Тёмный

Guriga Aroska Todobaa Bax Sidan Uqurhiye Guriga Sidan Usharaho 

NASRO HANI THE BOSS LADY
Подписаться 198 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 99   
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 Год назад
Baayo Masha Allah gacanta allaha kuubarakeeyo abayana reerka allaha ubarakeeyo qaali sarirta iyo daahyada igu caawi xagad kasoo gaday shukran
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Qali shukran waxa kaso gade sarirta Ali baba dahyadane garisa loog kabuhan qali nocwalbo jeclatid kahele
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Год назад
Waa codsi sabiscarab isar
@fardowsahussein6886
@fardowsahussein6886 Год назад
Masha Allah tabaraka Allah alahuma barik
@dagancadey2185
@dagancadey2185 Год назад
Masha alah tabarakalah abaayo qurux waye lkn armajadas malaga bixin karo miya mesha bilicda guriga ey kudheleysa
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Maya abyo mesha walagu dajiyeee
@simansaficooking8770
@simansaficooking8770 Год назад
Mashaallah very beautiful 😍 🤩 👌 ❤️ I really love the 🛌 can u please tell me where I can get.
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Snpk@nasrohny igala sohariir
@tuuneyabdii5190
@tuuneyabdii5190 Год назад
@@Nasrohani abyo were can i get the bed ???
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Ali baba
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 11 месяцев назад
Abayo barkimaha dhexda Ka godan saas miyaa Lagu gada mise Adaa godan kuwa yar yar Ka oo sariirta Aad sartay kawada inaa iisoo jawaabta jeclaha inshallah
@Nasrohani
@Nasrohani 10 месяцев назад
Aniga saas kadige barkintaa dahdaa kaa qabte Lkn ayagoo dahdaa laga jibinayo jirtooo
@fatimamohamud1571
@fatimamohamud1571 Год назад
Abayo sariirta haday 5&6 kuu tahay ma galin karaa goa iyo dhufayga 6&6 maka dhigi karaa barakalahu lakumaa
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Haaa Qurux kuso baha
@qaaliqatimguriqeer3059
@qaaliqatimguriqeer3059 Год назад
Maa shaa allah
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Год назад
Mcnto sabiscarab isar waa codsi
@fritziefariz6674
@fritziefariz6674 Год назад
Abayo how much for the duvet cover.
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
22$ or 2200 and it depends with size
@Edebsantube
@Edebsantube 8 месяцев назад
MashaAllah
@qaaliqatimguriqeer3059
@qaaliqatimguriqeer3059 Год назад
Maa shaa allah uu kuu soo labtey ayaan filayaa RU-vid channel
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Haaaa qali alx
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 Год назад
Aalle ha isku barakeeyo
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Amin amin qali
@amuunbintuyamani5939
@amuunbintuyamani5939 Год назад
Mnsh allh so beautiful Abyo wxn ku waydiin birkimaha daah u eeg iyo maraad dhexda sariirta ka sartay ee iydaan u eeg intee kagada mrkastan wn arka ad guurigaga ka bedelyso wy isku kaa eg yiihin intaas Mahadsanid mcnto markst wx quruxon ayad no faiidysaa
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Haa qali waxa kaso gada garisa log daha an sogosto akaso tosha barkimaha iyo marada dahdaa ah marada ween oo uu egnaa garisa log dawaqa kowad kaso gada
@amuunbintuyamani5939
@amuunbintuyamani5939 Год назад
Thanks mcnto size bilkintaa xbbti igu cawi
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
18 by 18
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Marada dahda nee hal miter iyo bar kadibna isku lab tol kudeh
@amuunbintuyamani5939
@amuunbintuyamani5939 Год назад
Hye mcnto tnxs so much
@anzalali9225
@anzalali9225 Год назад
Mcnto maryaha barkimaha daha u ek malatolaa mise wa estaro mida sariirta dabada kasarty bustahana nosogali mhdsanid
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Haa qali daha sogosto ayan katosha barkinaha
@amuunxasan7954
@amuunxasan7954 Год назад
Melaha qurxinta guryaha lgu gadaaaa
@fatumaahmed566
@fatumaahmed566 Год назад
MashaAllah keep going Sister qaali I love you ❤
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Love u too qali 😘😘😘😘😘
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Год назад
Mcnto waa codsi sabiscarab isar
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Год назад
Mcnto nasra hani wan ku sare adne isar
@fatumaahmed566
@fatumaahmed566 Год назад
Shukran ❤
@faskaahmed9008
@faskaahmed9008 Год назад
Maasha allaah
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Год назад
Masha allah abaayo 😍😍👍👍
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
😍😍😍
@aminaoziil3494
@aminaoziil3494 Год назад
Masha Allah xbbty ❤gacan dahab
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
🥰🥰🥰🥰
@cashara
@cashara 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@fatimamohamud1571
@fatimamohamud1571 Год назад
Kan joraroga wasaqda looga celiyo intee ka so gaday xbbti barakalahu
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Kkkkkkk garisa log dawaqa kowad wakawada hele
@farhia6492
@farhia6492 Год назад
Abyo sarirta sames miya mise careo iso jawab plz
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Sames waye qali
@farhia6492
@farhia6492 Год назад
@@Nasrohani abyo Nairobi kula joga xage ka sameysatay plz
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Alibaba abyo sawir laqado wekusamenayan qali
@farhia6492
@farhia6492 Год назад
@@Nasrohani Mahadsanid abyo
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Ali baba kaso sameste qali
@aishaabdimiiney2534
@aishaabdimiiney2534 Год назад
Miiska kubaha 35000 kun miyaa laga siiye sas ayuu ugu dhahay ninka isoo jawaab
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Snpk @nasrohny igala soharir am what upk 0722150540
@hamdiahmad2116
@hamdiahmad2116 Год назад
Asc Nasra abaayo U.K. ayaan joogaa xageed kaala soo xiriiraa walaashey macaan?
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Snpka @nasrohny
@fartunabdi8618
@fartunabdi8618 Год назад
Abayo barginta dismeso xage kasogatey
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Barkinta oo cadiga ah oo aa wax yar dahda laga qawanayo waye harqanka tag wax yar lee dahda iga qawo kudeh woku noqona
@queencaisha8230
@queencaisha8230 Год назад
Sana le igu og tahay qarasha ka kenya nin imana alab le malin kasta la so gada cawa ku arke sarir firisa ku jiraya m.a
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Masha allah sodawow qali
@muzniabdi2278
@muzniabdi2278 Год назад
Manshallah abayo protecttags halke lagaxela
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Garisa log abyo dawaqa kowad waka hele
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir shukrn wllo wllo
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Год назад
Abayo Go Aan intee Ka Heli karaa
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Garisa log qali dawaqa kowad
@basmaabdi8242
@basmaabdi8242 Год назад
Mashallah 🎉🎉
@iidocabdulahi3192
@iidocabdulahi3192 Год назад
Abayo saxanka cadarada meeqo Laga siye 🥺😘
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
4000 qali
@hudarahma2465
@hudarahma2465 Год назад
Alaaha iskubarakeyo rerka aroska armajada dharka guriga kharibtay raji cad kubufiya
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Haaaa saas samen rawa
@hudarahma2465
@hudarahma2465 Год назад
@@Nasrohani haa qali raji cadana kubufi guryaha armajadda talo waadhib majecli anigu hada gurigi wakharibay
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Haaa saas samenena qali Thnk u
@farhiyaadan4679
@farhiyaadan4679 Год назад
MashAllah
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn please 🙏
@hamdiahmad2116
@hamdiahmad2116 Год назад
Tlfonkaaga what’s up ii soo dir Insha allaah if you do mind inaan kula hadlaan doonayaa abaayo macaan
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
+254722150540 wakas abyo
@hamdiahmad2116
@hamdiahmad2116 Год назад
@@Nasrohani mahadsanid jazaka laah waan kusoo wici Insha Allaah abaayo
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Hy qali I a
@sucdisiman4294
@sucdisiman4294 Год назад
Xabibty halkeen Kala sooxiriraa please
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn please waa.codsi 🙏
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Snpka @nasrohny am what upk 0722150540
@ifrahey-n2x
@ifrahey-n2x 3 месяца назад
Xge lagla so xiriira qli
@Nasrohani
@Nasrohani 2 месяца назад
0722150540
@shushucadey28
@shushucadey28 Год назад
Sarirta ka heley
@fatimamohamud1571
@fatimamohamud1571 Год назад
Nalkq jiifka oo dher inte ka so gaday
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Jifka am fadiga midka jifka madero waxana kaso gade day to day
@nastexoabduqadir311
@nastexoabduqadir311 Год назад
M.alah abayo
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
😘😘😘
@fadhijamaa8282
@fadhijamaa8282 Год назад
Soogali abyo bustaha sida loogaliyo
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Haye qali I a
@simrandahir1910
@simrandahir1910 Год назад
Lambar maleedahy caday boolo. Sharaxaad wn ubaahna
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn please waa.codsi wallnimo.plz 🙏
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
0722150540
@qaaliqatimguriqeer3059
@qaaliqatimguriqeer3059 Год назад
Sis they stole your channel
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Yes abyo but alx is back
@fatumaahmed566
@fatumaahmed566 Год назад
Ajab
@umusamiyachannel
@umusamiyachannel Год назад
Abayaal iyo abowayaal iso boqda subscribe I sara 🙏🥰
@Nasrohani
@Nasrohani Год назад
Waleshane an boqano nasrohny family
@sacdiyamaxamud1823
@sacdiyamaxamud1823 Год назад
Mansha allah
Далее
Каха понты
00:40
Просмотров 356 тыс.
My Morning Routine iyo family casho bananka Nasrohny
10:54
JADWALKEYGA MANTA IYO FULL ROUTINE KEYGA❤️🩸
23:22
Guriga Aroska Abayo Daha Kabadalne Nasrohny Family
7:19
sida loo nadiifiyo gurigayga🤣🤣🥰🥰
13:03
Просмотров 4,4 тыс.