Тёмный

GUUL CALAMADII QABIILADA NAIROBI LAGA MAMNUUCAY,SOMALIDII KENYA LASO TARXIILAYO,FOOLXUMADII ADUUNKA 

Darwiish Tv
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

GUUL CALAMADII QABIILADA NAIROBI LAGA MAMNUUCAY,SOMALIDII KENYA LASO TARXIILAYO,FOOLXUMADII ADUUNKA

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@AminaALI-y6w
@AminaALI-y6w 8 дней назад
waa cawaan soomaalidu ha ku daalin wll
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 7 дней назад
Hadii anigo dhalinyarah la yiri ha guursan nin shisheye oo aad ii jecla oo la yiri kana inadeerka oo aan guursday oo caruur u dhalay oo nolosh igu cadaabay oo aan ku sigtay maxuu taray inadeer iyo qabyaalad inaan dhinto marka gabadh ah soomaaliyeed waxaan ka codsanay inaad ka carartaan qabyaalada oo aad guursataan nin soomaaliyeed oo yaqaan Allah diintiis iyo mid maadi oo dooqaga iska ilaaliya tuugada qabayalada idinku xumaynay inshallah
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 8 дней назад
Hal diin alxamdu lilaah hal calan hal af afsoomaali guul guul shanta soomaaliya iyo midnimo walaahu mustacaan
@HalimaIbrahim-p6n
@HalimaIbrahim-p6n 8 дней назад
Laga fa idideyste cawanta
@maryammb7064
@maryammb7064 8 дней назад
😢
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 8 дней назад
Subxaan Allaah, Ilaahow Soomaali garaadkooda usoo celi.
@AminaALI-y6w
@AminaALI-y6w 8 дней назад
waa ceeb & musiibo nagu dhacday illaahy ha noo gargaaro
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 8 дней назад
VIVA 5 Somaliyed waa ruuntada Eedo Allaha so hadeeyo umadan somaliyed ku kalsono inad tahay wadan xoor ah somaliyey Wey ku saxan tahay Kenya, Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 6 дней назад
Amiiin
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 7 дней назад
Dadka soomaaliyeed Allah soo hanuuniyo aduunka ugu necbahay qabyaalada iyo kuwa isticmaal dalkaygii aan jecela waxa uu burburay qabyakada iyo qaad waligayna ma istimaalin oo wax uu faaiido leeyahay malah
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 8 дней назад
Guul Darwiish .Tala wacan. Kenya ha noolaato.
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 8 дней назад
Waa masiibo qaran
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 8 дней назад
Darwiish .waa layaab. Reer Soomaalia xishood malaha.wana cawaanin..
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 4 дня назад
🇸🇴 the only one no fake flags
@user-sm3el1lw4y
@user-sm3el1lw4y 8 дней назад
Dhimasho Ah Somli Ku Dhacty😢😢😢😢😊😊
@user-sm3el1lw4y
@user-sm3el1lw4y 8 дней назад
10:36 Guul Guul Guuul ❤❤❤❤
@Umo580
@Umo580 8 дней назад
SUBXAANLAA WAXASO CALANAHA WAXAKENAY DAD NIMOXUMO IYO QABYAALAD QASHINAH
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 7 дней назад
Qof aduunka ku fashilmey aakhiro kheyr kama horeeyo waayo hdad diinta dhab u heysatid wxa ugu horeeyo ooy hagaajisaa waa noloshaada aduunka.
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 8 дней назад
Darwiish .diinta waan kudhalanay.lakinse marnaba.
@Terza56
@Terza56 8 дней назад
Wey ku saxan tahay Kenya iney joojiso wasaqdaas hal calan🇸🇴🇸🇴🇸🇴 baan leenahay inta kale qashinka iney ku shubto kenya thanks 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 6 дней назад
Wllhi somalida wap dad bila aqli ah allow no gargar 😢
@MouminMaxamad-h7j
@MouminMaxamad-h7j 8 дней назад
Somali D 5
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 8 дней назад
Ceeb wlhi allow nabadbadso waainlamamnucaa wasaqdaan😢
@11naa44
@11naa44 8 дней назад
Somali waba artist intaso calan ayey sameysteen
@Ikismn123
@Ikismn123 7 дней назад
Calamada oo dhan ka OGADEN ONLF kaliya ayaa sax ah sabta xabashi ayaan ishaynaa bal idinka oo xora boqol calan wata
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 8 дней назад
Guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-xs1fy4he5v
@user-xs1fy4he5v 7 дней назад
😂😂😂😂😂 ooh my ribs.
@arkaanhaaji8988
@arkaanhaaji8988 8 дней назад
Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hal.calan.
@mohamedabdullahi1620
@mohamedabdullahi1620 6 дней назад
Those come from somalia
@fxcooking9677
@fxcooking9677 8 дней назад
Diinteena islaamka waa diin nasteexo ah laakiin somali kuma dhaqmaan see ruux ilaam ah qabiil dartiis ugu dileen soomaaliyeey alaah kabaqa
@kaafikaafi
@kaafikaafi 8 дней назад
CALANKA TOOWXIIDKA, HALA QAATO CALANKAAS KALIYA AYAA SOOMAALI, MIDEEYNKARA.
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z 8 дней назад
Aduunyada Wiilasha khadka kujira eed kamid tajay ayaa ku ceebeeyay soomaalida
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx 8 дней назад
Asc gabadhaayi waxay sheegatay kalaqaybsannaanta soomaalida
@HassanBile-n5o
@HassanBile-n5o 6 дней назад
Runle
@elmihassan7950
@elmihassan7950 6 дней назад
Asc wuxuu masalayaa xaasidnimada,xumaanta,jahilnimada haysta umadda somàliyadeed,was maamul goboleedyada oo markii ay qaban madaxtinimadda u ma leeyo in jufàdiisa iska leedahay allaah akbar allow xarigadhexda noooga qabo
@Bilekhyr
@Bilekhyr 8 дней назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩵🤍💙❤️🔦💪
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 8 дней назад
Fadeexad waxxa noogu filan shisheeyihiina around qabyaaladdu meesha ay somali ka joogto War midooba oo ka baxa cudurkaan jirkiinna sida cancer ka (kantar ka) ugu faafay
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 8 дней назад
Aamiin
@abobasement346
@abobasement346 8 дней назад
Nacladih idin ku dhacday somali Qadhmun
@MaxmedCali-b4c
@MaxmedCali-b4c 7 дней назад
Waxaan leeyahay soomalida caafimadka qaba waa in ay ku weerara.n meelwalbo oo lagu gadayo waa in la joojiyaa dharka lagu daabaco calanada qabiilada
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd 8 дней назад
Soomali waaku daysay ee samir iyo iimaan
@faadumogaller3600
@faadumogaller3600 7 дней назад
Sax
@omararale7962
@omararale7962 8 дней назад
Jaahil nimadi qabyalad iyo quran iyo faxshi qawni TikTok iyo internet kabuxiyeen
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 дней назад
calamada goboladu wa sharci ee meel kasta wa lagu qaadan kara laakin snm wa mamnuun wayo wa fallaago goni goosad ah
@sudiissa5701
@sudiissa5701 8 дней назад
Calaamada state waa wax jira America waa state calaam kala nooca lehe UK 🇬🇧 ku dar kuli dowladdah faderaalka anigu calaankayagu waa puntland waan sidanaya London aan ku koraye ayaa igol state puntland state waa caankaygu
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 8 дней назад
Warya kabtan cadduun land kala tag umada beenta waradka was
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 дней назад
Calanka Puntland ma ahan calan qabiil. Calanka Puntland waa Puntland Majeerteen ma ahan. Puntland dadka leh, dhistay ku nool Majeerteen kaliya ma ahan waa maamul goboleed.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 8 дней назад
Meye dadki odhan jiray Soomalilnd 💚🤍❤️ waa Maamul goboled ka tirsan soomaliya 🇸🇴 Maxa calankedi looguso dariyey Haday qabiil tahay Ama Maamul goboled walaga baqay qaran cidina calankisa kibir kuma qaadato
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 дней назад
kkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂 wa qabilka soomaali way iskubaraneysaye iskadaaya
Далее
DEG DEG CIIDANKA XOOGA DALKA OO GUBAY CALANKII OROMADA
25:18
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23