Тёмный

Geela reer Baraawe - Camel in Barawe 

Dalsoor
Подписаться 161 тыс.
Просмотров 250 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 210   
@munira005
@munira005 7 лет назад
Reer Baraawo wax halaga barto waa dad Caqli badan Malaayga ayey aad u cunaan Soomaali-maryooleey Qatar ha iska dhiginin dadkan wax halaga barto'' Inoo-laada VIVA REER BARAAWE 4EVER
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 года назад
❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 года назад
Kkk Dhulkooda Ayay Dhisan lahaayeen hadii caqli jiro My bro 😂
@qalbihodon721
@qalbihodon721 2 года назад
@@mohamedshakaal1545 dhul mexey dhistaan mooriyaanti aa baa ba ka dhigtay noloshoodi!. Guryahooda qadiimiga ah fiiri sey u dhisan jireen!.
@yoonis17
@yoonis17 5 лет назад
Ninkaan owrka wayka muuqata in usan dhibato aad u wayn kuhayn owrkan aad ba lodhaqaaleya suda kamuqata keep going wll
@MrNionde
@MrNionde 7 лет назад
waa qoslay walahi geeel gaari iga dheh waa suuxi rabay
@caashacuud6260
@caashacuud6260 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂 Cidaan illaah amarkiis waan iska jeclahay Allah idin barakeeyo
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 6 лет назад
allahayaw yaa ku tusa raggii ciidda galle ee cabdi gahayr ka soo jeeday walahi inay adunyadaba kaa mustafurin lahayeen
@abdirizakjama8574
@abdirizakjama8574 5 лет назад
Cirka Gale aan ku haynaa abaa - waa la jafaa ciidda
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 года назад
Ciidagale maaney ahyn ragga hargeysa dhagaxa jabiya
@abwaansamakaab6120
@abwaansamakaab6120 4 года назад
Ayaga laftoodu geel booliya ayay isku layn jireen wax kale ma hayn geeluna ma aha wax LA caabudu ee waa intifaacaa
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 4 года назад
@@abwaansamakaab6120 sxp aakhiraba nimaan geel lahayn lama amaanayn
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 4 года назад
kkkk adeer sabankani waa kii laan gaabka adna kolay a waxaad ka mid tahay kuwii u qubayn jiray fardaha ciidagalle
@abdallahfarah3883
@abdallahfarah3883 7 лет назад
soomaalida saa haday uwada shaqaysan lahaayeen abaarahan iyo gaajadan waa laga bixilahaa.
@xababaxababa3858
@xababaxababa3858 7 лет назад
Love baraawe peacefull and high educated people, maasha Allah, geela waa geel magaalo, miyi ma joogo.
@sayloonjama693
@sayloonjama693 7 лет назад
viva reer baraawe
@abdiashkir9745
@abdiashkir9745 7 лет назад
wardon
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 7 лет назад
reer barwaawe geela ciyaarta ka dhaafa geela sharaf buu leeyahay hhh dameer ma ahan 😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 лет назад
Cadnaan Garjeex warya umada dhibka ka dhaf ha ka shaqaystane 😁
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 7 лет назад
xishood an gabobay qurux an gadomay hhhhh 😍😍
@dalla112
@dalla112 7 лет назад
hhhhhhhhhhhhhh
@luckyboymoha8052
@luckyboymoha8052 7 лет назад
ninkaan diri maankale ayaa ladhaha
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 лет назад
Mind your own business
@azlmcl198
@azlmcl198 5 лет назад
geedka garanwaagu aabbihii wase siidhkiisu faafi ogaa waar yaa waxan jarjara
@khadarfaarah281
@khadarfaarah281 4 года назад
War ina ader dalkiiba naga qaad geedkani
@idirisali2058
@idirisali2058 6 лет назад
Ala badoow sana somalida war qofba feel sibu udhaqda reer magaalkanah si buu udhaqdaa
@mowlidahmed2228
@mowlidahmed2228 7 лет назад
waan u xiisay barawe iyo malaay macaan mahad sanidin #Dalsoor
@yaakapoi250
@yaakapoi250 4 года назад
Waan kusoo dhawaynaya sxp
@elizaar9424
@elizaar9424 5 лет назад
alla tolaay ma geel baa waxa saas loogu cayaarayo? 😢
@abdiqafarabdullahi9313
@abdiqafarabdullahi9313 6 лет назад
MashaAllah rer barawe wayka hormar sanyihiin dadka kale.
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 лет назад
Mashallah baraawe beautiful city
@مريمشايع-خ8ر
@مريمشايع-خ8ر 3 года назад
Walahi waxan soxasustay yaman yamaniyinta aya geela rartan run ahanti wan kahelay in damer lararto iyo in geela lararto wa iskumid
@krimysuf3171
@krimysuf3171 6 лет назад
Reer baraawe waa dadka aan aad u jeclahey dhaqamadooda iyo dadnimadoodaba
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 лет назад
Thank you
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 4 года назад
Mashallah amazing
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 года назад
Wah kuwan geela sharaftiise meel uga dheceen 😂😂
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 4 года назад
Cabdulahi Ibrahim aad iyo aad wallahi maxee ka yaqaanan hee 🤣🤣🤣🤣
@dadiryare
@dadiryare 6 лет назад
Af somaligaa dhib ku eh reer Baraawe. Waxaadba moodaa Ajaanibta afka baratay iney dhaamaan markaad u fiirsato sideey u hadlaayaan. Toloow dadkaan miyeesan Somali aheyn?
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
Sxp somaali ayaa nahay lkn afkeena ayaan leenahay luqadeena hooyo waa af barawe luqada labaad aan ku hadalno waa afsomali
@cabdisamedtayyip6993
@cabdisamedtayyip6993 7 лет назад
funny,graeting to BARAAWE people to their creative.
@anniejama3903
@anniejama3903 7 лет назад
Cabdisamed Tayyip dickhead whats so funny about , the abusing a camel because of greed.they can use machine instead of camel. They dont want use machine is cheaper this way.they inbarrasing us somalia people. for God sake we are living 21 centry
@abdugabo9684
@abdugabo9684 6 лет назад
Successful man Hada maqasho wakan walee
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 года назад
Ma halkaazay marayzaa sharafti geelu reer baraawow wa ino qiyaamaha
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 года назад
Baraawe beafifull city 💙💙
@deeqcabdikarim6470
@deeqcabdikarim6470 5 лет назад
allah mu ader ahmed arki laha wale ragas walayn laha
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 7 лет назад
ragii geela dhaqanjiray yayna idin arkin ciyaalo baraawe
@meychannel797
@meychannel797 6 лет назад
Qofki rer baraawe jecel subscribe haigu sharfo asxbta love from baraawe
@barwaaqoidil7367
@barwaaqoidil7367 5 лет назад
Ciil badanaa war ninka muxuu ahaa tallow ma carabaa somali maahee geela ceebta ka daaa ninyahow
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
Barwaqo abayo ninku waa anaga reer barawe wana dhaqankeena sidaa👍❤😅
@sayidkashilabo2414
@sayidkashilabo2414 5 лет назад
Cuquubo idinku dhacdayee geela ka daaya sidan si,loo dhaqdo garan maysaane
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 5 лет назад
Alla maxaan uxiisay baraawe cadey xaafada baqdaad
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
Abayo anaa hada joogo xaafada baqdad soo dhowow inte joogta hada
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 3 года назад
@@hamzaaliaxmed9917 hada xamar aan jogaa
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
@@quruxdumarwaaxishod7949 msha allh abayo barasho wngsan
@aweyscarab5825
@aweyscarab5825 6 лет назад
Geela aat warerineysit kadaa oo ilahey kabaq haduu xaywaanyahay xitaa dateemat ayuu leyahay!
@hamzematan7495
@hamzematan7495 7 лет назад
somalida dadka oogu ilbaxsan reer baraawe waa dad nabada jecel
@meychannel797
@meychannel797 6 лет назад
Thanks walalo subscribe igu sharaf love from bravanes
@abdirizakjama8574
@abdirizakjama8574 5 лет назад
Viva reer baraawe - geella idinkaa leh isaga idin maleh, isagaa idiin shaqeeyo - kuwa baadiyaha geela ayaa dadka leh - isagaa loo shaqeyaa lol 😜
@saadomohamed741
@saadomohamed741 4 года назад
Masha allh lkn lugaha meesha qorigu kahayo maryo kagaxidha waayo qorigu uuqabanayaa
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
Baraawe Masha allah
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 лет назад
dhambi waaye nin geeljiraa haku arku
@haruun2202
@haruun2202 6 лет назад
Geel kaari laga dhiganayo waay fiicantahay walal balse ogoow xoolaha inaaysan banaaney in wado qaldan lagu istimcaalo nafta aad adiga leedahay ayuu leeyhay adigaba maanta ma rabti wax adiga kaa tan wayn in lagu saaro marka geela bulakeetika jiinkada ka dhaaf abaahaana wado qaldan ayuu ku tusay hunguri ayuu ku baray oo kaliyah miyaanan naxariis heyn allah ayaa ku siin kara irsaq kan aad raraneyso xitaa kuma siin karo allah yuunan kaa caroon walal keela tushiisa wax saaro wax aan badneyn ka dhaaf bulakeetika carada jiinkada jaayga allah xaqa hagu tuso iyo dhamaantena amiin
@haruun2202
@haruun2202 6 лет назад
Ogoow koronto kaama rabo lkn nafta adiga kula mcn badan inuu inuu leeyhay waala dhaqaaleyaa allah ka baq xoola qaab wanagsan ayaa looga talla kalay
@abdullahmohammed1169
@abdullahmohammed1169 4 года назад
😪😪😪😪😪 xaaram cayka geela ayn rartaa Aa wllhi Aakhira cadaab ayaa ku yaalo😠😠😠😠😠
@noorhasan3811
@noorhasan3811 6 лет назад
Gaari geel kulahaa 😂😂😂😂
@Geelo
@Geelo 7 лет назад
l like macsaro wlhi
@مريمشايع-خ8ر
@مريمشايع-خ8ر 3 года назад
Haa walahi wa runtis abahan gela lararto danka mgalda wxa lgabartay carabta qasatan yaman
@abdifatahabdalla8428
@abdifatahabdalla8428 6 лет назад
DADKAAN GEELA WAX SOO SAAR BAY U HAYSTAAN SOMALIDA KALENA FAAN IYO GAAJO
@abshirxeyle7527
@abshirxeyle7527 6 лет назад
I love ur ?barawe jowhar u sow dalxiisa
@adamibrahim8411
@adamibrahim8411 5 лет назад
Reer baraawe wacad alle idin qabey ma geelii qudha LA iskaga jari jiray ayd buudhi saarteen
@caddeynuur3036
@caddeynuur3036 7 лет назад
mahadsanidin dalsoor
@abdirahmandiinaari6100
@abdirahmandiinaari6100 5 лет назад
Ani neh ma dhafyi kulahaa ilaa aa kawenaanaayo🤣🤣🤣
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 5 лет назад
😂😂😂😂😂
@nasraqaaab9486
@nasraqaaab9486 6 лет назад
Waaw wa qurux geelka iyo magaladaba
@qubqac9913
@qubqac9913 5 лет назад
Geelaan ma aha kii aad kala dhici jirteen ama aad ragga ku layn jirteen, waa geel nabadeed, subaxdiina waxaa la siiyaa canjeero iyo shaah, duhurkiina babaay iyo canbe la lafa bixiyay
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 4 года назад
Masha'Allah
@khalidmohamed5609
@khalidmohamed5609 6 лет назад
War geela ciyaarta kadaaya haduu nin dhulbhnta idin arki lahaa wuu idin xawdhin laha geela baadiyaa loogu tla gly ee dameeradiina rarta reer xamarow
@inamohamed2491
@inamohamed2491 6 лет назад
Hhhhh dhulbahante
@maxdar11
@maxdar11 2 года назад
Waar ninka toogasho halagu xukumo waaxay waxan uu Awrka saaray tollaayo tollaay waa dad aan xeer geel waxba ka aqoon
@alish2852
@alish2852 7 лет назад
THIS IS NOT THE WAY TO TREAT CAMEL
@mohaakismayo4761
@mohaakismayo4761 6 лет назад
Waa dishen geela geel dhagax lagu rarayo warera kenten barawis
@cabdilaahimaxamed4651
@cabdilaahimaxamed4651 5 лет назад
Hhhhh geela garoowe ma sidana loo galaa
@zaakmahdi476
@zaakmahdi476 4 года назад
Saan qalad waaye lkn ree baraawe geela dameer maa u maleyseen
@ijoadan3257
@ijoadan3257 7 лет назад
waar awrka sida kadaaya caano waaye reer baraawe yaa geelbaray? hidii nin ogaadeeniya u dhashay indin arko wuu idin toogan lahaa ! hadii nin togdheer u dhashay idin arkona tooray ayuu idinladhicilahaa geelaa dartii.kii kaa iibshay ayaa qaladka leh waa awr qoodh ah oo laba dheefoodle ah
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 7 лет назад
ijo adan Haduu Nin Reer Nugaaleda Idin Arkana?
@thelegend2871
@thelegend2871 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😫😫😫😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😱🤣😱😱😱😱😱😱
@tomstruck916
@tomstruck916 6 лет назад
ijo adan hhhhh miti kulaha
@badri10-z9s
@badri10-z9s 6 лет назад
Hhhh runta
@saidduaale7651
@saidduaale7651 5 лет назад
Walaalayaa low unaxariista bahaayinka
@abdmoh795
@abdmoh795 6 лет назад
Dameerka la raarta oo magalada dhexdeeda lagaga shaqayista geela miyiga logu tala galay iyo in caanihisa ladheefsado
@حسنزياد-ش2ق
@حسنزياد-ش2ق 7 лет назад
soomaalida geela asagaa leh saan cml in loogu shaqesto loogu nacfiyo loogu tala galey
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 7 лет назад
Hassan MaAlin waay iska kala dhacaan!. Beeraha ayuu fali karaa geelu!.
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 6 лет назад
Geela Ciyaarta Halaga Daayo. ree Baraawe, Geel jire Ogaden Ah hadu ku arko Xabad ayuu Labtaa kaa saari lahaa😂😂
@mohamedrible2368
@mohamedrible2368 3 года назад
Wa igu daran kuwa Masha Allah Ku haya xayawanka lagu dacadinayo
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 года назад
@@mohamedrible2368 waa wx lala yaabo haji
@mohamedhassanjeilani1154
@mohamedhassanjeilani1154 5 лет назад
3:07 heheheheh inta aan ka weenaanaayo weenaasho maa u dhiman
@iskafiiriwixikubilaayo5725
@iskafiiriwixikubilaayo5725 4 года назад
Inta aan kaduqoobaayo oo kawadaa wax fahan dee
@waanomedia289
@waanomedia289 4 года назад
Inta ani ka weenaaha..!! Hada ma waynid miyaa sxb kk, reer konfureedka ciyaal xaafaha aya sheegaan waa ka dhab, axad 40 jir ah ayaa arkaysa oo kuleh hadaanu ciyaal xaafada nahay saasiyo saas.
@safhs
@safhs 5 лет назад
Miskiin xoolaha ka daaya culayska badan iyo biraaha ku xiraysan wa jirkiino kale ala naxdin badana
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 7 лет назад
G.NugaaL Iyo Bari Nogu KaaLaya Idinka Wax Walba Baran Doonee Waa Ii Maanta GeeL Sidan Loo Rarayo Mise Dhaqanba Uma Lihidin Dhaqashada GeeLa
@kifaaxxasan6544
@kifaaxxasan6544 6 лет назад
Nuggaashaad sheegaysid lagamaba yaaqaano geel
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 года назад
Nugaal ciise riyoola dagan mise mudug iyo raggaa cumar maxamuud baa sheegeysaa ayagaa geela aad u dhaqdee
@maryamhassan9752
@maryamhassan9752 5 лет назад
ax ax ax ax ax geelow waka xumaahay qeey mahaga mayaqano
@kingkylie9655
@kingkylie9655 5 лет назад
The poor camel peed out of distress... This isnt necessary. Save for a car and stop abusing the camel. If alternatives exist in 2019 u should use them obviously
@mucadoday3349
@mucadoday3349 5 лет назад
@517 gurigaas gari gala horyaala waa gurigaan kusoo koray ilaayo 19 jir wlhi waan uxiisay 12 sano matagin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
Walal soo dhowow hada halke joogtaa
@mucadoday3349
@mucadoday3349 3 года назад
@@hamzaaliaxmed9917 Malaysia 🇲🇾 sxb
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
Mucad oday wll qali alle haku dhowro barawe iska joognaa anagane🇸🇴
@sucadabdinor878
@sucadabdinor878 3 года назад
War ree barawe geela sharafta ha kaqadinina
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 6 лет назад
reeer baraawe salaan gobeed ayan idin iisoo diray from Hargaysa
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 года назад
Thnks sxp❤❤❤❤❤❤
@kifaaxxasan6544
@kifaaxxasan6544 6 лет назад
Tolbeelaye geelii karaamadiisa waalagu ciyaaray
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 года назад
😂😂 istaqfurllah ani waxan sojedin laha Baraawe in go'doon lageliyo lagana horjoogsado somalida kalee soobooqaneysa si dhiigooda loobadbaadiyo illen somali waxan udulqaadankarto majirtee
@shaffeecbille1928
@shaffeecbille1928 6 лет назад
Kan ritiga silcinaya hadan arki laha shan xabadod ayan hadiyad oga dhigi laha
@mubarakmoallin3066
@mubarakmoallin3066 7 лет назад
Af somalia idilay hahhahahhaha ani wa u sheegi iida hahahha warka hanaaqayaan hahaha
@abdulahihamuume1513
@abdulahihamuume1513 6 лет назад
Ciyarta geela
@saynabjamac5193
@saynabjamac5193 3 года назад
Geelaan.aakhiro.ayuu.kudacwaynayaa.anaa.xanaaqay.
@saynabjamac5193
@saynabjamac5193 3 года назад
😭😭😭😭😭😭
@angrylion4018
@angrylion4018 7 лет назад
I wished we somalis were not retarded people bal doqomada eega! waxay sheeganayaan islaamnimo, dadka iyo xoolahana way dhibaateeyaan reer baraawe caqliga futada uu ka galay
@omarhusein5474
@omarhusein5474 7 лет назад
shaqo ceeb malahan shaxaada ceeb leh
@nasrahassenali3674
@nasrahassenali3674 7 лет назад
awrku wuu ilmeynayaa mahadli karo walhi lkn wudhibanyhay aax
@sahromaxamed1016
@sahromaxamed1016 6 лет назад
mashallah mashallah mashallah
@ghboy2914
@ghboy2914 6 лет назад
farsamadaan waa farsamooyin ay hindistay ajuuraan empire carabtiina mooyee
@ak.0-010
@ak.0-010 4 года назад
dadken wixii cad carab moodan barawan burtaqa maturkibaa meel kodon xeebna weydagen guryahod laga garan meeshey kayimiden naqshadi guriga waxay ubadan yihin labo dabaq dhul banan nafis leh inkastoo dagaalada kahor dhismoyinka iskumid ahaayen ilaa xamar weyn aan ahen
@malyunabdile4742
@malyunabdile4742 5 лет назад
Ratigi wa dawakhy musiken radi Wu walan raba
@fuaadyare7623
@fuaadyare7623 7 лет назад
bulsho ubaahan dhaqaale badan waaye, Hal abuur fiican ayey leeyihin hadii loo sameeyo dhaqaale iyo horumar badan hubaal wey isbadali doonaan soo saar fiicana wey yeelan doonaan
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 4 года назад
Plz,,,,,HADAAD XAASID TAHay,,ama jaahil tahay ,,commment haka bixin,,
@aweyscarab5825
@aweyscarab5825 6 лет назад
Subxaanallah
@shareychannel402
@shareychannel402 6 лет назад
Ilaa Aan Ka wenahayo kulahaa kkkkk yaraan miyaa ka muuqato
@kingofhornafrican.1415
@kingofhornafrican.1415 7 лет назад
barawe are swahil people.
@LakshaDeirwa
@LakshaDeirwa 7 лет назад
l a custhite warriors somali stop trolling Somalis videos. We are one Ummah
@yasminmoha3571
@yasminmoha3571 7 лет назад
Horners Homeland exactly
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 6 лет назад
anonymous just little correction bro ibn batuta was not arab he is Amazigh (Barber) of North Africa.
@mahadcabdullemaxamad9763
@mahadcabdullemaxamad9763 4 года назад
Heesta kaddaaaa
@abdihakiimabdi2061
@abdihakiimabdi2061 4 года назад
aroorti qofko asked qabta salida lasin moray si ladies udhididin xoogna ulahado qofki cabaa sagal maudhidido dhaxdisna maweynato ana Yukon celeron oo dhorxabo markuu garo shan sano waa dadka magAlada awalna noga kayimid
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 5 лет назад
ninkaan oromo ayuu u egyahay xitaa soomaali uma eka
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 4 года назад
Geela in wax lagu jiido khalad
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 7 лет назад
this is scumbag and animal abuse
@anniejama3903
@anniejama3903 7 лет назад
mohamed sharif haha
@lunamud3143
@lunamud3143 5 лет назад
Look at closer look that camel.
@ahmedabdilahi3652
@ahmedabdilahi3652 6 лет назад
it inhumane to treat camel that.
@anniejama3903
@anniejama3903 6 лет назад
Ahmed Abdilahi camel is human but agree is animal abuse
@najma2613
@najma2613 7 лет назад
How is a man using an animal for a labour within its coapcity animal abuse? allahyey
@suldaandahir1837
@suldaandahir1837 6 лет назад
Ar reer barawe geel sharaftisa ku dheleen
@mls7223
@mls7223 4 года назад
War geela waxa ka dhig
@tt-bb2xf
@tt-bb2xf 6 лет назад
Geelu sharaf buuleyahay iskadaya dadyo sidan
@jamacsaleban4253
@jamacsaleban4253 5 лет назад
geela kadaya ciqaabta
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 лет назад
Hhhhh waa camal alle Ha kuu shrfo
@fursohussein2421
@fursohussein2421 7 лет назад
Dadka somalida waa la yaba war inagu geel waa aynu naqan lakin waxba kama aynu naqan awr war wada weeye somalidu mana garya war awrkan aad hoganka u hayso u fuul ee meesha u socdaley haku geeyo adiga saaran awrka lakin isaga dabarka gacanta ku hayuu raba inu ku tago meshu u socday dadka ayaa waxay leyihin geel ban dhaqan somaliyey dadki geel lag so garay aduunka waa carab iyaga way ku shaqeysan jiren boqolal sano ka hore saas ugu shaqayn joren mara wax ina barad aya haboon
Далее
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 140 тыс.
NOLOSHA MIYIGA DDSI
26:55
Просмотров 295 тыс.
Sheikh Raage oo kahadlaya Reer baraawe Qiso cajiib
6:34
Barnaamijka Hereri & Perth Australia Geela 31 07 16
31:46
Lamaanaha Jacaylka - The Love Couple
11:04
Просмотров 483 тыс.
SOORAAN IYO JAWAAN CHORONA VIRUS WACYIGALIN
39:13
Просмотров 168 тыс.