Тёмный

Guri Barwaaqo Riwaayad Maxayrko Dhan Qosol 

Guri Barwaaqo
Подписаться 545 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Приколы

Опубликовано:

 

3 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 184   
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 года назад
Gureyow Miyaad Wareertey...😂 Riwaayadan Inta Hore Udaawatey Like isaara. Lol✌😂
@alijooker2075
@alijooker2075 4 года назад
war ninkani ma yaxye ba kkkk
@danwadaag9488
@danwadaag9488 4 года назад
Yahye cabdi maahir DAY😥
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 года назад
El yahye Mar la baad kula kulmey Taxanaha ku jiraa Gurey Qofkii u haaban Barashada sheybaarka Medical laboratory Chenalkeyga cusub ku Booqo Mahadsanidiin 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 ru-vid.com/show-UC9_kszIUPxoTPKDCrTMwwuw
@whizkid7813
@whizkid7813 4 года назад
War hedhe Guri barwaaqo maxaad naga damacsantahay dee part 5 maad noo soo dayso 😂❤️
@niin128
@niin128 4 года назад
Dun carbeed inta aragta Inuu qaaadka ka dhacayo 😂😂😂like ku qabta👍👍👍
@yousufabdiofficial7864
@yousufabdiofficial7864 4 года назад
Ismael abdilahi ali Guri Barwaaqo keep going Forward prothr never Backwards Ever
@laago6274
@laago6274 4 года назад
First SalaaN Sare Zhp guribarwaqO Gopolka buuhoodle Kaso salamayA
@danwadaag9488
@danwadaag9488 4 года назад
Mahadsanid Zxp ismaaciil C/Laahi (( GURI BARWAAQO ))
@abdale_gamer
@abdale_gamer 4 года назад
Hh comment ga waxaa laagu talagalay fikradaada inaad ka dhiimato somalidu ilbixi mayso channelda cadaankaa eega like iisaar ba majirto hadal quruxbadan la imo dadku yadaa like kusiine
@maxamedcismaanmaxamedcisma5504
@maxamedcismaanmaxamedcisma5504 4 года назад
Guri brwaqo riwayad socota😂
@ilwaadjama5529
@ilwaadjama5529 3 года назад
@@maxamedcismaanmaxamedcisma5504 hjjbmmnkhjgjgihljjhkjjbkbjhoonkkl
@Islamictoday114
@Islamictoday114 4 года назад
Commentiga si raaxo an idinkaga aqrisane like tuugsashada nga daaya somaliyeey
@ABEES-TV
@ABEES-TV 4 года назад
Anigaa Ugu zoo Horeeyay Gurayoow waana 1da Habeenimo Maad QayiLazaa Caawa
@himiloprod9790
@himiloprod9790 4 года назад
Guri barwaaqo in the world ♥♥♥♥♥😎
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 4 года назад
*Guri Barwaaqo Keep going brother* 👍👨‍💻🖐
@tiriyelyrics9533
@tiriyelyrics9533 4 года назад
Guri Barwaaqo waan kaa sugaynaa falaqaynta heestii Cumar dhuule Alla jannooy awadaa majiifsadee azxan kaman yaa illaahow caalam
@mustafeibr1040
@mustafeibr1040 4 года назад
*Abwaan guribarwqo caaw wan murqasanee live iisaar pein hhh adan ku sugayee*
@abrahmanmohamed9637
@abrahmanmohamed9637 4 года назад
Soomaaliyeey waan idiin aqanaa Hada like isku wada eryada
@ridwanhadji68
@ridwanhadji68 4 года назад
Abrahman Mohamed Calli walahi wad garatay sxb lakiin man fahmin waxa lagu falo like ta
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 года назад
@@ridwanhadji68 iisaar subscribe wall
@abrahmanmohamed9637
@abrahmanmohamed9637 4 года назад
@@ridwanhadji68 Horta wll commantiga waxa loogu talo galay in lagu cabiro waxa video ka khaldan iyo waxa ka maqan Lkn inagu Like uunbay rabaan wax laga faaidona garanwaayay
@ridwanhadji68
@ridwanhadji68 4 года назад
CABDINASIR SOMALI OFFICIAL wanku saray sxb
@yusufsicid4898
@yusufsicid4898 4 года назад
wasa
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Guroow sawdiga nla meerysty horaanu u daawane 😊no problem lkn waanu iskga ceshan nin jcylkiisa 12kii duhurnimo kuu sheegty baan ahy kuye lol😂😂😂😂😂💔
@abdirizakbashirahmed1294
@abdirizakbashirahmed1294 4 года назад
War gabadhu waa walaashay markuu dhahay anaaba ka naxay. Hubsiimo hal baa la siistaa.
@seadsbchannel3038
@seadsbchannel3038 4 года назад
guri barwaaqo alle haku xafido zhp wlhi madadaaliya dhabaatahy qiso ayaanka qoray
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 года назад
Inta xiligan soojeeda plz.subscribe dhac ha iigu siiso
@rabiicweli850
@rabiicweli850 4 года назад
Alla zxp duncarbeen waan ku salamaya halkeed ka dhacday
@nadiasuldan3858
@nadiasuldan3858 4 года назад
Walhi waan ku kasta keen going 🥰🥰🥰🥰
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 4 года назад
guroow horraanu u daawanay ruwaaydanne ee maxad noo zoo kabayzay🙄🤣
@waheliye44
@waheliye44 4 года назад
Hhh keep going bro from cardiff
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 4 года назад
Guroow qofbaa iga horeeyay caawa sxb
@murtiiyomahadho376
@murtiiyomahadho376 4 года назад
Cilmi baadhis baa sheegtay. Dadka like ta raadiya inay yihiin bilaa kalsooni ah. Oo qaba cudur nafsiyan ah.
@abdikanimd5195
@abdikanimd5195 4 года назад
😂😂👏
@ruweyda_quruxx3955
@ruweyda_quruxx3955 4 года назад
🤣🤣🤣 you got it wlhi
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 года назад
Guri Barwaaqo riwaayadan mar hore ayey ahayd ruwaayad qosol badan runtii salaada Ayaan aadaya kulahaa guri Barwaaqo 😂😂🔥🙌
@abdelazizosman1084
@abdelazizosman1084 4 года назад
We watched this drama
@muniiroxusen5620
@muniiroxusen5620 4 года назад
Guri barwaqo nin aa tagero hora usoco
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 4 года назад
Keep going bro
@filmagagale8878
@filmagagale8878 4 года назад
Guri barwaaqo aboowe hore usoco
@mukhtaardhuux6300
@mukhtaardhuux6300 4 года назад
ismaciil cabdullahi cali guri BARWAAQO
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 4 года назад
Anaa igu horeeyay waan is eryadaye liketa iisara inta guray tageerta iyo inta iyadoo dawanaysa comintiga akhriyaysa
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Hhhhhh waa maxay holacan xaga hoose igaga socdaa
@habiilmireafururmaskabooda6815
@habiilmireafururmaskabooda6815 4 года назад
asc sxb guri barwaaqo waaa jilaa weeyn horay u soco mida kle walhi qaad waxa igu dameeysay 7sano ka hor waan u xiisay cawa dhareer baaa iga yimi iishalha dalkii waan inaam qaaad dartiis hhhhh
@abdikhadarfaarax5382
@abdikhadarfaarax5382 3 года назад
Yaa daawanaya 2021 5/3 maalin isniina
@maanka9712
@maanka9712 4 года назад
Tnks zxp guri barwaqo
@yazzinodhahzame9168
@yazzinodhahzame9168 4 года назад
Guri barwaqo nin wayno wax garad ah keep going bro
@khaliilismail7195
@khaliilismail7195 4 года назад
Dun carbeedna miyuu qayilaa 😅😅😅😅😅
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 года назад
Kuwa leh like isaar waxa dhama kuwa subscaribe isaar kasaa wax Ka helaya oo lacag Ka samaynaya lkn kuwan like lasoo cararay ayaan layaabanahay 🤔🤔
@dacardige8419
@dacardige8419 4 года назад
Guri barwaaqo ninka comedianka sanadahan dambe ugu haysta.
@amiinhaibe
@amiinhaibe 4 года назад
Waar riwaayadan waan hayee taxanihii meeye😡
@hamzeadam6778
@hamzeadam6778 4 года назад
inta guri barwaqo tagerta like haY saarto👍
@mupaarikkayzeh5225
@mupaarikkayzeh5225 4 года назад
Nio gurow taageero buuxdaH❤
@abdirazakdiri9757
@abdirazakdiri9757 4 года назад
Wnku zlmy House parwaqo🖐💯
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 4 года назад
Guri barwaaqo Sheekadi meraysiga aya qabsatay Ninbu walashi kuso meraystay 😂😂😂🥣🥣🤣
@toxic3466
@toxic3466 4 года назад
Hhhh ala beerka guri barwaaqo qaraxyada naga daa🤣😂😂😂🤣🤣
@maxamedbirta2057
@maxamedbirta2057 4 года назад
Aar guri barwaaqooy mxy Riwaayadi hore kaga so celisey
@herroofficial1158
@herroofficial1158 4 года назад
Guri barwaqo tukaan iyo sarifle layskuma dari karaye 😂🤣
@dheman1418
@dheman1418 4 года назад
Masha allaah xigmad iga dhe i
@fadumosaed6851
@fadumosaed6851 4 года назад
Asc wllo ama huno
@abdisamadmohamed7185
@abdisamadmohamed7185 4 года назад
Wcs wll subscribe iisar wll adoo mhdsan
@ahmedsuleiman866
@ahmedsuleiman866 4 года назад
Jakarta ayaa yidhi Guray riwaayadii way ka dhamaadeen.
@zermaahir186
@zermaahir186 4 года назад
😅Hhhh ku laha ninka 12 duhurno iyadoo milicdu kulushy jacaylkiisa kuu sheegtaan ahay😂😂😂😂
@khalidkarie1278
@khalidkarie1278 4 года назад
Guri Barwaqo👑
@qurbaawiofficial3032
@qurbaawiofficial3032 4 года назад
Hayaay Hayaay IGADAGAA MAXAA DAGAYA🤣🤣
@jamjamike6405
@jamjamike6405 3 года назад
YAa dawanya 2020 December like ku qabta
@maxamedmuuse7787
@maxamedmuuse7787 4 года назад
Waar abwaan wax kalemaway day tani waa mar hore waaku sidee
@carboosheyare5301
@carboosheyare5301 4 года назад
Like ta iisara qofkii kowaad ee dawada
@updipazithupdilahi7483
@updipazithupdilahi7483 4 года назад
Guri BarwaaqO
@naimaali2501
@naimaali2501 4 года назад
😻😻😻😻😂😂😂❤️✅
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 года назад
House barwaaqo ✊✊😍😍
@abdihafid9276
@abdihafid9276 4 года назад
cptn Kuribarwaaaqo like taaa isaaar
@nimanmohmet1389
@nimanmohmet1389 4 года назад
Guri barwaaqo keep going bro
@allahupaahneapdivataah8268
@allahupaahneapdivataah8268 4 года назад
Haaye pin iizaar
@sayidibnusayid7881
@sayidibnusayid7881 4 года назад
Farxada Rabi hakuu siyaadiyo walaal. iga farxi SUBSCRIBE isaar Alle hakaa farxiyee
@wow6708
@wow6708 4 года назад
🤔 Dee ina adeer ruwaayado ayaan rabnaa dee kamaan wadin wixii hore wax cusub inoga dhig.
@mohedabdi926
@mohedabdi926 4 года назад
WARYADHA GR BRWQO WUU INNA KHIYAMEEYAY RIWAD GABAWDAY SWIRKA BDLN
@iisenuur1121
@iisenuur1121 4 года назад
Riwaayadahaaga waalanacay
@allahupaahneapdivataah8268
@allahupaahneapdivataah8268 4 года назад
Dee
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 4 года назад
*_Gurow abti part 5 kaa sugaynnee meeday? tan 2017 dawnnee maad na wali rabtaa abti😂_*
@yzzinaphirizak99
@yzzinaphirizak99 4 года назад
WA LAY ZO WANJALAY
@Abdulkga
@Abdulkga 4 года назад
Waryaa Guri qaadka jooji markaad riwaayaad sameyneyso, inaad mukhaadaraad xayaysiis u sameyso miyay kula fiicantahay? Hadaad joojin weydo cuaqabatayn Europe laga bilaabo ayaanu ku saarayna, waana la hubaa.
@shucaybshoorli725
@shucaybshoorli725 4 года назад
guri barwaaqo wlhi riwaayada Qaybteedii labaad SugayaYe Soo Saar Shbkayow Waan cabsanyahay WlHiYe😁😁😁 Inkastoo Dun carbeed kugu saray Dee😁😁😁
@abdirahmanmohamed2694
@abdirahmanmohamed2694 4 года назад
Waan jooga guri barwaaqo 111 💯😅
@xaajixaraabo9402
@xaajixaraabo9402 4 года назад
Dee guri parwaqoy flimkan horan udawane riwayado cusupan kga fadhina
@xamudicde3
@xamudicde3 4 года назад
War inaan ugu horeyo shaki miya ku jira🦜🌟🤗😂
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 4 года назад
adeega VAR aya laguu soo eegaya inad u horeyso iyo in kale 😄😄
@xamudicde3
@xamudicde3 4 года назад
@@mohammetziyat508 war ina adeer shaki hayga galin anigu man city ma taageere😂😂😂
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 4 года назад
@@xamudicde3 hhh taagere Madrid ah hadad tahay wad ka baxsanaysa hadi kale Varta lagu eegaya 😄😄
@xamudicde3
@xamudicde3 4 года назад
@@mohammetziyat508 war hush hush nio barça ama liverpool ba imarta😅😅
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 года назад
Riwaayadan 2017 Kii Ayay AHaydee Waa Ku sidee Grow
@NasserGunner
@NasserGunner 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkk Gurri Barwaaqo fans
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 года назад
I'm comeback waan kuxirnaay shekadaan we waxaa iga habsamiyay stock taking
@farduusmahamed6484
@farduusmahamed6484 4 года назад
Backgroundka dambe haddduu qurux badanyahay marfashka dukaankuu ujeedaaa ahahahha
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Hhhhh mxd noogu qarinaysa habaar kugu dhacye kama dage caadi maha 🤣🤣🤣
@abdiismail2476
@abdiismail2476 4 года назад
Guroow dee imika suuqaagaa xidhmay waaaxay ruwaayada sanad kahor baad soo dhigteenee ma suuqo xumaa ku haysa kkkkkkkkkk
@vschannel7323
@vschannel7323 4 года назад
Subscribetuba waa sedee ruux bukaanka kugu naca same kuma banaanee 🤣🤣 ku qabo wllo mhdsnid
@damiissong3733
@damiissong3733 4 года назад
Guroow riwaaayda copyright hctv ku xidhan
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 4 года назад
Funny man
@sacdiyaluula4329
@sacdiyaluula4329 4 года назад
ruwayduu waa beri hore😁
@zudaysimahuraan7495
@zudaysimahuraan7495 4 года назад
😚😚🖐🏻🖐🏻
@Amisha_Ali
@Amisha_Ali 4 года назад
Wllahayga Qaliga Ah Fadlan SUBSCRIBE Igu Caawiya 2K SUBSCRIBE igaarsiya Maanta Gudaheda
@saahilyare2921
@saahilyare2921 4 года назад
Salaadaas ilahay baaan aadaya aniguye
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 4 года назад
Guri Barwaaqo samayskiiso dhanbaba Rawaayada hhhhh
@ahmedsurej3953
@ahmedsurej3953 4 года назад
Wa kana kostomarki wayna e.macamisha la aha #guri_barwaqo
@MohamedAhmed-rd2tb
@MohamedAhmed-rd2tb 4 года назад
Iga Dag 😁
@engfathicshare8021
@engfathicshare8021 4 года назад
Tan hoswtii hore losoo dhigay hhh guru barwAqo lacagtiba kuyartay profileka ayuu noobadalayaa
@safwaanhalac3263
@safwaanhalac3263 4 года назад
War gurow xaga baangada adan ku dayay.. sxbka walashi xata dhafi mesid
@akramabdi9544
@akramabdi9544 4 года назад
Gggģgggg Hadaan doondoono doono Hadaan hooyadaa wasi waayo Guribarwaaqoy Halkeed gali anaad albaabadayda
@husseinbare7259
@husseinbare7259 4 года назад
Xarifa guri burawaqa
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 года назад
Kkkkkkkkk Waadmahadsantahy
@akramabdi9544
@akramabdi9544 4 года назад
Guribarwaaqoy aybaatahay Garacbaadtahay beenaalaAdtahay Hadaad doonta haygaran Dadka kuugu dhawbaan ahay Aakhirna waan kugu dhagaroobayaa Hhhhhhh
@abdiasiisahmed1929
@abdiasiisahmed1929 4 года назад
soo gal naa waa duhur😂😂😂😂 Alla gurayooow😂
@nalkamaankadaara3751
@nalkamaankadaara3751 4 года назад
Wlhi intasaa ugu qosol badan 😂😂😂😂😂😂😂😂
@yungmneydller2303
@yungmneydller2303 4 года назад
Guri barwaqo 😂
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 4 года назад
Abwaan naga sax ciiwaanka nio 🤣
@skymanskyman3505
@skymanskyman3505 4 года назад
Xasan handule lama maxaa ku dhacay yutube kiisii yo barnaamijyadiisiii
@allahupaahneapdivataah8268
@allahupaahneapdivataah8268 4 года назад
Guri barwaaqo jinkaygaa kaa hela
@abdiqanimacashoo3386
@abdiqanimacashoo3386 4 года назад
Kama dage😂😂
Далее
Guri-Barwaaqo Riwaayad  Cusub 2019
22:00
Просмотров 153 тыс.
Это реально работает?!
00:33
Просмотров 2,5 млн
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Просмотров 1,4 млн
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Qosolkii Aduunka
35:16
Просмотров 604 тыс.
GURI BARWAAQO TAXANAHA DHAMAAD
17:22
Просмотров 57 тыс.
Guri Barwaaqo Riwaayadii Caan Caan Dhalay 2
34:34
Просмотров 276 тыс.
Guri Barwaaqo Taxanihi 3G part 6
15:13
Просмотров 38 тыс.
Guri Barwaaqo Taxanihii 3G Parti 3
11:48
Просмотров 47 тыс.
Barn Fanka Iyo Suugaanta Rashiid Nuur
25:38
Просмотров 658 тыс.
Riwaayadi Guri Barwaaqo Iyo Heello Qaybtii 2Aad
31:19
Просмотров 610 тыс.
Эксперт по перепискам 💌
0:37
Просмотров 820 тыс.
Гномы против Квадроберов
1:00
Просмотров 3,8 млн