Тёмный

GURKAYGA 4 SANNO KADIB WAXAN LAKULMAY AMAKAG ADUUNKA! 

Sawda Qaalib
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 405   
@user-ss9ym8dj4f
@user-ss9ym8dj4f 3 месяца назад
Wcs drs lkn cawa qonfa liketa igilama hor marin❤❤🥺🥺
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 3 месяца назад
Asc dhamantiin❤❤❤ Drs sowda Waa qiso cajiiba Waa gabadha ugu sabarka badan aduunka nuuro waxan sinayna Nin sabarbadan sidedo kale hadi furo ninkas Ilahay hasiyo nuuro wax kastoy jeceshahay Amiin Amiin ❤❤❤
@Idriis892
@Idriis892 3 месяца назад
Walayeshad nuura waxan leyahay waad sabartay waxan hubaal ah in aad sadkaaga heleyso waxqtina woo kugu socoyaa waxan kugu duceynaa in aad hesho nin wangasan oo qeer qabo iyo caruur baari ah oo adun iyo Aaqiro ku anfacaa Aamin ❤
@user-kb9kz9kt4o
@user-kb9kz9kt4o 2 месяца назад
Asc
@Idriis892
@Idriis892 2 месяца назад
@@user-kb9kz9kt4o wcs wll
@umuahmed4253
@umuahmed4253 3 месяца назад
Aniga gabadhaas dulqaad ban usaxiixay lkn waxaan oran lahaa waxba ha qarin sheeg hadii kle eeda dhan ayadaa la saarayaa lkn haday tiraahdo 6sano ima naagaysan xaal iyo xumayn waa laga qaadin meherkeedana khasab buu ku dhiibayaa marka ha sheegto ban kula talin lahaa 😢 Dhaqtar ima gayn haday dhahday waxaa la oran haduu ku gayn ama tolkaa dhahaya anagaa ku gaynayna marmarsiyahaasna wuu kasoo dhamaan marka intaanan beenley la oran xaqiiqda hasheegto
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 месяца назад
Waa sax. Hadii aysan runta sheegin dembiga ayadaa lagu wareejinaa. U sheeg in aad 6 sano u sabreysay.
@user-zf1nr5jp8j
@user-zf1nr5jp8j 3 месяца назад
Masha alaah waa qisadii igu horeysey oo somaali ah ooo aaad ii cajabisay aad ayan ugu farxay gabdhaas okale iney somali ka dhalatay alaaha noo badiyo iyadoo kale
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 месяца назад
Ma wxa rabtan gabr la bahdilo o la silciyo o qilina ku jirto wxs miya wangsa koley doqon bey aheyd
@saadiaelmi447
@saadiaelmi447 3 месяца назад
Nin nuucas oo kale looma samro Allah nama tuso waxaas oo kale waa yaab 🤔 sabab ee waqti geeda ugu qasaarise na ayado oo dumar ah
@kabdi2408
@kabdi2408 3 месяца назад
Subxaanallah Wallahi kaasoo kale habeenkii baa la garaacaa dadkana isagaa idiley baan odhan lahaa waana doqon ninkaasi acuudu billahi
@hindarooble4075
@hindarooble4075 3 месяца назад
Maanshaa alaa waxad xasuusataa mar walba in aad ilaahay macaaga yahay,inmacal cusri yusraa❤
@user-os7cf8md2e
@user-os7cf8md2e 3 месяца назад
Geesiyad kudayashaleh runtii ❤❤❤❤❤ guulayso gacali rabi faraj khayr qaba haku fidiyo❤
@tahliil5567
@tahliil5567 3 месяца назад
Ramadan mbruuk wlshy suwda abyo aad ban kaga helay shekoyinka qabka uso gudbiso chnelkaga 10 malmod kujira waxn u malynaya vediowyadadi dhan wan dameyn raba abyo kip going wa gbr wlsha ah emalka wa kii xajiga nin ma ahi qAli❤❤❤❤❤❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 3 месяца назад
Mahadsanid xbbti ❤❤❤
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 3 месяца назад
Waa Ramadaan ee u soo duceeya gabdhaas Allah waxaan ooga baryayaa Aduun iyo Aakhiraba inay guulaysato
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 3 месяца назад
Walalo gabadh sabiir leh ayatahay Allah ha kusiyo niin wanagsane
@nuuraahmedashkir3548
@nuuraahmedashkir3548 3 месяца назад
Wali waa gabar samir badan waxan kudilmaamo ma aqaano illahey wax kheyr qabo hasiiyo ❤ ameen🙏🤲
@qurboboychannel
@qurboboychannel 3 месяца назад
😊😊😊😊😊😊
@qurboboychannel
@qurboboychannel 3 месяца назад
😊😊😊😊😊😊
@qurboboychannel
@qurboboychannel 3 месяца назад
😊😊😊😊😊😊
@IdilCabdi-vz3ld
@IdilCabdi-vz3ld 3 месяца назад
الصبر مفتاح الفرج ❤🎉😊
@user-fd4cv9pe5d
@user-fd4cv9pe5d 3 месяца назад
MashaAllah shukran xppth Sheets cajiib ah 👏👏👏 Aamiin illahay ha inguinal irzaaqo samirkaas
@shukrisharaf
@shukrisharaf 3 месяца назад
Abaayo samirkeeda ilaahey kuma qadiyo 🤲🤲🤲
@hibaqmohamed6335
@hibaqmohamed6335 3 месяца назад
Ramadan Mubarak ❤
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 месяца назад
Subxnllh 😢 Alla nuura wllhi way iga yaabsatay M.a Waxan kula talinalahaa nuura Horta istikhfaarta badi.alle si dhibyar hakaga soo fur furo warqadaada Lkn ha ku noqon 😢badal khayr qaba alle ha ku siiyo
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 3 месяца назад
Masha Allah jzl kheer abayo
@asiaqurux
@asiaqurux 3 месяца назад
Wcs wr wb. SCW ❤❤❤ Ma 3 ilaa waagii 😂😂 dacad u qoslay wllhi waa run sawday ano 2 bil lai qabo aya nafta laiga qaday Haye wax sokordhay majiraa 2 sano ayeyba iga dhigen Alle ayan baryay illahow i hili alx alle wa isiyay alle hai daye mid baaba iska sojartay ninka ayan dhahaya I guurso ana kudhalaye midan waxba kudhali meyse subxanallah marka Somalida waa cajiib
@salmaabdirahman9310
@salmaabdirahman9310 3 месяца назад
Ramadan Mubarak abayo❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤sawda Ramadan Mubarak 🎉🎉🎉🎉
@user-cp2vd2ex4p
@user-cp2vd2ex4p 3 месяца назад
قال تعالى ان الله مع الصابرين Washeen wanaageeda way helaysaa, walaal ilaahay samirkaaga hakanigo jazaagiisa janada xaqiiq dii waad helaysaa🌷
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 месяца назад
Masha Allah tabarakallah. Qiso qurux badan. Allah mid ka khair badan ugu badala.
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 месяца назад
Ramadaan kariim walaaleheey dhamaanteen insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Gabarsomaliyeeed
@Gabarsomaliyeeed 3 месяца назад
33:58 waa qoslay wllhi nuura wll see wax yeeshay😂
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 2 месяца назад
Asc walaal qaali jazaakallaah. Raga somalidu illaahaybaa ka wayn atawaasaw bihii bal hum qawmun daaquun. Qiso igu dhacday ayay i xasuusisay. Ninkaasi waxa uu waxas oo dhan u samaynayaa waa iyadu furiin ha dalbato oo meher yaan lagaaga qaadin. Sub xaanak.
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok 3 месяца назад
Ramadan Mubarak habo mcn❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@shamsanoor6687
@shamsanoor6687 3 месяца назад
Mashaa Allaah waxaatahay gabar samir badne midka khayr badan Alle ha kusiiyo aamiin
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 3 месяца назад
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 месяца назад
Ramadan mubarak ❤
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 4 дня назад
Mansha Allah nuura waa gabadha samir bathan. Allah xanugu irsaqo gabadha samar bathan.
@Xaawolul-vj3ol
@Xaawolul-vj3ol 3 месяца назад
Waan samrilahaa hadii mesha ilmo haday iijoogaan lkn ilmo hadaysan meesha iijoogin uma samreen
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 3 месяца назад
Ramadane Mubarak Sawda
@user-bh3ln7vy7x
@user-bh3ln7vy7x 3 месяца назад
Asc/ walaashen wexeda damir ma ahan lianna samirka haduu bato wuxuu isku badalaa doqonimo wana sidey tahay mey xaqqeeda dhacsato ragba kabadane
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 3 месяца назад
Salam Aleykoum wllo sawda qalib mahasanid ramadan moubarak
@user-ko3kz6kn7y
@user-ko3kz6kn7y 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw ❤❤ Ramadan wngsn
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 месяца назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-oc4dr3xh9r
@user-oc4dr3xh9r 3 месяца назад
Ramadan mubarak
@iqroabdi6351
@iqroabdi6351 3 месяца назад
Ramadan mubarak❤
@kimkiz5207
@kimkiz5207 3 месяца назад
Simple ehelka dhan qisada udir o dhegesta kudheh waxba ha qarin wax laqariyo shekadu mataagnaa 10years weyaan
@user-wb5cy5nz1f
@user-wb5cy5nz1f 3 месяца назад
Sidaas oo kale qiso ah oo qof kale ku dhacday ayaan aragnay oo Alle samirkii ku siiyey qof wanaagsan oo ilowsiiyey wixii hore ee laga galay. Samirku waa wax aad u wanaagsan.
@SahraAli-xr6tg
@SahraAli-xr6tg 7 дней назад
😢ﹰ9pqap
@abdiguedi2656
@abdiguedi2656 3 месяца назад
MashaALLAH Wa Gabadh Ilahay Aqli & Dulqad (Samiir) Bataan kumaneystay Weyaan.....🎉🎉🎉
@sadiaabdullahi6427
@sadiaabdullahi6427 3 месяца назад
Masha Allah wlllhi wax uu qeraya iney tahay gabar samera badan kasi ilahay haka bad badiyo sowaja ka dhaqiha ilahay haku siyih Ramadan kareem ❤
@XARAGO704
@XARAGO704 3 месяца назад
Ramadan Mubarak 💋💋❤️
@idilqalanjo
@idilqalanjo 3 месяца назад
Gabadhaan qisadeedu waa cajiib lkn waa Gabar dulqaad badan lkn walaashay qali waxyar oo talo ah aankugu darsado ninka quraan hala saaro marka hore culimada iclaajkana haloo geeyo lacala ay jiraan wax idinkala fogaynaya waxaas qur aanka ilaahay baa ka adag takale walashay qali afkaaga haka saarin istiqfaarta waxaadna marwalba badisaa laa xawla walaa quwata ilaa bilaah xaga Rabbi gaa u jeedso sijaayadaada gacmaha u taago ilaahay oy wlhi hadii khayr kuu yahay qalbigiisa ilaahay wuu kuusoo jeedin haduu sharkuu yahay na waa lagaa fogayn markasta waxaynu haysanaa Rabbi Raxmaan ah Naxariis badan xagiisa u carar abaayo ilaahay Arinkaaga ha fududeeyo sida khayrka idiin ahna haka dhigo
@FarhiyaMohamed-nv5jv
@FarhiyaMohamed-nv5jv 5 дней назад
Masha Allah walahi waa naag waxan rajeynaya sidedokale inan noqdo qof dulqad badan ❤❤
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 3 месяца назад
Walaal Ilaahay sabirkaga haa kugu arsuqo oo khayr haa ku danbaysiiyo 🙏🙏🙏
@IdilCabdi-vz3ld
@IdilCabdi-vz3ld 3 месяца назад
رمضان مبارك كل عام وانتم بخير ❤🎉
@sucdicadood601
@sucdicadood601 3 месяца назад
Manash allaah abaayo samirkeeda ilaahey kuma qadiyo🤲🤲🤲🙏🙏❤❤❤✅️✅️
@saadiamohamed2539
@saadiamohamed2539 2 дня назад
MashaAllah was kheirqaba Allah siya
@laylamohamed4966
@laylamohamed4966 3 месяца назад
Subxaana allah qofta dulqaad badan waqti Iska dhumisay wlhi farxad kheyr leh I.a
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 месяца назад
رمضان مبارك
@umumaahirmaahir6080
@umumaahirmaahir6080 3 месяца назад
Wcs wrb abaayo waqtigeda buba u dhameyay ee ninkaan dhinac ka mar dheh mid ka qeyr badan allaaha ku sahlo abyo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 месяца назад
Run tii waa gabar samir badan ilaahay mid ka khayr badan Allaha siiyo 🙏🙏🙏🙏
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 3 месяца назад
Mashallllh horta nuuray gabadh fariida ayad thay. lkn wll mxd 2 goor isku dulminysa naftada dulmiga ka daa o ninka sheeg dhibta aad 6di sane dnbe ku qabty mxkmd islaami ah la gal sheeg mudo intas leeg inad nooc wlba ugu samirty ❤
@hodoali6253
@hodoali6253 3 месяца назад
Masha allah❤❤❤
@user-xi4dh2ky1q
@user-xi4dh2ky1q 3 месяца назад
صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u 3 месяца назад
Wlhi waa gabar samir iyo dulqaad leh masha allah alle ayaan kaaga baryayaa inuu wax khayr leh kusiiyo ninkaasna kaa fududeeyo haduusan khayr kuu ahayn
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 месяца назад
Subxana allah. Qisadan waa imtixaan adduun. Waa gabar samir badan.
@lijhghhj6758
@lijhghhj6758 3 месяца назад
Asc alla ha ku barakeeyo iska fur mid qayar badan alla ha ku siiyo
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 3 месяца назад
Masha allah waa gabar sabar badan illahy sowja wanagsan hasiiyo owlaad saalixa
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 3 месяца назад
M. Allah wll diwda alle haku barakeyo nuranah alle ha xifdiyo wllhi wa gabar samir badan wax aan ku tilmamo magaran karo wllhi alle ha xifdiyo
@abdirizakmuhamed749
@abdirizakmuhamed749 3 месяца назад
Wllhi gabar sabar badan waaye
@amranhappy8077
@amranhappy8077 3 месяца назад
Sowdo qurux ramadaan mubarak❤
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 3 месяца назад
Masha Allah tabarakallh
@layloxaaji2569
@layloxaaji2569 3 месяца назад
Abaayo qof kale oo ku kool kooliiyo allaha kusiiyo
@shukrisharaf
@shukrisharaf 3 месяца назад
Ramadaan Mubarak abaayo ❤❤❤
@user-oo8xq7ur4x
@user-oo8xq7ur4x 3 месяца назад
Asc asxabta horta fikirkeyga waxey ila tahy ninkas mahan nin sababto ah waxkastoo dhaca xaskaga Miya sidas lo gali karnaa waaa maya walashey sabarkaga ayaa waxwalbo ku helidontaa waxad heli dontaa waxwanagsan amin
@user-dx6oh6sl6o
@user-dx6oh6sl6o 3 месяца назад
Meeshii khayrle Allah haku wafijiiyo macaney
@user-mf3rf9mq9x
@user-mf3rf9mq9x 3 месяца назад
Asc abyo waan waxan ahay qofki ogu horeyay oo lag saray❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 3 месяца назад
Mahadsanid ❤❤❤
@user-hf9ev2lu2d
@user-hf9ev2lu2d 5 часов назад
Alle mid kakhayrbadan hakusiyo wll aqli
@simanelmi6888
@simanelmi6888 3 месяца назад
Masha allha waa samirkiyo qof aha allha kou barakeyo wallshy mcn
@hussienadan5184
@hussienadan5184 3 месяца назад
Asc gabadhaa waansalamay ilaahay samirkeda jano hagu bedalo horta ninkan maadama sixirole kaxaystay Malaga yaaba in lataagay waxaan ku dhihilaha wll fadliga bisha ramadaan iska cafi ilaahayna waxan kabaryayaa in jecelkiini soo celiyo Aamiin ugu danbayn ninkas sida wllshen noo sheegay 6sano Nin reerkiisa lajooga hadana jirin xaqii gogasha ma cafimad qabo aragtidayda waxba ka khaldan samirkaga ilaahay haku daayojecelkagana allah ha soo hanuuniyo Amin
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 3 месяца назад
Absolutely waa sidaa aniga qudhayda ayaa wxn ka fakaray ninkii kaxaystay ee lahaa sheikh baan u tagayaa inuu isaga uun u danlahaa oo uu rabay inuu waxyeeleyo markaa waxy ilatahy in aanu ninku saxba ahayn wayo 6 sano kamuu ag muuqden ee wuxun buu si toos ah u samayn lahaa
@fartunosman3503
@fartunosman3503 5 дней назад
Subxaanallaah , Walee aduunkaan wax Kaa yaabiyaa WAAD arki,waxaan ogahey Kuwa 7caruurleh oo noocaa oo kale ah isbadalka iyo iscaburinta waa ey yaqaanaan laakin sabraa sad ma waayo dadka kale iyo qaraabadu wax ma oga laakin arinkasta alle xagii ayey ka soo dhamaan adoomada Waa arkaa aargoosiga alle ayaa daran illaaheybaa ka weyn sabarkaaga wax Allaha kugu siiyo isna waa dhadhamin dheeraa dhawaa.
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 месяца назад
Masha Allah siste❤❤
@fossiahanji
@fossiahanji 11 дней назад
Gabadaas dulqaad badana manshaalah noora midkakheir badaan Alahsiiyo amiin
@fatimahodey
@fatimahodey 3 месяца назад
Gabadhaas nafdeeda bay dulmisay ilaahay cawad khyr qaba hasiyo..runta inay sheekto bay ahayd markii aykasootagtay gurikiisa waayo hadda cidna ma rumaysanayso walina ninka ay uturayso dulmi buu kuwadaa oo wakaa meherkeeda udiidaya
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 3 месяца назад
Mash allah samar badan nuura alle mid qeer qaba iyo woow laad baariya ha kusiiyo apayo kaa nin maahee warqadaada ka qaado samir badan walay aniga kaa 1 bil xitaa uma samree qof bisto lad sooqaty saanaf taada ugu aamintay geesisa nidaa apyo
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 3 месяца назад
من شاء الله
@user-lt9bf8ss4i
@user-lt9bf8ss4i 3 месяца назад
Maaashaa allaaah nuura waa gabadh samir bdan xaqiiqdii yaaa Allah ku irzaaq qof udhigma oo kameyra wiixi soo maray❤
@ridubaby2293
@ridubaby2293 3 месяца назад
Wllshey ina maxamud qaalibey hambalyo 100k❤
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 3 месяца назад
Alle samirkaaga kii Nebi ayuub hakaaaga dhigo samirkaaga Nuuraay . Bal hadaad madax banaanaatona nala wadaag oo nala xidhiidh adoo kale lama helee❤
@user-kq7vz8zj2j
@user-kq7vz8zj2j 3 месяца назад
Ilaahay guurka hanoo hagaajiyo
@hoodomohamett1749
@hoodomohamett1749 3 месяца назад
Waa maalin khyr badan bishii barakaysnad 1thy waan soomanahaye alle sidii khyrle haw dooro wlsheen ubad baariyana hasiiyo❤😢
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 3 месяца назад
gabdhaan dulqaad iyo samir ayey ledahay runtii qof aan irabiin ani sidaas ogumadul qateen runtii
@yusufawale4755
@yusufawale4755 3 месяца назад
Wcs scw mahadsanid❤
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 3 месяца назад
Ramadaan mubarak cibaadooyinka alaah hanga aqbala kuwiinaarta lagaxureeya alaah hanagayeelo❤❤❤❤❤❤❤
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 3 месяца назад
Aamiin Ya Allh
@user-wb5cy5nz1f
@user-wb5cy5nz1f 3 месяца назад
Alle ayaa siin xaqeeda weyna heli Insha Allah walaasheen.
@naimaabdullahi4196
@naimaabdullahi4196 3 месяца назад
Asc walaal Ramadan mubaarak adiga iyo Nuuraba walaal waxay aniga ila tahay jacayl xaasid ma waayo e, ninkii reerka subaxaa kusoo.kalahay, ee ninka kaxaystay, in xagiisa ninka looga yimi, lakin waa calaf, sababtaan sisaa I Lee yahayna, qof maalin isku badalaa ma jiro,
@futdc624
@futdc624 3 месяца назад
ماشاء الله
@khadijasamanmohamed6999
@khadijasamanmohamed6999 3 месяца назад
Waqtiga yuu kaalumin walaal, katasho
@khadraaabdula6219
@khadraaabdula6219 3 месяца назад
Waa aran cajib ah haku noqon ninka
@DeeqodaganMaxamed
@DeeqodaganMaxamed 3 месяца назад
Ma.allh❤❤❤❤❤
@umuanasfaycal5842
@umuanasfaycal5842 3 месяца назад
Asc sawda wan ku salamay wllo qalbi jazakallahu kheir horta illahay samirkaga haku adkeyo waxad tahay gabadh adkeysibadan allaha ku barakeyo masha allah tabarakallah rahma waxa kugu la talinlaha iska suug talada rabi wan sogata guan kiisa
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 3 месяца назад
walaashey samirkeeda allaha usiyaadiyo waxaan kula talin lahaa inay ilaahy barido shaqaysato qurankana aqriso gaar ahaan suuratu baqara
@user-hr7lo2rz1b
@user-hr7lo2rz1b 3 месяца назад
Masha Allah abaayo nura guleyso
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 3 месяца назад
Abshirta iyo Kheyrbadan Alle hakuugu badalo dhibkaad soomartay❤👏
@xamdixaashixasan6558
@xamdixaashixasan6558 3 месяца назад
Alle ha u fududeeyo meesha khayrku ugu jiro
@user-pc6qh4mv3t
@user-pc6qh4mv3t 3 месяца назад
Asc walashay waxaan kugu la talin lahaa huuno in aad rabigaa isku dhiibto wardi na samaysato saliga nabiga iyo astaqfurulaah badi Albaab kastoo kaa xidhnaa wuu kuu furmi qalbigaagana rabibaa ku dhayi haduu khayr kuu leeyahay Alle haysku kiin keeno hadii kalana markaad badiso saliga nabiga iyo astaqfaarta farj ayuu Alle kuu bixin dhibtan oo dhan sawj ku ilowsiiya indhi hiisa kaa jecel sidii boqorada kuula dhaqma iyo awlaad baariya iyo farxad aan dhamaan buu Alle ju siun aduunyadana farxad ku dhamaysan waayo saliga nabiga waxa uu wadoo farxadoo dhan sabarkaagana Alle hakaa abaal mariyo farxad huuno ku noolow geesiyad baad tahay❤❤❤ ❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 месяца назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
DAMBI BADHIHII CAQLIGA BADNAA!@sawdamqaalib
34:30
Просмотров 31 тыс.
QISADA XANAAN OO CAJIIB AH!@sawdamqaalib
33:20
Просмотров 34 тыс.
Куда Больнее Упасть с Высоты?
25:11
DAMBI BADHIS KIISKA MURTADAA!@SawdaBillan
30:39
Просмотров 28 тыс.
QISADA KHAYRAH ALLAH IYO FAATIMA!@sawdamqaalib
39:39
Просмотров 43 тыс.
QSADAN MARKAD DHAMAYSATO WAD ILMAYNAYSA!@sawdamqaalib
38:37
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
Просмотров 58 тыс.
Куда Больнее Упасть с Высоты?
25:11