Тёмный

General Galaal: DayacaBadda Soomaaliya & Dagaalka gudaha ka socda Walbahaar ayay igu hayaan! 

Mustaqbal TV
Подписаться 53 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Welcome to Mustaqbal Media - ku soo dhawoow Warbaahinta Mustaqbal
Mustaqbal TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar.
Subscribe to our RU-vid channel: / mustaqbalmedia
Find us on Facebook: / mustaqbalmedia
Check our website: mustaqbalmedia...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 128   
@daadredmerseysidelfc2870
@daadredmerseysidelfc2870 3 года назад
Ilaahow kuu naxariiso janaraal Galaal 😥😥😥
@kaptanstaar8086
@kaptanstaar8086 3 года назад
Waa balan hadeysan waqtigu nagu dhamaan In taladaada si fiican u qaadato dhalinyarada soomaalida
@qaliifaadan6190
@qaliifaadan6190 3 года назад
Allaha kuu naxariisto gen.M.N.Galaal khabiir military ayuu ahaa xasuus ayuu reebay
@sihamali1636
@sihamali1636 3 года назад
Reer hebel reer hebel intaan ku jirnaa wadankeenna waa nala qebsan rabaa. Ilaahey ha unaxariisto marxuumka.
@adnanshanaana5614
@adnanshanaana5614 3 года назад
Allow ku naxariisto Amin yarabi wadani wax bartey ayu Ahaa oo dowladah daacad ah Ayaah wax so bartey iyo sow tabar bartey Dadkiisah ayaah diley wah ninkaah ka firsaneyney wadani nimadiisah
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 3 года назад
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilaahi raajicuun, Ilaahay ha u naxariisto. Gacan ka xaq daran baa dishay waxay ahaayeenba😭Ma ninkaan oo kalaa la iska dilaa?!!! Sida madxafka oo kale in loo xifido ayuu mudnaa... Taariikh badan buu hayey, danbi qabiil iyo jabhadihi is laynayayna wax lug ah Kuma lahayn.... Ilaah ha u naxariisto... Aamiiiiin aamiin yaa RAB 🤔🇸🇴😭
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 3 года назад
Asaalamu Calaykum may Allah reward him janah farduus Allahhuma aamin
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 года назад
Waxaan dhamaan kacodsanayaa dhalinyarada soomaalieed ee mutaqafiinta ah inay xigmada janraal kalaal dhug uyeeshaan soonaban dhigaan oo hameel ku ururiyaan hada waxaad arkeesaa 20tvyo warka duubay 1 waxakuqru badantahay 1meel qaamuus ama kaadimiyad
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 2 года назад
Heedhe Beenta uu Quruurixinaayo Galaal Ma Run baad Moodday...
@mankaboy9575
@mankaboy9575 3 года назад
Alle ha unaxariisto janatul firdowsa alle haka waraabsho JANANKA😭😭😭
@zakijama5359
@zakijama5359 3 года назад
Ilahey ha naxariisto major general galaal
@bashkacade4432
@bashkacade4432 4 года назад
insha allah waa cusub ayaa dhalan doono waadna mahadsan tihiin bahda mustaqbal siiba wariayaha barnaamijkaan iyo duubaha barnaamijka
@awshan571
@awshan571 4 года назад
Waxaan ku qoslay sida uu al shaabab wax ugu sheegay, 🤣🤣🤣si geesinimo iyo odaynimo,hogaamiye nimo ba leh..
@sadakhassannur1442
@sadakhassannur1442 3 года назад
Alle hakuu naxariisto Gen Galaal
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 года назад
Subxanallah illahow unaxariso Mantu haysta kasbkii Uunololsha Ku shaqystay Illahay ha unaxaristo
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 4 года назад
General maxamed Galaal waa niin wadani ah dowlada somaliya marnaba kama faideystan dadka aqoonyahankau. Dowladahi hore u su shaqeye
@ayuubibraahim6171
@ayuubibraahim6171 4 года назад
Gerenalka hadalkiisa dad badan hada mafahmidoonaan Hadhow Marka ay fahmaane waa mar ay waxba ka qaban karin Allaha xifdiyo Somalia iyo soomaaliba ✌️
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 3 года назад
Wuu dhintay ilaahay ha u naxariisto
@jeazylakma9429
@jeazylakma9429 3 года назад
Alah unaxaristo maskin kan 🇸🇴
@ibrahimdiriye5607
@ibrahimdiriye5607 3 года назад
Alle ha unaxariisto
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 года назад
Allaha unaxariisto General Galaal
@sadfar2033
@sadfar2033 3 года назад
Eebbe ha u naxariisto.😭😭
@ahmedomar3778
@ahmedomar3778 3 года назад
Ninkaasay reer xamarku dayaceen.
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 года назад
Janaraalkani waa ragga farakutiriska ah ee waddanka iyo qaranka u hadhay ee ka daaya aflagaadada iyo dhalaycaynta. Haddaan Soomaali nahay wadankeena annagaa duminay. Bani’aadamku waa qaldamaa waase ka soo noqdaa. Soomaali Allaha soo hadeeyo.
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 года назад
Waa Iman kuwana qadana Marxunka
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 4 года назад
Biimaal Halgan xoogan bay ugaleen Difaca dalka somalia iyo dhamaan umada somaliyed Lkn manta xooga jileec baa naga muuqda
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 4 года назад
@abdi abdi Aad iyo aad Mazuul sare Sas waaye Biimaal talo meesha kuma haayo Manta wa malintii wixii qalinka lagugu duugo an mardambe cidi katirayn Oo waligaa aad Awood qaybsi ama deegan dambe an lagayelayn anaaleh Lkn waxa nasiib xuma ah in eelay dhahdo M/W kuxigenka Koonfur galbeed Magacabi mayo Mana siinayo biimaal Siyasiyinta biyamalna ay ku qanacsan yihiin Anigu makala aqaan biimalka Lkn wa dad hurto
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 4 года назад
@abdi abdi Maya walal walal hood An ahay Surre Adna iskay bar
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 4 года назад
@abdi abdi Hhhhhhh mazul sidii wax kanoqden Maxa kawada miyaad sheganaysa Hhhhhhh Ani nin surre ah ayaan Ahay Gaar ahan Abdale Gaar ahaan Abdi abadale Gaar ahaan fiqi muxamed Waxan dagnaa Gobolka galgaduud Magaloyinka Huurshe iyo Xeraale Surre Somaliand daga Waxa waaye Salabeen Abdale Aniguna waxan ahay Abdi abdale Sas waaye Mazul sare Adna is sheeg Isaaq yakatahay Walal
@abel3841
@abel3841 3 года назад
Biimaal, Warsangeli, Dhulbahante iyo Ajuraan taariikh dhaqan gashay beey leeyihiin.
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 года назад
@@abel3841 Aad iyo aad Qofki wax aqriyay oo tariikhada baaray ayaa ogaan kara
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 3 месяца назад
Gn galaal wuxuu nooga tagay taariikh iyo jid aan raacidoino 100sano ee soosocda waana runsheeg waayo c.c.shakuur waa reerkiisa umana eexanaayo balgeeg
@amiincox6206
@amiincox6206 4 года назад
general galaal waa soo jire waqti badan soo joogay og na waxa ka socda wadanka
@abdisalamkuulow1428
@abdisalamkuulow1428 Год назад
Ma heli karaa dhalin yaro dalka ila bad badiso 😢🤔
@makoali2494
@makoali2494 4 года назад
Very interesting view
@farahsaid5468
@farahsaid5468 2 года назад
Alaha unaxariisto generaalka runtii wuxuu ahaa nin wadani ah
@nimcaankhadar6935
@nimcaankhadar6935 4 года назад
Jeneralkan waa mid kamida raga abid soo maray ugu aqoonta badan ruushka ayu kuso baxay Wa mid kamida raga ugu yaqana tarikhda dadka somaliyed Wa mid waayo araga waxbadana uso joogay Fiicnan lahayda hadu isagu xilka noo hayo
@dr.dahirmohamedghedi7776
@dr.dahirmohamedghedi7776 4 года назад
Gen. Galaal waxa u muujiyay in dalku hauls ku jiro oo ay gacan cadaawa geleyso ayna hurmuud u yihiin kuwa xalooshood u shaqeytayaala oo is moodeen inaan la ogeyn balse mar uun banaanka la keeni doono horey ahaana Soomaaliyana waxa looga baahan yahay feejignaan adag
@abdullahishukri1961
@abdullahishukri1961 4 года назад
Dad wa dadki hore hadalna wa intey dheheen galal wadani wadani dhalay
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 года назад
WAAR GALAAL, Inkaarbaaba ku dhacdaye siduu ilaahay ugu naxariistaa????
@CabdirisaaqCumarCilmi
@CabdirisaaqCumarCilmi 4 месяца назад
Maxay tahay in kaartu
@zainabosman6991
@zainabosman6991 3 года назад
Taakhiida qalad baad ku sheegtey. Galadi Taariikhda marqaati cidna ugama baaxna. Taariikhda qabyaalada ha laga daayo. Taariikhda dhabta maalin bay banaanka imaan doontaa.
@firstofall2952
@firstofall2952 2 года назад
I am Somali Issa i recognize the true leadership of the general
@GojoNiceMM2_Creator
@GojoNiceMM2_Creator 4 года назад
#XARAFKA WADANIGA# Dalku Weynaa🎯 Dadku Yara🤫 Heeryada Gumeysigu Badana😏 Hanadadu Yaraa😭 Hagar Damadu Badana🤫 Hoy Hagaagsan Yaraa😢 Inta haraadan Badana😪 Hooyo Hiil Heshay Yaraa🤭 Inta Huruda Badana🤑 Halyeeydu Yaraa😨 Howsha No Taal Badana🤓 Saaxibadu Yaraa🤧 Qaraxu Badana😱 Qawda yeertiyo Qorshayaashu Badana🙃 Hiilka dhexdeeniyo Hormarkeeno Hagaagan Hamuunteeda Dhowra☺ Hormar aan gaarniyo Dalkeeno Hagaagan wili ku Hamiyaa😇 Hanaddo inoso baxdiyo Howsheeno Hagaagtaan Alle Inooga Barya💝💯 Amiin Amiin Amiin Amiin🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@hsbuhsbs6837
@hsbuhsbs6837 4 года назад
Daroodka easy ee isku dhiibeeb walle waa adoon gaalo siidii cabdullahi yusuf usoo galiyey amxaara
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 4 года назад
Hhh abaayo labada nin ee wadanka badiisa gaday waa shiikh sharif iyo cumar cabdi rashiid daarood iyo hawiye weeye asal ahaan qabiil ma matalaan jeebkooda ayay matalaan
@hamseahmedabdi5273
@hamseahmedabdi5273 4 года назад
Dhilo walba ha iska hadasho Idoor marduuf qaad helay Waa majnuun falane
@REALLIFE724
@REALLIFE724 4 года назад
Generalka wadanka u baahanee ha isa so sharaxo
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 3 года назад
Walee waa lugu tusay luguna dilay adigoo suu qaatumo ku jiro maxamad siyad waad u sajuudi jirtay oo waakas ad sheegaysid maantana alaha u naxariisto ale kama baqeysid hadu noolyhy wad baqi laheyd
@alimussa5560
@alimussa5560 4 года назад
The Usually Somali conspiracy theory. The General is in Half truths, half Myths. Still the general has a good memory in remembering Names, and Places, that is a quality of a person with Planning Skills as a military man. The history at this age is a little mixed up with some really events filled with some stories that can not be subjective. All the Same Interesting things to hear. Somaliland people have always been the only true Somalis, a Fact that each one even when trying to deny still the truth comes out. The Solution of the near future is Now Somalis to have 3 Mutiple Somali independent states recognized by the world, that is Djibouti independent Somali state, Somaliland independent Somali state and South Somali independent Somali state. 3 Somali independent states based on the 5 Somali Weyn Regions. These states will have a better chance to succeed as Somali states that compete in development and Support each other in shared interests. One unilateral Somali state is not an option now. The truth is out of the box. Even if you carefully listen to the general, the whole of the people he mentions in name are from tbe south. At one time he clearly mentions of all those responsible of the military in the north as southerners. History can not be hidden.
@qulex9844
@qulex9844 4 года назад
Very careful analysis.
@qulex9844
@qulex9844 4 года назад
@Mangrove Roots It depends.
@qulex9844
@qulex9844 4 года назад
@Mangrove Roots Every one would support a greater Somalia. But that chance is getting less and less. Insha allah waa la heli.
@qulex9844
@qulex9844 4 года назад
@Mangrove Roots Somalia waxaa loo qaybiyey 6 maamul goboleed. So Awdal can't be own maamul-goboleed.
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 3 года назад
Impossible! I promise you that on the eve Somaliland seccedes Puntland is right behind. The assumption in the north is that there is a "Us" and a "them." The reality is, however, the "them" is much less a unit but rather a collective of Somalis who are only held together by the same thing that holds Somaliland in the union. Kill that dream and it will be like a "tusbax go'ay."
@shambalafe300
@shambalafe300 2 года назад
Aunaxaristo Gen ugu misaanka cusla
@abdi1502
@abdi1502 4 года назад
Caqligiisu waa fajiiste faasid ah
@maajibofficialmo5842
@maajibofficialmo5842 3 года назад
Haad rabto inaad taabo linkiga Kadib aqbal shuruudaha 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE--u59zDO0ivY.html
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 года назад
Wallahay iyo Billahay waxan daawaday isaga oo meel meyd aad u badan oo qaar gacmaha ka xidhan yihiin press ka bixinaya oo tv Talyani ah la hadlaya. Xuunsho ayaa dhowr ah ayaa indhaha kala baxaysay. Wiil ilaa 27 jir ah oo gacmaha laba dible u xidhan ayaa madaxa la kacayey oo nin caafimad qaba u ekaa, haddana is nabayey. Adigu bal wax ka dheh
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 4 года назад
Yamyam vs Qadadweyn
@suuusaaran7992
@suuusaaran7992 4 года назад
Gen Galaal,dadkaagan ma,ahan soomaali ee waa soomalid cusub
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 года назад
Waa runtii oo villa jekio ayaa la odhan jirey (ilaa iyo 1969kii) reer somalia way ogolaayeen in magacaa loo daayo laakiin reer somaliland raali kamay ahayn, waanay diideen waanay ka dagaalami jireen ilaa oo uu Aakhirkii afweeyne reer somaliland ku taageeray siday Aaminsanaayeen, waana sababaha uu markii danbe siyaad Barre reer somaliland taageerada buuxda uga helay xukunkiisuna wadanka oo dhan ugu baahay ( waxay odhan jireen waar naga daa, kanaa soomaali-soomaali dhandhamayee) garo oo nimankaa reer somaliland filan waa iyo jahawareer weeynbaa ku dhacay,, nin reer somaliland ah oo reer laascaanood ah oo garaad ahaa (xamarbuu afgaran waayay) ayaa laga hayaa waar meesha miyaan soomaaliyiba joogin waa sidee wuxu waa wada talyaani madoowe, iyo maye nimankii issaaq ee meesha na keenay ha naga saareene,,,
@hamseahmedabdi5273
@hamseahmedabdi5273 4 года назад
Beenta joogi Caqli idoor Wax somaliland ladhaho majirto Waa ismaamul goboleedka gobolada waqooyi somalia (Aabihii malesna waa baqtiyey idoorow xagee kudambayndoonta)
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 года назад
@@hamseahmedabdi5273 sxb adiga ma kuwii talyaanigu dhalaybaa ku dhalay??? mise caruurtii wadooyinka lagu daadiyay ee amisom dhashaybaad ahayd??? mise agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee hooyadood xaaraanta meherka looga dhigay ee xoolaha la soo dhacay iyo booliga lagu soo korshaad ahayd??? illeeyn waan ku arkaa oo murugaad la liidataa, miyir beelna waad la Asqaysanyahay oo sida kaa muuqata ciilbaad bestaa tahaye, kuwii ciilka ku haya ku baday ee ceebahaaga dariiqa wadhay bilaahi caleege miyaanay iidoor ahayn?? samri wayday oo qaadan waabaa kugu dhacaye, ma caruurtii xaaraanta xalaasha loo baraybaad ahayd??? muraara dillaac la ooydaye ma kuwii ayda qalan jirey iyo midgaan urayaad ahayd please,, uskag foowqal uskag,, ma cawribaad wax nagu yeeli mise indhahaad wax Nagaga qaadi,, for ever Somaliland rep,,,,
@muminocabdi7801
@muminocabdi7801 3 года назад
Allaah unaxariisto janeral galaal amiin iyo intii kale ee ku dhimatay waxaan oran lahaa yeysan nagu solaban Somaliland Oo hada maqanbaa sharciga awood qeebsiga ahaa wiil yar ku tuntay ee villa somali madaxweenha ka ah ee waqtigiisi dhamaaday no come back agen farmaajo insha allaah lacagtii bank dowlada ayuu dhofsaday sharcigii waa kutuntay
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 года назад
@@muminocabdi7801 Aammmiiiiiiiiin walaal Aammmiiiiiiiiin gacan ka gardaranbaa dishay iyo daalimiintii afwayne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha oo galaal waa ehlu janno insh tcaalaa,,,,
@Gu7ed
@Gu7ed 4 года назад
Mustaqbal radio waa idaacadda kaliya ee soomali si dadban io sì toos ah wax ugu sheego lkn dad qalbigooda qabyaalad dagtay ayay wax u sheegaaan 🙄
@nasabmuuse8247
@nasabmuuse8247 4 года назад
Halyay qaran
@omarhusseen4501
@omarhusseen4501 4 года назад
GENERAL GALAAL. ANIGA OO IXTIRAAMAYO. HADANE. WUXUU. AFLAGAADO U GEEYSANAYA. NINKI UU LA SHAQEEYN JIRAY. SIYAAD BARE
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 3 месяца назад
Hilaaw kuunaxariiso waxaad noodifaacnay dalkeena waxaanad nooga tagtay taarii aan raaci doono
@cabdinuurmaxamuud6942
@cabdinuurmaxamuud6942 4 года назад
Talada jarnaal garar waa inaan kafaa ideysano Dalkeena iyo diinteena Aan difaacanaa
@qamusbarare1541
@qamusbarare1541 3 года назад
Ilahow somalia cadawga kaqabo
@liban4679
@liban4679 4 года назад
Waa oday gaboobay oo cilmaani ah, waxa hortaagan damaca Itobiya iyo Kenya waa Al Shabab, waa kaa nimankii dowladnimada sheeganayey mid Kenya hoosta ka wadato sida Ahmed Madoobe Juboland iyo fowladdii oo ciidan Itobiyaan ugu hanjabeyso Kismayo inay ku qasbaneyso...
@maxamedmuuseali5421
@maxamedmuuseali5421 3 года назад
shabab waa messenger runti qofkii fahmi karo fahmayo madama nin qabiir yahy galal waxaa lagala baqayey inay turkiga qibradisa ka faidaysato siday ila tahy
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 4 года назад
Dad waa dadkii hore, wadaninimo kalena kama dambayn.
@mahdiali2695
@mahdiali2695 4 года назад
Geesiga galbeed waa gablan.. maaday iyo cagjar waa dabadhalif toos iyo mid dadban..
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 3 месяца назад
Balsiduu al shabaab ulahadlay eeg haday damiirleeyihiin maydileen
@abuukardhaay9948
@abuukardhaay9948 4 года назад
Dalka waxaa cadawga u baylihinaya kiwi siyaasiyiin isku sheegaya oo hunguri iyo madaxtinimo Susan heleeyn ayay keenya.iyo itoobiya oo cadawga ayay madiirkii waddanka ku wareejiyee was run janaraalkuinta uu sheegayo
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 года назад
Galaal marka uu ka sheekeeynayo Taiwan iyo China wax badanbuu qarinayaa, Cidda Chine u hiilisay ee Taiwan ka hiilisayna wuu ka eexanayaa oo ma sheegayo,, sidaa daraadeed wax badan daacad kama aha, muuqiisa iyo calooshiisuna Aadbay u Kala duwanyihiin, waanay ka muuqataa,,
@yasinabdi1467
@yasinabdi1467 3 года назад
Adigu naxariisto alle maad bixisaa
@karti-soor
@karti-soor 4 года назад
General #Galaal wu calacalay #Hawiye jabay ayuu arkaa. Kala jeeda. #Amisom kama hadli Karo odey Galaal. Dagaalkii 77 #AFWEYNE dacaad kamu aheyn, awooda Ciidamaddii isaga jeediyeey colaad beeleeed bilaabay.
@user-gy9dd8yy2j
@user-gy9dd8yy2j 4 года назад
Jeneral galaal waa janan qibrad buuxda uleh dalka iyo xuduudaha dalka aqoon balaarana uleh ciidanka iyo siyaasada waxaa maanta waajib kuah dowlada iney talo lawadaagto xaga ciidanka iyo taba barada iyo amniga
@mahdiali2695
@mahdiali2695 4 года назад
Axmed guray Muslinimo sayidka somalinimo cagjar iyo maaday waa dabadhalif toos iyo mid dadban. Maaday iyo marshalki waa niminki dhahay Ingris baa magaca na siyiiyay.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Galaal mooryaantii hawiye ka waran iyo dadkaad laysay
@skaba6390
@skaba6390 3 года назад
Galaal allah hawnaxariisto nafdiisuu difaaca yay faqastii Afweyne ku qaaday
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
@@skaba6390 naftee difaacyey marxuunka illaahay haw naxariisto laakiin ka daa eedaynta aad hiilka moodaysid
@daudwarfaa5087
@daudwarfaa5087 4 года назад
Caqligoodu waa kaa, Kala maan ¿????????? ¿.
@IbrahimAbdiwahid-f2n
@IbrahimAbdiwahid-f2n 13 дней назад
War soomalidii meeedey
@abdifataah4458
@abdifataah4458 3 года назад
Qof walba dan ayu rabA Dhalinyaro inaga dalka oo hadhayna aan wax ka qabanu dalka
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 года назад
Kkk
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 3 года назад
Hushus
@ashahassan8878
@ashahassan8878 4 года назад
Maxaad maytida u caydaa odoo cimrigaas ah adba waxaa lagugu xamanjiray in aad ruushka jaajuus u ahaan jirtaye
@mahdjama1625
@mahdjama1625 3 года назад
N
@guletgulet3389
@guletgulet3389 4 года назад
Galaal yaa dhageesta, fuleygii 1977kii miyaanu ahayn,taariikhda Somalia meel xun ayuu uga jiraa, odaygaan waa xaar walwaal.
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 4 месяца назад
Yaa waa ninkii Ethiopia kaga cabaajiyay
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 4 года назад
Arinta kenya run kamaad sheegin generale
@hoodocisman5018
@hoodocisman5018 3 года назад
Somalia waalakala dhintey hawiye intuu daaroodka haysto
@arawelo4324
@arawelo4324 4 года назад
kkkkk imikana inankii uu adeerka u ahaa ayaa idin haysta oo gabigeena iibshay
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 года назад
Faan weynaa dameer galaal
@idileabokor7582
@idileabokor7582 4 года назад
SOMALIYEY DADKII 70 tani, WAA XASUUS: DAGAALKI SOMALI GALBEED.KASO BAXTIINKI .IDAANKI LAGU LAYAY AGAGAARKA JIGJIGA EE AMARKA GENERAL GALAL LAGU FULUYEY. MAAD ILOWDEEN.SIDEE BUU GALAL U SOO HORFADHAYSTAY TV SAGO DHIIG QABAA.(WAA MURUGOO SOMALIYEY GESIYASHII LA DILAY AMAARKA GALAL SALAMA CALEYKUM SOMALIYEY).
@salahdiindamal3325
@salahdiindamal3325 4 года назад
Wangaxumahey generalka walbahaarka uu darimayo wan kuladarimeyna damanten kolka cusub ee Soomaaliya iyo kuwa adiga OO kale
@sukhra3585
@sukhra3585 4 года назад
Immisaan warwaray La wareerayo Walbahaar i dilay
@sukhra3585
@sukhra3585 4 года назад
Mxaan qaban karaa😭😭😭
@ahmedabdi3278
@ahmedabdi3278 3 года назад
@@sukhra3585 nin ragi wax yar tare mooyee wax ma tare male maskaxdaada gali
@WHO2024
@WHO2024 3 года назад
Yumhil walaa yuhmil.
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 4 года назад
Nin waxbadan og Waaye general galaal Somalay Hurudooy Wax maqla Waxan lahadlayaa Siyasiyiinta Benalayasha ah Calishoda ushaqaysta yaashaa Kuwa hada talada haaya iyo kuwa kumucaradka Balayo ina gacanta nogalisan Miyaa rabtaan Adinkuma carurtina Dhoof sataan
@diinaarixasan5423
@diinaarixasan5423 3 года назад
qof dhintay buu leyahy mid inkaar qaba
@ahmedumuur1854
@ahmedumuur1854 4 года назад
Ninkan wuxuu ka mid yahay kuwii burburaya qarankii soomaaliyeed
@user-gw8iz4jb1s
@user-gw8iz4jb1s 4 года назад
Jaalle ama mudane Galaal markaad dawladii sida khaldan ee qabiilnimadaa aad uridaysey makafakartay inaad sidaan u walwali doonto
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 года назад
Kkkk
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 года назад
Duli duli dhalay
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 2 года назад
Ina dhillo xaar cun afkada huurada leh kaleexi raga sharta iyo karaamada leh
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 года назад
Galaal waa hadhaagii faqashta
@awshan571
@awshan571 4 года назад
Hhhhh 🤣 generale galaal ,wallee waa halyeey umadeed, libaax labo maaha.
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 года назад
Waa Fuleey,Raggii wax ka dhigay ayuu aflagaaddeynayas!!..
Далее
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Просмотров 197 тыс.
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 48 тыс.
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 902 тыс.
XUSUUS REEB JANARAAL (FADHI KU SALAAN) PART 1
31:04
Просмотров 155 тыс.