Тёмный

GEEDI IYO GUURISTA BADAN DHIBKA LAGALA KULMO! EPISODE 8 

Xidid Podcast
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 3,6 тыс.
50% 1

#xididpodcast

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Instagram-ka Maryam waxaa waaye: @mvsdalafa, xasuusta inaad falow gareeysaan mahadsanidiin!
@bushrasheikhahmed7763
@bushrasheikhahmed7763 8 дней назад
Hoyo nacima wnkuxiranahy since markan schoolka kujiray hada wn dhameyay manshallha waxed tahay shaqsi aqoon leh diin iyo maadiba Hadana dad kedah waxbadan uqabaneyso manshallha wan kugufana waxbadn ayan kafaiday o kimid ah inan quranka tafsiirkisa anbarto hadan ayn bilabi Raba waxa tahay qof kudayasha medan allah hakuxivdiyo love you ❤❤❤
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
MaashaAllaah horay usoco guuleeyso!
@khadardirie5832
@khadardirie5832 4 дня назад
Masha Allah naciima diamond 💎 alaha ku xifdiyo waxaa tahay hormuudkii gabdhaha somaliyeed
@MiinaayElmi
@MiinaayElmi 6 дней назад
Mashallah program aad ufiican waye runtana kahadasheen
@rodaabdile2730
@rodaabdile2730 8 дней назад
Masha Allaah tabaarak jisaakallaah qeyr Abaayo Naciimo & maryan jisaakallaah qeyr
@saadiaali2726
@saadiaali2726 8 дней назад
Masha allaah tabaaraka allaah ❤❤❤illaahay ha idiin xifdiyo aamiin yaa rabi 🤲🤲🥰🥰🌺
@sparkeledits5495
@sparkeledits5495 8 дней назад
Alahuma baarik hooyo iyo gabadheeda
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Mahadsanid walaal!
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 8 дней назад
Masha allha allha hadiin barkeyo
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 8 дней назад
La qabsiga wadanka waa muhiim , waxaana fiican in aad meelaha soomaalida ku badantahay xoogaa ka fogaatid inta aad la qabsiga ku jirtid waxeyna taas kuu sahleysaa inaad luqada iyo suuqa shaqada Ama wax barashadaba fahantid.
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Haa waa saas waqtiga ayaa liska dhuminayaa, markii hoosta liska soo galo!
@rodaabdile2730
@rodaabdile2730 8 дней назад
Wallaahi lala tashi laanta caruurta & geediga aniga ayaa iga hadasheen & dhibka caruurta marayaan school ka ardeydooda school ka jisaakallaah qeyr maryan & Abaayo Naciimo geediga dambe wan latashanaa insha Allaah
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Roda usii gudbi dadka aad taqaanid si looga wada faaideesto guuleeyso!
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 5 дней назад
masha Allh
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 8 дней назад
Masha alla tabraka raxman
@shukriahmed352
@shukriahmed352 8 дней назад
MashaAllaah Maryama iyo Naciimo❤
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 8 дней назад
Mash Allah i love maryan❤❤❤
@CabdicasiisCusman-kn1ph
@CabdicasiisCusman-kn1ph 8 дней назад
maashaalaah. ❤❤❤
@fufugdgfgy5104
@fufugdgfgy5104 8 дней назад
Abaayo naciimo nabarka aan rabaa daruur aan kuu ahay waan ku baryaa
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
+358 40 366 5082
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 5 дней назад
​@@xididpodcast Maasha Allah Tabarakalah, wan idin taageeraa mar walba
@fufugdgfgy5104
@fufugdgfgy5104 8 дней назад
Waan idin samay
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 дней назад
Manshaallah Asc 😍
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 7 дней назад
Kkkkkkkkkkk daneste aa la dhaha qofkas aan ka fikireynin dadka kale oo teeda le firsaneyso marki wax la subinayo wa in filimka oo dhan ka wada tashadan les fahansiiyo sababta guurista aa fcn
@HamdiIbrahim-t5o
@HamdiIbrahim-t5o 8 дней назад
Mashaalh habo maryan aniga wanfirsada xita 1 hr hadi tahy ❤
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Mahadsanid!
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 8 дней назад
Ilmo waxaa jiro aanba heysanin ilmo nimo ay ka sheekeyaan maadaama ay cimrigooda ku dhameysteen boorso xiran iyo guuritaan aan dhamaaneynin.
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Dhib waaye!
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 8 дней назад
Ilmaha inuu yaryahay lomalenayo 😂aniga gabadheda curada sanadkii kowaad jamacada hada bilabaysaa waan uqaadan la ahay waan kudhaganahy kaligeed inay baxeyso bas raaceyso 😅😅😅
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Haa waalidiinta Soomaaliyeed badankooda ayaa sidaa ah!
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 8 дней назад
Masha Allah annaga hada magaalo yar ayaan 13 sano daganen hada kuwii waweynaa jaamacad gaaray oo casimada jamacad kabilabay kuwii yaryarana magalada yareed aykudhasheen ufiican marka 50 50 aan nahay inaa kuwa waweyn raacno ama inaa kuwa yaryar udaneeyno
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Haa aad uga fiirsada!
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 8 дней назад
ASC WAA QALADKA UKU WEYN EE ILMAHA LAKA GALO SABABTANA WAA WAALIDKA OO QANAACO HEYSAN BAA CARUURTII SALFANAYAA WAAXABA KASIIDARAN WALIDKII KASODAGAAYO CARUURTII KALIGOOD YAA MUSUUL KATAHAY ADIGA QURBAHA USOOLABTAY CARUURTIINA KASODAGTAY? 🤩😁😁WAA BARNAAMIJ AAD UMUHIIM AH THANKS
@fufugdgfgy5104
@fufugdgfgy5104 8 дней назад
Asc
@xididpodcast
@xididpodcast 8 дней назад
Wcs
Далее
Pure Comedy #ti13
00:38
Просмотров 229 тыс.
ARGOOSIGII QAZAL WAA QISO LAYABLEH!@SawdaBillan
56:28
XANUUNKA KALA-GOYSYADA - ARTHRITIS
4:27
Просмотров 513
FARTUN HAPPY KASO HADAL #team_rajo
10:34
Просмотров 27 тыс.