Тёмный

Guryo iyo Dhul iiba boqol jire iyo badacas Hargeisa 2022 | Ak vlogs 

AK Vlogs
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 2 года назад
Whats app 252659328558 Whats appkan nagala soo hadal hadii ad rabtaan guryahan iyo dhulkan.
@fadumagabbose4630
@fadumagabbose4630 2 года назад
Thanks aboee
@hanaabdi330
@hanaabdi330 2 года назад
@@fadumagabbose4630 Asc waa inise guriga soo Sheehan
@fadumagabbose4630
@fadumagabbose4630 2 года назад
@@hanaabdi330 Abaayo maxa khawada
@hanaabdi330
@hanaabdi330 2 года назад
Avioeron gurayah. Iibka ka was waa meeqa kk
@nali70
@nali70 2 года назад
Mashallah wallo you’re amazing keep going 👏🏾👏🏾👏🏾
@maxdar11
@maxdar11 2 года назад
85k marka dhulka sharci la'aan yahay iibkiisu waa sidan qofka 85k yahay dhulku maxaa lagu dhisi aduunka waxaasj kama jirto dawladu iyadaa cantrosha iibka dhulka
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 года назад
Masha Allaah Axmed wadmahadsantay wa informatiom fiican 👍🏻
@hamdalaki1787
@hamdalaki1787 2 года назад
Dagmada ibrahim koodbuur qurux badanaa🤩
@kulmiyelyrics2834
@kulmiyelyrics2834 2 года назад
Shirkadaha guryaha dhisaa waa inay wadooyin quruxooona ka hor sameeyaan guryaha
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 года назад
Wuxu qaalisanaa. Daaqadaha ka sokow meel kale oo naqasku ka baxo maleh miyaa?
@rodahoreh6728
@rodahoreh6728 2 года назад
Thanks yanu kala xidhna
@januarySl2024
@januarySl2024 2 года назад
Maxaa hada keenay mawjadan cusub ee Hargeisa dadku dhulkooda iyo guryahooda iibinayaan? Ma dhaqaala xumaa? Ma dad aan Somalilaand u dhalan oo guurayaa?
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 года назад
MashaAllaah walaal jazakallaahu khayr
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 2 года назад
Shirkada dhistay magaced walalo?
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 года назад
Mashallaah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 года назад
Soomaali waxaan Ku nacay guriyo la qurxiyey aan wado dhisan iyo dhir midna aan lahayn
@mrnuux9930
@mrnuux9930 2 года назад
Guryo sida loodhiso waad garaneysaan lakin wadada intarloog maad saartaan
@roodaabdihassan4145
@roodaabdihassan4145 2 года назад
Majnadiibaa meeshu qaalisanaa maxaa lagfaadiyaa oon ahayi boodh iyo wado xumo ilaahu nosturi aamin
@abdihassan894
@abdihassan894 2 года назад
Waa dad iimaan beelay waxaay doonan bay is sheegtan
@wardaali822
@wardaali822 2 года назад
Waa lays dhacaya
@zaynib4299
@zaynib4299 2 года назад
Masha Allah
@bashiirahmed5050
@bashiirahmed5050 2 года назад
woow toos baan u garanayaa xaafadahaas. laakiin 75000kun oo nus baloodhlaga dhisay waa qaali. nus baloodhka xisaabsan 40000kun oo dollar. dhismahuna waa 35000 kun oo dollar aadbuu qaali uyahay. 50000kun oo dollar buu ku wanaagsanaa all in all
@adandayib2610
@adandayib2610 2 года назад
Xoog baa loo fuulay.
@DrCige
@DrCige 2 года назад
Waxay anigu ilatahay Guriyahaa aad buu u cidhiidi u yahay, dhismaha gurigana waa nus, Anigu ka ma helo guryahan, teeda kalena 70 $ nus la siisto waa waali cas, yurub baa ka jaban hargeisa wey waasheen dadkani.
@abdihassan894
@abdihassan894 2 года назад
Wallahi aad bay uu waashen waxaay doonaan bay iska sheegtan bro.
@nimohussein7123
@nimohussein7123 2 года назад
Mnshlh qalabka lgu faro yareeystay saas qaali uyhn
@Tayasiir
@Tayasiir 2 года назад
Waa qaali waali ah. Dhulka 9x24 mitir ah waxaad ku helaysaa 17 kun oo doolar guriguna wuu ku kacayaa 25 kun. 17+27 = 44 kun hadaad dhisanayso. 31 kun Bay dul sateen.
@abdirahmaansacad1184
@abdirahmaansacad1184 2 года назад
Anigu markaan dhisanayo imisa ayuu igu kacayaa
@mrshakur0956
@mrshakur0956 2 года назад
Salaam Walaal Xaafada bada cas iyo hotel crown xageebay HARGEYSA kaga yaaliin? Shaqo wanaagsan baad haysaa garabkaaga inaadeer thanks
@moliidalimuhumed2493
@moliidalimuhumed2493 2 года назад
Jig jiga yar
@awoabdilahi1937
@awoabdilahi1937 2 года назад
Mashallah guriga hore ayaan ka helay
@YouTubeSpot911
@YouTubeSpot911 2 года назад
Guri goglan o kiro ah ayan u bahanahay
@ahmedmohamoudahmedgass8172
@ahmedmohamoudahmedgass8172 2 года назад
Lacagta aya qaali aah umaaqalmo 5 qol
@danjirebroadcasting17
@danjirebroadcasting17 2 года назад
waar wuxu qaalisanaa ma janada boos ka iibsanayaa 85,000 magaalada hamburg germany oo aan deganahay ayaa ku heli kara villa dhisan oo beerteedii leh. waxay muujinaysa in dowlad aaney jirin meesha
@cigesoma5549
@cigesoma5549 2 года назад
Shirkadaha guryaha dhisa waa in dadka laga qabtaa sidani si ma aha waa dhiigmirtanimo
@korneylmascuud5519
@korneylmascuud5519 2 года назад
Somalida sidey modayan ma aha korneyl mascuud waa laga jecel yahay jigjiga
@historynerd7549
@historynerd7549 2 года назад
Magaca ey doonaan ha wataan business leydii rayidkii wey cuneeyn waa in sharciga lala tiigsada !
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 2 года назад
May wllo may cunin Telesom Waa shirkad shacabka u daneysa
@abdulazizibrahim4576
@abdulazizibrahim4576 2 года назад
Walaal waa Gobolkee ?
@AliHassan-rx2pm
@AliHassan-rx2pm 2 года назад
Waa hargeysa caasimada somaliland
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 года назад
Abdul Aziz Maxaad uga jeedaa waa gobalkee ma inan lagugu fahamayn ayad mooday. Waad ogtahay wadanka uu yahay waxba indhaha ha iska tirin
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 2 года назад
@@ilhanhassan9813ex- gobolada waqooyi ee somalia imikana qaranka somaliland
@ifraaxsh201
@ifraaxsh201 2 года назад
@@ilhanhassan9813 walaalo ilhaan xaqiiqdii anigaba waan iswaydiinayay meesha ay tahey in lays waydiiyana ceeb maahan waad mahadsantahay walaalo alaah barakeeyo
@aminaiman2673
@aminaiman2673 2 года назад
Laamiyada cusub no so gudbi
@foosiyajamaal8029
@foosiyajamaal8029 2 года назад
Asc mad soo dhigin number kaga
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 2 года назад
252659328558 waka
@wardaali822
@wardaali822 2 года назад
$85 lool
Далее
HARGEISA  STREET FOOD || Cuntoyinka Wadada Hargeisa
8:44
GURI CUSUB XAAFADA QAALIB | 26 JUNE HARGEISA
7:18
Просмотров 15 тыс.