Тёмный

"Geeridu waa halkeeda laakiin maalinkaad ogaato in uu Kansar kugu dhacay..."Marwo Faadumo Siciid 

MM Somali TV
Подписаться 522 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@AyaanCisman-s7c
@AyaanCisman-s7c 3 дня назад
Ilahay inta xanunsan ha caafiyo
@HabibamohammedMohammed-os1ht
@HabibamohammedMohammed-os1ht 3 дня назад
Aamiin
@AyaanAhmed-bd8fs
@AyaanAhmed-bd8fs 2 дня назад
Edo mcn Allah ha ku caafiyo dhamaan inta bugta
@kariima646
@kariima646 3 дня назад
Alle haku caafiyo 😢😢wan ka murugoday hbo xanunkas ku helay alle haka dulqaado
@JamacClmaraxmaan
@JamacClmaraxmaan 3 дня назад
Mamo fadumo❤ masha allah waaa qof imaan leh talaw imisa caruura ayaay ledahay
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 12 часов назад
Mashallah gabadhan gabadh qurux badan bay ahay ilma kudhacay day bisinka
@NimoMohamed-n7e
@NimoMohamed-n7e День назад
Walaalo faadumo Ilaaahay caafimaad ka hakuu siyaadiyo intaad martayna dambi dhaaf Ilaahay hakaaga dhigo aad ayaad u mahadsantahay inaad talooyinkaa nala wadaagtay
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 3 дня назад
Waa geesiyad waayo xanuunkan imika dadkii wuu madhiyay alle yada ha caafiyo iyo dhamaan intii Muslim ah ee uu hayo anagana ilaahay hanaga hayo oo hanaga badbaadiyo
@NawaalDucaale-ty3cb
@NawaalDucaale-ty3cb 2 дня назад
Aado mcn allahakucaafiyo adi iyo intii xanuusnba adna allahakaadulqaado
@BilanFarah-i2p
@BilanFarah-i2p 2 дня назад
Alla haku caafiyo eedo
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 12 часов назад
Aallah ku caafiyo
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 3 дня назад
Alle haku caafiyo maamo somalilander dhaba
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 3 дня назад
Amiin
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 дня назад
Xasbunalaaah wanimcaaa wakiiil waa kaafaa bilaaa laaahi waliiil subxaaaanalllah
@siradm
@siradm 3 дня назад
Ilaahay dambi dhaaf ha kaaga dhigo, waxyaabaha dabada laga keeno muqdishona waa ku arkay, waxay ku falayaan ma aqaan, canabki aan xagan ku nacay baa kii dalka dhinac yaalla, wax fiican bay moodayaan
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 3 дня назад
ما شالله عليك يا قمر
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 3 дня назад
Ax ma cancer naska kuhelay ax ax😢 qalinka wadhib habo aya naaska sidi kolba lojarayey ayey dhimatay ila sanad gudahi 😢😢😢 allow kucafi
@ahashi7828
@ahashi7828 3 дня назад
Faadumo waxay haysataa sharciga wadamada Horu maray oo Illaahay ku badbaadiyey laakiin Somaaliland oo Kulmiye xabad,Kaare,beebee inay dadka ku layso mooyee aan wax kale aqoon Illaahay ha ka qabto weliba Qurbo joogta u timid inay dhacaan ummada si ay Daaro uga dhistaan Europe Somaali haday Diinta islaamka iyo Quraanka ku dhaqanto wax walba way ka guulaysanaynaa.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 12 часов назад
maxaa kulmiye meesha keenay yaahuu
@LaylaMohamed-yj9up
@LaylaMohamed-yj9up 3 дня назад
😢😢😢😢😢😢😢
@burco688
@burco688 3 дня назад
Ilhayow caafi maad sii adiga casiise 😢
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 3 дня назад
Mamadi adna ahaydna wa layga helay ba tiri
@hodancabdixarir
@hodancabdixarir 3 дня назад
😢😢😢
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 дня назад
Sub xaaanallah
Далее
Учёные из Тринидад и Тобаго
00:23
ISMAIL O GEELE   JABUUTI MAXAA KALA HAYSTA
1:01:37
Просмотров 42 тыс.
Bal daawo Salaxlay oo sii noqonaysa magaalo salaxan.
37:54
SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG
14:36
Просмотров 40 тыс.