Тёмный

GUUL 200 XILDHIBAAN XILKA QAADIS MOOSHIN XASAN SHEEKH GUDBIYEY,BAARLAMAANKA CIIDAMO ABGAAL AH XOG 

Darwiish Tv
Подписаться 105 тыс.
Просмотров 25 тыс.
0% 0

GUUL 200 XILDHIBAAN XILKA QAADIS MOOSHIN XASAN SHEEKH GUDBIYEY,BAARLAMAANKA CIIDAMO ABGAAL AH XOG

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 110   
@AbdiqadirMacalim
@AbdiqadirMacalim Месяц назад
Maashaa allaah Xaqii waa dilaacay
@lifeisgucci311
@lifeisgucci311 Месяц назад
allahu akbar wa lillahil hamd
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
1991 u noqda hawiye yaa idiinka liita war Daaroodoow diyaar garooba hubka inoo ururiya yay mooryaani ina dagin halkaas iyagaa dalka dhigay 34 years
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Месяц назад
Mashaallah Xawadle hadley manta..Gul gul Somalia 🇸🇴 United.Damushabab ka Badbadiya wadanka.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
XILDHIBANADAOW GUULEYSTA❤ KA QABTA XASAN DALKA❤❤❤
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 Месяц назад
Haddii ay dad yihiin xasan dhiiqo xilka haka tuureen
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Masha Allah Allahu akbar 🙏🕋🙏🙏 Somaliya Allaha xafiido Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@hasanaxmed1368
@hasanaxmed1368 Месяц назад
xasan shiikh xilka halaga qaado.
@Ruun-finder
@Ruun-finder Месяц назад
Waa in umada somaaliyeed xal u hesho in hal qof suurabo ka yeelo. Xassan is casil.
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 Месяц назад
Iscasili maayee xilka ka qaada
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy Месяц назад
Please like u saara wiilka mahadsanid
@deeqomaxamaddhiiga3215
@deeqomaxamaddhiiga3215 Месяц назад
Masha Allah warunra ee kusoco runta inshallaha 😮
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
XUKUUMADA IYO ALSHABAABKA VILLA SOMALIYA U JOOGTI MA WADA DHAMAYN KARAAN DADKOO DHAN. KA QABTA XASAN DALKA❤
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Месяц назад
SCA, Suxufiga Soomaaliyeed, Darwish, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Месяц назад
Waa Adeerkaa Cabdulqaadir Xersi Oo Kaa Salaamaya, Jariiban Mudug Puntland Soomaaliya
@AbdrashidLambarduwe-qb4st
@AbdrashidLambarduwe-qb4st Месяц назад
Alle ha cadaabo dhamaan xildhibaanadii xasn sheeq Doortay
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Месяц назад
Absolutely that advice is excellent. Waddanka Soomaaliya in la badbaadiyo ayuu u Baahan yahay, islamarkaana Xasan Sheikh wuxuu Qatar geliyey jiritaanka Dowladnimada Soomaaliya. Xasan Sheikh is a Broker and controbanist, that's very clear,no doubt about it.
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
u noqdah in shah Allah 1991 darod waxan u shegayah xududihinah so xidhah xamar iyo villa family dowlad ku shegedih wuxuu ku so Aruray viladah war kah tashadah moryantah xamar
@khadiijasaid1516
@khadiijasaid1516 Месяц назад
لاحول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
maashaa allaah
@ashkirohassan9859
@ashkirohassan9859 Месяц назад
Idinka xildhibaanada baa ka masuul dhibka soomaaliya ku dhacay idinkaana xasan doortay
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Месяц назад
MaashaAllah
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Месяц назад
Xasan $$$$$$ xadoow qabuuro qodoow. Allah yarxama Somalia 🇸🇴 dowlad kama jirto Waa koox dilaalo ah oo dhiiga shacabka ku wada naaxay Allah idiinma naxaristo
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Markii Mareexaan hub helay ayey xildhibaanadu hurdada ka kaceen awsaakh tuugo ah.
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f Месяц назад
Maansha allah waa warkii ugu farxada badnaa aan waligay maqlo ilaahoow kan nadhaafi oo soomaalidhaafi qabiiladiibuu iskuwadadiray colaad dokeeyuu abuuray
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Месяц назад
Xasa sheekh wuxuu aaminsanyahay fikradda USC .
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
XASAN KONTRABAND BUU DALKII KEENAY😢. NAGA QABTA OO XILKA KA QAADA❤
@jaylanimacoow7988
@jaylanimacoow7988 Месяц назад
Xasuusnaada dambigaas iyo masuuliy daradaas wadanka kajirta iyo maamulxumadaas waxaa iskaleh golaha baarlamaanka eeda ay xasan sheikh saarayaan malahan ee waxaa iskaleh 2da gole ee baarlamaanka
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Месяц назад
Sax
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Месяц назад
Alloow Somali mideey
@HodanDaud-n9r
@HodanDaud-n9r Месяц назад
Asc mawaltin
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Месяц назад
welkom Darwwisha T.v
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n Месяц назад
Maashaa allaah xaqii waa dilaacay
@user-vl7rt7dc1v
@user-vl7rt7dc1v Месяц назад
Hassan qabiil Somali ah oo rabo ma jiro waxaa rabo qoyskiisa kaliya Somali way arkeen xassid nimadiisa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Ha dhaco yeyga uf saqajaanka parliament ku ma hadduu wax fahmay na dhaafa dheh
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Месяц назад
Mw.:kursiga ka degg haddaad sharaf dooni. Iscasil shartaada ilaasho.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Xaqii baa dillaacay xasan dal xaraashe awalbaad dalka ku fiirsanayseen hadda dalka daba qabta
@abdiqadirali5940
@abdiqadirali5940 Месяц назад
Waa waaoanthahay e habaarka ka da madaxweyneha ilaa ka dhinto wadankaan asigaa ka talinaayo
@bosteyaali184
@bosteyaali184 Месяц назад
Xasan Dhiiqo ma istaahilo in uu hogaamiyo Dowladda Somaliyeed xaqiiqdii
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Месяц назад
Hadduu is casilo waxuu noqonayaa madaxweyne iska tagay xilka markii uu dhanna u dhaqaajin waayay xasan is casil. Ummadda ha isku dilin.
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f Месяц назад
Guull xildhamano mooshanka xalka kaqadadta hassan shekh
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f Месяц назад
Guull xalka qadas hassan shekh go go go haal
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
SAX❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 Месяц назад
baarlamaanku haduu xilka ka qaado xasan sheekh taariikhdaa xusi doonta
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 Месяц назад
Dhibka Somali xildhibaanada kamasuul ah Islaay idinku waayo fadaro suntan oo taageerteen askartina waad laysen shirqool badlasamayseen xasa balayo Masiibo abehed
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Cunug maskiin ah baad tahaye maxaad ku mucaaradday farmaajo hadda ka xaabxaabi from dhulbahante
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m Месяц назад
Barlamankow xasan adinkaa nasoo hor istaajiyey ee naga horleexiya waa hadii aad duco rabtaa
@faraxCali-xe7uf
@faraxCali-xe7uf Месяц назад
Goor maad garateen Baarlamaan kaa maalinta qiyaame Kaxisaab tami yacafiyi Baarlaman ka
@sacdiamohamuud3955
@sacdiamohamuud3955 Месяц назад
Xaqii xabiibul malaayiin masoo daahin runtii
@ashire563
@ashire563 Месяц назад
Xildhibaanow xaal qaado...xassan iyaga lacag Ku doortay xassana iyaga Ka xun, hadaana hadii lacag lasiiyo waa aamusayaan
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Месяц назад
Xilka ha laga qaado xasan sheekh dalkii iyo dadkiiba wuu baabiiyay marka xilka ka qaaada dhakhsada xaqii somaliland ayaaa dilacaya wlhi somaliland cid kuma gafto cidna ma donato lkn dhinac walba xasan iyo ina geele way kaso weraren wayna ka gulaysatay somaliland guuuul somaliland
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 Месяц назад
Xildhibaanada Somali goka ku Friday talka kayo xasan bay door teen qabyalad abeheed
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Gurguurte qabiilkiisa ayuu hubeeyey,arsanel lama uu dagaalamin,maanta Daarood waa hubaysan yahay.
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 Месяц назад
Xasan sheeq Farhan qaroole insane wax kadilin Asostion haka jawabo
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Месяц назад
XASAN SHEYDAN MAXAMUUD MAKAROFI WAYE SOMALI DHAMMAAN WAA IS DHAMENAYAN.
@abdullahiyarowmohammed2264
@abdullahiyarowmohammed2264 Месяц назад
A s,c,,waasx,waasx,guul,guul,waaguul
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
War xassan gurgurte kuwa Ka sugaya dowlad nimo Ayan la yabanahy wa tuug munafaq ah qabiilada isku dira dalka meel xun geeyat😮😮😮
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 Месяц назад
Illaahow Hasan habralaaye dhibtuu wado xamar ku foorori illaahow iga aqbal oo iga ajiib
@user-sk2xx9rr6p
@user-sk2xx9rr6p Месяц назад
Barlamaan madaxweyne ridi kara soomaliya kuma ogeyn ee beesay rabaan
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n Месяц назад
Xildhibaanow idinkaa xassan mooriyaan doortay ee maaya soomaaliya bad baadiya xassan xilka katuura
@MadamedAxmed-bw9xs
@MadamedAxmed-bw9xs Месяц назад
Waxan leyahay xil dhibanada joji cabadka is eer sada
@milyarawes6425
@milyarawes6425 Месяц назад
Adiga ka miidi ahi ee qabil hori bodayey ee amuus qebiilestew
@mohamedali-rz5oi
@mohamedali-rz5oi Месяц назад
Hanoo keenin farmaajo 2sano ayuu ku darsadayb
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Месяц назад
Hawshu shacabkay kuhartay
@mouhamoud5605
@mouhamoud5605 Месяц назад
Horta deni ha la iska qabto
@guledgled8695
@guledgled8695 Месяц назад
Dhoocil foodleeyey maad iska aamustid waxba xasan ka qaadimeyside
@deeq9159axamedXusen
@deeq9159axamedXusen Месяц назад
wayelkan indhaha laa dadka kahor wareyiya qoof quman keena hawiyow😂😂😂😂
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Месяц назад
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@alixiis9228
@alixiis9228 Месяц назад
Maxaad Ka badalikartaa? Hadii asker la keeno?
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Месяц назад
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 😢😢❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue Месяц назад
Yaa you sheegay
@alisha33.
@alisha33. Месяц назад
Farmaajo argagixiye miyaad doonaysaan in la soo celiyo illeen laaluush qaatayaal baad tihiine
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Umalaynmayo in duqan indhaha isku haysta cidi xil kaqaadeyso. Xildhibaanadan imika noo muuqda ee faraha taagaya armay yihiin kuwii ucodeeyey New Dastuurkii uu sameystay?
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
WAR SICIID DENI AFKA KA JEEDI. PUNLAND IYADU XASAN KAMA AY ORAN DALKA GUB. PUNLAND WAA MIDA UGU HOREYSEY OO KU DHAWAAQDAY KAMA RAALI NIHIN WUXUU XASAN DALKA KA GEYSANAYO. NIN KASTA QALADKIISAA LA SHEEGAA. HADABA WAATAAS XILDHIBAANADU RUNTI ARKAY OO KA SOO NOQDAY GARGAARKII XASAN IYO XUKUUMADIISA
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 Месяц назад
1991 baa iqarso naqon
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n Месяц назад
Dhuuso daarood Ciilan afkoodii War tuuladiina iska jooga
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Месяц назад
Maxaad ka hadleysaan ka xaaxabiya shaley idinka ayaa keenay bal aan aragno meeshey ku dambeeyso
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur Месяц назад
Ninkaan xasan sheeq non waxaas maqla ma aha dhul badanow rabaa inuu gato
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Xasan tuug keliya maaha ee waa khaayin iyo nacas mooryaan baana xukunka ku haysa
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 Месяц назад
Hurdada ka kaca waa dhaarteen
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Месяц назад
Lkn ogaaw former president m.c.lahi farmajo xiligiisa magalada muqdisho qaraxyo badan aya ka dhacay dad bdn ayana kugeriyoday shacab ah lkn hada shacabki waxa ay kanasteen qaraxyadii badnaan
@xalwojaabirijaabiri3626
@xalwojaabirijaabiri3626 Месяц назад
Asc xsasan sheyq ko tarikti ayu soqatey inu somaliya dib uceliya oo dagal sokeye in u kuceliyo
@saidjamasala1117
@saidjamasala1117 Месяц назад
Adeer caruur aan waxba ka warqabin baa tahay xasan iyo farmaajo waa dameer iyo labadiisaa dhagood
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Месяц назад
Xakimocali scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw ❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉🎉
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 Месяц назад
Xasan waa dundumo dundumana boodhku kama maydhmo boorku dusha
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q Месяц назад
Xassan dagaal ayuu ka xigaa in uu iscasilo
@saeedfarah5186
@saeedfarah5186 Месяц назад
Hal qof wa dictator
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw Месяц назад
Mooshinku wuxuu ku socdo waa xamse cabdi bare
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Месяц назад
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw ❤😂❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@kaireoma6206
@kaireoma6206 Месяц назад
Asc somaliyeey ma maanta ayaad u ooyaysan farmaajo ? Waa kuwa kuwii aad shalay daba taacayseen oo uu ugu horeeyo siciid deni iyo axmed madoobe iyo xasan sheikh maxamuud waa wax laga xumaado marka aad cadowgaaga aad kadhigato saaxibkaga ee su'aal raga aad yaacayseen ma eegteen dalalka ay saaxiibka layihiin ?
@Mamar6310
@Mamar6310 Месяц назад
Wuu FASHILMAY QAYBTA LACAGDOONTA AYAA SHAQAYNAYSA ONLY HE IS GREEDY PRESIDENT
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue Месяц назад
Cunugaan ayaa somalida hadal qakaadaneyna shacabow barlamanka dansatay ah malul gobolada juror doqonka ah somalida ma farmajo iyo xasan Miya isku waxaba ah shacabow kalatagay kuwa qabiilka kushaqeya
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Месяц назад
Waa beentood lacag bay raban waa mooryaanti xasan soo doortay laaluush ku beedeshay lacag waa tuugo waa kuwi sharci daraada ah saxeey
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 Месяц назад
adigaa gacamhaga ku keenay nimankan bar lamanka ah iyaga in dalka laga bad badiyo ayaa mu hiima waayo iygaa gacamahooda ku gadhasiay siayay halkay manta jogato iyagan xasan nokenay ee ha isracan dhamantuud xasan kalidi maqaldamin iyaga kahoreyay ooqladamay ee hana wada dhafaan
@mouhamoud5605
@mouhamoud5605 Месяц назад
Deni u sheeg, isagaa dowladii fiicnaayd la dagaalamay.
@omardisow2272
@omardisow2272 Месяц назад
Qofku waa farmajo
@abdibare5825
@abdibare5825 Месяц назад
adiga reerkaaga soo wado ee rid
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 Месяц назад
Waar wadanka badbaadiya ama afka buuxso ku jira waligiin dhibku idinkuun buu idin soo gaari hadaydaan ka hortagin
@Amaal-x3k
@Amaal-x3k Месяц назад
Deni Barwaqoy ku jiraa yaa miskiin ee baro hadalka ogow a deni adigoo tuunji ku xaara inuu wax kaa dhigey
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Месяц назад
Cay bal wax ku qaada tuugayahay iimaanka la iska soo hadla inaad wax ku qaadaan
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Месяц назад
Car ha ka qaadaan hee baarlamanka ayaga godkan nagu riday xasan ayax hore ayad u aragten oo nin cusub ahayn ayad ugu shubten lacag ayuu idinka dherjiyey hada godkiina aya biyo idinku soo galen maahoo tuugo beri ow lacag idin siinaa yaa idin aaminayo 🤮🤮bacaaaaac
@abdibare5825
@abdibare5825 Месяц назад
Waryaa beenta daa
Далее
3d printed demon core vs real
00:24
Просмотров 6 млн
Kala Dhaqaaqa Farmaajo & Fahad!
9:06
Просмотров 107 тыс.