayso inaad fahamto sxb,, viiiiivaaaaaa somaliland rep,,
@Bskvka
@Bskvka 5 лет назад
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Saaxib somali wan ahoo wanan garanayaa waxa laga hadlayee yaanuu shaki kaa gelin shariifo imey dhaline somalilandna kala kacdee diyaar garaw saaxib
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 7 месяцев назад
Nabiga diidaa ha dilaaco
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 лет назад
Hadad dagal ku dhawaqdeen waxba ha la hadhiin idiinkunba ku dhiiman alle haydiin madhiye waligiinba waxaad ahaydeen waliba gabiigin mahe intiin bada waxad tihin jahiilin
@khaalidxidig9018
@khaalidxidig9018 5 лет назад
Marka ragu is arkey tidha wx tihin jaahil bal xagay nagaga aqoon badantahay fulaynimada ka keenaysa 😂😂😂😂😂 xata jahilnimo wxy ka qaban diinti ayey badhkood ka baxen say aqon sheganay wr xarka isku xejiya
@xasanxusen1400
@xasanxusen1400 5 лет назад
Wax doontan sameeya hooyadin wase waa cida caano kaga qubtan
@cabaasecabdi6376
@cabaasecabdi6376 5 лет назад
Beeday baadtahay siil qoyan xasn
@jambirabdirizaq5693
@jambirabdirizaq5693 5 лет назад
Beenaalayaal
@hamsemubarak1416
@hamsemubarak1416 5 лет назад
Kornayl carre Wa dambiile Qaran Diida Ama yeela sharcigaana la hor keenaya Kolay Anigu markan sidaa u eegay nimankaa hadlaya Uma qirsani inay yihiin Madax-dhaqameed Waxaana kuu caddaynaysa siday u hadlayan Maatada Iyo carrurta habar jeclo dhashay Ayaa idin Caqli Dhaama.
@caatikaabdirisaaq926
@caatikaabdirisaaq926 5 лет назад
Hamse Mubarak adiguna inta gacantiisa ku baxaysaad ku jirtaa
@hamsemubarak1416
@hamsemubarak1416 5 лет назад
cadika abdirisaaq wllo 2020 ayaynu maraynaa dagaal iyo wax lamida Ah waa laga baxay qarankan waynu wada leenahay Hadaynu Kii danbi galaba aynu difaacno oo sharciga iska indho tirno waa ayaan darro
@hamsemubarak1416
@hamsemubarak1416 5 лет назад
Somali muxamed Hhhhh Caqli Maan-gaab Ahbaa kugu jira Aragtidadu intaa hakasii dheerato Abti
@sadam8268
@sadam8268 5 лет назад
@Somali muxamed habar khaniis habar afkanool orodkii ethopia 1994 kii aad ku tagteen waa idin sugayaa
@abdalacali3919
@abdalacali3919 5 лет назад
Habaryoonis maxaa heley wey wareereen
@AhmedHassan-iz9qe
@AhmedHassan-iz9qe 5 лет назад
Hysaa ziilkeedii
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 5 лет назад
waa runtii anigu saan arkayo muuse gabilay ayuu usocdaa malahee hargaysa cidii lahaydbaa ka talin doonta zxb
@mrseefxaytalleadership9280
@mrseefxaytalleadership9280 5 лет назад
Runtii weeye noolaada waligiin nimaan talo lawaydiin jirin ayaa taliyy
@cabdijama619
@cabdijama619 5 лет назад
War dadkan aad moodo iney bukaan video ga saani u daawada waad iska hadleysaanuune ragani nabad bey doonaya runti @VIVA GARXAJIS
@syusuf5880
@syusuf5880 5 лет назад
Muuse shaani iyo taani humguri iyo ina kaahin Waa in la soo qabtaa shacabka ayaa googaynayee caaraba arintu way dhaaftee
@xasanxusen1400
@xasanxusen1400 5 лет назад
Intay leeg yihiin eeg wada macan bay qaban waa xaga dawada ka heshan so daaya waxad haysan
@cabdislamcisman71
@cabdislamcisman71 5 лет назад
odayasha ha la dhagaysto
@cabdislamcisman71
@cabdislamcisman71 5 лет назад
beelaha darafyada
@maxamedaxmed9902
@maxamedaxmed9902 5 лет назад
Waxa la arkijiray duqay iyo wayeel caruuta iyo dumarka nabada kuwanise kofiyad baclaa iskahadle ayaabadan saban aakhir weyee
@nimcaandayib6222
@nimcaandayib6222 5 лет назад
Adeer qaranbaynu noqon ama waynu kula tagi. Laakiin haddii marka nin danbi gallo qabiilkiisu yidhaa cartaabta sidee sharcigu ushaqeynyaa. Qabiil iyo cidkastoo iswaasha cagta hala mariyo .
@maxamudjaamac9062
@maxamudjaamac9062 5 лет назад
Sorry wanu ka xunahay had a lads qaabka xun ee naxdinta ee cadowgu ku farxayo
@axmedcanbern6590
@axmedcanbern6590 5 лет назад
Darod.bayke.zcota.haye
@Roblox-er5mj
@Roblox-er5mj 5 лет назад
Soomali waqoyii tuugtii baa calacal badana islaya afqadhmuune aar soomali yaa dhen hooyadi gadhxajis wase
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 лет назад
Shut Dameer family!
@barkadfarah5155
@barkadfarah5155 5 лет назад
genaral caare. wuxu jogaa bardihii garxajis e gobalka sanaag. mel kale mahe gobtu wa ceerigaabo ya ugu tegi kara.no one sii bakhti waxan leyahay waxad ku musanowdaa habar jaclaay tolaay ya jeegaanay.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 лет назад
Fuck Qadaad weyn 👃🤫 👎
@Roblox-er5mj
@Roblox-er5mj 5 лет назад
@@mahamedaden7237 fuck u soomali waqoyi islaaya nacala idin dhalay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 лет назад
@@Roblox-er5mj Shut the fuck up!
@mahadow1
@mahadow1 5 лет назад
Waraa beesha ISXAAQOW isku shiixa noo!! Dagaal iyo qabyaalad ma fiicana! Anaga na waydiiya micnaha dagaal anaga ayaa REER KOOFUR ah oo ku go,nay NACASNIMADA iyo qabyaalada!!!
@engzayidmohomedjuube4711
@engzayidmohomedjuube4711 5 лет назад
Wll waxani waaa afkuuuunnn cidd isdhaqaajinkaraa majirto warbaahinta ayuunba laysaga hanjabayaa
@c.xakiimqoys8393
@c.xakiimqoys8393 5 лет назад
Mahadaw1, walaal allah haku cizeeyo runtaad ka hadashay iyo fikirkaaga wayo arsgnimo, insha allah sidaan lasocdo dagaal maaha run run ah ee waa goolaftan uun
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 лет назад
Waarunta.baariss iyo caano geel bey kaa dergeen.dagaal ba innkufican Dusaa siidayaa.
@engzayidmohomedjuube4711
@engzayidmohomedjuube4711 5 лет назад
KKKKK WAXANI WAAA BADHBADH ISKADAAA WAX AY SAMEEYAANE SHINBIR DHAGAX KUMADILIKARAAAN NABADA IYADAA CIDWALBA DAN AY UTAHAY ODAY HUNGURI IYO IMAAANLAAN WADO SOMALILAND WAY SOOO ARAGTEY WAKHTIGIII REERUHU HANJABIJIREÈN WAY SOOODHAMAATAYYYYYYYYYÝYYYYY WARBAAHINTA XORTA AH CIDWALIBA WAXAY DOONTO KU HADASHO CID AAD AF WAXKUYEELIKARTAAN MAJIRTO EE SUMCADII GARXAJIS DHULKAA JIIDJIIFAYSANE XISHOODA WAXANI CAQLIGIIO GARXAJIS MAAHA OO CIIDAGLE WAAKIII SHALAY HADLAAYY IYAGAAA MAANTA GARXAJIS U CAQLIYA WAA ODAYAASHANI DHIBA MAYSOOO ARAG OO WAKUWIII XOOLAHA RAAACIJIREY EE HADALKOOFA SOMAALILAND RAAALI HAKA AHAATO
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 5 лет назад
I am ciidagale =garxajis Ilmaadeerayaal adeerayaal sidaa u quruxbadnaan maysaan hadii dagaal dhaco ee dhalinta mustaqbalka hakaga ciyaarina Bari hadaynu dalka qabsano sidee baynu dadka u qancin karnaa sow hadalkeenu inama horyaalo please and please tanaasul qaata
@abdishakur1942
@abdishakur1942 5 лет назад
Xuseen Suudi Waa beenta garacow ma tahid ciidagale Ee beenti heego ayaad wada
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 5 лет назад
yare wlhi inaan ahay lkn bro aniga nabadaa ideeqda somaliland dagaaal ka dhacayaan jirin Ex waziir cukuse ayaa hore usheegay inaanu dalkan nin xalay aroos ahaa aanu duurka galayn hooyo umushay ilmaheeda ilkaha ku qaadananyn caruuri waxbarasho beelayn
@sadam8268
@sadam8268 5 лет назад
@@abdishakur1942 miskiin sidaadii baad 1994 xeryaha qaxootiga Ethiopia orod ku tagi doontaa
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 5 лет назад
Xuseen Suudi tallo iyo toosinba hadilaysku sameeyo lase waaye maxaa dana
@osmanmohamedosman7998
@osmanmohamedosman7998 5 лет назад
Odeyaashu dad mug iyo meeqaam leh ayay umuuq eekaayeen lkn wax uqalma muuqooga kumay hadal.
@yaxyeabdi3130
@yaxyeabdi3130 5 лет назад
Hooy alle halaga baqo dadkaygow
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 5 лет назад
Somaliland Qabil maxa, it is a nation. Whoever, calls for war within Somaliland do never believed a nation called Somaliland. If Carre, took weapon against Somaliland he is personally anti-Somaliland and who ever support him because of his qabil, they are not a nationalist. They have to be stopped by any means necessary. Long live, Somaliland, death to enemies of Somaliland within and without.
@somali-IT
@somali-IT 5 лет назад
How come only one small tribe takes all the positions, jobs, benefits and the rest is ignored. The only solution is war.
@shantakundishay2425
@shantakundishay2425 5 лет назад
What tf is you talking bout if there's no justice then beside beelaha darafyada if you kno what dat means Gobalka Sanaag iyo Sool if isaaqland is enough for you it's not an option diplomatically and internally
@ibraahimawil1413
@ibraahimawil1413 Год назад
Garxajis marka horeba dagalku idinku idinku socdey ama garta ama hàgaranina 3dii dhiigyo cab ee 94kii ayaa kursiga ugu fadhiya
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 5 лет назад
War danbiilahan Aad afhayeenka u noqoteen.walee way ku ceeboobeen .odayaashani iminka waa danbiilayaal
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Ilaahay ha daayo gobtii reer shixisixaaq garxajis
@alishalove4959
@alishalove4959 5 лет назад
Waraa hadii ladagaalamo hanti iyo dad waakubaaba eesiine dadka kafariista cidaan lee soomaaliland dhibooso annaka xamar soddon sano aa isdagaalenay soomaalina waakala burinay xaa maanta heenaa
@shaxshaxali4082
@shaxshaxali4082 5 лет назад
Dagaal ka weynada umadeey
@jamacmuuse4173
@jamacmuuse4173 5 лет назад
Allh ha sahlo madaxdhaqameedki oo naar afuufayal nocday
@maxamedwaraabe8409
@maxamedwaraabe8409 5 лет назад
Rag jira fadhiga ka toooosa Geesiyaaasha somaliland
@nuursaleeban4959
@nuursaleeban4959 5 лет назад
Nacas Nacas dhalay oo beena waasa duufle yar baad istidhi masaaruuf ku cuna wallaahay duuflaha yar ee aad sheegayso iyo beesha aad sheeganayso ee nabada ku kibirta colaadna aan waxba ka tarin hada waa loo soo jeestee adigu sidaad u badbaadi lahayd ka tasho walee caare duufle gacataa lagu soo dhigayaa waxna inaanad samaynkarin waar yaa loo hanjabayaa ma dad cusub
@maxamuudaxmed7616
@maxamuudaxmed7616 5 лет назад
Adigu reerbaad caaqil utahay maxaa ciidanka qaranka afka kuu haliyay Dee wanaad xishoonayn Ama shaqadaada ayaanad aqoon
@maimoonamaimu8040
@maimoonamaimu8040 5 лет назад
Kkkkkk Garxajiska maxaay Care afyen uu yihin ee dambile weye care.
@ismailxadaari_offical3510
@ismailxadaari_offical3510 5 лет назад
Waar talow ma sidan odaynimo ilahow suldaan reered hayga dhigin
@alishalove4959
@alishalove4959 5 лет назад
Waraa odoyaadhaan beeso siiya waa aamusaayaane
@jamalwarsame8707
@jamalwarsame8707 5 лет назад
Citiraafka adigu qaado yaad la dagaalameysa ma ciidamada qaranka ma habarjeclo habar awal ma arab sheekh isxaaq ma ayuub weyne
@sakariyemaxamed419
@sakariyemaxamed419 3 года назад
Sacad muuse la daglmynaa ANGU
@sulkas2305
@sulkas2305 5 лет назад
Madaxa beelaha in heerkaas lagaadhiso ma'ahayn. Cadaalad hadeysan jirin nabadi majireyso, Nabadi hadeysan jirina nololi majireyso. Marka saladiin iyo waxgarad dagaal wuxuyahay laydin sheegimayo. 25 sano laso dhafay in dibloogu noqdo ma'aha. Meelkasta aad nabada umari kartaan isku da'ya.
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 5 лет назад
Adeer benta naga daaya tuug batine
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 5 лет назад
@Axmed Cabdilaahi ina dhiilo.
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 5 лет назад
@Axmed Cabdilaahi .hooyda ayaa dhiila ah diibjiir
@xergeeyechannel8535
@xergeeyechannel8535 5 лет назад
Mida kale caare yaa janaralka u magacabay
@sihamshaxari1944
@sihamshaxari1944 5 лет назад
Odayaashii waxay u qaylinayaan waa afka waxa ay ku ridaan bay doonayaan
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 5 лет назад
Siham Shaxari .hooyadaa iyo adigaba kuwa wasaa waa ayo
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 4 месяца назад
Ninku markuu tuulo joog yahay looma taag helo ,Garxajis ma afartan uu xirsi u cumaamadaybaa,
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 7 месяцев назад
Waar hahanjabine waxaad doonto samee dagaalbaad doonaysaaye soosoco wixii dancing galla hala toogto
@khadijagulied879
@khadijagulied879 5 лет назад
Subxanalah odyashana Malaha mide mida dhama miya Wara umada ka fadhista Alle umada Ha idenka qabte waya wada dalana yahine maya iska mastana Maxa ka maqana ma waxa waxa u sameynayana lacagte yareyda la sine jiraya aya la sine waya Wa wada tacabana kuwa umada Alle Ha ka qabto Wa asasaqa bala inteya lega yahine aya umada u hora sadayana xumana iyo isku dire walhatigode waya so dhameystana qabriga aya lugta Kula jirana laba sanadoda ayubaya yusayana hade wadane laga badeya maya samrana Subxanalah kuwa Alle imanka Ha u so celiyo waxa uga dirtaya nabada iyo nimacaya haystane waxa maqalena Wa la hadla odeyala wada tacabana xata ma xishonaya Subxanalah Ima ka Alle Ha idena so celiyo kofiyada bacalaya lacate bilasha heyday la iska cunaya aya laga handarabeya Wa kuwa wada calacalaya imanka Alle Ha idenka qado cajusena lama hayo lacaga bilasha bala sameya waxa samenkarta Wa wada tacbana hungurw dhaqameda wale kuwa ma tashana ceba aya u so hoysene isma dhamana Wa isku wada caqlie hingure dhaqameda waxa waxa u sameynaya Walahi lacagte bilashaka ahayed aya wayena imana Alle aya urunuxisha hurgure dhaqameda wada tacabana qabriga aya luguta Kula jirana markasaya rabana inya dhalenyarada kaga ciyarana wakhatigoda miskine Alle miya ilawena tolow mide mide dhamana kuma jiro kofiyada bacale iga dhaa hurgure moye waxa kale uma nola odeyshana halo shego inya umada ka fadhista o jojena isku dirka iyo munafeqa nimada aya umada Ku dhexa jira Alle Ha inga qabto sharkoda ma yiga wadanka ka taleya mise madaxawena ayu le yahaye wadanku Wara Maxa lagu ba aye mesha hugre dhaqameda ki hanjabayo hada waxa isku fala yana tuga foolxumad badana e career lagu shegayo ma ka hadlana hungure dhaqameda isku xishoda o Alle ka cabsada Walahi inteya kodiyada iyo cumamada benata ahaye waxa idena qabnena Alle horetisa isku xishoda ya odeyala tacabana ku khafifeya Maxa. Wadana loga badeya waxa kale lama murdilaca sana laba sano ayubeya yusayana side xidana dabala sareya ma xishoda Subxanalah Alle xaqa Ha idena tuso hunger dhaqameda ma xishodaya tobada shega Ha Ku dhemanena ise madhamana ileyana ceeba loma dhineto kofiyada bacalashana isa so urursadeya ma iyaga aya wadanka ka taleya mise wadanku madaxawena ayu le yahaye waya hanajabayana side cide waxa yeli kara imana ka Alle Ha idena so celiyo lama hayo lacaga bilasha yahuuuuuu ayanu idena nidhe ma xishoda yala isama dhama yala odeyala khaafifeya o qabile ku washaya hunger dhaqameda iga dhaa
@luqmaanahmed2645
@luqmaanahmed2645 5 лет назад
Waar lacagi maxay tartaa sowtii la lahaa garxajis waa dad tijaara
@fuadahmed474
@fuadahmed474 5 лет назад
Waxaan ahay inaan reer konfur ah. Lkn raali kama ihi dagal ka qarxo waqooyi galbeed. Nabada ku dadaala walalayaal please
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
Waar wllo baryahan Ayaanan dagaal galin xoga Ayaan is Yara dilaynaa baryahan boodhka Ayaanan iska Garacin 😂😂😂😂 kaftan thanks wllo Cid dagaal ridaysaa MA jirto
@fuadahmed474
@fuadahmed474 5 лет назад
@@hanuush6787 Abayo qarabada u sheeg dagaal wax faido maleh howshu hadal yenan ka badan
@hanuush6787
@hanuush6787 5 лет назад
@@fuadahmed474 thanks wllo waad arki wax dagaalo dhacay a MA jiraan wllo ayaa nhy anagu waxan waa iska Mala awal macno malaha dagaal alle nama tuso idinkana alle dhibta haydinka qaado Muqdisho iyo qaraxa
@fuadahmed474
@fuadahmed474 5 лет назад
@@hanuush6787 Amiin wll mcn Mahadsanid
@Bskvka
@Bskvka 5 лет назад
Waa mid lagu kala baxayo nabad wax la yidhaa waa laysla dhaafay laba reer oo dad ismoodey ayaa la tusayaa waxay yihiin
@abdilaahixirsi4953
@abdilaahixirsi4953 5 лет назад
salaadiinta wanaag iyo nabad baa lagu ogaa laakiin hidlmo iyo colaad laguma ogayn waxaan la yaabanahay ninkan marba umada walaalaha iska dirkooda la soo taagan ee leh xabadi qorigii uun baanay ka bixin marna leh Somaliland god madow bay Ku sii dhacaysaa Ina belaayo doon waar ilaahay ka cabso oo aakhiradaada ilaasho oo ogow ifka waxaad la joogtaa janaday Ku geeyaan ama naarta jahanaba
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 5 лет назад
Dab soo Hunqaaca amase Nuclear soo Hindhisa Habar Yuusaay , Waxaad Tari kartaan baa iska Yar Habar Yuusaay , naga dhaafa Niicda waxyahow aanu Dugsiyada idinka tagnee , oo aanu idinka ka qayelnee , oo waxaba ha Hanjabina Jaamac Dubad ayaad wax iska Celin laheydeen e Naagayahow .
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 года назад
Ninki hadlayaba hayska hadlane udayashani runbay ka hadlen mida kale xukumadu wa munafaqun
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 7 месяцев назад
Waa laburbarinayaa ee hubba soo qaato
@abdilaahixirsi4953
@abdilaahixirsi4953 5 лет назад
bismilaahi raxmaani raxiin waar ilaahay ka baqa oo fidnada way hurudaaye ha toosina. ninkii hadimo taliyoo adigaa u halisa. qofkii caqli lehow kuwan dhegaha ka furaysta wanaagna u sheega
@samewadasamewada
@samewadasamewada 6 месяцев назад
waar garxjis oo dhan eeda malha ee nacsyada iska qabta madaxweenaha ha ku waalanina ee isa saxa idnku
Далее
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
Просмотров 910 тыс.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
Просмотров 910 тыс.