Тёмный

Geraar Aroos Abwanad cadar omane (Hilaal iyo Caamir) 

Dj Mustafe
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 296 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

22 окт 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@Ibrahim-mh9sk
@Ibrahim-mh9sk 2 года назад
Majeerteen + Ogaadeen = Ilmo Kablalax 🙌🏾🔥❤️
@nimaobashir8745
@nimaobashir8745 3 года назад
Maxamuud salebaaan cisi iyo sharaf cawaynaaya 💙🤍💚🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@abdowali463
@abdowali463 2 года назад
Alla gobsanaa labadaas gabdhood ee gabayga cajiibka ah soo badhigay waa gobtii Cumar Maxamud ee sayidku ka bixiyay faraskii uu ugu jeclaa ee Xiin-finiin markuu doonay boqoradii saldanada Cumar Maxamuud Marwo Faadumo Islaan Aadan Islaan Maxamuud ❤️🐎🐎🌷🌹
@cabdixaafidcalinuur1526
@cabdixaafidcalinuur1526 8 месяцев назад
Yey ka ahayd cumar maxamuud boweh
@iqroyarey4761
@iqroyarey4761 2 года назад
Cabdi ciiise❤❤❤dhiiiga Ogadeen ❤❤reer ayeydey
@sundusmuhiyadiin5592
@sundusmuhiyadiin5592 3 года назад
Cabdiciise baa dhalay ragii mudug kucayshaayey Samakaab xirsiyo yalax cigaal caaqilaa dhalayee🥰😍wow adeer hanbalyo
@telltale1129
@telltale1129 3 года назад
Mashallah reer ayeeyadeey reer diiriye maxamed yalax
@nimcodegen336
@nimcodegen336 3 года назад
Maansh allah inantaanu habaryarka unahay hore usoco habo quruxbadaneey duriyada reer sheekh isaxaaq baa caana kuu dhigay abtiyaalo wacaneey adeerdaan waa gobtii daarood ismaali walib asalkii ogaaden guulayso habo adiga iyo inaaderkaagad isdoorateen❤❤🎊🎊🎊👏👏👏🤲
@nimcodegen336
@nimcodegen336 3 года назад
Maansh allah hbo anigun hyoonis baan ahay de dadku haday wada dagaan dadka waa iska xigaan absame iyo hartiba somali waanu isa xignaa oo isku deegan baanu nahay bisaraaxan ogaadenka wn jecelhay waa dad dhaqan fiican maansh allah
@sundusmuhiyadiin5592
@sundusmuhiyadiin5592 3 года назад
🥰viva tolkey cc eedooyinkay cibaado siciido jeenicad dhamaantoodba waa abwaaniin sare🥰
@ducathawamuhim8502
@ducathawamuhim8502 3 года назад
Cowlyahan curadki ogaden ❤❤❤mj ❤❤❤❤❤❤
@dhamays1845
@dhamays1845 Год назад
Abwaanad Cadar Anaguna cidii baanahay calan nalootaagye😍🦁OG🐎
@ayu5901
@ayu5901 3 года назад
Alx illahaygii ogaden naga dhigay 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓
@waawwatasongbksimpleyutheb9340
@waawwatasongbksimpleyutheb9340 3 года назад
waaaaaaaaaw boqortoyadi kablalax allow dhowr my Tolkeyga
@safiam.a.5804
@safiam.a.5804 3 года назад
ماشاءالله تبارك الله ما اجملهم الستات الصوماليات وشخصيتكم جداً قويه انا معجبه فيكم كتيييير احبكم في الله 👍👍♥️♥️♥️♥️♥️
@fiyoormagan6412
@fiyoormagan6412 3 года назад
Waw Cawlyahanka isoo jiitay Waw, gabayg looma kala hadhin ulu lu hampalyo my dadkeygi
@aishaab3427
@aishaab3427 3 года назад
Maxamuud saleebaan cis iyo sharaf caweynaaya🥰 reer abtigay♥️
@abdikareemhassan7249
@abdikareemhassan7249 3 года назад
Ayyy iga ciyarta😍
@xoriyoibrahim1696
@xoriyoibrahim1696 3 года назад
Maxmuud salaaban iyo Cawlyahan guuleyso
@daganlovehoyofatima1203
@daganlovehoyofatima1203 3 года назад
Viva colyahan sagalka daaab my dhiga mj ❤️❤️❤️🙏🏼💯💯
@ayaanmohamed5988
@ayaanmohamed5988 3 года назад
Sheekh isaxaaq 😍🌹💕
@farhiaali150
@farhiaali150 3 года назад
Waaaw masha allah sagalka dab cowshii vivv❤️🌹❤️🌹❤️😍❤️🌹😍😍😍❤️❤️cowlyan
@jwxo9313
@jwxo9313 3 года назад
Ogadeen from Dollo dulkaa iyo Wardheer in the house 💚💙❤️ Somaliland 💚🤍❤️
@nimcodegen336
@nimcodegen336 3 года назад
Maansh allah gobtii ogaaden weeye gabdhu habaryar baanu unahay geeyadaas duriyada reer sheekh isaxaaq iyo daarod iska dhala weeye maansh allah soomaliyoo dhani waa goba viiv ogaaden
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 года назад
@@nimcodegen336 Habo macn ana Isaaq habar awal Aya Idhalay Sodhawow Landheere banaan deegay ahay aptiyashay idinku fanaah🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤❤❤❤❤❤
@nimcodegen336
@nimcodegen336 3 года назад
@Maxamed casaanyo habo macaan maansh allah anigun hyoonis baan ahay wlhy wn jecelhay reerka ogaadenka dad fcn oo dhaqan wanaagsan baan ka bartay qaraabna waanu nahay mustaqbal reerkaas waan isku wadaa😂😂😂
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 года назад
@@nimcodegen336 Habo mcn sodhaww whll Habaryoniis igaamaa foogah abahaay ayey dhaleen siiba muuse cabdaleh kuwaa layidhaa dhal iyo dhasheed nhy garxajis wan wada degna iskagursanaah whlll Welcome Wil Rer Wardheer ah Kudhisaynaa❤😘👌
@nimcodegen336
@nimcodegen336 3 года назад
@@mohamedcasanyo2998 habaryar war khyraad sheegtee ii soo qabo wiil qoordheer oo dhaantada wada tuno reer wardheera 😂😂😂waanba jecelhay hay ogaadenkee
@aweesaliaweesali8968
@aweesaliaweesali8968 3 года назад
Wwww majeerteeen🤴🤴🤴🤴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪
@luulxiirey8890
@luulxiirey8890 3 года назад
aniigu ma ihi daaro waaxan ahaay xawaadle lakiin wan uduuceyeya Masha Allah oooolllll
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 года назад
Xawadle waan jelahay waa Reer xididkey 💌💝
@balqiizaabdikafar6142
@balqiizaabdikafar6142 3 года назад
@@aniwaaye484yio7 7
@balqiizaabdikafar6142
@balqiizaabdikafar6142 3 года назад
77777777ujikoo99nnbvcxz? Iyuouyiiuu8ioi
@mohamedabdikadiraden9216
@mohamedabdikadiraden9216 3 года назад
Cowlyahn wa 9 dab waxu dagaa kenya Somalia iyo ethopia reerka ugu badan badan cowlyahn wa reer cali o inta badan dago kenya iyo Somalia ba ilaaah ha daaayo cowlyahan
@MohamedHassan-tq6bx
@MohamedHassan-tq6bx 2 года назад
Reer afgaab baa ugu badan cowlyahan reer cali wa curadki waxeey dagaan jubbaland Kenya waxa ugu badan afgaab iyo Aden kheir
@ayaanmohamed5988
@ayaanmohamed5988 3 года назад
Cudud sheek isaxaaq iyo isaaq ceyn walbaba haysta💕💖⚘❣🔥
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 3 года назад
WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖 Ogaden baayiliyo cuslaabaa weeye Cowliyahan baa dhalaliyooo❤️🙏❤️🙏❤️🙏
@hooyoali8142
@hooyoali8142 2 года назад
Masha Allah it was good geeraar both women, mj and og beautiful 😍❤️🌹🇸🇱❤️😍🇸🇱❤️
@saamiyaqabdid6797
@saamiyaqabdid6797 3 года назад
Al dheeriyah mj a ogaden
@zahraabdikadir6941
@zahraabdikadir6941 3 года назад
Maanshaa allaah isku waara ubad qayr qabo kala hela amiin yaa allaah ❤️❤️❤️❤️❤️
@aishakhalif2065
@aishakhalif2065 3 года назад
Mj boqortooyo🥰😘❤
@ishwaaqmaxamed7735
@ishwaaqmaxamed7735 3 года назад
Maxamuud saleeban iyo omarki layga beeraay Dadkaan canaaha ka nugay iyo absaame reer abti gaay allaah idaayo
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 3 года назад
Mashallah cadar afkaga caano iyo malab lagu qabey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@teetee210
@teetee210 2 года назад
MJ OG laandheersana hhhhhh
@ibrahimcuurshe5770
@ibrahimcuurshe5770 3 года назад
Wwwww mashaa allh kala kicis my dhiiga cc💋♥️♥️
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 года назад
VIVA KABLALAX ❤😍
@fadumomohamed843
@fadumomohamed843 3 года назад
Mansh allah baraka.allah reerka.cusub abayo quruxley
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Год назад
Mashaa Allah tabaraka allaah sister guul iyo gobonimo viva sisters
@abobasement346
@abobasement346 11 месяцев назад
woow waa markih igu horaysay aan Arkoh Aros sidan lo dhisay Good job 👍🏾
@adanbare4144
@adanbare4144 2 года назад
Dhiigaa cowsha qani team kazoow ❤️🤘
@marwanguled4989
@marwanguled4989 4 месяца назад
Sh.Isaaq❤❤❤❤❤❤
@sheymasheyma44
@sheymasheyma44 3 года назад
Woow mashallah my dhiga iskuwara abid ❤❤❤💯
@mohamedkahfi2024
@mohamedkahfi2024 3 года назад
Diga
@wrfhbg
@wrfhbg 3 года назад
Maansha alaah waanjiriiricooday. Ilxunu idinmaaragto
@nimoabdikarem8719
@nimoabdikarem8719 3 года назад
Masha alllah labada abwaaan waan ka helay
@suweyssharif3554
@suweyssharif3554 3 года назад
Masha Allah tabarakallah 👏👏👏❤❤❤
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 3 года назад
Mashá Allah congratz to the newly wed. What a diverse and beautiful couple. A honey moon in Hargeisa will not go a miss ;)
@ladancadawe2828
@ladancadawe2828 3 года назад
Vive rer awoowgy samakaab xirisyo cigaal caaqilo Allh idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 3 года назад
Caadi mahan sheekodan 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿
@hanniugaas4780
@hanniugaas4780 3 года назад
Ogaden 🥰
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 3 года назад
OG 🥰
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 года назад
💝❤💝💖💌
@fowsiyamaxamed3202
@fowsiyamaxamed3202 2 года назад
M.a dhiigu biyo maaha cc my tolkayga iinolaada❤❤❤❤
@fiyoormagan6412
@fiyoormagan6412 3 года назад
Soofe iyo waxey islaanta weyn la waregeysa waa maxay, Naa abwaanidi ugu Caansana abid carada Somalida Ogaden bey ka dhashen sida Sayid Cabdala Xasaniyo Cigaal Shiidad iyo kuwo kaloo fara badan ee la soco Edo.
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 3 года назад
Dumar bey kahadleysaye abwaano dumar ah maleedihin seydka lama soodhexgalin karao dumarkaane kkk
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Год назад
qaman bulxan , raage ugaas , nuur caburiye , udub la aslay , mataan ciided , xusen hudle , qoorleex, 'maxamed cumar dage , guraase xaaji cali ,garax caytame , cabdikahin qoorcade , abwanada ogaden tiro maleh aun kulli
@JowharFilms
@JowharFilms Год назад
Hambaliyo wax kale aroos shidan iga dheh Amaan shidan❤❤
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
Carro Udug iyo Galgaduud baan ka soo Hambalyeynaa Lamaanaha is calmaday Isku waara Wax san Kala Hela
@ubaxcali8898
@ubaxcali8898 3 года назад
Maxamud saleban waaw dhiga io dhuxa
@frenis8772
@frenis8772 3 года назад
Axsan wlhi waa ka helay❤️❤️❤️❤️
@mohamedkahfi2024
@mohamedkahfi2024 3 года назад
Dhiga
@saadiasimanmogemohamed4436
@saadiasimanmogemohamed4436 3 года назад
Mansha Allah my lawadeyda garab awliyahan cade ilah iga digee
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 3 года назад
Aroos wacaan mabaruuga wila iyo canoo iyo gaara caano😘😍
@indhobilanofficial162
@indhobilanofficial162 3 года назад
Cowlahanka 🥰🥰😇😘🤩💋🥰🥰💓
@sacdiyobashiir554
@sacdiyobashiir554 3 года назад
Wlhy wax baa ka dhacay allow abwanada noo daa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 месяцев назад
LEE jEmaadeeey tanogasho qatraaayEeey yariisEey qiimobadan dumaroo waan uwataa uguna qiimobadanahay dumaar cadayyareey
@maryan4436
@maryan4436 3 года назад
DJ mustafa waxaa rabnaa buraanburki arooskaa rabnaa noosoogali please
@mruun2509
@mruun2509 2 года назад
اللهم صل وسلم على سيد نا محمد
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Год назад
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 3 года назад
Caruusada iyo caruuskaba barakooba aroosada somaliyed qaabkan halaga daayo wallyaal
@raxmamariya3597
@raxmamariya3597 3 года назад
Ma soomaali baa qabiil dayn
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
Wa habro qabyalad dishay
@frenis8772
@frenis8772 3 года назад
Yasalllaaaam
@katraadeysi9835
@katraadeysi9835 3 года назад
Aldheeriya mj and og
@fathiyafarah5436
@fathiyafarah5436 3 года назад
Ep
@sacdioabdirahman22
@sacdioabdirahman22 3 года назад
Mashallah gob iyo nasab isheley
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Год назад
Mashaa Allah tabaraka allaah sister guul iyo gobonimo viva putland gobonimo maxamuud saleebaan lama gaari Kareem hadaalina illaahow afka bini aadam idinka ilaali
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 3 года назад
Maasha allaaha
@queenkosarahmed6196
@queenkosarahmed6196 3 года назад
Woooow manshallha
@user-eq9pz2qb7h
@user-eq9pz2qb7h 3 года назад
🇸🇱🇬🇲
@amiiragoobe6828
@amiiragoobe6828 3 года назад
Mansh Allah MJ
@fartuunhusen7643
@fartuunhusen7643 Год назад
Wow reer aabti mj💔💔💔💔❤❤❤💋💋💋
@officialfadumoqadanlookme1391
@officialfadumoqadanlookme1391 3 года назад
Masha allsh
@axmedclwali8233
@axmedclwali8233 Год назад
Cabd ciise caadimaaha wlhy🎉🎉🎉
@anabmohamed2049
@anabmohamed2049 3 года назад
Beautiful 😍😘😍😘
@nastehaabdullahi4801
@nastehaabdullahi4801 Месяц назад
Arooskyga so dhaw abawand cadar xage kahela
@DjMustafe
@DjMustafe Месяц назад
Snapkayga igala soo xariir djmustafe16
@hananmohamed3373
@hananmohamed3373 3 года назад
M.allha cowlyhan.tolkey
@hananmohamed3373
@hananmohamed3373 3 года назад
M.allha
@fatuuzhxushmofatuuzhxushmo5364
@fatuuzhxushmofatuuzhxushmo5364 3 года назад
Masha allH
@mariamahmedabdi3606
@mariamahmedabdi3606 2 года назад
What's the song the guys are singing?
@maxaqerkashakasoodhawaada5462
@maxaqerkashakasoodhawaada5462 3 года назад
Vidiowga fur wall aaan dagsanee🙏😘
@eminaaba9439
@eminaaba9439 3 года назад
Masah Allah👍👍💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤❤💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@ifrahaden795
@ifrahaden795 3 года назад
Viva sagal dab
@halimoabdullahi3882
@halimoabdullahi3882 3 года назад
Islaamo qabiil dardaray iga dheh
@mariyabarkhad8590
@mariyabarkhad8590 3 года назад
Aman uma harin🤩😘
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 3 года назад
Woooooow🌹🌹💕💕💕🌺🌺🌺🌺💞💓💓💓💓masha Allan 🌹🌹💘💘🇱🇷🇱🇷🇱🇷🇱🇷🇱🇷🇱🇷🎁🎁🎁🎁💋💋💋💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🥁🥁🎤🎤🎤🎤
@anabmohamed2049
@anabmohamed2049 3 года назад
Aamin yaa alaah
@anabmohamed2049
@anabmohamed2049 3 года назад
Mansha alaah
@suusalaad5818
@suusalaad5818 3 года назад
Maxamud salebn🥰
@sumeyaabdullahi1332
@sumeyaabdullahi1332 3 года назад
Boqortoyoooo Caushiiiqaniii
@mohamedali-yi8vg
@mohamedali-yi8vg 2 года назад
Masha allah dhigaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifrahabdi8322
@ifrahabdi8322 2 года назад
Manshalah
@warismohamed2572
@warismohamed2572 2 года назад
Abwaano waa kuwaan inta kale been
@naftamacalindheere9708
@naftamacalindheere9708 3 года назад
Asc Aboowe WAN kusaray Anika isaar plz Aboowe
@cawoali6544
@cawoali6544 3 года назад
ahaa maamooyinkii arooska lagal wareeg
@nimcomahamed4
@nimcomahamed4 3 года назад
Sagalk cowyhaan
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Год назад
War gabdhahaan gabayada isku dhiidhiibey xagee joogaan
@khadijoosman9618
@khadijoosman9618 3 года назад
Plz Abwaanadaan xakay joogaan
@mohamedali-yi8vg
@mohamedali-yi8vg 2 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-dc4dw8qo6p
@user-dc4dw8qo6p 6 месяцев назад
❤❤❤❤wwww
@nasromursaldudde7844
@nasromursaldudde7844 2 года назад
CABDI CIISE💋❤💋❤
@nayomimini177
@nayomimini177 Год назад
Abwasnimadi iyo curuntii murtifs cidihii ulahss hidaha bowottooyo kablalax weliba mjerten
@wait7284
@wait7284 Год назад
ma waxaas oo murti bilawga lagu soo bandhigay baa laga dambaysiiyay ciyaal yar yar oo dhaqan aan ina matalin dhaqangalinaya ?!
@saynabcabdi9693
@saynabcabdi9693 3 года назад
Dumarka miyaa la derderay maxay la qaylinayaan
Далее
Buraanbur Qiiro leh Baladweyne. by Cadar Omane
7:34
Просмотров 130 тыс.
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 4,8 млн
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 15 млн
FARTUUN JANO IYO DAHAB CAJIIB AH OO LA GUDOONSIYEEY
23:31
FILM CUSUB DAKANO QABIIL PART 20
20:58
Просмотров 9 тыс.
Goobile Goobiloow Shidan fadumo shiino 2018 Full Hd
5:34
В самолете с мамой
0:54
Просмотров 3,7 млн