Тёмный

Generaal Odowaa Yuusuf Raage Waxaan u socono waa Badbaadinta Shacabkeena. 

Somali National Television
Подписаться 680 тыс.
Просмотров 244 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

24 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 Год назад
shakhsi qabiil iyo nin jeclaysi ka hufan shaqadiisana u fir fircoon jeneraal odawaa eebe haku xafido
@IlyaasMohamoud-er3rx
@IlyaasMohamoud-er3rx 4 месяца назад
Qeyr ilaahey ha idin siiyo mujaahidiin dhabaa tihiin inshaa illaah aamin
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Год назад
Madaxweeyne Hassan Shikh waxaan kacodsanayaa general Odawaa In aan xilka laga qaadin Sababtoo ah waa sargaal haawl kar ah Daacad Madaxweeyne kasta Daacad u ah
@fartun9944
@fartun9944 Год назад
Mashaalaah guuleysta difaac naftaada maalkaaga dadkaada dalkaada diintaada iska celiya cadowga idiin gumaadaayo ilaahey ha idiin fududeeyo guusha waa xagiina inshaalaah
@anasabd9602
@anasabd9602 Год назад
Guuleysta jeyshkeygoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🙏
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 Год назад
MashaAllaah geesiyasha somaliyeed Allaaha idin xifdiyo
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 Год назад
Wallaahi isku reer iyo isku gobol ma nihin Ninkaas ilaah dartiis baan u jeclahay General Odowaa
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Год назад
Jeneral Odowaa waa nin daacad ah oo wanaagsan Laakiin Nabar iyo Naxdin ayaa magaca uga ciyaartey oo isticmaaley......... Ninka wanaagsan lama xaqiri karo....Maansha allaah GUULEYSTA. DHAMAANTIIN
@halimoomar7529
@halimoomar7529 Год назад
General Odaway,cimrigaa ha jiro.Cadowga Ha jabo.CXDS,Waa ku waan ku horodno. Guuleeysta goor walbaba.Inshaallah 🇸🇴💪🏼🇸🇴👏🇸🇴💪🏼🇸🇴👏💯💯💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴👏🇸🇴💪🏼
@sagalhirsi2284
@sagalhirsi2284 Год назад
Guul Somalia 🇸🇴
@istarabdullee-xu5no
@istarabdullee-xu5no Год назад
Saamaliguul
@salankusow9146
@salankusow9146 Год назад
Thank you
@cumarsalaad4989
@cumarsalaad4989 Год назад
Guul xooga dalka💯🙏
@mohaji5651
@mohaji5651 Год назад
Guul xooga dalka,fadlan olalo takulo hala bilaayo 1$ kucawi dalkada..cidanka qaranka lagu tageero.walhi wee istahilaan
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 Год назад
Sax sax sax hala bilaabo tabarucaad dad iyo dibad wax loogu qabto ciidanka geesiyada blz waxan jooga Kenya
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 Год назад
Wallaahi waa ra`yi fiican ee hala sameeyo, xitaa qurba joogta ha sameeyaano koonto magaceeda la yiraahdo Ciidamadeena Xoogga Soomaaliyeed ha guuleestaano. Waa inaan sameeynaa Soomaaliweeyneey
@noorjimale9918
@noorjimale9918 Год назад
Mashhallah waa 30jir-80jir ka aqli badan
@jaamacyare616
@jaamacyare616 Год назад
Maasha allaah waxaan idin rajenaya guul insha allaah soomaaliya hanoo laato
@aminoosman8652
@aminoosman8652 Год назад
Guuleysta.geeshka.yagow.guuleysta
@mariaweyrax6343
@mariaweyrax6343 Год назад
الله. نصمت.
@aaminacxuseen4728
@aaminacxuseen4728 Год назад
Allah akbar guul insha Allah soomaaliya guul insha Allah
@sharmakecabdixakii598
@sharmakecabdixakii598 Год назад
Fariid taliye allaha ku dhawro.
@thementor.4697
@thementor.4697 Год назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@libaanibrahim137
@libaanibrahim137 10 месяцев назад
Gen odowaa 2023
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
Soomaali ha noolaato ciidankeena guul inshaa allaah 💙💙💙💙🤍🤍🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪
@sarahm9729
@sarahm9729 Год назад
hadalka ga aad ayu u qiro badanyahay wllhi guleysta ilahey aya idin abal gudidono qeyr ayan idin rajeynayah❤❤🇸🇴♥♥☝🏼
@hassanabdinoor5383
@hassanabdinoor5383 Год назад
Noolaad guuuul
@sahroibrahim6765
@sahroibrahim6765 Год назад
Mashllh guuulll iyo gobanimo taliy cidank xogadlk guuuullesto
@hasansurur2717
@hasansurur2717 Год назад
Masha allah
@mahamedadan7135
@mahamedadan7135 Год назад
Mashaallah gull
@munasarali3553
@munasarali3553 Год назад
Mashaalaah
@cabdilaahijaanale4468
@cabdilaahijaanale4468 Год назад
Maashaa allah haseexana inshaa allah
@caascumar1695
@caascumar1695 Год назад
Mash alh ilahy haydin babadiyo ilahy ahdin ka badabiyo
@hassanabdinoor5383
@hassanabdinoor5383 Год назад
Hore guuul💪
@maxmuudxasan7989
@maxmuudxasan7989 Год назад
Guul💪💪💪💪💪
@aminafarah5192
@aminafarah5192 Год назад
Gul somalia🇸🇴🇸🇴
@saadaqmursal3246
@saadaqmursal3246 Год назад
Difaaca qarankeena waan bogaadinayaa
@princejuba
@princejuba Год назад
Geesiyaal guuleysta
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Год назад
Waan kaxumadah markan arko iyako dhulka fadhiyo guulaysta wasiirmahaa iskailaliyaa waa argagaxiso gulayso odawaa
@abdirashidawaleh2562
@abdirashidawaleh2562 Год назад
Hanbalyoo odaawaa geeesii shaqawacan
@sahroibrahim6765
@sahroibrahim6765 Год назад
💪💪💪💪💪
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Год назад
General adiga wazirka Socdal kusameeya xeryaha CXD ee kusugan Mamulada GMudug KGalbeed Gedo jubada hoose si aad udhiri galisan hayeeya dalka,Cadowga ha jabo.
@rahmoranda5187
@rahmoranda5187 Год назад
General odawa guleyso
@kawsarsalaad
@kawsarsalaad Год назад
Asc
@jaamacnuur8804
@jaamacnuur8804 Год назад
John
@ruqiyo5715
@ruqiyo5715 Год назад
geeshka yagoow guuleedta Somalia hanolaato cadowgeeda ha jano xooga dalka ha guulesteen
@hallo75
@hallo75 Год назад
Maxa RU-vid logo galinaya cidanka somaali waxan wa rad raca halajujiyo
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 Год назад
Fadlan shacabka somaliyed meel kasta ay jogaan tabarucaad lagu garab iataago geesiyadaa ciidanka fadlan waa IGA talo somalay from Kenya
@popxamo_otf
@popxamo_otf Год назад
Owdowaa allaahaku illaaliyo
@ayanabdille2988
@ayanabdille2988 Год назад
❤❤❤❤
@aliyakub7165
@aliyakub7165 Год назад
Waxaan jeclaan lahaa anigoo aan u hadleeynin qabiil in general odawaa loo dhiibo talaada dalka ama inuu af gambi ciidan inuu ku qabsado asagoo raacaayo habka military Revalution
@somalipeopletv6406
@somalipeopletv6406 Год назад
Hooga Dalka somaliyeed Haa nolaato
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Год назад
Qofkii qofdilo daawadooda waa Dil diyo lama diibo daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 Год назад
Ilaahoow guusha sii geesiyaashaan naftooda noo huray. Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu akbar. Janaraal Odawaa geesi waxaa tahay naga dhashay khawaarijtana waad baa bi ineeysaa insha Allah ducadeenaa kula jirto magacaaga iyo wiilasha xooga dalka aa soo socdaan markeey maqlaan aa wadnaha istaagaa wadnuhu ha go eee
@malaboa591
@malaboa591 Год назад
DOWLADII HORE MAXEEY ULA DAGAALAMI WEEYSAY ARGAGIXISADA SHABAABKA. MAANTA ARGAGIXISADA SHABAABKA WAA TIR TIRMI LAHEEYD.
@cusmaancaligaab3256
@cusmaancaligaab3256 Год назад
Public
@aaminoxasan5593
@aaminoxasan5593 Год назад
Aweys
@khaliifdaawad1966
@khaliifdaawad1966 Год назад
Waa.janan.daacad.ah.haduu.cidla.shaqasa.helo
@cbaduabdi472
@cbaduabdi472 Год назад
SoomLi guul 💪💪💪
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Год назад
Adowaa genaral ciidankisa jecel weye shaqa muqatana u qabta
@faadumomaxamed9238
@faadumomaxamed9238 Год назад
ًً
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Год назад
Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay xuduudadeyda dawlada waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil Sida Cali Deere fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa waxey ku hadlaayaan shacabkey da
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Год назад
Dawlada waain dishaa wixii sheygto ciyaal weyro daawadooda waa Dil
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Год назад
odowaa maaha nin xun balse waxaa ka muuqata dowlad dhimatey inuu weli u luqun laalaadinayo, haduu daacad u noqdo dowladaan hadadan jirta i blv guul baa lagaari lahaa waxaana u rajeynayaa inuu garawsado wacdiga horyaala iyo masuulnimada saaran inuu u luqun toosin doono idanka rabi! Nabadeey
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Год назад
Dawlada waain burbur risaa maamul goboleydka madaxweyne isku shey gayaasha dawlada waain burbur risaa dawlada sida galmudug pudland irshabeyley hargeysa baydabo bosaaso dawlada waain burbur risaa maamul goboleydka madaxweyne isku shey gayaasha dawlada waain ka digtaa godoomiyo caasimada muqdisho in oo sheygto hal madaxweyney hal wasaarey lahaadaa dawlada waain Ku soo Calisaa napada somaaliya waagi hore
@issaabdi812
@issaabdi812 Год назад
uusawanyahtaliyuhu
@Sahnur2
@Sahnur2 Год назад
خليهاok
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Год назад
Wadaad kiciyaan masaajid yada dawlada waain dabagashaa waxey ku hadlaayaan wadaad da misaaajidka waxey ku hadlaayaan dawlada waain lasocotaa dawlada
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Год назад
Mar hadii dable kujirin mutacalim dugsi sare lagu soo feriyay logu soofanay dal midki malkalin hesto hazhaqo tagu ayi dal kii aan heysan hori uwad canshurta dalkaga guryaha kugufilan ninkasto dhofaya aba logadonayo basabor gabala soodhawey dabiyo holac bilka dibada xas iyo caruur xagaaga waye tilabo aadan udhalan sadex kulamagarto kijoga canshur hadilagumalgeliyo gudaha gabalo kibasabor udontana magaca aadkuqoraneyso kugumaheysto oo walid marqati been lacag lotagay lalush igawastey magacay waamagaceey magalo madaxdan ba jogaa ayjinkey eh
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Год назад
HAL DOOLLAR MUXUU KUU DHIMIN HADAA SIISO CIIDAMADA QARANKA MADAALA YAASHA NAFTOOD HURAYAASHA SOO TAAGAN. ....
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Год назад
Dawlada waain dishaa xarumaha daqan calinta quraan saarka dadka shacabka somaaliyed Lagu dibaatey dawlada waain ganta kudigtaa dawlada
@MohamedAbdullhi-pi2bl
@MohamedAbdullhi-pi2bl 6 месяцев назад
Taliye odowaa yusuf Raage waxan u rajaynaa inuu Mar labad ciidanka xogga dalka taliye u noqdo Anna aan cidamada ka mid noqdo. Jalle taliye GUULEYSO Vedio 3 Mar oo kala duwan wan radiyay
@cusmaancaligaab3256
@cusmaancaligaab3256 Год назад
Punlic
@sabriyeaxmed7376
@sabriyeaxmed7376 Год назад
macawisleyda ayaa idinka tayo badan markey macawialeydu idin tustay in lala dagaalami karo lagana adkaan karo shabaab
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Год назад
Hampalyo General Odow iyo Gesiyada Jiidda hore difaca ciriptirka Cadowg kawadaan.
@mariaweyrax6343
@mariaweyrax6343 Год назад
Jjwwk. Knaj j j just just to be safe from a good point in a few hours ago you sent a message from the email address and a mosquito of the man read the newspaper and it is the query for mj it's a bit different
@sabriyeaxmed7376
@sabriyeaxmed7376 Год назад
odowaayoow ma hilmaan tay in ciidamada lagu weeraro masuuliyiinta shacabka ood nin ugu shaqeyn jirtay maantey waxay noqdeen ciidan qaran miyaa
Далее
ОБНОВАА?? ЛУТАЕМ МЕГАЯЩИКИ
3:12:14
Просмотров 314 тыс.
TOOS: Dunida iyo Maanta
Просмотров 233
Generaal Sheegow iyo Maxkamadayntiisa
4:31
Просмотров 32 тыс.
Ciidanka Ethiopia oo Soo Galay Soomaaliya!
9:20
Просмотров 4,3 тыс.
ОБНОВАА?? ЛУТАЕМ МЕГАЯЩИКИ
3:12:14
Просмотров 314 тыс.