Тёмный
No video :(

GEEDDIGA NOLOSHA: "Wixii Askar galay Dagaalkii 1977-kii annigaa gacanatayda ku qoray"G.S/Faysal Xiis 

KF Media TV
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Месяц назад
Ninkaan hadda ka hor ayuu isagoo askari ka ah xamar saldhigga hodon kaasa bobolaare leygu xiray lkn dharbaaxo ayuu igu dhuftay aad ayaan u xanuunsaday lk dambile ayaan ahaa
@asmarshow2400
@asmarshow2400 Месяц назад
Maxakamad malagu saaray 😂😂
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Месяц назад
Sanadku goormu aha lgayaabe inad qof kle ku qaldayside
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Denbiile hadaad ahayd inuu ku wasay ahayd kkkkkk sxb ma masaajid baad kabo ka xaday muxuu kugu xidhay
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Месяц назад
kelmadaan khaldan ee way ka go daay joojiya waanu la soo boqonay
@mohamedcabdi7920
@mohamedcabdi7920 Месяц назад
Wllhi bilaahi isma lihi faysal xiis cid ka Aqoon badan ayaa policeka somaliland ku jira waan salaamayaa faysal xiis
@user-el4ws5br4p
@user-el4ws5br4p Месяц назад
Maashaa.Alaah.faysal xiis cilmi.afarsano.ayaan.meelwaxkuwada baraney.accademia.militare di modena.labo Sano.iyolabo Sano.iskoola ufficiale della arme dei carabiniere
@MUQDISHAAWI328
@MUQDISHAAWI328 Месяц назад
Faysal xiis legend 🙌 👏
@ALIFLESTUDIO
@ALIFLESTUDIO Месяц назад
Taliye sare faysal xiis alle cimriga haw dheereeyo
@abdiqani1996
@abdiqani1996 Месяц назад
Faysal xiis nin qaaliya
@CabdiCali-v6f
@CabdiCali-v6f Месяц назад
Waankuusalamay taaliye shaarafle laakin yaan laagu adeegsaniin
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 Месяц назад
Gaashaanle sare faysal xiis
@ameirmohamoud7121
@ameirmohamoud7121 Месяц назад
masha allh
@user-tx4rg7ie4h
@user-tx4rg7ie4h Месяц назад
Masha allha
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
BEENAALE NINKII BEENTA GOLAYAASHA LASOO FADHIISAN JIREY❤❤❤
@abdifatahagaarane5932
@abdifatahagaarane5932 Месяц назад
Kornayl waa rubtii wuxuu ahaa korsadi 7aad ee kuluyads jaale siyadd
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Месяц назад
Daahir jimcaale dhegataag. Mr. Faysal Xiis lui sai bene la lingua italiano. Certamente io sono un geologo che sai millaiai tibi di rocce calcare anche sapiamo granite e basalti.
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Месяц назад
Scl wll waxaan ahay dadka baadha dhagaxaanta. Waxan u baahanahay number kaaga
@abdimuuse987
@abdimuuse987 Месяц назад
Gashaanle faysal xiis cilmi raga dalku u bahanyey
@Gamboole
@Gamboole Месяц назад
Dawladnimadu wanaagsanaa. Wax dawlada maanu ku garaadsan!!! Imika.wax walba wa lacag!!!!
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Месяц назад
Masha Allah Faisal Xiis Cilmi waa raga JSL u baahan tahay in laga dhigo Commissionar of Somaliland police Force inta milatery aan sgaqadda garanayn oo guulwade ah loo dhiibayo.
@seidabdi751
@seidabdi751 Месяц назад
Sarkaal ma ahaa ziyaad???
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Месяц назад
Major general jaalle maxamed siyaad barre
@jamafarahhersiqolqol3049
@jamafarahhersiqolqol3049 Месяц назад
Kornaylku ma inuu talyaamiga ku haflo ayuu ina tusayaa?. Muu macneeyo waxan uu ku hadlayo.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Faysal xiis waa ninka ugu aqoonta badan police ka hada nool, jeegaanta ayaa xil wanaagsan u dhiibi weyday, hada marka wadani qabsado waxaanu ka dhigaynaa jananka police ka bakhti dhega weyn baanu ku bedelaynaa kan isaxaaqee futo gale
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Месяц назад
Ninkani waa nin aqoon wanaagsan uleh kolay siduu sheegayo.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
@@abdihakimmmohamud7230 Haa walaahi waa aqoonyahan , laakiin soomaalideenaa caada xunoo qof wax garada shaqo uma dirtaan, iminka kan somaliland ta police keeda haysta iyo ka milateriga nuux baasto labada midna aqoon male guulwadanimo baa meesha lagu geeyey
Далее
Timings hated him #standoff #timing #meme
00:14
Просмотров 469 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 500 тыс.
Dhibaatada weyn ee ka jirta Waxbarashada Somaliland.
35:59