Тёмный

Gor Gor oo Xabad kala hor-tagay ciidankii Itobiya, Somalilnd oo ka carootay go'aankiiAbiye,Diyaarado 

Suldaanka TV.
Подписаться 443 тыс.
Просмотров 114 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@MaaidoMucalimcabdulahi
@MaaidoMucalimcabdulahi 26 дней назад
Waa layaabee xaa noo yaal hadiiba naloo dhaaran dadkii kacabaadi jirau guuuuuuuul somalia❤❤
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Месяц назад
Imaradka allaaha. Burburiyo.insha.Allaah❤❤❤❤
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Месяц назад
Masha allaah ilaahoow. Cidanka soomaliya. Guul kasta. Sii.insha Allaah
@HusseinMaange
@HusseinMaange 4 месяца назад
guul iyo gobanimo c .x.d.s itoobiya kenya imaaraadka allah burburiyo aamiin
@CabdullhiAadanisaaq
@CabdullhiAadanisaaq Месяц назад
gul.iyogobinimo
@CalinuurXuseen-q3e
@CalinuurXuseen-q3e 2 месяца назад
Guul guul soomaliya❤❤❤
@abdilatifafdub4205
@abdilatifafdub4205 4 месяца назад
Madaxweyne Hassan ha iska dhaafo Qabuuraha, safarka badan, hana isku dubbo rido khilaafka Maadaxda Gobolada hana muujiyo tanaasul. Somalia guul!
@MaaidoMucalimcabdulahi
@MaaidoMucalimcabdulahi 26 дней назад
Maasha alah guuuuul and gobonimo🎉❤❤❤
@runloow2202
@runloow2202 Месяц назад
Dawladnimadii weey soo noqotay maashaa allaah. Xoogga dalkoow & ciidanka macawisleyda u kacay wadankoow guuleysta Mahadsanidiin Suldaanka TV sida aad usoo gudbisaan wararka dhabta ah, muhiimkana ah ee weliba wadaninimada xanbaarsan
@xamdimaxamed2440
@xamdimaxamed2440 Месяц назад
😊
@AbdiKhadar-pz9nm
@AbdiKhadar-pz9nm Месяц назад
Guul Guul somali❤
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 4 месяца назад
War shacabkan somaliyed ha iska celiyan injir layda somaliyey cidina idinma maqna ceelna idiinma qodna ale mooyane guulaysta
@JamiilaNuur-k4z
@JamiilaNuur-k4z 2 месяца назад
Ilaaaahooow CIIDAMADA DALKA Qwiyeeeey Alaaahu Agbar guuuuuuuul guuuuleeysta guuuul
@KhalidMaxamud-r1j
@KhalidMaxamud-r1j 2 месяца назад
Ha itoobiya wa shrqalayai wada
@abdilatifafdub4205
@abdilatifafdub4205 4 месяца назад
Waa sharci darro iney ka soo gudbaan xuduudda, falka Gorgor waa soo celinta heybaddii ay Somalia ay laheyd. Reer Mataan hambalyo falkiina!
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 4 месяца назад
Kkkk Ma Sharci Ayeey Canshuurta Uga Qadanayan Gobolka Gedo Saxiib Dad iska Dhiciyo Ayaa Ku Nool Hiraan iyo Galgaduud iyo Mudugba Dabdhilif Lagama Yaqano Gobolada Dhexe MAHAN siida Gedo Okale
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 4 месяца назад
Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto ciidamada itoobiyaanka ee dalkeena aabe sida sharci darada ah ku Soo galey waa kuwii muuse biixi ku Soo gala soomaaliya qeyb kamid ah bada soomaaliya ayaan idin siiyey
@AbdirasakNour
@AbdirasakNour 2 месяца назад
Mxaa keeny dalka Etobiya waaYaabee
@banadiryussuf8875
@banadiryussuf8875 4 месяца назад
Kaaalaay Anaga Somali sidaa unahay cidaan iyo Huub laaan miya nahayso micnaha, waxan madaxweyne Hassan ushegaya inu dalxiska Badan dayoo 1million oo cidan aah hanoqoro an aniga kujuro ethiopian Ayaba lakariwaye
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 месяца назад
WAXA YAAB LEH, IN AY DIYARADDA ITOOBIA AIRLIN AY MAALIN KASTO, KA SOO DAGTO ADAN CADDE AIRPORT,
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 месяца назад
CIIDAMADA AFRIKA, WALIGOOD WAX UMA QABAN SOMALIA, SHABAB WAN ISKA CELIN KARNA, EE AFRIKANKU HA NAGA WADA BAXAAN.
@rnoor9763
@rnoor9763 2 месяца назад
Itoopia waa bahalo hilibka ceyriincuna badeynane inlagalahadlo waamamnuuc ee haleeska dhacsho alla haqabtee inshaa'allaah aamiin
@AbdiqadirHaaa
@AbdiqadirHaaa Месяц назад
Soomaliya in sha alaah guul
@11naa44
@11naa44 4 месяца назад
Wasir ka gaashandiga ya waye horta qof waalan miya mise qof hurda wa inu ka hadla arinkan oo shaqadisa qabta ama iscasila wmxy manta 2024 itobiyan ba so galey wx la aqbali karo maaha
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 месяца назад
MUUSE BIIXI IYO XASSAN SHEKH, UMMADDA SOMALIYEED HA ISKA QABTAAN, NIMANKAAS WADDANIYIIN MA AHA.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 месяца назад
LIDKA DIYARADAHA MEY CIIDANKA SOMALIA KU GARACAAN, DIYAARADAHA ITOOBIYA EE HAWADA KA BASAASAYA CIIDANKENNA.
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 4 месяца назад
Ethiopia out of Somalia. Somali people must defend the country of Somalia and we ought to do so immediately.
@RidwanApdiyare
@RidwanApdiyare Месяц назад
Show me the weather like it's coming up.I'm gonna go to classic wood 2011 o'clock in previous line.Yeah excellent i'm going to look
@هرويموافق-ج7ي
@هرويموافق-ج7ي 4 месяца назад
Cadawga somalia wa Etopia ciindank quaranka somalia wa inay difacan quaranka somalia
@SuldaanSiyaad-v8z
@SuldaanSiyaad-v8z 2 месяца назад
Haaaa jiirtoo soomaliya
@RaxmoYaasiin-x7e
@RaxmoYaasiin-x7e 2 месяца назад
Raw
@CalinuurXuseen-q3e
@CalinuurXuseen-q3e 2 месяца назад
Damacaitoobiya wainlabeeneeyo gumaystaha iska jir
@RidwanApdiyare
@RidwanApdiyare Месяц назад
The RU-vid app in the guide.Can you tell me another
@NurRoble
@NurRoble 4 месяца назад
Waxaa u hiiliyay mudulood oo yaa leh meesha ka saaray 91dii madaxdii ka danbeeysay gadigood waxeey duqa magaalada ka dhigeen mudulood iyo sadaxda xisbi 1maxakitii 2xisbulislaam 3alshabaab waxeey duqa magaalada ka dhigeen mudulood waxeeyna markaati ka noqdeen cidkale in aay dugmagaalada xamar ka noqon karin ilaah qeeyr hakasiiyo xaqa dadka u hiiliya ilaah hadhooro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 4 месяца назад
Masha Allah cadowgu hajabo ❤❤❤😂
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 4 месяца назад
Gorgor wa commandos ciid ay ka cabsanayan majirto Laya dhee Ethiopianka
@UmuMuniir
@UmuMuniir 2 месяца назад
Madaxda dalka hadaysan waxpa ka qaban karin hayska wareejiyan gul somliya❤
@hasanaxmed1368
@hasanaxmed1368 2 месяца назад
damaca itoobiya waxeey rabtaa in ay qaataan dalka Ee ka'rida xukunka dalka soomaaliya
@AbdirazakMahamudMahamed
@AbdirazakMahamudMahamed 2 месяца назад
waa wadan la ibsanayo
@Faisa-ch5cv
@Faisa-ch5cv 4 месяца назад
Soomaaliya hadanahay Waxa rajaynaya Guuliyo barwaqo ayrajaynayna Allaah waxakabarinayna indalkan Guuliyo barwaqo ayaarajaynayan Allaah hanosahalo Aamiin
@RidwanApdiyare
@RidwanApdiyare Месяц назад
My computer Somalia.
@abdiwalijama1930
@abdiwalijama1930 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@AbshiroMaxamed-jq4ux
@AbshiroMaxamed-jq4ux Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@canabmahamed6486
@canabmahamed6486 Месяц назад
System that the one of my friends has had
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 2 месяца назад
Hanaga baxan atmis wax firaq amni ma jiridono xabashida hanaga baxan
@jamacadan2200
@jamacadan2200 4 месяца назад
Deg deg ciidanka itiopia deg deg haka baxaan dalka hadu ey ka bixiwayan diyaar ayan unahay wana qabsaneyna adis ababa 😮
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 4 месяца назад
Scw❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 2 месяца назад
Warayahan inta an ku maqlayey manta ugu ficna shegtay wadanka adaa iskaleh
@AbdillahiAyehAyeh
@AbdillahiAyehAyeh 4 месяца назад
Maya
@alihassanawil8789
@alihassanawil8789 4 месяца назад
Hala yaana
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 месяца назад
Waxay goosaneysaa gobolkii ba inkamid ah iney qaataan, dawladana ridaan,...
@AbdirazakMahamudMahamed
@AbdirazakMahamudMahamed 2 месяца назад
waxay raban inay wadanka kalagoyan
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 4 месяца назад
Itopia haleyska celiyo toos ayey soomaali usooweerareen
@AdanyareCumar
@AdanyareCumar 2 месяца назад
Itobiy cadoga somaaliy waay
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Месяц назад
Elayda.iyo marexankaba.wey.lajiraan.cadawga.soomaliya
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 месяца назад
war dowlada soomalia aad sheegayso Maxay ciidanka Ethiopia 🇪🇹 ilaaliya Madaxtooyada
@CabdiraxmaanCali-u6x
@CabdiraxmaanCali-u6x 2 месяца назад
itobiya wa in a layska celiya
@jembaadaye6403
@jembaadaye6403 3 месяца назад
Yaa ku dirsaday in aad dowladu waxay xaduda gesay ka hadasho afkaaga ilaasho sir dowladeed lama sheegsheego hadii aad rufyan itobiya ahna waan kula soconeyna si aan ku ogaano
@israwadani9113
@israwadani9113 3 месяца назад
In soomaaliya itoobiya ay kutala gasho inay lawareegto waxaa sabab u ah xasan dhiiqo waana in dalka laga badbaadiyaa xasan dhiiqo
@abdilatifafdub4205
@abdilatifafdub4205 4 месяца назад
Qoraalkeyga ammaanta Gorgor iyo reer Matabaan aan ujeediyey ma aaddan garan. Xaggeed iila kacda, sxiib?
@sadiiqmahad-j1p
@sadiiqmahad-j1p 4 месяца назад
xasax wal ken warka ushegayo
@AbdirazakMahamudMahamed
@AbdirazakMahamudMahamed 2 месяца назад
xabadhidu
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 месяца назад
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was warya suldaanka tv mantana odeyga adrka xasan gorgurde miya kuso dhibay
@FadxaMohamed-id4bh
@FadxaMohamed-id4bh 3 месяца назад
waxa layaaba dalku xuduud male miyaa away askartii ilaalinhaysay xuduudka yaab
@AhmednaasirAbwanka
@AhmednaasirAbwanka 2 месяца назад
Dhedidayaa tolkaba laha malaha dhodhore axnasir ahaan aha
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb Месяц назад
Xabazhidu waxay rabtaa saylac iyo lug haya maxay masar u tegi weydey Safaarada xabashidu villa somalia ayay ku taalla muxuu xasan u raacday waayey Diyarada xabshidu xamar ayay timaada muxuu xasan u joojin waayey Xasan sh,gerle,emarates,UK iyo xabazhidu way ku wada socdaan in badda spmalia ay xaq u leedahay xabashidu oo lacag looga bedesho xasanna waa lagu qanciyey waana socda proceska
@AxmedbileCumar
@AxmedbileCumar 2 месяца назад
Somaala waain tigraay dowlad uaqoosataa
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 4 месяца назад
Shacabka soomaaliyed waa iney kachang itoobiya wey na qabsan rabta warqeela dhaan war halaga hortago itoobiya
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Месяц назад
Soomaliya soomali.baaleh
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 4 месяца назад
Xasan tarragon waydii
@Muldhisaa11
@Muldhisaa11 4 месяца назад
War Ciidanka Ethiophia gor gorta kama hor istaagi karto beenta iska badaa waxaan xasuustaa 2006 dagaalkii Baandaarlee iyo Diinsoor oo Sabab u noqotey in Ciidanka Ethiophia Muqdisho galaan.
@MaxamedIbraahim-r5k
@MaxamedIbraahim-r5k 4 месяца назад
Wakhalad.dow.lad.dhisan.infaragali
@hibo7569
@hibo7569 4 месяца назад
Éthiopie toujours voulu prendre le Somalie, mais pour le Somalie il faut trouver des bons dirigeants pour bien défendre le pays qui ne sont pratiquer tribales tribu tribalime, 👁👁👁🤲🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲☝️☝️☝️☝️
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 4 месяца назад
Waxaan ka codsanayna dadka Somaliyeed inay u istaagan difaaca dalkooda, dadkood iyo diintooda. Ethiopia ayado haysata dalkeeni iyo dadkeeni ayey maanta inay qadaato intii kale. Kaca oo dagaalama.
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 4 месяца назад
😂😂😂😂😂BEENATA shaydaanku baray xage somaliya jogta 😅😅😅😅😂😂kkkkkkkkk
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад
Anigu waxaan ahay dadka ethiopian nimada taageersan laakiin waxan ay ethiopia kawado wadamada jaarka ah siiba soomaaliya ha ogaada siyaad bare iyo dawladiisii waxay eeday duulaankii ethiopia dagaalkii ogaden saas awgeed hada daandaansigan ethiopia oo ma soomaaliya ayay qabsan rabaan
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 4 месяца назад
Waligiin Adinko Run Shegaya LA Idinma Arkiin War Mataban Gor Gor Ciida. LA dhaho Ma Jogan Ee Waxa Joga Ciidan bolice Ah oo Hirshabele Ka Tirsan Gor Gor Farmajo Kama Danbeyn Nin Walibo Ka Tirsana Gor Gor qabiilkiisa Ayuu Aday Marku Farmajo Ka Baxay Ee Umada Beenta Ka Dhaf
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 месяца назад
Hahahahahahahahahahah⚽️ Banooni maa bacaad lagu dheelaa.
@israwadani9113
@israwadani9113 3 месяца назад
Xasan shiish isagaa wadanka sidaa ugalay hadii maanta aanu layn lahayn xiidamadii mw.farmaajo soo tabaray itoobiya nama soo hunguraysteen intuu xasan dhiiqo islahaa ximi mw. Farmaajo baabi i ciidankii mw.farmajo ee awooda lahaa
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 4 месяца назад
Itobya wax dawad ka riixay wa cuba dagaal ku bilaabaya cuba amar ciidama s dil
@maxamadaxmed5066
@maxamadaxmed5066 2 месяца назад
War cadanken wanu kajawabayni itobiya aya idinka dhow shacabka somaliya maxad taraysan 3:28
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 месяца назад
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@MaryanRuun-w6s
@MaryanRuun-w6s Месяц назад
muuse juudaan qawiil issaaq la dhaho ayuu maamulaa mooyee qarankii sheegi jireen waxaa cuni ssc iyo awdal isteet
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 4 месяца назад
Asbuucyadaan gudaha cuba waad arki doondaan cuba
@miskiabdi2632
@miskiabdi2632 Месяц назад
Af ganbi waad iska hadshay war aqli gal laimaw ittoya waa layska dhucinaa adoo soomali sheganaya ha u hadlin saas
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Месяц назад
Muse.juudan waa.kabaqadka.itobiya
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 4 месяца назад
Suldaanka.beenta
@MadamedAxmed-bw9xs
@MadamedAxmed-bw9xs 2 месяца назад
Malin tii faramajo lagasaray balaqab saday
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 4 месяца назад
BEENAALE BILIQO DOON DALKA DADKA IYO DIINTA MADNA DANKAMALEH DAMUJADIID
@AmiinYaasiin-gg7px
@AmiinYaasiin-gg7px 3 месяца назад
Msoo gudpi karan
@munayousuf8460
@munayousuf8460 4 месяца назад
in shirqoolayo yaa isku hayto
@MuseAbdi-dg3yp
@MuseAbdi-dg3yp 2 месяца назад
Somalia dagal Aaya. Faraha Lagashay Sababta. Hasan. Shiikh
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 4 месяца назад
Waryaa ma caruur ayaad umada moodeysaa dadka beenta iyo huuhaada kala tag itoobiya hadaad weerareyso orod utag
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 4 месяца назад
Ma Goegot baa kuu nool dowkii Gurguurte Shirqoolka ku dhammeeyey.
@God-p5x
@God-p5x Месяц назад
Tanii.bencubahano.iskahubi.adero??????
@AAhmedMooge
@AAhmedMooge 4 месяца назад
Wuxu been wayina ilayin iska dheh uun weyi
@aliabdi5708
@aliabdi5708 4 месяца назад
Sorry cadow somaliland ayaad tahay
@omarwalawen2605
@omarwalawen2605 4 месяца назад
Somalia failed state maha dowlad
@familytraditionalfoods
@familytraditionalfoods 4 месяца назад
Xasan isagaa dhib kuhaya Somalia dowladna meesha kumahayo odaygaa isagaa waxaas oodhan masuul ka ah nin wadankiisa ninlamid ah kusooduulay oo wadankal usocdaalaya waa wax lala yaabay dad kan masaakiinta ah ee uu leeyahay wadan ayeey difaacayaan ayagaa gaajo ubaqtiyay maxaay wax celiyaan war waxaan meesha wax ukuhayo maleh wagumarkuu beryo wuxuu ucararayaa wadankale waxaa lama yiraaho madaxweyne kacarar dheh meesha qaladkoodhan waa asaga Riwaayad ayuuwadaa iyo turuufo waaye 😢😂ohinta iskadaa dheh duqa wadanka difaac ama kadegkursiga awale waala ogaa inaad xinka Farmajo aad madax weyne unoqotaye meesha katag waxkama ogid madax iyo dowlad nimo midnamayaqaan odayga wareersan😂😂😂😂😂😢
@omardiria
@omardiria 4 месяца назад
Hhhh xooga dalka aad sheegayso maxay madaxtooyada ciidamada Ethiopia u ilaalisaa
@omarwalawen2605
@omarwalawen2605 4 месяца назад
Beenàale
@omardiria
@omardiria 4 месяца назад
Waar umada beenta ka daa .madaxweynahaaga Ethiopian ayaa madaxtooyada ku ilaaliya gobolkasta somalia ka mida Ethiopia ayaa joogta
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 4 месяца назад
Waxaan ka codsanayna dadka Somaliyeed inay u istaagan difaaca dalkooda, dadkood iyo diintooda. Ethiopia ayado haysata dalkeeni iyo dadkeeni ayey maanta inay qadaato intii kale. Kaca oo dagaalama.
Далее
Тестирую гаджет для роллов! 🙈
00:42
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12