Тёмный

Gudoomiyaha Kulmiye Maxamed Kaahin oo si adag ula hadlay musharraxa Waddani iyo xisbigiisa 

Somaliland Channel
Подписаться 67 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

#Somaliland #Channel
/ warbaahintamadaxtooyad...
madaxtooyadajs...
somalilandnati...
/ madaxtooyadajsl
/ madaxtooyada

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 3 часа назад
INAKAAHIN WAAD ABTIRSATEY HABARJECLO WALEE LAMAKHALDO GUULEYSTA VIVA KULMIYE GUUL MAASHAA ALLAAH ILLAAHOW NOOBARAKEE DALKAYAGA IYO DADKAYAGABA ILLAAHOW AAMIIN ❤❤❤❤❤❤VIVA KULMIYE
@mohamuudmohamed6926
@mohamuudmohamed6926 4 минуты назад
Xirisi. Baaakaaa.fiican
@xafidcashuur1643
@xafidcashuur1643 2 часа назад
Caaac hadal maaha waxani
@CabdikarimGambocade
@CabdikarimGambocade Час назад
Oo ma wadanibaa dadka amaana sawka caaya ololaha wadani waaba cay waxkale mahayaanba
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 2 часа назад
War ma maanta ayuu noqday gudoomiyaha kulmiye, yaab
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 2 часа назад
نعوذ بالله من شرّكم
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Час назад
ونحن نعوذ بالله من شروركم
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Час назад
انا نجعلك الله فى نحوركم ونعوذ بالله العظيم من شروركم
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Час назад
@@SamsamO-lb7hc walaashay Samsameey maanta waddanka waxa u dan a Waddani Inshaa Allah....Waxa dadkeena walaaleen doona Waddani....Qofki caqli leh taa wuu garanayaa Samsameey
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Час назад
Inshaa Allah
@liibancartan8591
@liibancartan8591 20 минут назад
Munaafaq
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 56 минут назад
Xasan sheekh ma yuhuudibaa hadii kafee lala cabo miyaanu madaxweyne ahayn
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m 2 часа назад
Muuse biixi sow lama hadlin xasan sheekh maxaa ugu ceebeynaysaa
@ibn.dahir.
@ibn.dahir. Час назад
Qadiyaduu kala hadlay,gacan haadis maaha ,way ka go'antahay in qaran jira la noqdo
@CisiMaxamuud-v3c
@CisiMaxamuud-v3c 2 часа назад
Uu hadli kari laayahay wasiirku dad awgii😊
@nassiraw-said6584
@nassiraw-said6584 Час назад
😅😅😅😅 Ina kaahinow filinkaa hore ayaa loo daawaday ee Kulmiye xawla mariidka ayay ini maraysaa ee lugaha mermeeriya!
@zakirboss143
@zakirboss143 2 часа назад
Aaabo ciroo 😂😂😂😂 kan oo la dhagaysanayo ma aragba 😅😂
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 2 часа назад
waar meeshan waxa ka buuxa dad caytamaya. haddii aanad ninkan warkiisa doonayn dee ha daawan.runtan aad adigu qandaraaska ku haysato iyo beentan aad in kaahin dusha ka saartay halkaad ka keentay?
@CashaSuleiman
@CashaSuleiman Час назад
War ka waran dheh Cidaankad Jebiin iyo Maxabista. Kkkuu. Xiiddhaan. Waax qaabad nnaa m
@amiirck-zt7yy
@amiirck-zt7yy 2 часа назад
Qudhmiye by by 😂😂😂😂
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Час назад
Muureyadah iskaa bixii😂
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k 55 минут назад
Wadani huwan lama dooranayo
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Час назад
Calan casta kulmiye wxay wadaan waa isku dir iyo kala fogaynta umada somaliland
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 36 минут назад
Isagaa ciilqaba waliba habryoonis uqaba naac loma bahane halkii aad qaban lahayd doono niw her madaxad ka dhaltee bari horan kaa jawbi lahayn
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Час назад
DIBJIR CALOOSHIISA AYUU U YAQAANAA QARANKA
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 2 часа назад
isku diirey nin weyn
@mohamuudmohamed6926
@mohamuudmohamed6926 5 минут назад
Manacas.kii.baaa...camaaad.baaadanesaa.saxa
@CashaSuleiman
@CashaSuleiman Час назад
Adiga iyo muse. Dhibad u gaysatten. Dadki idin dortay '
@soobax7544
@soobax7544 56 минут назад
halkeey arigtidooda ka iibin lahayee shicibka, ayeey kumashquulsan yihii xisbi muccaarada oo latartamayo. kalsooni dara lagu sheego wa intaas!
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 часа назад
Waxay ku waasheen wadani markay dalkii rogeen mee dalkii dhamaa cabaad bay wadaan bilaa micna ah iyo cabaad beena
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 Час назад
Daciif... bal wuxuu ku hadlaayo eega. Sidii dibjirkuu u caytamayaa. Waa ninkii loo doortay nabadda somaliland.
@mohamuudmohamed6926
@mohamuudmohamed6926 2 минуты назад
Tuug.baatay.hay..nacas.ha
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 9 минут назад
Uso camiray wlhy wa runtiisa in loso camiray o laga codaynayu ogyahay wad iska tagaysan ader doorkan Ku biya cab
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k 52 минуты назад
Ciidanka wadani ayaa jabiyey qolo qolo kadhigey guuul kulmiye horseed
@muusemuse885
@muusemuse885 29 минут назад
Kumliye waxaa loo nacayba waa muuse bixii iyo adiga labadiinuba dadka waydin barteen adeero meesha baneeya clraxmaan dhiig Kuma faano ee aqoon ayaa ku faana adiga Ina biixi markasta waxan ku faanta dadba laylanay
@barkhadhassan5061
@barkhadhassan5061 2 часа назад
Ma ninka reer hebalow reer herbal baa idin caaya, umad la hor yimid ayaa nin kale wax ka sheegaya oo maad ka xishootid umada aad sida naagaha ugu kala warsheekoonayso,
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 часа назад
Kulmie waa basasin israaiil ayaa saylac rabta itopia waalagu qarinayaa cadaw nalagu dhex meertay oolacag u muuqato multaqbal ma eegayaan dadka reerha ugu adag ee dalka difaaaca xasuuqa oo isku dira ayay yuhuudi u soo dirtay basaasintaa halaqabto reersoomaliland laanow
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Час назад
Idinkaa snm basaasi jiray, ciidanki basaasay. Shut up yaa yusra
@CabdirisaaqXuseen-m5l
@CabdirisaaqXuseen-m5l 2 часа назад
Waalagu.khiyaameeyay.beenaale
@ChimcaSulub
@ChimcaSulub 2 часа назад
Waar waxani way barooranayaan
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Час назад
Baroorta idinku in shaa
@farhanqasim425
@farhanqasim425 2 часа назад
sheeko xume
@Mohkh647
@Mohkh647 2 часа назад
Beeenle beenale bay bay bay kulmiye
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w Час назад
Nacas yohow ha u tirsan sida naagaha ee sheeg 7dii sano waxaad qabateen
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Час назад
Yusra
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 2 часа назад
Niman xanuunsanaya oo aan aqoon wax kale isku dir iyo cay mooyaane naf la caarid
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Час назад
Fardaa deedamayee diric adag ma wadataa Dabo dhilif la'aantii ma dagaalamaysaa. Yaa yusra harti, yaa huwan
Далее
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 2,3 млн
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
KULMIYE OO WADANI KA SAARAY SOMALILAND MAANTA GUUL
12:13
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 2,3 млн