Тёмный

guri barwaqo iyo abdikarin asheeko Qosol badan 

Guri Barwaaqo
Подписаться 551 тыс.
Просмотров 148 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 349   
@dheereye4040
@dheereye4040 Год назад
Welcome back walal
@sakariyetaaj
@sakariyetaaj Год назад
Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato 😢
@ukbaadabdirahman2064
@ukbaadabdirahman2064 Год назад
Qosolkoodaba lagu qoslayaa intaan sheeko la gaadhin😂😂😂😂
@bilan9135
@bilan9135 Год назад
Abdikarim Ali shaah haba ka iman waayo sheekooyinka wuu kula fahmaa miskasta uu jiro waan daawadaa maansha alle soo badi💯💯💯👍👍😊😊
@inantaSomalilandkufanta7766
Welcome back wllo ismaciil cabdilahi cali guri Barwaqo ku xiisey wlhy ina cali iyo ina mumin uma xisin wey igu bateen lkn adiga ku xiisey in dhaweyd ma qoslin la.anta❤
@dreamboy618
@dreamboy618 Год назад
Hala Yaa Hala legends are come back wlhi way igu baxdaa adiyo c kariim cali shaah 😂😂
@mahadwalid
@mahadwalid Год назад
Legend Guri barwaaqo welcome back❤️❤️
@maryanali9833
@maryanali9833 Год назад
Very very funny il love guri we need more 😂😂😂😂😂😂😂😂
@fotballedit1847
@fotballedit1847 Год назад
English ma garanayee inuu kugu hafuufo miyaad rabta sidii kii😅😂😂
@ubahcooking244
@ubahcooking244 Год назад
K k
@fotballedit1847
@fotballedit1847 Год назад
@@ubahcooking244 ma beentaybaa😂
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 Год назад
@@fotballedit1847Loool
@apiitohofficialchannel1923
@apiitohofficialchannel1923 Год назад
WelCom Back Guray BarWaaqo after 3 mounth iyo qosol😂😂
@edebsantiihinadayib7242
@edebsantiihinadayib7242 Год назад
Waa laygu kari waayay. Guri barwaaqo waa fany walahi 😂😂😂
@ismaaciiljilcane4603
@ismaaciiljilcane4603 Год назад
Nio soolaabasho wacan noona soo badi sheekooyinka adi iyo cabdikari cali shaah
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Год назад
Three legends wallhi shekada waad soo samayse wallhi hadii aad malin walba noo shegayso waxaad noqon boqorka RU-vidrada keep going brother guri
@abdillahialikheir4540
@abdillahialikheir4540 Год назад
Welcome back my brother Guri Barwaaqo Adiga iyo Abdi karim ali shah waan idinku haysanaa inoso badiya muqalada please 🙏
@monnamohamud6891
@monnamohamud6891 Год назад
Abdikariin io guray barwaaqo daawaday mana qoslin waaa hadan kaa yeelo waan fuuray wlhi 😂😂😂😂😂
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 Год назад
Great man Sheeko gacan ku rimisa 😂 Watching from Birmingham UK
@ugbadosman2204
@ugbadosman2204 11 месяцев назад
Sheekadaba wuukugu dul samaynayaa😅
@mohamedmukhtaar-kd7jc
@mohamedmukhtaar-kd7jc Год назад
Welcome back 🙏 baryahanba guraw labbarkaga ayan radinayey zxp ninka bal xaalka ka wareyso waxa ku dhacaYy lkn hadad so noqotey imika update noqoneyna❤️❤️❤️❤️
@khadarhello9071
@khadarhello9071 Год назад
Qof aanad aqoon anad lahayn waa sidan oo kle waxa laga dhimir inuu ahaa ilahay aya xanuunka u keenay waxayba maraysa qof xanuunsanaya in sheeko iyo qosol laga dayo waa xil ilahay u dhiibtay waxad wadana waa personal attack ❤😢😢
@ramadaanabdullah8760
@ramadaanabdullah8760 Год назад
Bro xaalka daji waa mala awaal qosol iyo xaraabo lee la maroyaa halkaa joogto cidna Ma joogto lkn waad saxantahay respect ✊
@Raage_Abdirashiid
@Raage_Abdirashiid Год назад
Adu ma TP baad qabtaa maxaa kaa xanaajiyey😂😂😂 ninba meeshii bugtaa asigey balbashaa
@khadarhello9071
@khadarhello9071 Год назад
@@Raage_Abdirashiid ninka waxaz ku hadla iza guunba ah iga xishod yana ku cunine😅
@wardamaan2171
@wardamaan2171 Год назад
Sheeko kale saydhiye iyo cabdi kariin cali shaah🙏🙏
@khalilabdulahi2076
@khalilabdulahi2076 Год назад
Nin loo xiisey zxp update soo noqo insha Allah. Welcome back Legend drama king Guri barwaaqo❤😂 wllhi waad nagaga keente Allaha hakaaga keeno. 😂😂😂
@khalidjr5164
@khalidjr5164 Год назад
Maxaa lagaga keenay 😂
@ahmedarab7526
@ahmedarab7526 Год назад
Wow war legend wa so labtey so keep going bro ❤
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 Год назад
Legent guri barwaaqo from jubuti ❤
@muniira694
@muniira694 Год назад
Welcome back wllo 😅
@mabarigmaboofficial5223
@mabarigmaboofficial5223 Год назад
Ismail abdilahi Ali wllky
@ahmedahir
@ahmedahir Год назад
Xaaji mudad naga maqnyd, welcome back legend
@CabdkariinaxmedXuzeen-ul7wm
Cabdikariin cali shaah walahi waan taageera iyo guri barwaaqo noloshu idinmaxu mayso wll hore usocda wll qalbi idinkajelahay wll
@demabdillahi
@demabdillahi Год назад
legend abdikarim ali machallah j vous salut hn nolada
@zamiraqurux874
@zamiraqurux874 Год назад
Safarka wan la socodaye gurye😢😢😢😢daadki afka duubtan aahyen
@ahlam8554
@ahlam8554 Год назад
Sidan caawo dhan uu qoslayey afkiba xaga iyo xaga ii kala tagay😂😅
@qalinlewalker843
@qalinlewalker843 Год назад
Gurayaw wax badan bad naga maqnayde soo badi shekoyinka
@adnaabdi7711
@adnaabdi7711 Год назад
walahi si daacada u qoslay😂😂so badi wlo aan ku duceeye
@hassanpedrimedia4387
@hassanpedrimedia4387 Год назад
wa lagu wayay shp guri barwaaqO🖤
@XASANKAAFI-OFFICAL
@XASANKAAFI-OFFICAL Год назад
legend Guri Barwaaqo welcome back
@zureer5014
@zureer5014 Год назад
Alla gurow xagaad ka dhacday walalo waanu kuu xiinay walhi😢😢
@mubarakabdirahman2914
@mubarakabdirahman2914 Год назад
sjhshsish
@mubarakabdirahman2914
@mubarakabdirahman2914 Год назад
BaJbIiwvwvwojwbwhsnbs
@saida-sagalharoun6888
@saida-sagalharoun6888 Год назад
Inaa lilaah.... qosol ban bakhtiyay caawa...
@AbdullahiMohamedduale
@AbdullahiMohamedduale Год назад
Farxaddu lacag maaha daarana maaha Farxadda dhabta ahi waata alle wayne addoomadiisa siiyo guri barwaaqo zxp farxad ku noolow
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 Год назад
guraw wan ku salamay mesha iga shid zuldaan❤
@fardusyusuf2057
@fardusyusuf2057 3 месяца назад
Welcome back ❤❤❤❤❤❤
@halabuurpedraqamar5664
@halabuurpedraqamar5664 Год назад
Welcome back inaadeer lkn soo badi zhp
@Abaz_mowlith
@Abaz_mowlith Год назад
Qosolba Xilimaa iigu Danbaysay
@abdihadisonkor7249
@abdihadisonkor7249 Год назад
Welcome back Sxb ismaciil Nosoo badi I.a😊🙏
@cabdixasan49
@cabdixasan49 8 месяцев назад
😂❤Legend Guri Barwaaqo Horumar wacan zhp
@abdikariinmuhumed5379
@abdikariinmuhumed5379 Год назад
Cl kariin baaa bay haysaa tiinbaydu 😂😂😂😂😂😂😂😢😢😅
@hamzemohamed7897
@hamzemohamed7897 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wr haaye inoo so badi
@cabdiburco1066
@cabdiburco1066 Год назад
waar ma gaabisadii baa lagaa soo furay🤣 legendnow
@ApdiHakeim
@ApdiHakeim Год назад
Guri barwaaqo legend 😂😂
@user-oj8zy4hf5n
@user-oj8zy4hf5n Год назад
Aar. Wll. Next sheeko kaleh
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Год назад
Sheekadaadu waa gole ka full adeer
@habibaali2400
@habibaali2400 8 месяцев назад
Kkkkkkkkk This video was so funny🤣🤣💯👍👏👏
@sagalgulde190
@sagalgulde190 10 месяцев назад
Ustaad jilaa cajiibaad tahay Talo na waankusiin Dadku haqoslaan adugu qosalka yaree Waa siday tay Ahaana jirtay
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Год назад
Guray shaaciroole😁😁😁😁😁😁
@craxmaanwaqal7910
@craxmaanwaqal7910 Год назад
Soo badi zxP😂😂😂😂😂
@mohametmustavi
@mohametmustavi Год назад
Ilin iyo dhareer isku daray qosol dartii wllhi 😂 😂
@cabdicasiisxuseencaan1133
@cabdicasiisxuseencaan1133 Год назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nadrahirsi4498
@nadrahirsi4498 Год назад
Guuri barwaaqo umadeena MaaaH❤️❤️
@sacadsoofe
@sacadsoofe Год назад
Soo badi zxp😅
@munaahmed3403
@munaahmed3403 Год назад
Com back guriya baryah waa lugu tabay😂😂😂
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Год назад
Kkkkkk legend guru barwaaqo noo soo badi
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 4 месяца назад
Legend
@radwaaniprahim4003
@radwaaniprahim4003 Год назад
So badi nio walahi gurayow wan wata shekoyinkagee
@Burco.
@Burco. Год назад
Welcome back bro😅😅😅😅😅😅
@SabaaxAhmed-lz4dh
@SabaaxAhmed-lz4dh Год назад
Walaahy sidaan u qoslayay ayn suuxay
@caydaruusyusuf6129
@caydaruusyusuf6129 Год назад
Guri barWaaqo waa funny😂😂
@kalilbadri4357
@kalilbadri4357 Год назад
macalin ninkan sadexaad naga soo reeb sheekoyinka soo badi
@alrahmanosman8140
@alrahmanosman8140 Год назад
Noosooo baDi abti 😂😂😂😂walhi beer casaad baa iGu dhacay
@nicimamaxamed5746
@nicimamaxamed5746 Год назад
So badi plz wllo
@cumaranshax9562
@cumaranshax9562 Год назад
Welcome back libaax
@clraxmaan174
@clraxmaan174 Год назад
Cabdi kariin cali shax soo badi por
@laylaadan
@laylaadan Год назад
Wlhi wan oyayay
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 Год назад
Ninka kaliya ee c/kariin cali shaah ka Qosliya 😂😂😂💔
@hussienali7425
@hussienali7425 Год назад
Wlahi sxb aad ban u qoslay thank you so much 😅😅😅😅😅
@Macaankadiinta1212
@Macaankadiinta1212 Год назад
Soo badi
@waduxaa.
@waduxaa. Год назад
Alla guri intuu lagen yhy 1badanaa ninkii garanayaa garanaya
@omarmohamed2161
@omarmohamed2161 Год назад
Cabdi kariim Mar walba lasoduub sona qabo oky
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Год назад
Welcome back zxb from 😂
@cabdiqaadircismaan1953
@cabdiqaadircismaan1953 Год назад
Zxp gurow soo badi
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 Год назад
Hadii kale. Qosolka. Waan Giijiyay
@AjShiine-vm6ez
@AjShiine-vm6ez Год назад
No so badi MasuL
@Cabdirisaqabdilaahimuuse-qp9xe
Welcome back
@KhaderCraxman
@KhaderCraxman Год назад
Waanu kuu xiisnay zxp intiiba ma burcaad ku maqnayd anaguna hargaysa ayaan kugu sugayne ❤❤❤
@siciidamacalin7481
@siciidamacalin7481 Год назад
Allah haiga cafiyo intan qoslay jamacad buu uga soo baxay 😂😂😂😂😂😂
@URvimez
@URvimez Год назад
Miyaa nalasoo wanjalay baa igugu daran 😂guri barwaaqo hadalku ma dhibo
@ayaandagan4170
@ayaandagan4170 Год назад
Walhi waa uxiisay shekadad❤
@hirsiliibaan5267
@hirsiliibaan5267 Год назад
Guru barwaaqo another level❤❤❤
@zidinoofficial5023
@zidinoofficial5023 Год назад
Wllhi hadan dhinto adaa lagu hysta gurowwww😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 3 месяца назад
Sxɓ ama abti soon qabo yaxye kaldaweeye
@aminahassan1518
@aminahassan1518 Год назад
Well come back ❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑
@abdikhalidmohamedsugule4105
Welkam back wll😂😂😂
@najaxdaauud5671
@najaxdaauud5671 Год назад
gurow ber yahan gabisadiibaa soo noqotay😂😂😂
@kamalhassan7805
@kamalhassan7805 Год назад
Living legend ismail Abdulahi guri barwaqo
@mubarakabdirahman2914
@mubarakabdirahman2914 Год назад
Ghdhhdgsghhahshgahsgi
@maxamedsadiiqsidiiq-bo9rn
@maxamedsadiiqsidiiq-bo9rn Год назад
Good night my friends guri barwaaqo l m Hppy night hhh sheeko qosol badan
@beder1122
@beder1122 Год назад
Shekoyinka no so badi pleas wll
@user-he5hd9xj5p
@user-he5hd9xj5p Год назад
Kkkk waa laygu kariwaayay
@hamdasaid8131
@hamdasaid8131 Год назад
Wllhi beerka icasaday
@foozia426
@foozia426 Год назад
Reer burco jecliyaa ❤
@cabdirishidmaxamedjamac4820
Three legends 😁🇮🇷😁😁🇮🇷😁✌️
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 Год назад
Welcome back Mr Guri Barwaaqo.
@yahyealishaah5802
@yahyealishaah5802 Год назад
Apdikariin ali shaah iyo gurey oo is helaY wad gal galanYza wlhi😂😂
@samsammohamed8461
@samsammohamed8461 Год назад
Abdikariim cali shaah & adiga aad bay isugu kiin baxdaa guri barwaaqow Siiba Sheekooyinka.😂😂😂
@Natural22693
@Natural22693 Год назад
legenow soo laabasho wacan
@kingupdykarim6865
@kingupdykarim6865 Год назад
Noo zoo badi
@user-hh4sd8sq4n
@user-hh4sd8sq4n 11 месяцев назад
Waar xanuunka Alaa Keene ha ku Qoslina wllo gurow
@zheikhawiofficial3533
@zheikhawiofficial3533 Год назад
Islaantii way is dhiibtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdimajiddek7782
@abdimajiddek7782 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Далее
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00
Guri barwaaqo Iyo Cabdikarin Ali Shaah Iyo Saydhiye
8:38
Guri barwaaqo Tik tok Reaction Miijo dhuub qosol
12:40
ABDI KARIIN ALISHAH OO SI XUN UGU AARSADAY KASHKA 😂
13:47
Shaqadii ugu adkeed ee uu qabto Guri-barwaaqo
10:48
Просмотров 43 тыс.
SCHOOL KA ABDIKARIIN ALI SHAH
14:31
Просмотров 358 тыс.
WEYDII ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO MADAR
21:22
Просмотров 360 тыс.
Reaction Tik Tok Guri barwaaqo Todabadle Qosol
11:52
Просмотров 48 тыс.