Тёмный

Guri Barwaaqo Reaction tik tok 

Guri Barwaaqo
Подписаться 564 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 520   
@suhaibelmi6410
@suhaibelmi6410 3 года назад
Nio daahir Dameer Maad Nagala soo hadashid waanu ka gami wayne
@ebromohamed6557
@ebromohamed6557 3 года назад
Nooooo
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 3 года назад
maya gurey sheekadaas gab ka dheh
@rodaabdile2730
@rodaabdile2730 3 года назад
Waqal studio fans hadaa sidaas xumaan ujeceshahay ugu tag meeshiisa dahir alasow ha dambaajin wiilka ee soco rufiyaanimada kalatag sheydaanyahow maryaha qabo subxaanallaah
@nakruumindho6954
@nakruumindho6954 3 года назад
Wr adba afba leedah hdal guray ma af hayenbu idin yahay adba afba kugu yale wr danyso ninku caruurbu u shaqaystaye
@cllaahiqumbe3695
@cllaahiqumbe3695 3 года назад
Chanelka raga haka bahdiliN naag yahow Waqal studio wxaa kama shaqeeyee Maaha kani waqal studio saxdee
@ilaysonlineflims8203
@ilaysonlineflims8203 3 года назад
2:00 Heesta Silsilada aheyd ee geelaygu shanbuu ahaa😂😂😂
@umams2905
@umams2905 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@marikjordan3858
@marikjordan3858 3 года назад
Haaa wa sax
@mawaahibxasan3551
@mawaahibxasan3551 3 года назад
Qof kii u horeeyey Miyaa noqday 😁 Like ta saar Qofkii badaw ah 😅
@mahadwalidabdala-norrevang8345
@mahadwalidabdala-norrevang8345 3 года назад
36 badaw haha 😂
@mawaahibxasan3551
@mawaahibxasan3551 3 года назад
@@mahadwalidabdala-norrevang8345 aynu wax barano 🤣🤣 Amba 45 baan ahee 😁
@realwarya1016
@realwarya1016 3 года назад
Kudarkana
@mawaahibxasan3551
@mawaahibxasan3551 3 года назад
@@realwarya1016 mxay ku dar 🤔
@Jackcadnaan1234-d8p
@Jackcadnaan1234-d8p 3 года назад
Guri barwaaqo legend brother
@zuldaandayax1849
@zuldaandayax1849 3 года назад
𝖭𝗂𝗇 𝗄𝖺𝖺 𝗐𝖺𝖸𝗇 𝗂𝖸𝗈 𝖽𝗁𝖾𝗉𝗂𝖦𝖺 𝖺𝖺𝖻𝖺𝗁𝖺 𝖫𝖺𝗀𝗎𝖬𝖺 𝖢𝗂𝖸𝖺𝗋𝖮 🙌😅
@abwaancaqlisame
@abwaancaqlisame 3 года назад
12:42 reerka ay la joogto caafimadkoda hala baadho wxa uga jeedo hdaa fahantay legend baa Tahy😅😅😅 👇
@hodomahamed3320
@hodomahamed3320 3 года назад
😂😂😂😂😂😂hoga
@abwaancaqlisame
@abwaancaqlisame 3 года назад
@@hodomahamed3320 😅😅ciyaalkii hore
@maxamedkhadar8740
@maxamedkhadar8740 3 года назад
Waxa uu uga jeedo hadaan daaha ka qaado waxuu uga jeeda almacnoow tibta ama kasha sidaad u taqaanaba yartu way wasakhaysay
@joma_xoogzade9115
@joma_xoogzade9115 3 года назад
Guri barqoY fisrs view and coman. Waar tiger buxan ku.ahayd nio. Intii ila.midaah like dhac kusii😅🤣
@abdullahiok7766
@abdullahiok7766 3 года назад
Walhi waan qoslay🤣gabdha alla macaana isa saartay reerkay lajoogto hala baaro🤣🤣🤣🤣🤣
@dagandumar2379
@dagandumar2379 3 года назад
Waa heestii ahayd geelayagu shanbuu ahaa Xariir Ahmed uwaca😂😂😂😂
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 3 года назад
WAA HEESTII SILSILADA AHYD EE XARIIR GEELAYGU SHANBUU AHAAAAA 👍👍👍👍👍👍
@sooraanyare7608
@sooraanyare7608 3 года назад
😀😂😂aayad cml ugu naq naqeysee😂😂waaye iney dugsi jogtan moday😂
@zackayoub86
@zackayoub86 3 года назад
Ciyaalo madaaris
@Khaliifg
@Khaliifg 3 года назад
Daahir calasow usoo jawaab guriyow👌😂😂
@daauudismagbe8582
@daauudismagbe8582 3 года назад
Mxuu ka faaidaya markuu usoo jawaabo waxba iskuma hayaana adeer waxaad doonaysaa musalsal
@faatuali7497
@faatuali7497 3 года назад
Niyow midhbuna ujawapayn
@suldaanofficial3780
@suldaanofficial3780 3 года назад
Guri barwaaqo hoos ba ugu dhigtay kulaha reerka ay la jogto cafimaadkooda ha la baaro. Wuxu ka wada bahasha ay haysato ayay is galisa
@M19-u8v
@M19-u8v 3 года назад
Nin ka weyn iyo dhabiga aabaha laguma ciyaaro aar guri barwaaqo aa 😂😂😂
@alvaroofficial1076
@alvaroofficial1076 3 года назад
Legend ismail apdilahi ali @Guribarwaqo TV Keep GoinG prother
@abdifatahabdillahi8792
@abdifatahabdillahi8792 3 года назад
Heesta arwaax ee saaxiibka abdikariin Ali shaah reaction ka so bixi, Wa hees erayo,cod, laxan iyo music Intaba aan caadi aheyn
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 года назад
𝙂𝙪𝙧𝙤𝙬 𝙘𝙖𝙡𝙖𝙨𝙤𝙬𝙗𝙖 𝙠𝙪𝙪𝙨𝙤 𝙡𝙞𝙗𝙖𝙭𝙚𝙮𝙚
@faysalgeedi4881
@faysalgeedi4881 3 года назад
Guri barwaaqo wlhi so funny keep going bro
@yacquubdheeg8042
@yacquubdheeg8042 3 года назад
Heestii Geelaygu shan buu ahaa Way ku rafatay😂 Qaacaa illahay noolaystay😂😂😂
@joma_xoogzade9115
@joma_xoogzade9115 3 года назад
Imisa.ila.argtaa inuu iPhone 11.qatay odayguu 😅🤣
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 года назад
Aar somaliya vaartoodu dheera 🤣🤣😂
@haqoslinhaddiikalecadawgac7072
@haqoslinhaddiikalecadawgac7072 3 года назад
Wuu sitay ila vidyowyo hore
@abzhirzalah3336
@abzhirzalah3336 3 года назад
Wr gurow jawabti dahir alisow ka sugayna😁
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 года назад
Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for guri barwaaqo wxaa tahay RU-vid ugu jeclahay uguna funi san wn ku wataa from moqdisho💯🌹🌹❣🇸🇴🙏🙏🇸🇴🇸🇴🎓🙏🙏
@khaledothman321
@khaledothman321 3 года назад
Waa heestii Odhanjirty Geelaygu shan buu ahaaa waaa saan isleyhy 😅😅😅😅
@Jilic-jaamac
@Jilic-jaamac 3 года назад
Reerka aylajoogto caafimaadkooda halabaaro maxaa ula jeedaa guri barwaaqo kkkkkkkk sxb intaa inoo cadey
@saharamuse1965
@saharamuse1965 3 года назад
Guri barwaaqo aad ayaan ku jecelyahay marka waad faraxsanhay aduunku waainla farxo manshalaah
@sataarofficial9679
@sataarofficial9679 3 года назад
Waa nabigi nabiyada ugu qrxda badna wana nabi ysf nabigi afrika laga soo saray Masar baana uu ku dhashay
@baariyare1435
@baariyare1435 3 года назад
Waa heestii shanta soomali.lagaga hadlayay xariir axmed silsiladii
@mustafapdi3902
@mustafapdi3902 3 года назад
Haa geelaygu shan bu ahaaa heestii dhahaysay weeyaan
@baariyare1435
@baariyare1435 3 года назад
@@mustafapdi3902 haa sxb
@sharmaarkemedia3195
@sharmaarkemedia3195 3 года назад
War gurayaaw legend baa tahay waxaan arkaayay mid yaroo kugu soo wareeray oo la leeyahay dhilo calasey ee libaax naagaha ha ujawaabin legend baa tahay waa iga talo💯❤️
@sheekhabenmaxamuud9684
@sheekhabenmaxamuud9684 3 года назад
Heestii feelings shanbuu ahaa waaye sxbow
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 года назад
Gurey in the building🤣🤣
@mubaarikofficial2820
@mubaarikofficial2820 3 года назад
*Maqaaxidaadan Kadhex Qadaynaa Guraw* 😂😂😂😂
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 3 года назад
ha haleyn bal😂😂😂
@mubaarikofficial2820
@mubaarikofficial2820 3 года назад
@@saxarlasaxarla9314 😂
@ahmednuur5944
@ahmednuur5944 3 года назад
Guribarwaaqo LEGEND from Al_Caasima Hargeisa Kasoo Salamaya
@mubarikfarxan688
@mubarikfarxan688 3 года назад
Legend Always legend♥️🙏
@siciidcabdi6409
@siciidcabdi6409 3 года назад
Dahir calasaw lii guraw2😂😁
@adnanabdirashid5239
@adnanabdirashid5239 3 года назад
Keep going guru Barwaaqo
@rashka--poy1238
@rashka--poy1238 3 года назад
Legend Guri barwaaqo 🥰🥰
@ahmedwali.1282
@ahmedwali.1282 3 года назад
Ismacli cabdilhi cali {guribarwaago} Hore usoco wlo lipx wx tahy nin taliti lah 👍👍👍
@mubarikabdi9014
@mubarikabdi9014 3 года назад
The one and onley lagend guri barwaaqo🔥🖐🙏
@abdidiriye5454
@abdidiriye5454 3 года назад
Kkkk bouna fartuma, Sporting from Jowhar and Switzerland 🇨🇭
@saredoahmedsareedo8688
@saredoahmedsareedo8688 3 года назад
Salan sare Ismail Abdillahi Ali my Guir barwaaqo 🇩🇯💜🙌
@clraxmaansaleebaan4016
@clraxmaansaleebaan4016 3 года назад
Lagen
@mofaarah9342
@mofaarah9342 3 года назад
Guri barwaaqo waan ku wataa
@axmetnaaji5547
@axmetnaaji5547 3 года назад
tan lamodo inay subsickii liqday Heesta wxa lahaa xariir axmed wxy ahyd gelaygu shanbuu ahaa gacantayda laba ku jira 😁🤣 one love gurayga
@bashejamma123
@bashejamma123 3 года назад
12:40 Reerkaa caafimaadkooda hala baadho inta fahantay like ha saarto 🙆‍♂️
@setwansetwan6203
@setwansetwan6203 3 года назад
1:15 HADAL BA GAM 😂😂😂
@abdiwahab9989
@abdiwahab9989 3 года назад
Waa heestii xariir ee shanta soomaaliya lagula hadlayay ee silsilada ahayd 👍
@Hamselyrics
@Hamselyrics 3 года назад
Geelayagu shanbuu ahaan xerada laba ku jira heestii nimaan hilaac silsiladii cabdi askari waa heestaa guri barwaaqo
@Abdikadirrmohamett
@Abdikadirrmohamett 3 года назад
Xariir baa qaaday
@siciidabdirahman400
@siciidabdirahman400 3 года назад
Ismail apdy lahi ali___guri barwaqo legend 🥰🥰
@sharukhankashantasomali2071
@sharukhankashantasomali2071 3 года назад
Dahir baa kuudhaaranayee maxaa kajira😂😃
@sumayoahmed7675
@sumayoahmed7675 3 года назад
🤣😂😆🤣
@mohomedhasanahmedkaynaanca7125
@mohomedhasanahmedkaynaanca7125 3 года назад
Dagaal jeclidaa hppi🤣🤣
@hodomahamed3320
@hodomahamed3320 3 года назад
Nin rer burco uma dharan kare😂😡
@apdi_azeezezze7090
@apdi_azeezezze7090 3 года назад
Ismailow heestii sxpkaa Apdikrin lagaama hyee reaction waan sugy..✌
@salmanjr9712
@salmanjr9712 3 года назад
Guri barwaaqow qaab farsameysan baad reaction ubixineysaa 🤣🤣🤣 Only legend baa ku fahmi kara☝️
@badrimustafe7830
@badrimustafe7830 3 года назад
Gurow qosolka ka reeb talent bad leedahr
@drzeefofficiall1514
@drzeefofficiall1514 3 года назад
Guribarwaaqo leggend qofkii ugu horeeyay ee daawada
@ahmedmagaalo6683
@ahmedmagaalo6683 3 года назад
Legend yaa ilaahal caalam
@khalidmahamud3724
@khalidmahamud3724 3 года назад
hhhhh wan ku salaamay guribarwaaqo iyo dhamman asxaabta iga danbayn doonta kkk
@ahmettapdy7115
@ahmettapdy7115 3 года назад
Geelaygu zhanbuu ahaaa bey leedahaya😂😂😂
@ahmedshow0ffcial745
@ahmedshow0ffcial745 3 года назад
wlhi gurow markan ku arko ayaan beer casaad noqda ilaahay cimriga ha ku dheereeyo pro💜
@ekramupdirashiid6701
@ekramupdirashiid6701 3 года назад
Ismaciil cabdilahi cali ❤❤❤Guribrwaqow nolow wllo
@yaasirkingo8636
@yaasirkingo8636 3 года назад
Legend guul io goba nimo big fan kuu ahy
@camaarchannel1501
@camaarchannel1501 3 года назад
Guribarwaqo lagend cidii la tagarta like kumuji
@sakariyeabdirisaq5657
@sakariyeabdirisaq5657 3 года назад
Yaa ila fahmay in sheekadaa dameerka iyo daanyeerku duurxul tahay 😂😂😂 Waxan la hadlayaa dadkan leh guraw soo jawaab waar waad haysataan jawaabtii legendska ayuunbaana fahmaya 👋 Guri barwaaqo nin wayn wlhi kkkkkk
@abdikadarsalad1120
@abdikadarsalad1120 3 года назад
Guri barwaaqow nio talent aya ledaHy qosolka kaliya ka reeb dadka qosolsii hadii ha isku qoslin nio wixiiba marax aya ka dhigtaYe
@khalidkaraama7044
@khalidkaraama7044 3 года назад
Guri barwaqo waad iga qoslisy zxp
@api-azizahmet2918
@api-azizahmet2918 3 года назад
WaaR guroow heestu waa heesti xariir axmed ee gelaygu shan buu ah
@omarabdo6643
@omarabdo6643 3 года назад
Guri you are legend👑🤣
@princessintisaan1584
@princessintisaan1584 3 года назад
Geelegu shanbuu ahaa hees wadani ah xariir axmed ayaa qaaday😗😗
@khalidomar5550
@khalidomar5550 3 года назад
First Comment GB Nin Culus 👏
@Sucdiraage
@Sucdiraage 3 года назад
Xariir ahmed geelaygu 5buu ahaaaa🤣🤣🤣🤣
@muha3019
@muha3019 3 года назад
14:11waxad mooda ilmo yar oo xalay dhashay😂😂
@isak2743
@isak2743 3 года назад
2:08 heesta xariir axmed weeye geelaygu shanbuu ahaaa
@ahmetcabdifaarax1032
@ahmetcabdifaarax1032 3 года назад
Gurayoow lipaax baan kugu ogaa sxp filimadiina noo bilaw
@abdifataxmaxamed8893
@abdifataxmaxamed8893 3 года назад
First like Guri barwaaqo zhp loveka dhackasi Aniga ugu horeeye
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 3 года назад
Aa Gurow daahir dabeyste miya kabaqdey😀
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 года назад
😂😂😂😂😅geelenu shan buu ahaaa weeye 😂😂😂😂heestan sas loo kufsanayo 😂😂😂😂😂😂
@muhiyadinmygag3657
@muhiyadinmygag3657 3 года назад
I'm first one guri barwaaqo like isaar wali nio imaad saarine hayga dhicine igada ciyaartoo😂😂
@DayibCabdi-iw2bz
@DayibCabdi-iw2bz 3 года назад
𝐆𝐮𝐫𝐚𝐚𝐰 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐢𝐢 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐫𝐞𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 года назад
No reaction 🤣😂
@mohamedaliomar9333
@mohamedaliomar9333 3 года назад
Guri barwaaaqo sxbow wax yaalaha qaar ha soo qaaadan
@zackbrwon2280
@zackbrwon2280 3 года назад
Odaygu daahir calisow waka dhacay miiya🤣🤣
@xasanmawliid419
@xasanmawliid419 3 года назад
Guri barwaaqo ninkii daahir colosow kabaqday inuuu kasoo dhexhadllo maqaxida kkkķkk
@khadarmedia3522
@khadarmedia3522 3 года назад
Waa heesta xariir axmad oo silsiladda ahyd oo ahyd geeleeygu shanbuu ahaa @Abdiaskari tube
@shevchenkoandriy8430
@shevchenkoandriy8430 3 года назад
Heestu waa geelaygu shanbuu ahaa like dhac iigu siiya scml
@lilmaajid9916
@lilmaajid9916 3 года назад
Guribarrwaqo is tHe onE oF tHe leGenDs
@cabdulfataxofficial2937
@cabdulfataxofficial2937 3 года назад
12:45 Reerkaa aya la joogto caafimaadkooda ha la baadho.. wale way madheen😂😂😂😂
@maxamedyusuf3534
@maxamedyusuf3534 3 года назад
😂🤣Istaqfurulah
@zulekahmuse3007
@zulekahmuse3007 3 года назад
Xariir axmed heestii geelaygu shabnuu ahaa ☝️☝️☝️
@abdimalikdalmar1542
@abdimalikdalmar1542 3 года назад
Waa heestii ahayd geelaygu shan buu ahaa jawabteedii halkaas u doono awoowe
@fowziyo121maalin6
@fowziyo121maalin6 3 года назад
Nabi moose calayhi salaami masar
@camaarahmed8018
@camaarahmed8018 3 года назад
Heesta xariir Ahmed Iyo nimco dareen reaction kii👐👐
@mukhtarcismaan7238
@mukhtarcismaan7238 3 года назад
waar gurow ma hudhel baad kireysatey,. waadigan background kii badaleeh🤔
@guuledali2694
@guuledali2694 3 года назад
Waar gurayoow mxad ninkii daahir halkay idiin maraysaa sheekadii
@khaalidabdilahi7931
@khaalidabdilahi7931 3 года назад
Mar kan oo kle gaaladu waxay dhahdaan an other levels inanta🤣🤣
@adangeydh7387
@adangeydh7387 3 года назад
Guri barwaaqo nolow sxb aad ban ku tageera
@lailamohamettzulthan8591
@lailamohamettzulthan8591 3 года назад
GURI BARWAAQO LEGEND BAA THY NIO 😂😂😂
@aadanfitnessvideo9897
@aadanfitnessvideo9897 3 года назад
Waaa jawaaabtiii geeelaygu shan buu ahaaaa
@zakariyehassan5463
@zakariyehassan5463 3 года назад
silsiladii geelaygu shan buu ahaaa ayay ku jirtay guri BarWaqo
@mohamdmouseadam4012
@mohamdmouseadam4012 3 года назад
The Legen Ismacil Aliow Zxpkaa Abdikarin Ali Shah Maxad Uga Dhcdaa Reaction Kaso Bixi Heestisi Arwaax
@jamamarwaanofficial9014
@jamamarwaanofficial9014 3 года назад
Waa heestii geelaygu shanbuu ahaa Gacantayda labaa kujira
@sacatshine
@sacatshine 3 года назад
nooLow wllkY IzmaiL guri barwaaqo waad naGa qozLizaYyyy
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 3 года назад
Gurey nin iga qosliya wlhi Waar sxp la aantaa stress weeye keep going bro
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf 3 года назад
GuraY parwaaqO waa fanny wlhi keep going prO💫
@amiinnaawi8132
@amiinnaawi8132 3 года назад
Ismaaciil c/laahi cali exam man waa nio full respect
Далее
Guri barwaaqo Vs Tik Tok
17:01
Просмотров 109 тыс.
GURI BARWAAQO REACTION TIK TOK
14:51
Просмотров 141 тыс.
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 8 млн
Paint Projects
00:17
Просмотров 4,1 млн
Guri Barwaaqo Reaction tik tok
12:19
Просмотров 77 тыс.
Guri Barwaaqo Reaction tik tok
17:53
Просмотров 119 тыс.
Guri Barwaaqo Reaction sharmo boy
27:17
Просмотров 155 тыс.
Reaction Tik tok Hot Hot Guri barwaaqo
15:56
Просмотров 41 тыс.
Guri barwaaqo Tik Tok Falnaqayn
16:52
Просмотров 98 тыс.