Тёмный

GURIGAAGA KA DHEX SHAQAYSO | WORK ONLINE FROM HOME | Asiya's tv show  

Asiya's TV Show
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 4,2 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@sadiamohamud3304
@sadiamohamud3304 2 года назад
Mashallah Ilaahey somali oodhan adiga cml haynooga dhigo qaaliyeey abaalkaaga Ilaahey jano hakaaga dhigo, wllhi mararka qaar markaan daawanayo muuqaalladaada wn qiiroodaa yacni wanaagaagan xad-dhaafka, Hooyadi adiga kudhashay baa nasiib leh mashallah ♥ ❤ farxad ku nooloow Qurux-dhaladeey.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Anigiibaad iga qiiraysiisay walaahi ilmo indhahayga isku soo taagtay 😔😥😥 shukran xbbti ❤ ilaahay haku jeclaado walaashay mcn
@saarahasan9097
@saarahasan9097 2 года назад
Aduunyada illaahay somali qofki wax u faideya waxba uma taran inta qof e gabadhan fiirsatay on like ta xita u quurin haday wax xun ka hadli leheed weku bobi lahaayen like ta hore u soco huuno gabar wanaagsan ba tahay masha Allah Aniga hadan awoodo kun like wankusiin laha
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤️ sharafi korkaaga ha ahaato ❤️💋🥰😘😘😘😘😘😘😘
@ubahdhool864
@ubahdhool864 Год назад
Mansha allh rabi cimrigaga hadhereyo cafimad taahna hakusiyo waxatahay qof kudayashomudan abayo
@mullerkay4743
@mullerkay4743 2 года назад
Aadbaan ugu raaxeeystaa fikradahaaga fresh ka ah addbaan kaga mahad celinaya xabiibati😍
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti adaa mudan ❤️💋🥰
@casiisaapdalle4447
@casiisaapdalle4447 2 года назад
Masha allah wll ilhy caqliga io cilmiga hku siyadiyo hoygagana jano alle hakaga dhigo🤲
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Casiisa shukran xbbti aamiin wllo mcn ilaahay haku xifdiyo oo haku barakeeyo wllo 🥰❤🌹
@daadir2020
@daadir2020 6 месяцев назад
Mahadsanid Drs Asia
@zuzuabdi
@zuzuabdi 2 года назад
Masha allh wll asiya aad bad ugu mahadsanthy taloyinka wanaagsan
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti adaa mudan ❤
@fardusaxmed2290
@fardusaxmed2290 2 года назад
Mansha allah walal so qurux
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤
@roodaqaali8213
@roodaqaali8213 2 года назад
Masha Allah khayr badan alle hakusiiyo asiya qof kudayasho mudan
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti adaa mudan qaali ilaahay haku xifdiyo wllo mcn ❤
@khadranuur8690
@khadranuur8690 2 года назад
Mashalla wllo alla ha ku barakeeyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤
@hibosahal1862
@hibosahal1862 2 года назад
Asia habibti wlhi wan kuwata mahadsanid wllshy
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Hibo ilaahay haku xifdiyo qaali ❤♥😍shukran xbbti ❤
@suhuuracabdi979
@suhuuracabdi979 2 года назад
Masha allah macalimad dhiirigaliyo fiicn alle haku barkeeyo wll kun jeer
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran wllo mcn ❤
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 2 года назад
Welcome back😋
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran hamze
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 2 года назад
Wllo Aasiya adbad umahadsantahay hooyo faa ido badan anka faa iday batahay wankusalaamay adiyo 2 hablood Anigu inaan shaqaysto wan raba lkn mel an kabilaabo magaranayo xata xaajiga wuu jecelyay inan gacsi samaysto 3 wiil ban haystaa 5 years uwaynyay Hooyo iyo Aabo ma haysto Maxad igu cawinkartaa o talo ah Wa iimihiim taladaadu
@munacabdi3746
@munacabdi3746 2 года назад
Madshallah wall meel aan kalaso xidhiino noosheg
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Facebook page kayga igala soo xidhiidh hoos ku yaala raac link-ga hoose facebook.com/ArZaliMassageCenter/
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 2 года назад
Masha allah mhdsanid xbtt luuqa Facebook ka ikaso jawab
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Hayye xbbti insha Allah 🥰🌹❤
@Ifraxhenna1
@Ifraxhenna1 2 года назад
m.a xbbti waxa tahay qof qalbi fican xirfad wa leyahay Wana cilaan saar balse maal galinta oo kaliya ayaa iga idhiman ilahey waxan ka baryaa aniga iyo qof walboo hami Leh ilahey inuu riyadiisa urumeeyo 🤲
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Video ayaan kaaga soo jawaabay qaali 😘🥰💋😁
@Ifraxhenna1
@Ifraxhenna1 2 года назад
@@AsiyasTVShow video lingigiisa aaway qaali aan daawadee
@umacaaisha1041
@umacaaisha1041 2 года назад
Mansha Allah abayo wan ku tageeraa Allah kudhowro
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤ilaahay haku xifdiyo qaali ❤ halkee aduunka igala socota 🥰 oo aad joogtaa
@umacaaisha1041
@umacaaisha1041 2 года назад
@@AsiyasTVShow muqdisho ayan jogaa waxan ahy gabadhi alaabta nasaha adkeysa kaa codsaneysey abayo mcn
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 года назад
Masha Allah, very informative topic .
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Our sisters really need it, we will be discussing this topic more in the days to come.
@zeinabmohamoud8176
@zeinabmohamoud8176 2 года назад
Mansha allah walaal daacada
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤
@mullerkay4743
@mullerkay4743 2 года назад
Wallo aadban kusalaamaya Asiya cadeey
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Waan kaa qaaday qaali 🥰💋❤️
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 года назад
Maashaa allaah walshy guulayso
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran walaalkay ilaahay haku xifdiyo
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 года назад
@@AsiyasTVShow Sidoo kale mahadsanid walshy Asiya Aamiin yaa rabbi dhamaanteen
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 года назад
Masha allaaah jasakallaah kheyran yaa ukhti qaaliyah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Cafwan xbbti adaa mudan ❤
@asmalucky1882
@asmalucky1882 2 года назад
Mansh allh wllshy qaali
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 2 года назад
Asc mcnto aad baad umahadsanthy disener baan jeclaha lakiiin meel anka bilabo ma aqan lakiin waa hamigayga maad iga cawin wax tali ah mahadsanid
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Igala soo xidhiidh Facebook page kayga hoos ku yaala facebook.com/ArZaliMassageCenter/
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc mashallah Allha guleyso abayo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Wcs wllo mcn shukran ❤
@farxiyoibrahimali7475
@farxiyoibrahimali7475 2 года назад
Wll wan kusalamay hadan kugu sobiray jisakalaah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Farxiyo wcs wllo mcn shukran ❤♥😍and welcome soo dhowoow walaashay qaali 🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mullerkay4743
@mullerkay4743 2 года назад
Aasiyaay waa samiira Aspro qofkale account isticmaalayaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Video-gii udanbeeyay waan kaasoo dhex salaamay 🙏🌹❤🥰
@hodan4319
@hodan4319 2 года назад
Qali sessionka sidee lagu helikaraa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Luuqa Facebook page kayga igala soo xidhiidh hoos ku yaala facebook.com/ArZaliMassageCenter/
@khadranuur8690
@khadranuur8690 2 года назад
Wllo Looqena iso bixi waa maxa talaw
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Facebook page kayga igala soo xidhiidh hoos ku yaala facebook.com/ArZaliMassageCenter/
@naturechannel8026
@naturechannel8026 2 года назад
Wllo xagee kala soo xiriiraa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Igala soo xidhiidh Facebook page kayga hoos ku yaala raac link-ga facebook.com/ArZaliMassageCenter/
@sadiamohamud3304
@sadiamohamud3304 2 года назад
❤❤❤💯
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Shukran xbbti ❤♥
@fardusaxmed2290
@fardusaxmed2290 2 года назад
Pls walal asiya wan kuu bahna igaso jawab xaga Facebook ga ado raliya waniga kala so hadlee
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Fardus wllo fariimihii luuqa ii yaalay oo dhan waan kasoo jawaabay laakin magacaaga kuma arkin ee malaa magac kale ayaad Facebook kusoo gashaa, hadii kale fariin cusub isoo dir maanta 🥰🌹🙏
@hodan4319
@hodan4319 2 года назад
Qali sessionka sidee lagu helikaraa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 года назад
Luuqa igala soo xidhiidh qaali
Далее
#kikakim
00:17
Просмотров 8 млн
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 528 тыс.