Тёмный

GOORMUU FURIIN NOQDAY WAX LAGU FARXO? SAMIIRA SIMAN FARIINTAAN IGA GAARSIIYA MUDUL DUMAY MID DHISAN😭 

Qisas Channel
Подписаться 47 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

#qisaa #channel #wararkiiugudambeeyay #channel #

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 25 дней назад
Dumaroow gabadha fartun ee videoga ku sheegtay inay ku faraxday burburka qoyska waa inad iska qabatan waayo waa dhaqan xumo halki ugu danbaysay
@Ladaninasiyad
@Ladaninasiyad 24 дня назад
Mashllh ❤
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 25 дней назад
Masha Allah abaayo sax 💯👌🥰🥰🥰❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 25 дней назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@FarhiyaDhayib
@FarhiyaDhayib 26 дней назад
Wcs Ayaan quruxay xbbt muxamed SCW masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮❤❤❤ haa❤❤
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 26 дней назад
Walayal iso duceya inu Alle mrka. ii Adkeyo ,gurigeyga uusan mr 3xad iga dumin 5caruura ba udhalay ,wana ilmo habred key wilka iqabo ,hda 4caruura ba iga maqan u walashis u dhibay ,ki 5nad urkisa ugu fuary lkn wan heshinay o wu iqaba ,nag klane wuu ila qaba ,o cusub 1gabar be u haysaa inu Alle qalbogisa iso gadiyo iso duceyaa ,walla Dar alle meshan ku kulanay
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 26 дней назад
Mcney alle hakuu adkeeyo adigaa nah adkeeyso oo samir hada isku badiinin carruurta nin lama aamini karo nagtas afara heedana haa isku galin daantada kaa waado wan ku darimaya anigabo wan soo guursaday saddex mar so noqo qof dantiisa garto lacag haduu ku siiyo miil ka dhigo oo lacagta haba yaraatee wax mil dhigo inshaallh qeyr baan ku rajaynayaa ❤😊
@SiciidoCabdiofficial
@SiciidoCabdiofficial 25 дней назад
Ilahey iskuxir saliga nabiga iyo istiqfar iyo xawqalada badi ninkana haku mashqulin adigu isku mashqul nagaha shekadoda iyo saxibkoda Isla ilali wad guleysan donta
@Nicmobishar
@Nicmobishar 25 дней назад
Abyo mcn allah ha kù gargaro
@umuanasumuanas7469
@umuanasumuanas7469 25 дней назад
Ilah haku adkeyo samirka badso
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 25 дней назад
Ilaahay dhibka ha kaa dul qaado Ku dadaal ilmahaaga inaad soo ceshato adaa dhalay. Caafimaadkaaga ilaasho hooyo uur leh aa tahay.
@mzzAaisha
@mzzAaisha 26 дней назад
Ayaney abayo waa ku bariyaa i soduceya adi iyo asxaabta inuu illahy i siyo uwad qeer qawo i.a ❤
@laylamohamed4966
@laylamohamed4966 26 дней назад
Abaayo saliga nabiga badi wlhi waad ka faaidi doontaa tan kale gabar RU-vid kedi afnan edebsan ugu qorantahy dhegayso
@QisasChannel
@QisasChannel 26 дней назад
Alaha kusiiyo ubad qeer qaba
@mzzAaisha
@mzzAaisha 26 дней назад
@@QisasChannel aamiin yaa rabi shukran abayo qali
@mzzAaisha
@mzzAaisha 26 дней назад
@@laylamohamed4966 haye abayo qali shukran
@Nicmobishar
@Nicmobishar 25 дней назад
Allah hu ku siyo ku bo bari o ad ku faraxda
@SafiyaAdan-y9p
@SafiyaAdan-y9p 25 дней назад
Mashallah walhi tala aad uwanaagsan ayaan siisay inayqaadato ayaan rajaynayaa caruurteeda dartooda xitaa afka hauxirato
@SalmoAbdikadir-hr3lt
@SalmoAbdikadir-hr3lt 26 дней назад
Ayaaneey hada dhaw kugusoo biiray sheekoyinkaada aad u ga helay apaayo Allah kuxafido❤
@NastehoInadauud
@NastehoInadauud 26 дней назад
Sodhawaw abayo meshan waxa kahele dhiri galin shekoyin mcn marka anga wankaso horene kusodhawaw vido kastana like sar abayo ❤
@QisasChannel
@QisasChannel 26 дней назад
😘😘😘😘😘😘😘
@SalmoAbdikadir-hr3lt
@SalmoAbdikadir-hr3lt 26 дней назад
@@NastehoInadauud mahadsanid xppptii😘
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 25 дней назад
Soodhawaw my dear 2 Sanaa meshan kuu dhex fadhiyaa qali waana meel faa iido badan baa ku jirta
@SalmoAbdikadir-hr3lt
@SalmoAbdikadir-hr3lt 25 дней назад
@@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Haa m.a waaye apaayo aniga hada dhaw kusoo biiray sheekoyin qatarsodeeysaa ayaaan
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 25 дней назад
❤❤❤
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 26 дней назад
Wnku salamay ayaney abayo ❤abay indhow wen iskobo dher like
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 26 дней назад
😂😂😂 cajeero dubtow waa tan😅
@QisasChannel
@QisasChannel 26 дней назад
🤣🤣🤣🤣
@Xilkas0000
@Xilkas0000 25 дней назад
هن لباس لكم وانتم لباس لهن waaye ayaaneey
@Nasraneyruus
@Nasraneyruus 22 дня назад
Hoyadey baa wadan shekooyin kaga dhagesan jirtay weena dhimatay alle ha unaxaristo😢
@kadramohamud1318
@kadramohamud1318 25 дней назад
Maashaa allaah abaayo kheyr allaah haka siiyo sida wanaagsan oo xikmadeysan ood uwaanisay walaasheen.
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 26 дней назад
Dhibka jiro waxa waye mar hadii lakala tago in la isku soo laabto qalad waye because waxii shalay so jiroo samiro waa gabar maskin ah wana qalbi saafi❤😊
@Amina-m3h
@Amina-m3h 25 дней назад
Walaalo ilaahaybaa. Udooray dadka inay isku soolaabtaan maslaxadanada allaa naga yaqaan
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 25 дней назад
@@Amina-m3h beenta ma ahan abaayo lkn in wax kastoo lagaa fiir sado way fiican tahay ninka markaad kala tagtaan ma fcno inaad isku soo laabtan dibatada shalay waali way taalaa anagaa hadan nahay dumarka soomaaliyeed waan dibaan nahay marka maxa diiday inaan noloshena ka fikirno
@MaryamaShiikh-o6f
@MaryamaShiikh-o6f 25 дней назад
Maasha alaah wllo ayaaney talo wacan hore usoco
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 26 дней назад
Dadkii ma shaydaamiinbay isku badaleen furiin lugu farxayo acuudu billaah
@SafiyaAdan-y9p
@SafiyaAdan-y9p 25 дней назад
Hadaan usheerkareenkaro waan usheergareen lahaa allaha maxaat siwanaagsan ugu hadashay naagealba taladaan haqaadato ayaanee adigana caqligaaga allaha kuubarakeeyo❤❤❤
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp 25 дней назад
Masha allaah tabarakallaah abayo garadka iyo garashada allaha kuu siyaado wanadada tii qadata allaaha kadhigo gbdhas wslasheen ah ❤❤❤iyo anago dhan
@SalmaSalat-dd8dq
@SalmaSalat-dd8dq 25 дней назад
Masha Allah tabarkallah afka cana lagu qaway❤❤❤
@AsmaClsalaam-f7e
@AsmaClsalaam-f7e 26 дней назад
Masha allah❤❤❤❤
@FaaisaShiikh
@FaaisaShiikh 25 дней назад
❤❤❤❤
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 25 дней назад
Shukran xabiibti ❤❤❤ amiin ya Allah 🤲 ❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 25 дней назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha Allha mashallah shukrn
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 26 дней назад
Manshaallah absolutely 💯 ayaan Gobdon ❤🎉
@_bebe_suu8963
@_bebe_suu8963 24 дня назад
That’s a good advice ayan you are really smart ❤@Samirra siman
@abyanshiekh6867
@abyanshiekh6867 23 дня назад
Saxwayo ❤❤❤
@nasrisheikh6405
@nasrisheikh6405 25 дней назад
Masha Allah ❤
@MuhammadABDiRAZAK
@MuhammadABDiRAZAK 25 дней назад
Mash allH
@ashaadan4286
@ashaadan4286 25 дней назад
Ayaney wan ku farxay aragaga Alle haka rali noqdo ❤
@MaryanMarian-o2q
@MaryanMarian-o2q 25 дней назад
Ayaaney afkaga caano lagu qabay alla gobsanida masha allah waana mid ugu ficn waad waa nisay hadi ay qaadatane wey anfaceysaa
@LadnaAhmed-t7b
@LadnaAhmed-t7b 25 дней назад
Wcs wllo
@liyaomars
@liyaomars 25 дней назад
Queen Ina Goobdoon jir oo joog wallaahi Talo walaalnimo oo aad u wanaagsan ayaad siisay walasheen Samiiro siman ineey videogaan aragtana waan filaa inshaa’allaah one love ❤️ ayaan Goobdoon iyo walaalaha dhammaan❤️🫶🏽
@LadanYussuf
@LadanYussuf 26 дней назад
Ayaaney welcome back❤❤❤❤
@miimisahal2304
@miimisahal2304 25 дней назад
Cabdisalan maqaraaba qansax baa tihiin
@Xamdicabdiwali-k3d
@Xamdicabdiwali-k3d 25 дней назад
Abayo mar hore ayu furay hada markii 2 alle hale koriyo maskiinta
@cawokayd3043
@cawokayd3043 25 дней назад
Mansh Allah ❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 26 дней назад
Mashallah Mashallah Mashallah abayo ayaan
@muniiraabuukar6781
@muniiraabuukar6781 25 дней назад
Masha allh boqorad talo wanagsan ayad sise
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 25 дней назад
M,a sax waye ayaney talo ad uqurbadan siisay ❤❤waxa raneh ineey qadato taladas❤❤😊
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o 25 дней назад
Mama ayan afkeda ka maqloya dadkan waligey ma arag mana maqlin xita balse ani furin aba raba wana la ahy walahi ilhy ha ifududeyo
@FarhiaOmar-r9b
@FarhiaOmar-r9b 25 дней назад
sax waye talo fican basisay m.a❤❤❤
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 26 дней назад
Inta aayan sanad ku xidhan ❤❤
@saafiaahmed3957
@saafiaahmed3957 25 дней назад
I agree with you abaayo, calaf lama dago lama diidi karo waa deeq ilaah
@lugayar9163
@lugayar9163 25 дней назад
Ayaaney fadhiga kakac fadhi weyney awey qisoyinka Somalida
@AminaYasin-kl5nv
@AminaYasin-kl5nv 26 дней назад
Ok
@hindaissa451
@hindaissa451 25 дней назад
Ayaan habo ❤❤❤Manshallah
@aishahussian7632
@aishahussian7632 25 дней назад
Sax waaye wlleshey qaaliga ah talda aad siisey mcnt❤❤❤❤❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 26 дней назад
Wcs xppti so lahasho wngsan wllshe samira nah talo wngsan baad sisay iney daqan donta nah wan rajenayaa I.n ilma hanah rabi ha la koriyo
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 25 дней назад
👍👍❤
@AyanElmi-d2w
@AyanElmi-d2w 25 дней назад
Ayaane abaayo seetahay xld abaayo jikada intee ka sameesatay. egypt aan kula jooga jika laan aan ahay masha,Allah jikadaada waa qurux badan tahay Allah hakuu barakeeyo
@Najmamo-g6s
@Najmamo-g6s 25 дней назад
Somalia bay jokta ayan
@aaminoAbdaasiis-dg7gj
@aaminoAbdaasiis-dg7gj 25 дней назад
Mnsha allh codkar
@AyaanCaliabdi-z2s
@AyaanCaliabdi-z2s 25 дней назад
😂❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 25 дней назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@SeynabXuseen-wp5jh
@SeynabXuseen-wp5jh 26 дней назад
Ayan xabibti wan kuu xiisey
@ayanali4647
@ayanali4647 25 дней назад
Masha Allah tabaraka Allah ❤❤
@ashodakane5245
@ashodakane5245 26 дней назад
Masha Allah abayo walahi talo walalnimo ayad sisey 😢
@rahmoali9440
@rahmoali9440 25 дней назад
Cuudey waku salamay
@rahmoali9440
@rahmoali9440 25 дней назад
Cuudey waku salamay
@khadraali5890
@khadraali5890 25 дней назад
Wanakana ayaaney xabibti ❤❤😊
@ashaibra2686
@ashaibra2686 25 дней назад
Wacaleykum salam waraxmatullahi wabarakatuhu ayaaney walugu ficanyahay macanto allah kufududeya wax kajecel maleh inad sodhigto video yada koley duruf jirta darted unbad usodhigi waysay allah kufududeya abaayo
@FartuunAbdi-mw3zo
@FartuunAbdi-mw3zo 26 дней назад
Ayaan hindha ween waan nool nahy
@shukriinaumumumtaz6857
@shukriinaumumumtaz6857 26 дней назад
Ayaaney maxan ku xiisey qali ❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 26 дней назад
Ayanay xbbt barqa wangsan ❤❤❤❤
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 25 дней назад
Furinka biryahan waxow noqday fayuus radis iyo wax leskugu hambalyeyo imanka Allah usugu umadan nikaxi ayaba noqday wax lagu kaftamo
@falishassan528
@falishassan528 25 дней назад
Ayaanay Somali aanahay waanada maqaadano ee dadkan naga dhaaf hadhow ay adiga dhib kuugu soo celinayaan ee qisadeena noo wad abayo
@umulKheeyr-o4h
@umulKheeyr-o4h 25 дней назад
Kan kale aa cules iga saran yahy Ramadanki sida loga so labti ila hada ma dawan 🥺
@hanaadfaraax9723
@hanaadfaraax9723 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@BasraAli-zv7bp
@BasraAli-zv7bp 25 дней назад
asc abyo wan nolnahay shrfey aniga ma aminsani inaa kufrxdo furinkaga sabto ah wan lyabanaa samiro iyo abukar culusow 😢blse maha dhedhel inaaa adigo qh hoyo lawa caruur ah ayaney abyo aniga waxn ahy hoyo si qaldan gurigeeda loga dudumeyay blse kuma frxn lkiin maraka qar inaa allha talda udhiibto😢😢😢😢 mark wan kxumhy abyo waxn rajeenaaa inaaa badel qeer badn an helo😢
@falishassan528
@falishassan528 25 дней назад
Abayo waankoogna ❤❤❤
@faayAdenSuuley
@faayAdenSuuley 25 дней назад
Furiinka qaar waalagu farxaa walaahi
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 26 дней назад
Good 👍 👍 👍 👍 abayo ayaan
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 25 дней назад
ABAAYO.HAKU.RIYOONIN.IN.ILMO AY AABAHOOD.IYO.HOOYADOOD.KALATAGAAN.AY.XAQUUQ.ABONIMO.HELAAN ABO.MARKUU.FURO..NAAGTA.ILMAHANE.WAA.FURAA.BOQOLKIIBA.95.WAA.FURAA.NIMANKA.SOOMAALIDA.WAA.SIDAAS.MARKEY.WEYNAADAAN.AYUU.SOO.RAADSHAA.MARKA.TAAS.OGOOW
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 26 дней назад
wan ku xiisay ayaaneey 🥺❤
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 25 дней назад
Haaaa ayaan qalbi safiyey wan jognaa
@CashoCayuni
@CashoCayuni 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umuamiira6098
@umuamiira6098 25 дней назад
Ayaaney waxaa kasugeenay aaway geedi kaneecada iyo dixsiga oo aad dhahday waa idiin sogalin wiilkyga ibarya😂 ilmaha masaameeneeso ar noo faaidè cunug 5bil jiraa heestaaa suntana waa kala baqaaaa
@QisasChannel
@QisasChannel 25 дней назад
Waan soo galshay abaayo qiso anoo kashaeekaynayo idin tusay adaan toos iidaawan umalaynaa
@IndhoosAhmed
@IndhoosAhmed 25 дней назад
Anne samiiro wxn kula talinlahaaa in haduusan mowd kaareebin habeen inaadan meel gooni ah kala seexan waayo waa gabdho
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د 26 дней назад
Am the first
@raaliyoibraahim221
@raaliyoibraahim221 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤😢😢🎉
@MunoXuseen
@MunoXuseen 26 дней назад
Wcs abyo ayanah xbbt❤❤
@sacdiahusien-ww1dz
@sacdiahusien-ww1dz 26 дней назад
Mahdsnid momy madaadma aad codsigeenee aqbashy mhdsanid kun io kow jeer
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 26 дней назад
Ayaney hada qadan kugu karinaya 😂shukrn qali from borame
@sacdiahusien-ww1dz
@sacdiahusien-ww1dz 26 дней назад
Ayyyyyyyyy momyyyyyyyy ❤🎉 imis you wlhi welcome 🙏 ❤
@Cabiir-b1j
@Cabiir-b1j 26 дней назад
Ayaaney aniga markii hore gaabdhaa waan taageeray lkn markaan hadalkeeda dhamaystay waan dhaliiday community kaygi waana yaabay😂😂😂😂
@LadanAbdwahid
@LadanAbdwahid 26 дней назад
Ayaaneyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 26 дней назад
❤❤🎉🎉
@NaciimoQaasim-k6o
@NaciimoQaasim-k6o 26 дней назад
Hbo ayaan been sheeegi maayo alaab ugu yar hadan dhaqa xitaa intaan daarto oon meel saaro aanba ku qabsada howsha hbo shugrn
@NasroXassan-h5p
@NasroXassan-h5p 25 дней назад
Ayaney wad saxanthy wallhi fikrad ficn ayad uso jeediasy
@RaaxoJilacow-o9d
@RaaxoJilacow-o9d 26 дней назад
Asc ayaan waan. Joognaa
@FadxiyaYuusuf-x1o
@FadxiyaYuusuf-x1o 25 дней назад
Wan jogna qli
@RaaxoJilacow-o9d
@RaaxoJilacow-o9d 26 дней назад
Weli
@ayuush2214
@ayuush2214 26 дней назад
Ayaaney hanoo ganbinin hadana baryahaan waadba na nacdee anagana jikada ayaan nici rabnaa wlhi😂
@Imaan-channel2
@Imaan-channel2 25 дней назад
Aniga hada chapati aya kugu dhuwanoyaa 😂😂 afsomali joh 😂😂
@RaxmoSh.xassan
@RaxmoSh.xassan 26 дней назад
Sax❤🎉😊
@HabonDaher-b7t
@HabonDaher-b7t 26 дней назад
Asc ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo 26 дней назад
Ayaney ani anoo rabey in ley furo Aa markii ley.furay wadnaha in ow bananka imaday moday hdana ilaa hda waxa uso daganahy cabsi lee iyo ilma badan oo gala Aabo aabo naca mid kasta gan maficna kan gumaku qalmo isdhaha wayo waxa kabaqa musdaqbalkeyga iyo kan caryrdeyda muqdagbalka danbo 😅
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 26 дней назад
Muhim waye inaad ka fikirto mustaqbalka iyo kan dheer abaayo nin naag qaabo ha isku gursanin❤😊
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo 25 дней назад
@@abdirahmansalan1583 hye wall qali
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 25 дней назад
Afarmaalin gudeheed dad noola ayaa ku dhinta kuwa aan dhalan ayaa ku dhasha afarmaalin gudaheed waa leysku furi karaa horta furiin wax lagu farxo maaha lkn runta hada isku sheegno mararka qaar qofka aad lanooshahay hadaad isku dhibtootaan furiinka ayaa farxad ku noqonayaa wllhi
@Ruunfamily-f6l
@Ruunfamily-f6l 26 дней назад
Ayaaney aduun waxaan joognaa furiin la isku hmblyeeynaayo😅😅😅 bal hadii lacala la ifuro isoo hmlyee😂😂😂😂😂😂😂
@QisasChannel
@QisasChannel 26 дней назад
Ale kuumaba kaso furiin
@Ruunfamily-f6l
@Ruunfamily-f6l 26 дней назад
@@QisasChannel amiin xbbti
@HiboNuur-c6f
@HiboNuur-c6f 25 дней назад
Ayaanteydii waa hibo canjerada kugu dubato
@HooyoMacan-y8u
@HooyoMacan-y8u 25 дней назад
Wanku salamay dhirigaliso ayaaney😢❤
@Lamahela
@Lamahela 26 дней назад
Waxaan maqli jiray guri dobay gori dhisan kamanaxaan maqli jiray fartun habi ayaaan layabay balayo kufarax
@ciifduu8779
@ciifduu8779 26 дней назад
Wanku xiisnay xabiibti❤❤
@AshaQurux
@AshaQurux 25 дней назад
Wayqiyaantay nin keeda ninkale ayee xarii jacel lasameesay wuuna iskafuray
@QisasChannel
@QisasChannel 25 дней назад
Ilaah kabaq abaayo maadigaa kudhex jiray reerka
@AshaQurux
@AshaQurux 25 дней назад
My lkn waa lawada ogyhy cadeena waa loo haaya
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 25 дней назад
Comment tigaan fartuun youtube keedana waad kusoo qoraysee maadaa aakhiro laguusoo istaajin walaale allah ka baq gbdha dambi haka kasban
@AshaQurux
@AshaQurux 25 дней назад
Maxaa kaagalay dakii ubaahna ayaa luuqa ugu sheegay cadeemihi aan kaheenay naagtaas dhilada ah oo qiyaanaa leda ah
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 25 дней назад
@@AshaQurux walaashay horta aakhiradaada unax maalin kale ayaad uwaayin jawaaab Xataa hadaa aragto qofka wax ku aragto markhaati afar ah la'aantii Kuma tilmaamikarti hadalka fosha xun ee aad gbdha ku tilmaamtay Ilaahayna xukun in qofkaa 80 jeedal lagu dhufto buu kasoo dajiye Qofka o aad cirdigiisa wax ka sheegto illa inuu ku cafiyo maahee waa xisaab kuu taal Marka kutalogal.gbdhaa ajar baad ushaqayse miisaankeeda baad ubuuxin maalin ay ubaahibadantahay Adna kaaga lagaa nusqaamin hadii kale gbdhaa dambi wayn baa ka gashe cafis warso Waxkasta ay tahy Adiga xisaabteeda laguuma dirsan tada lgu dirsade. Hadalkaa aad ka sheegtayna diin ahaan xataa ninkeedu kama sheegikaro markhaati la'aan
Далее
SAFARKII NINKAYGA IYO 📷 CAMIRADA QARSOONEED!!
38:23
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 3 млн
НЕ БУДИТЕ КОТЯТ#cat
00:21
Просмотров 1 млн
GABADHII TOOGASHADA KU XUKUMNEED😭😭QISADEEDA
31:32
MUSIIBO AYAAN GACANTAYDA KU DOONTAY!!!
33:42
Просмотров 10 тыс.