Тёмный
No video :(

GURIGA AAN UGUURI RABO MESHA U KUYAALO 

Quruxda Qoyska2
Подписаться 367 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 104   
@sacdiyocumar1821
@sacdiyocumar1821 2 года назад
Wadan dadkiisa ay quruxsadeen ayaa noo amaaneysaan runti wadankeena meel Ka fiican ma jiro meelaha qaar hadii Susan amni leheen waxaa Jira meelo badnoo amni ah dadka dulka gaalada Ka soo guurayow hadiiba go aansateen inaa soo guurtaan oo ilmaha diin bartaan wadankeena meel iGu haboon ma jirto caruurta waa hadaa dooneysid ilmo soomaali ah hadana Muslim ah
@farxiyomahamed5773
@farxiyomahamed5773 2 года назад
Masar nimaan aqoon looma sharxikaro 16 sano ayaan kunoolaa lkn hadda Kuwait ayaan ugu guuray xagaa kastana waan Imaadaa qaahira umu dunyaaa
@fadumadahir9865
@fadumadahir9865 2 года назад
Farxiyo Maxamed Kuwait inaa wax kaa weeytiiyo rabaa Snapchat ma leetahay walaalo
@farxiyomahamed5773
@farxiyomahamed5773 2 года назад
@@fadumadahir9865 face book bes
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 2 года назад
Manshallaha tabarakallaha masar axsan naas wlhi allah xifdiyo maser umu dunyaa ❤️❤️❤️❤️
@canabali1934
@canabali1934 2 года назад
Masha Allha waaye walalkey iyo walalashey qali ah waaku salaamay welcome back beautiful family keep going 💋❤️🌹💕💖💞💯🇸🇴👏🌙
@canabali1934
@canabali1934 2 года назад
Wow caadi ma aahna wlh kkk khatar keep going sxb Allha ha ha ku xafido Aamiin Aamiin yaa rabi Abaya mcnto mahadsanid maryan 💋❤️💞💖💕👍🌙👏🇸🇴
@halimomohamed8199
@halimomohamed8199 2 года назад
Quruxda quska 2 we love 💕 brother and sister Caafimaad ku noolaada ramadan karim
@aragsanmohamed4162
@aragsanmohamed4162 2 года назад
Waan keenayaa insha Allah sanadkani ha iidhamaado yaa rabi nabad nagu gaadhsii
@halimomohamed8199
@halimomohamed8199 2 года назад
Thank you walaal that is good information
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 2 года назад
Manshallaha tabarakallaha cairo Egypt 🇪🇬 umu dunyaa allah xifdiyo Amiin Yaa allah I miss Egypt xafadan waa El Rehab city
@duniyabarrow5798
@duniyabarrow5798 2 года назад
Masha allah abayo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 года назад
Masha Allah wa guryo qurux badan
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 2 года назад
Masha Allah maryan qiimaha guryaha inaad sheegto ayeey ahay xabiibti
@halimaahmed9660
@halimaahmed9660 2 года назад
Masha allaah guriga kiradiisu wa intee qofnu markuu ibsanaayo wa imida
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 2 года назад
11:35 gurigaas cadi maha xita nadafasiisa amazing 🤩 and 14:20 Amazing 😻
@king_maxko
@king_maxko Месяц назад
maasha allah guriga qiimihiisa waa meeqa
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 2 года назад
Manshllah tabaarkallah waan u xiisay walhi masar
@asiyamohamed1073
@asiyamohamed1073 2 года назад
Mash allh wll
@sawdamahamuud3929
@sawdamahamuud3929 2 года назад
Mash allh qurx
@halimamohamed5110
@halimamohamed5110 2 года назад
I will come inshallah
@salwaahmed8453
@salwaahmed8453 2 года назад
Asc masar waxbarashada kumaficno lakiin din ayay kuficanyihiin anaa tadawasano sodaganaa
@xawocabdixawocabdi8026
@xawocabdixawocabdi8026 Год назад
Maanshaa allaah qaali
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 года назад
Rixaab waye meshan🌹
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Waa runta Kenya waa qali
@farahmahamedsirat321
@farahmahamedsirat321 2 года назад
Shaqadeeda kawaran meshaaaas
@debjaceel784
@debjaceel784 2 года назад
Makula Soo degaa ma iizoo dhaweeynee I.m legand me
@fadumoabdulahi9134
@fadumoabdulahi9134 2 года назад
Asalaamu calaykum abaayo waxaan rabaa inaan usoo guuro marka waxaa isoo sheegtaa luqadaha caruurta wax ku bartaan marka laga reebo maadada diinigaa ah inshaa Allah isoo jawaab xabiibti
@aragsanmohamed4162
@aragsanmohamed4162 2 года назад
Mansha Allah barakallah
@sahroali2647
@sahroali2647 2 года назад
Lkn maryaney guryuhu duqsanaa Nairobi Guyaha qaigaa qurux waaye bisinka kuwaan aniga Uma bogin
@hibaqhashi8584
@hibaqhashi8584 2 года назад
Masha Allah masha Allah masha Allah
@umucadnaanbintucrizaaq2363
@umucadnaanbintucrizaaq2363 2 года назад
Asc wlle guriga aad buucidhiidhi uyahay malhan miyaa guri weyn nairobi ban ku nacay cidhiidhi
@khalo4095
@khalo4095 2 года назад
Abayo Nairobi Ayan jogaaan lkn waxan kuhesanayaa waxbarasha madiga caruurta
@fadumomohamed8962
@fadumomohamed8962 2 года назад
Asc abaayo meeqa waaye kiirada
@umusaara6789
@umusaara6789 2 года назад
Guryaha masar bananka wa qurux kudahana ma shidno kalarka rinjiga alabtaa maba shidno kaqwo waye guri hadu cadan ahen maba jecli ani
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 года назад
Nairobi aya ka fican xaga wax barashada wax cunsuri ah ma jiran welcome Nairobi ✌️
@fardowsoisse3225
@fardowsoisse3225 2 года назад
Walaal ninkii quraan carabi iyo diin raba halkaan ayaa ufiican ninkii Maadi kaliya rabana nairobi ha iskadago
@liibaancise5416
@liibaancise5416 2 года назад
Kuryahaa wa qurxan yehiin lakiin alaabtaah tallaah maqurxanaaa
@nimcoomar9809
@nimcoomar9809 2 года назад
Wllo kandag wu shidnyee
@fatumaabdullahi2863
@fatumaabdullahi2863 2 года назад
Sax abyo Maryam .neyrobi ba joga 3 qol iyo fadhi waxan kudaganhy 500 odolar Wana cariri
@abdelsalah4217
@abdelsalah4217 2 года назад
Wll qaali kirada ijaarka imasaweeye nolosha ma qaalibaa
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
مفروش goglan waaye
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 2 года назад
Kirada noo sheega abaayo koley ma saari sigaar iyo cabow u daa laakiin diin waa laga baran karaa
@marianmohammed67
@marianmohammed67 2 года назад
Samiyeey waa meeqo bishii ijaarka holidheey baan mar ku imaan laheene
@umuabdimalik4961
@umuabdimalik4961 2 года назад
Guri mesha kuma heysaa turki guryihisa waa indho daraandar
@raxmacabdi7691
@raxmacabdi7691 2 года назад
Ramadaan kariim
@hadiyaabdirahman5016
@hadiyaabdirahman5016 2 года назад
Wllo raqmkina ma heli karaa ado mahdsan wllo iso dir
@farhiyaibrahim6052
@farhiyaibrahim6052 2 года назад
Asc wlle Abdullahi iyo maryan wan idin salaamay wan idin jeclahay wallahi illahay dartis wan jeclahay masar in an imaado insha allah
@ziao.1359
@ziao.1359 2 года назад
Wasakh badanaa guruga uf
@fahima6186
@fahima6186 2 года назад
Ooh i missed qaahira💋 Ilaahoow nabad noogu sooceli qaahira anahoo nabad aamiin
@qaaliqurux1793
@qaaliqurux1793 2 года назад
Ma qurxano guryahoda somaaliya idinka guryo qurxab
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Nunseseses exuseme, khadraaaaaaaaay cadayfaraxsan qiimobadan yar yartaiyaaaaa iyo iyo.iyaaaaa
@Munalalachenell
@Munalalachenell 2 года назад
Ar soomaliyey wadankiina aada meesha aa fiican
@faadumacali7279
@faadumacali7279 2 года назад
xayaysiin masar bd naga badiseen
@user-uj3zw4bj2y
@user-uj3zw4bj2y 2 года назад
Abayo masar waa umu dunyo lknse xaga guryaheedu waa qadim gurigan ma ila qurux badana anigu dubai 4qol iyo fadhigiisu waa 5boqol oo dollars
@rahmakiin8001
@rahmakiin8001 2 года назад
Aniga Nairobi 2qol iyo fadhi 500$ baan ku daganahy waba raqiis Dubai abayo
@hafsakhalif5629
@hafsakhalif5629 2 года назад
BAL kaadkaguuraysaan ugusoo wareejoya maryaneey haduu kuyaal Taasic
@ima6291
@ima6291 2 года назад
Guryo mudo aan ladagin oo badanu ledahay masarr balse dad Dagey layihiin ee sababta halaradiyo
@raxmacabdi7691
@raxmacabdi7691 2 года назад
Guryahoda qash waye
@gogoup3203
@gogoup3203 2 года назад
*Giriiga* safarkii an ku tagay iyo kan an uga sii bixi rabo ma rabtaan inan idin so duubo shekadisa. Ok i kalakiciya dadkeygow>
@umuabdimalik4961
@umuabdimalik4961 2 года назад
1500 $ aa warkaas hana maqashinin hada nahy rer turki 1000$ biil iyo kiro laga dhigtaa rer turki is mujiya runta wa lo bahanyhy
@cashocabdi8340
@cashocabdi8340 2 года назад
abaayo nambarkaada seenkuheli karaa
@maryamahmed9476
@maryamahmed9476 2 года назад
Walalo lambarkiina xage ka hela
@mahammedabukar8474
@mahammedabukar8474 2 года назад
qiimaha sooshek
@user-rg4mw9py7x
@user-rg4mw9py7x 2 года назад
jah camra fcn soo qata
@qadiijamacllin4139
@qadiijamacllin4139 2 года назад
Ciyoo inoo soo duub qiimaha guryaha
@farhiyaibrahim6052
@farhiyaibrahim6052 2 года назад
Waxaan rabaa in an idinla soo xariiro Lakin xage idinkala so xariira
@shamsaali7451
@shamsaali7451 2 года назад
Passbor yorub hadaan heesto viso miyaa laigarabaa maryaney
@redwan219
@redwan219 2 года назад
Qaali wayi Kun doolar bilkasto
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 года назад
Masha Allaah Minyaro iyan raba in an ku khabasto Egypt guryuhu ma ku qaayibo mise raqiis
@fadumasharaf9377
@fadumasharaf9377 2 года назад
Yaa maxaa tiri
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 года назад
@@fadumasharaf9377 Egypt furyaheedu. A riqiisba
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 года назад
Guryeheedu ma riqiisba
@ifrahabdi7545
@ifrahabdi7545 2 года назад
Abyo 3qol iyo fadhiga waa 650$ kenya 🇰🇪
@fadumasharaf9377
@fadumasharaf9377 2 года назад
Wax raqis meyba sheginee sagal boqol aa kenya sadax qol iyo fadhi waa 650$
@ifrahabdi7545
@ifrahabdi7545 2 года назад
@@fadumasharaf9377 waaneyabay beeh 900 guri wali ma arak iyo 1000$
@khalo4095
@khalo4095 2 года назад
Abayo maryan madiga kwrn English
@kulmiyebarqadle9887
@kulmiyebarqadle9887 2 года назад
Sadex qol iyo fadhi ayaan ku daganahey neyrubi 350 dolor ayaa kudaganahey
@naagnool4127
@naagnool4127 2 года назад
Saan camal miyeey duq u yihiin mise waaka qurxan yihiin?
@kulmiyebarqadle9887
@kulmiyebarqadle9887 2 года назад
Walhi waa guryo cusub waa xafada shanshantarii
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 года назад
🤣🤣🤣 waaba raqiis kenya 3 qol fadhi 350 masha Allah
@rahmakiin8001
@rahmakiin8001 2 года назад
@@kulmiyebarqadle9887 2qol iyo fadhi islii 500$ baan ku daganahy aniga
@kulmiyebarqadle9887
@kulmiyebarqadle9887 2 года назад
@@rahmakiin8001 haaa wey jiraan lkn anig 3 qol iyo fadhi ayaa kudaganahey 350 abayo
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 2 года назад
Kun dolar qaali waaye soomaali iska imaada
@dheymanerag
@dheymanerag 2 года назад
Qofki into so galo kadibne qaxootiga iska diiwan galiyo kawaran
@samiafarah4240
@samiafarah4240 2 года назад
Xbbti lacagtiisa iisosheg
@shahad2629
@shahad2629 2 года назад
maryan eey guriga hada aa dagan tahay aa ila khurux kaaga daganaaw saaxiibeey
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 2 года назад
Shaqada wadanka waa see qofkii xamaal raba
@munahassan5579
@munahassan5579 2 года назад
Shaqo boyasa somali lo shaqeynayo iyo carab waa la hela marki an ogaa
@xamdinaasir9647
@xamdinaasir9647 2 года назад
Guryaha maxay tahay waa wada old teeda kale wasaq badana guryaha masar adunka guri markad dagaysid assgo nadiifa laga kiraynaya markad ka guurysid na asago nadiifa inaad furaha warrejisid waye canada ayan ku noolahay masar wan jeclahay lkn xaga guryaha way ka dhinteen waa wada old guryaheda guryaha old xanuuna laga qaadaa
@munahassan5579
@munahassan5579 2 года назад
Old ma ahan madiinati iyo xafada rixaab ana degnan jiray waa gurya cusub xafada cusub waaye
@xamdinaasir9647
@xamdinaasir9647 2 года назад
@@munahassan5579 Soo kuwan ay soo duubeen oo jajajbsan waa wada old wax cusub kuma arag meeshan
@nasriinabdiaziiz3610
@nasriinabdiaziiz3610 2 года назад
Abyo somalida ku nol masar cabarbta may cunsariyeyan mise cadi ayey ula dhaqman
@munahassan5579
@munahassan5579 2 года назад
Maye ma ahan masarida dad xun carabta kale wey dhaman cid kugu mashquleyso malahan ana 7 sano kuso nolaa waa dad gob ah
@ima6291
@ima6291 2 года назад
900boqol dollar aaaa xamarkeyga ma dagiyoo halfilo waa 300 ama350 oo kuu gooniya.waxagu waa dalneceban umalena qurbo ilma lagakeenayna wa buux dhafsheen xamar
@faizaadan3483
@faizaadan3483 2 года назад
Passport Somali miya lagu taga masar
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
haaaa wixi aan yurup iyo america ahyn waa lagu tagaaa passaporkeena
@sheekocaruureed7547
@sheekocaruureed7547 2 года назад
Wllo qiimaha gurigu waa meeqa
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 года назад
Shaqada ka soohadal abaayo
@user-nn6yd2nk1l
@user-nn6yd2nk1l 2 года назад
itee yoo taa ii sheeka
@Waris668
@Waris668 2 года назад
Qoraalkan aad qortay iska hubi
Далее
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
best way out of the labyrinth🌀🗝️🔝
00:17
Просмотров 1,4 млн
Wa imisa Kirada Guryaha Alaabta taalo masar?
8:30
Просмотров 4,6 тыс.