Тёмный

Gurigena cusub ee kenya/Nerobi🇰🇪 

Bidhaan Ibrahim
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

#youtube #somalia #dailyliferoutinevlog

Опубликовано:

 

15 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 8 месяцев назад
Wlhi nairobi waa meel aan jeclahy waliba saaid waa mesha nolasheyda qayb ka mid ah kuqatay waa meel ibartay in ay adunka jogaan dad xun iyo dad ficn 2015 ilaa 2021 kunolaay waan jeclahy in markale dago usolabato jawigryda uxisay waa misha kaliya ku haminaaayo hdii africa kusolabto in kunolaado 😊
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 8 месяцев назад
Masha alah welcome dear
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 8 месяцев назад
Masha Allah tabaaraka allah
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 8 месяцев назад
Mashallh allh ha ku barakeeyo qaali
@user-ib1jj9oz9i
@user-ib1jj9oz9i 8 месяцев назад
Nairobi wa meel aad u wngsan oo dad wngsana jooga waa meesha aan kuwaynaade aana ku ilmo dhalay masha allah waana u xiisay wadankeenana sidaas oo kale allah kadhigo❤❤
@hawaluulhashi2210
@hawaluulhashi2210 8 месяцев назад
Masha allah
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 8 месяцев назад
Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 8 месяцев назад
Mash allah
@axlaammaxamed6097
@axlaammaxamed6097 8 месяцев назад
Maasha allaah
@amal7147
@amal7147 8 месяцев назад
Gurigu waa ciriiri mansha allah
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 8 месяцев назад
Mashaa alaah habo ilaah habarakeeyo gurigaada❤
@IbrahimTeste
@IbrahimTeste 8 месяцев назад
Ww mash all the best
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 8 месяцев назад
MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY HA KU BARAKIYO QOOSGADA ABAAYO ALLEY GURIGADA CUSUB ALLEY HA KU BARAKIYO ♥ WAAN KU JECLAHAY ABAAYO ALLEY DARDIS KU JECLAHAY HORMAR WACAN ABAAYO FARXAD KU NOLADA ADI IYO CARUURTADA IYO XAJIGADA ♥ ❤❤
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 8 месяцев назад
masha allah wa u xisay Nairobi Kenya 🇰🇪 ❤
@ruungessey1547
@ruungessey1547 8 месяцев назад
Welcome to Kenya abayo Karibu.
@maryanaden8887
@maryanaden8887 8 месяцев назад
Mash allah Nairobi wa mel fcn abayo korimada ciyalka wax barashada intawa ad ayey ufcnthy
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Haa lkn inta bdn fikir qaldan ee dadka ka dhadhicinayan
@FardowsaAbdirahmanMohamudwehli
@FardowsaAbdirahmanMohamudwehli 8 месяцев назад
Anaa kula mid ah cadey
@samiiranuurcabdi9036
@samiiranuurcabdi9036 8 месяцев назад
Welcome.tokenya.abayo.
@user-bk8np1fk4t
@user-bk8np1fk4t 8 месяцев назад
Mansha allaah my queen 👸 dooq warer kugu dhahay maalinti 😂😂😂😂😂 ma.a
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 8 месяцев назад
Welcome to Kenya abaayo wan kusoo dhaweeynaya hadan ahy reer Kenya ❤😊
@user-bm5zf7bf3u
@user-bm5zf7bf3u 8 месяцев назад
ماشاءالله ، Abayo, مرحبا في 🇰🇪 كينيا
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Mhdsnid wll🥰
@raqiyasalad1539
@raqiyasalad1539 8 месяцев назад
☝️
@shamsoali3803
@shamsoali3803 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@ladancaday2092
@ladancaday2092 8 месяцев назад
abaayo kumee waan kusugaynee ❤❤❤❤❤❤❤❤
@munomahad4844
@munomahad4844 8 месяцев назад
Anaa ugu sohoreyy tadka iga dn beya lekta saara❤😂
@adnaabdille3651
@adnaabdille3651 8 месяцев назад
Abayo runta hadaa kuu sheego , gurigas 55k uma qalmo . Guriga ma cusba ,mana weyna , mugdi ayu u ekyahay . Nairobi guryaha mugdiga iska ilaali hadaa caruurta wadato
@luulhassan6052
@luulhassan6052 8 месяцев назад
Uma qalmo lcgtas guryihii hore u egyhy marke
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 8 месяцев назад
Qaal iskiin keer iyo dawadaada ma isku isticmaali karaa jwp mxnto
@adnaanfiltar-ml5vj
@adnaanfiltar-ml5vj 8 месяцев назад
Waa 380 $
@umuxudayfa1945
@umuxudayfa1945 8 месяцев назад
Ani kenya waxaba ku jeclahay mashquul la,aanta Cid kusogaleedo iyo wax kugu mashquula ma,arkeedid
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 8 месяцев назад
Marka cabaar jogtid lee axwasheda noosheg hadda geediya tahee qaali
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 8 месяцев назад
😂wellcom Nairobidi lagaga shekeye ma adaba bil xata jogo wad baran donta sister teda kle guriga iyo lacagta isma lahan bayo
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 8 месяцев назад
Masha Allah xabiibti Allah haku barakeyo gurigada cusub ku so dhaawaaw Kenya xabiibti
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
Alla kaniisadaas hindida maxaan ag maray hhh
@xamdixiis153
@xamdixiis153 8 месяцев назад
Masha allh abyo kenya waa mel fiicno ow caruurta u roon wax barashada ani xita ina u so guuro ayaan rabaa insha allh
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Insha allah
@faaizamohamed8149
@faaizamohamed8149 8 месяцев назад
2019 kii sodagy wxaa liidhihi jry waa meel faasuq wlhi dad dugsi dhigto moye wxkle ma baran Nairobi wa Mel fcn wlhi
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Haa fikir qaldan ee dadka ka dhadhicinayan aniga mar mar waxa isdhaha nerobi kle ma jirto oo dadka xun la shego e jogan
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
Abayo qofkasta suu iska dhigo waaye Kenya diini iyo maadi intaba waad aragtaa koley hooyo kastoo caruur yaryar wadata waxbay ubaranayaan
@user-xn9cf1tp6m
@user-xn9cf1tp6m 8 месяцев назад
Abaayo qiimaha guriga
@faaizamohamed8149
@faaizamohamed8149 8 месяцев назад
@@bidhaanibrahim98 welcome abayo qofkii wnagsn dantisa yaqano wx xun ma arkaayo mrkle kusodhwow abaayo❤️
@faaizamohamed8149
@faaizamohamed8149 8 месяцев назад
@@user-xn9cf1tp6m guriga rbto kuxiramthy qolasha abayo wey Kala badanyhin
@mujahidaali1259
@mujahidaali1259 8 месяцев назад
Islii miyaa dagtay
@user-tv7eb9ps4h
@user-tv7eb9ps4h 8 месяцев назад
Bidhaan wlhi wey fahantay anaka somali barando ayaa meesha dhaxo lakin neyrbi fadhikii waba barantada yaab
@wardahappyfamily8704
@wardahappyfamily8704 8 месяцев назад
Kenya miyaa usoo guuri rabtaa
@marwojanno6316
@marwojanno6316 8 месяцев назад
Abyo qiimaha guryaha ya xafada ugu ficn eela dagi karo noso sheg wanso guuraya bisha dhamadkeda
@mumtazcadey672
@mumtazcadey672 8 месяцев назад
Abyo mcn kusoo dhawaw neribi ani 9 year daganaha wax dhim arag wlhi
@Yaboy.22
@Yaboy.22 8 месяцев назад
Xabiibti hada aad timid wax aad kataqaan ma leh,after 1year 2 you will tell us.insha Allah.
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Ani waxa aminsanahay lcg hada hesato wax ku xadidadaya ma jiran Qofka kenya ku dhiban ad aragto wa bila qorshe iyo qarash
@fartuncabdi3782
@fartuncabdi3782 8 месяцев назад
Waxwalbo amniga ayaa kamuhimsan ee meelkasto Alle hanagu xifdiyo dhamaanten
@amaaldafle5515
@amaaldafle5515 8 месяцев назад
Somalidenu iskudhex yacey kahelan
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 8 месяцев назад
Bidhaney xamar managa tagte😢
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 8 месяцев назад
Caws jiilaal wa lama huraan somali dib inay uso wada noqoto wadankeena ilaahay hano hagaajiyo qurbe faa'iido malaha
@edabsan623
@edabsan623 8 месяцев назад
$354
@shukriabdulaziz6897
@shukriabdulaziz6897 8 месяцев назад
Afalagada raxada inoga qadeenee bal naga arkay
@user-lv8tl5iv5b
@user-lv8tl5iv5b 8 месяцев назад
Aniga inan soguuraa rabaa dadaa idhahay mel xun waye
@Uluufochannel
@Uluufochannel 8 месяцев назад
Ma xumo abyo qarash ba hada u heli kartid wa ok
@adnaanfiltar-ml5vj
@adnaanfiltar-ml5vj 8 месяцев назад
100 160
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 8 месяцев назад
Calafornia guryo waasac ah laga helaa
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Ha wan arkay waliba 36ksh ayado ah lkn aniga 8street ayan rabay si shaqadeyda igu si socoto dukanka kala ka furan raba
@salmacadey9952
@salmacadey9952 8 месяцев назад
⁠abayo laba qol fadhi miyaa gurigaas aniga raba ma igu cawin karto abayo ❤
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 8 месяцев назад
Nairobi maxa loo cayna dad diinta fahansan masaajida camiraya aya jooga iyo dad wax baranaya oo dugsiidii schoolada aadaayo
@aaishaabdullahi5095
@aaishaabdullahi5095 8 месяцев назад
3 malina joogtaye waxba kama shegi kartide ku nolaw ayado lagugu dhaganyaha arke 😢😂
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Maxa dad isku garena mida kle niman shantada ka rebin sharci kama rebo cidi kugu so xad gudubta wajibkeda marsine wa intas un
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 8 месяцев назад
@@bidhaanibrahim98sax sasa karawaa sis
@user-rh2bm1rc9x
@user-rh2bm1rc9x 8 месяцев назад
Abaayo wuu yaryar yahay 55 guri waynaa ku helilaheed
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Haa abayo wan arkay wax ka waweyn kana raqisan lkn mesha ganacsi ayan ka samesan raba sidasa ku xushay yaryaranta danta kle an ka leyhay aya ka weyn
@shukrihussein831
@shukrihussein831 8 месяцев назад
Haa wlhi abaayo guriga aad ayuu u yaryahay iyo lacagta iskuma qalman ee dhinaca ushirika fiiri suuqana kama dheera waasacna waaye
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 8 месяцев назад
Somalidii kenya yay uso wada guureen !!!!!!!??????
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Waxa lagu arkay ma yaro😜
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 8 месяцев назад
@@bidhaanibrahim98 Laakin sax ma aha in wadanki la cid leeyo qof walba hadu nairobi dhoho wa mushkilad
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 8 месяцев назад
Isku midaa nahay ani suuq hadaa aado waxna ma gato doqa ku wareera subixi hadaa ado ilaa habenki 😅wa dhax taganahay doq la an waxna ma gato hada suqa wax ka donanaa hadaa dhaho lima diro dhibkas ana isku kenay😂😂😂
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
😜😜 doq digagle ayan nahay 🤣
@shshss1192
@shshss1192 8 месяцев назад
Abyo maxa waaye gurigan mutureelkis biyo galay oo saas noqdy abyo caafimadka uma fcno inshallah sida ugu dhaqso badan ka guur isla meeshas lee guri kale dooro, xata qaboowga wuba kasi darnaana madama muturelka biyo galeen extra qaboow caruurta 90k iskaalsho wa ina u xirtaa. Sax hadda so guurty lkn plz dhakhso uga guur gurigan.
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Abayo Guriga wu qoyna marka videoga dubayay oo markasa gbr dhaqday xita mela mela qar xita biyo uu laha ee videoga Kan ka dambeyo oo sida Guriga u hagajiyay aheyd so firso dhulka wa cadi
@shshss1192
@shshss1192 8 месяцев назад
​@@bidhaanibrahim98haa ok alxm waaba naxay😂😂
@MaryamoShxasan-em5fn
@MaryamoShxasan-em5fn 7 месяцев назад
​maxey uguree
@MaryamoShxasan-em5fn
@MaryamoShxasan-em5fn 7 месяцев назад
Wili misodegin miya abayo
@maryamacuthman7218
@maryamacuthman7218 8 месяцев назад
Hhhhhh dad xun iyo kuwa fcn inta ba way joogaan waa sidaa adi iska dhigto
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 8 месяцев назад
Haa wa sida adiga iska dhigto ben ma aha
@maymuunahmed624
@maymuunahmed624 8 месяцев назад
Masha allah
Далее
MALINTA ISNINTA  MARKAN GURIGA KUSO LABTO MAXA QABTA
16:27
кажется, началось
00:45
Просмотров 1,3 млн
$15m Russian helicopter destroyed by Ukrainian drone
00:11
Winter Hollyday at Home iyo Quraacdena manta
12:18
Просмотров 4,8 тыс.